NAAG WALBA NINKEDA HA NOOLEYSATO AYAA KA DHACDAY WLHI😂 | KALMADI HOREY USOCO OO NOLOSHA LAGU QABTAY😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024

Комментарии • 376

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 месяца назад +130

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻🕋😢

  • @HudamustafeHudamustafe
    @HudamustafeHudamustafe 2 месяца назад +30

    Wiilkan waa taageera wallhi anoo cadhaysan wuu iga qosliya😂😂 thanks inader from Hargaysa😊

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 2 месяца назад +64

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤❤❤🕋☝🏼

  • @axmedduqoow1714
    @axmedduqoow1714 2 месяца назад +47

    Saliga Xabiibkeena Muxammed ﷺSCW

  • @Maxamedcabdirxman-c6u
    @Maxamedcabdirxman-c6u 2 месяца назад +22

    Balan iga qaad in aad ilaaweynin saalada ❤

  • @xamzataatiko-bs1yq
    @xamzataatiko-bs1yq 2 месяца назад +30

    Dunida Maso Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW 📿 🕋

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o 2 месяца назад +10

    Ala shiikhu waa na daawaayey Thankz 😂farax lugo nolashaa lagu hayaaa😂😂😂😂

  • @umuzana
    @umuzana 2 месяца назад +22

    Wasiir shaqada geeskaaga Ka gal Dumaashi waa salaamaayaaa❤

  • @Ahlaammoha2
    @Ahlaammoha2 2 месяца назад +34

    Zaki hadan RUclips nojogi lhyn mba nimadneen ❤❤😅

    • @hooyowaadalkaga1197
      @hooyowaadalkaga1197 2 месяца назад

      Quruxay hadaadan kobotigaka joogin maba imadeen

    • @mohamedomar-mn8ks
      @mohamedomar-mn8ks 2 месяца назад

      saki bin xaji waa laga waalaya taliye bada maa laguu wada keep going pro

    • @Ahlaammoha2
      @Ahlaammoha2 2 месяца назад

      @@hooyowaadalkaga1197 badii wan jogaa hayga waalin 😂😂😂

    • @Ixsaas3
      @Ixsaas3 2 месяца назад

      😂😂😂😂😂 aniga maigu booday yray

    • @Qalpizame1
      @Qalpizame1 2 месяца назад

      HaDaaD aDiguH comantigaH j00gin maba ku so gaLeeN 😂😂😂

  • @MaxamedXassan.M.I.36
    @MaxamedXassan.M.I.36 2 месяца назад +32

    Wasiir maanta ma so dhashane intii wasiirada ka dhimane😂😂😂❤😊 one like

  • @SOMMEDIA12
    @SOMMEDIA12 2 месяца назад +5

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين عدد ما خلقت في الأرض وما في السما و ما بينهما

  • @munibjnr3101
    @munibjnr3101 2 месяца назад +11

    Waziir shaatiga war iga sii since 2023😂😂😂😂kama damaado mya😅😅😅

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 2 месяца назад +13

    Wasiir marki sheqa hadlayo wa is bojeynee yaah 😂😂😂

  • @Aishaanor
    @Aishaanor 2 месяца назад +8

    Waziirow dumarland wad ilowday inay come back soo sameyen ha is boojen 😂💪👈

  • @MaxamedAmin-b5j
    @MaxamedAmin-b5j 2 месяца назад +2

    Aanku salino nabiga scw ❤

  • @FathiaaliAbdilahi
    @FathiaaliAbdilahi 2 месяца назад +25

    Wasir caawa shaadh ayaad nagu garacaysaa😂😮

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 2 месяца назад +10

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @ShukriYaasinaxmed
    @ShukriYaasinaxmed 2 месяца назад +85

    Ku saliya nabiga صلي الله عليه و سلم🎉

    • @Missziyaash
      @Missziyaash 2 месяца назад +2

      Scw scw

    • @Missziyaash
      @Missziyaash 2 месяца назад +2

      Scw scw

    • @aaminaaxmedgedoow4599
      @aaminaaxmedgedoow4599 2 месяца назад +1

      اللهم صل وسلم عل نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @dajiyemaanka4439
      @dajiyemaanka4439 2 месяца назад +2

      صلوة ربىربي وسلامه عليه ❤❤❤❤❤💯

    • @Maxamednuur-n7l
      @Maxamednuur-n7l 2 месяца назад +1

      Scwscwscw❤❤

  • @osamadagaa5314
    @osamadagaa5314 2 месяца назад +14

    Zaki bin hajji legend ✴️🤝 wan kuwataaa saxip 👑🧡💖💖✨ always forward ⏩⏩

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 2 месяца назад +4

    4:10 waziir waa Qarartee Aacarartaa😂😂😂😂

  • @sabiriinabdirahmansoo6586
    @sabiriinabdirahmansoo6586 2 месяца назад +3

    Ayyy wazirka manta waa shidanthy

  • @umuzana
    @umuzana 2 месяца назад +9

    Wasiir saacada iisheeg 😂😂 waa imisa saac

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 2 месяца назад +4

    Waziir cwa. Background waa naga bidi shay tliye 🎉

  • @Siraad-b5i
    @Siraad-b5i 2 месяца назад +6

    Ceeeb diinta lacag ma gooyse sheekha❤

    • @HabiibohassanHabiibo
      @HabiibohassanHabiibo 2 месяца назад

      Maya kadaa waziirka Gabdhaha ayaa siineynaa ayuu ka wadaa

  • @inacawil4092
    @inacawil4092 2 месяца назад +2

    Wazi😂tii ugy darnayd manta dhacday nin baa live tiktok lagu dhex qawiyay oo sisoco soo soco 😂sijesa kadhacday😅😅farx waa jabay

  • @AbdilahiAbdi-bp6im
    @AbdilahiAbdi-bp6im 2 месяца назад +4

    Where is the our
    background

  • @fatuahmed9912
    @fatuahmed9912 2 месяца назад +2

    Hahaha 😂 Wlhi dacadan u qoslay evc an ka dhawajinena o cada 😂😂😂😂 wazir keep going 🤣🤣🤣🙈🙊

    • @Hurdaaye24
      @Hurdaaye24 2 месяца назад

      Anigana keep going iisoo qor waa maseeray 😂kanaalkeyga soo boqo sabiskaraayb dhac igu sii xitaa hadaadan reer football ahayn

  • @umutaajudiin592
    @umutaajudiin592 2 месяца назад +2

    Istaqfurlaah muxaadarada sheekha wa diin ee evc marabo

  • @caishamaxamed9765
    @caishamaxamed9765 2 месяца назад +15

    Wasiiir cawa waxba ugtahy 2023 videos ka an dawan jirnay jaatika cagarka ah naga cun😂😂😂😢

  • @MahadmaxamedMaxamuud-v5j
    @MahadmaxamedMaxamuud-v5j 2 месяца назад

    Sheekh marka so raaxeystey buu naga nolasha nagu qabanayaa oo aan wali waxbo helin❤😂😂😂😂

  • @Apdala12
    @Apdala12 2 месяца назад

    Asagana waa jib ku ma ahan in markay jirato inaa daa waayo iyo inaa dharugadno ❤❤waa naxriis oo kaliya❤

  • @ZeinabhajjiidleIdle-cw2ge
    @ZeinabhajjiidleIdle-cw2ge 2 месяца назад +5

    Wa sida an sameym rabo wan isdiarina bis wax shaqada qabt marka xaronaya hore haiku keyna 😂😂😂😂

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 2 месяца назад +1

    0:33 dumashi umusha ka saar 😂😂😂😂😂😂😂go back

  • @alle-Aamin-ma-iisho
    @alle-Aamin-ma-iisho 2 месяца назад +1

    Hore u soco😂 Aryaada Abtigay yaa ka habaarsaday oo bada geeyey !

  • @Izoochannel
    @Izoochannel 2 месяца назад

    Waziir waa soo dahaay laakin raali noqo niyow waxaa tahay ninka kaliya oo youtuber ah an dadkiisa ka kaftamin . ..Sharfan Mia Sharfan Waziir ...From YouTubka Ashqar waa na sharaftay Allaha Ku sharfo ..Legend of All youtubers. Zaki bini Xaaji Waziirka saraakiisha ...Camal wanaagsan iyo Caafimaad taam ..

  • @CaishaMohamed-sg3mq
    @CaishaMohamed-sg3mq 2 месяца назад +3

    Shiikh xasaan wu no hadalay😂😅

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 2 месяца назад

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw ❤❤❤

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 2 месяца назад +3

    Wasiir ma jiingadbaa background ku meshan saxdii mhee go back to your house 😂😢

  • @dajiyemaanka4439
    @dajiyemaanka4439 2 месяца назад

    Wasiir see cml maanta { before } mey ka shidan tahay shaatiga iyo shiikha 10 month ago waayeee 😂😂❤👍 old is gold waaan ku wataa ugaas

  • @NaimaAbdijama
    @NaimaAbdijama 2 месяца назад +6

    Wasiir xagee joogta 😂😂

    • @MAAN1090
      @MAAN1090 2 месяца назад

      Sooqo xoolaha😂

    • @mohamedomar-mn8ks
      @mohamedomar-mn8ks 2 месяца назад

      @@MAAN1090 faraxow qoralka naga sax yanan nalasoo qarxinin aduunka lama socotide🥲

  • @Apdullahihaaji
    @Apdullahihaaji 2 месяца назад +1

    Evc gi baa la canshurayaa magaalada joogis maleh 😅❤ 4:38

  • @izackhakimi2896
    @izackhakimi2896 2 месяца назад +3

    Waziir cawaa war Qac qac Qac ayu sheikh naga yarsiyeee

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 2 месяца назад +1

    Ninwalbow basiirada banaanka keen. Waa wiilal wadan kooda ku faraxsan❤❤

  • @MuzeygaBoy-td3te
    @MuzeygaBoy-td3te 2 месяца назад +1

    Vidio kii iigu qosol badnaa todobadkan waa kii 4gabdhood lacag isku darsadan1nin ku aroosa qaabka ugu falcelisay😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ruuneyraxaofficial5968
    @ruuneyraxaofficial5968 2 месяца назад

    Asc zaki walaal Allah kusharfa

  • @AbuubakarAhmed-v3z
    @AbuubakarAhmed-v3z 2 месяца назад

    Wasiir background ka jiingad waaye 😂

  • @kowsarmuuse2479
    @kowsarmuuse2479 2 месяца назад

    Warada wasiirka ma 1M ma karsiino wasiirka cimadada aa ku duirne plz 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @loomaoyan8212
    @loomaoyan8212 2 месяца назад +1

    Wara wasiir walagusoo qarxiyaya😅😅😅

  • @daraqoon
    @daraqoon 2 месяца назад +1

    Viva raga 1k like ❤❤❤🎉

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o 2 месяца назад +1

    Wasiir joog hooy dumar kaliya maahee faarax lugo na weheliya deee 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HibaaqAhmed-kv4ml
    @HibaaqAhmed-kv4ml 2 месяца назад +1

    Waziir background kaan naga badal keening nagu celi😂

  • @mrcadani4707
    @mrcadani4707 2 месяца назад

    Wasiir horay u soco ilaa aakhiro😂😂😂

  • @SimranAdan-m5k
    @SimranAdan-m5k 2 месяца назад

    Wale sheikh Hassan sirbadhan buu kashifay. Ileen wanala qayaami jiray 😂😂😂😂

  • @BashiirIbraahim-ke4fy
    @BashiirIbraahim-ke4fy 2 месяца назад +1

    Wasiir
    Adigo lago Gorman arki dona 😂😂😂😂

  • @Luualpi
    @Luualpi 2 месяца назад

    ar waziir update danoqote😂 backgroundka wanaga waashy wlhi meqa sac waaye😂😂😂

  • @GuledMahamed-u9c
    @GuledMahamed-u9c 2 месяца назад +1

    Fananki keynan ahaa ka soo hadal gool fiican buu dhaliyaye. Arab iyo Africa yeey shekadu mareysa wasiir

  • @Apdullahihaaji
    @Apdullahihaaji 2 месяца назад +1

    Waziir shatiga cagarka war iga sii nio😅😂

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 2 месяца назад

    Wasiir come back ila bada aad ku dhacdiid😂

  • @aasiyamukhtaarcali2752
    @aasiyamukhtaarcali2752 2 месяца назад

    Ar wasiirkeeni salaama❤sacatulwasiir

  • @hamdaahmeth7901
    @hamdaahmeth7901 2 месяца назад

    Wasiirka background changed 😅

  • @IdleMoalim
    @IdleMoalim 2 месяца назад

    Waziir baryahaan Dumashi labaa mya yelaty hansome noqotee😅😅😢

  • @mohamedaden5654
    @mohamedaden5654 2 месяца назад

    Kusalia nabigenu scw

  • @Missziyaash
    @Missziyaash 2 месяца назад +3

    Zaki bin xaaji bowe plz bin isar i cawi waxan raba inan RUclips wax so dhigte shurdaha i buxiya 😊

  • @Siciid_maxamad
    @Siciid_maxamad 2 месяца назад

    Wasiir waxaan ogaaday Asxaptaada inaa wax walba la jeceshaya❤🎉

  • @Zoha_updyy
    @Zoha_updyy 2 месяца назад

    Waziir next insha allah background ka calyada naga cun 😂💔 waziirada agteeda tag

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 2 месяца назад +1

    Keep going my pro Zaki bin xaaji 💪

    • @Hurdaaye24
      @Hurdaaye24 2 месяца назад

      Anigana keep going ta ha iga baqiilin sxb😂 igu soo biir

  • @Qays_channel23
    @Qays_channel23 2 месяца назад +1

    Waziir horey usoco ilaa bada

  • @FaadumoJaamacSool
    @FaadumoJaamacSool 2 месяца назад

    😂😂wasiir hadaaba ufiirsaday waa feeg darbiga laftitiisa maraaba filayaa inaa ku xirtay😂😂😂😂

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 месяца назад +1

    Lafahaaga ilaasho caadi ma ahan
    😂😂😂😂
    😂😂😂😂
    😂😂😂😂
    😂😂😂😂

  • @Ayuubshucayb
    @Ayuubshucayb 2 месяца назад

    Wasiir shaatiga kam back 2023😂

  • @UmuCiiltire
    @UmuCiiltire 2 месяца назад

    Waziir mnta camerada wasee😂😂

  • @fatma3-11
    @fatma3-11 2 месяца назад +2

    Ileen wadaadada ninkii wax sheegaba waxay uga aamusan oo dumarka markay hadlanba afka u furtaan jeebka ugu shubtaan 😅Wasiir dhiiqaa lugaha kula jirtaaye ka joog wasiir ha galine ka joog 😂😂😂 bes waaye sir baa fakatay

    • @abdikhadar1948
      @abdikhadar1948 2 месяца назад

      Culumada rag iyo dumar umakalahiiliyaan wll

    • @fatma3-11
      @fatma3-11 2 месяца назад

      @@abdikhadar1948 hadaysan ukala hiilin marka gabar hadasho maxaa wadaadada dhan u wada kacaan hadii nin wax ba'shana loo aamusaa qof qofkale waydiinaya uusan jirin

  • @MaryanAadan-u5c
    @MaryanAadan-u5c 2 месяца назад

    Nabarkeyga washek Hee masoturey hee😂

  • @Fatiti94
    @Fatiti94 2 месяца назад

    Wasiir comeback tii dumarland lagama hayo waxba ha is kabayn 😂😂

  • @maxamedbashiir702
    @maxamedbashiir702 2 месяца назад +1

    Hado love zaki isaro hambalyo iso dhaha 😅😅

  • @mohamedabdikadir291
    @mohamedabdikadir291 2 месяца назад

    Waziir Background jiingad miyaa gadaashaada

  • @yacquubfargenho6382
    @yacquubfargenho6382 2 месяца назад

    Wazir shilalka talefanada away❤

  • @ladanelooyan777
    @ladanelooyan777 2 месяца назад

    Wasiir caawa background ayaan nagu garaacdee see camalhee

  • @Abdinasirotte
    @Abdinasirotte 2 месяца назад

    Waziir camerada iga sax wx ba qaldaneh 😂

  • @alishaalexa4099
    @alishaalexa4099 2 месяца назад

    Wasiir horey usoco eebow😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Hussaindulane321
    @Hussaindulane321 2 месяца назад

    Keeb going zaki bin haji

  • @AyaanAhmed-lk6gl
    @AyaanAhmed-lk6gl 2 месяца назад

    Waziir keep going 😂wxba yay ku hor istaagin😂😂😂

  • @Cibaadu-raxmaan
    @Cibaadu-raxmaan 2 месяца назад +1

    Xidigta riiix 😂😂😂😂 wasiir😅😅😅

  • @AmaalikAlaahi
    @AmaalikAlaahi 2 месяца назад

    Waziir sacada lambar 6 ee u wenthy beee😅😅😅

  • @WasiirkaMaliyadda
    @WasiirkaMaliyadda 2 месяца назад

    wasiir horey usoco
    midkle waa meeqo saac 😂

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 2 месяца назад

    Waa naga badashy vip cwa alb cagar oo mr hore waa ngu garacdee😂😂😂😂nagu qado dusmhi 😂😂😂

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 2 месяца назад

    Calamadahan hadad ku aragto cunugaga outism uqaaba dhaqatr geey si looga HORTAGO kasoo daawo chnnlka queen fardowza official 🎉🎉

  • @shugrisaeed4228
    @shugrisaeed4228 2 месяца назад

    Wasiir shilalkii telephoneda noo keen inshalah

  • @MariamohamedAhmed-p8w
    @MariamohamedAhmed-p8w 2 месяца назад

    1=wasiirka😊

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 2 месяца назад

    Haye iwad sheekada ana an dhageeste 😮

  • @BashiirHuseen-k6t
    @BashiirHuseen-k6t 2 месяца назад

    Wasiir keep going

  • @maahirtube-official
    @maahirtube-official 2 месяца назад

    Wasiir Horay U soco😂🚶‍➡️

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 2 месяца назад +1

    Aniga meel fariisana😂shaqaale so qabo faaraxow😅

  • @HusenApdi
    @HusenApdi 2 месяца назад

    Wasiir horay u soco ila bada😂😂

  • @princexilkas1826
    @princexilkas1826 2 месяца назад

    Waziir horay usoco ila bada
    Sheekh xasaan wuno hadle qeyr Allah siiye faarax aanwada shaqeysano macebaa😂😂

  • @kaafimohamed9892
    @kaafimohamed9892 2 месяца назад

    Wasiir hore usoco😂😂

  • @fatimafatima4425
    @fatimafatima4425 2 месяца назад

    Cajiib shekhow ayaa iga qoslisay 😂😂😂😂😂

  • @liban3366
    @liban3366 2 месяца назад

    Dumarka soojeesteen malmahan si dadban iyo si toos ah uwada shaqeeeyaaan😂😂😂😂😂

  • @XakiimoCali-ls2xz
    @XakiimoCali-ls2xz 2 месяца назад +1

    All shkh ruun badan👌

  • @aminahassan6494
    @aminahassan6494 2 месяца назад

    Sheikha waa ku raacsanahay😂😂😂😂😂❤❤❤