DEG DEG; Muuse Suudi oo Afka Furtay Dagaalka Puntland Iyo Beesha Hawiye oo meel xun gaaray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 39

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 2 месяца назад

    Mashaa.alaaah

  • @hanigedi1078
    @hanigedi1078 2 месяца назад

    Mashallaha adeerkey Allaha kuxafido in badan ❤❤❤❤❤

  • @warsameyaasiin2981
    @warsameyaasiin2981 2 месяца назад +2

    Tuug muuse s.yalaxoow waa jiir haan ku waynaadey

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 месяца назад +2

    muuse suudi dawlad nimo buu ka hadlayaa xaruntii ciidanka bada soomaaliyeed buuheystaa

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 месяца назад

    No sbaaro guul shacabka iyo dawladda koonfur galbeed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zakariyashire58
    @zakariyashire58 2 месяца назад

    Moryan waa iska moryan waa oday cimri ku jiro hadana ilaahada towba yaa rabi aan weli dhahin subxanallah

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 2 месяца назад +1

    Damper puntlaand waa hooyadii soomaalida

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 2 месяца назад +1

    Balfiiriya waxaan yaa siyaasada keenay guryihii dawlada maadagantahay markaas aad dawlad kahadlerysaa qaatimadaada ilaaheey masuubiyo cimrigaan aa Xaaraan cun tahay ilaaheey itowbadkeen eekunoqo dhaqadaada xamar banankiis ladeg dameerkaa GA dameer wad aakudhalay

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 2 месяца назад

    WCs wr wb Adeer muuse suudi yalax allaha ku xafido Alaha kusiiyo cafimaad deg deg guuleyso ❤❤❤❤❤❤❤✅✅✅

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 месяца назад +1

    Puntland iyo galmudug cabdi qaybdiid isu keen dalka hala cey miyo kuna heshiya dalka dameeran abgaal dalka halaga qabto waa kibreen xaaraan bey ka dhargeen

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 месяца назад +1

    puntland maxaa muqdisho uga yimaadashabaab iyo xasanshiiq baa canshuurta xamar qaata

  • @mcabdulqadir6264
    @mcabdulqadir6264 2 месяца назад +1

    Muuse xamar adaa lagu masruufaa dadka hantifooda Kuu keenaan

  • @sagaliina3403
    @sagaliina3403 2 месяца назад

    Odaygaan wuu wareeray

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 2 месяца назад +1

    Awoowe muusoow malagii iridkuu noo taaganyahaye aanu toobadkedno

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 2 месяца назад

    Oday Isbaaro puntland mataalo ee hanagu waalan

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 месяца назад

    Kan welih mah nolyahay ilahay ku dulay moryan

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty 2 месяца назад

    MUJRIM ASASAAQAY WARKIISA NAGUMA SOCDAAN

  • @ahado3116
    @ahado3116 2 месяца назад

    Rarqayo

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 2 месяца назад

    Iimaan la,aan adaa isbaaro meel walba udhigtay ee kaqaad
    Umada isbaaradaada

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 месяца назад

    habargidir iney ka caqli badan tahey adoonta abgaal bal isu fiiriya khodbada cabdi qaybdiid iyo muuse damiir reer ahaana uma sina shaqsi ahaana uma sina

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan 2 месяца назад

    Muusoow adeer Puntland ha odhan Majeerteen dheh.Waxaan aad ugu farxsanahay in ay Abgaal ogaadeen in ay Majeerteenku nijaas yihiin

  • @mahadaydid5255
    @mahadaydid5255 2 месяца назад

    Galmudug iyo hirshabeele waa 400 xamarna 300 iska dheh 700 oo kale oo ah usc maaha haday ssdf ahaayeen idinku isla xisaabtama oo qaylada kala dultaga masaakiinta kale soomaaliyeed

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 2 месяца назад

    Muuse ma caqlibaa lagu ogyahay maxaa laga rabaa waxuuse ku dhaamaa kuwa kale inuu waxa uu aaminsan yahay runta ka sheegaa

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 месяца назад

    Tuug ilaahay kafurtay dawladd Soomaaliyeed adiga dhulki dawladda haysta markaasaad puntland wax kasheegaysa

  • @fadumoxoosh
    @fadumoxoosh 2 месяца назад

    taa huu yaahuu hana cunina

  • @fadumoxoosh
    @fadumoxoosh 2 месяца назад

    kuligiin calooshaa la idika hayaa cudur budlaan la yiraahdo baa idin ku dhacay

  • @museosman8296
    @museosman8296 2 месяца назад

    Awoowr Muse waa runtaa alle mooyee cid wax ka qaban karta majirto ibaaradii koonfur maa kugu filaan wayday mida dadka adigaasi Xildhibaan aad u tahay miyaa horumar gaaraya ku ekow xamar iyo xiqdiga yaa huu baa ku iri

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 месяца назад

    abgaal dalkoodii po dhan shabaab baa heysta hubkii dalka iyo canshuurta xamar ayagaa heysta hal tuulana ma xoreyn karaan waa jareer xawaadle baa dalkiisii xoraystey yey dowlad ushee galayaan

  • @ShirkaaraXuseen
    @ShirkaaraXuseen 2 месяца назад

    Puntland waxeey laqeeylinaayaan ileen xaqul naas ayeey cunaan iimaandaradaas ka warama hee markaas ayaa la leeyahay dawlad daacad ah ayaa la raadinaayaa 😂😂😂

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 2 месяца назад

    Wa talabo gesinimo leh o ey qaaday Dowlada somaliya wax layiraahdo somaliland ma jiraan somaliya wa wadan aduunka laga yaqaan somaliland iyo shabaab wa isku mid waa qaran dumas hubka iyo qarax xamar ka dhaca waxaa laga kena hargeysa dhalinyarada xamar joogta SaaS ha ogadan hargeysa waa dad cadow ku ag jiritanka minimala somaliyed

  • @abdullahiisseabdi1987
    @abdullahiisseabdi1987 2 месяца назад

    SANETAR MUUSOOW
    INTA UU SAN HASSAN SHIIQ KUUGU IMAANIN MARIINA.WAXAAD EHEEYD KU DHAWAAD.LABA SANO MUCAAAAAARAD INTAA KEDIB WAAD IS BADASHAY MAXAA KU BADALAY MUUUUSOOOW MA AF WAX CUNAY XISHAAY ?????

  • @fadumoxoosh
    @fadumoxoosh 2 месяца назад

    hadii soomaali la waayo budlaan waa isku filan tahay

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 месяца назад

    Odeyga mooryanta muuse suudi yalaxow waxa ka dhax hadlayo xasan gorgurde marxun xamza odeyga mooryanta muuse suudi yalaxow tuug la so adag sadey ba tahay kala tag umada beenta waradka was maxa ka galay puntland

  • @FutoXar
    @FutoXar 2 месяца назад

    😂😂kan dowlad muu kujiraa xafaayad baaba uxirane hadalna ma karee,dadkan baa la leeyhy isku sinji iyo somali baa isla tihiin kaaf iyo kala dheeri shuqul iskuma lihin

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 месяца назад

    abgaalow waa noo balan kaaraan baan idinka soo furaye inaan idinku calino

  • @MohamedAli-lh6gi
    @MohamedAli-lh6gi 2 месяца назад

    Putland somaliya Ku jirin somaliya mahan ee dowlada hassan sheikh mohamud somaliya Waa sii kala geerinaysaye ee iscasil hassan sheikh mohamud somaliya mel wanagsan uma wadidee hassan sheikh mohamud

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 месяца назад

    habargidir iney ka caqli badan tahey adoonta abgaal bal isu fiiriya khodbada cabdi qaybdiid iyo muuse damiir reer ahaana uma sina shaqsi ahaana uma sina