Waan Ku Qasaarey Crypto ( Luna )

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • cyrptocurrency oo hoos udhac weyn ku yimid kadib coins stable ahaa oo qasaarey
    Na Gaarsii 100K Subscribers - Mahadsanidiin
    👉 Register Binance https: accounts.binan...
    👉 JOIN THE COURSE gellebashir.co...
    👉 JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
    👉 Read - this article gellebashir.co...
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.co...
    --Join The Giveaway-
    1. Like The Video
    2. Comment anything under the video
    Related Videos:
    • Cryptocurrency Maalgas...

Комментарии • 147

  • @GelleBashir
    @GelleBashir  2 года назад +29

    🔥 Update
    Luna hada wuu soo laabtey oo already faa’iido fiican ba laga sameyey.

    • @adamiprahim3122
      @adamiprahim3122 2 года назад +1

      Hda mala maalgshan kara

    • @moha5085
      @moha5085 2 года назад

      Binance delist Terra Luna hayeey
      Teeda kale video waxaa ku tiri Luna dead buu noqday soo laaba maayo, comment section waxa kusoo qortay lacag buu sameynaayaa. How

    • @mohamettdalnurshe1189
      @mohamettdalnurshe1189 2 года назад

      Shubaha ku jirta taas dadka u sheeg

    • @skhgamer6133
      @skhgamer6133 2 года назад

      Coin xaran eh dadka noloshooda haku baabi in pls

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 года назад

      @@adamiprahim3122 haa

  • @abdirahman5moh6ismael72
    @abdirahman5moh6ismael72 2 года назад +9

    Insha Allah Never give up tu ha na shaqeeeyso Cashir Ayaan ka baranaynaaa 💔💵💯🦈

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 года назад

      insha allah bro

    • @VENOM-xl1iy
      @VENOM-xl1iy Год назад

      is luna halal ? im unable to understand his language

  • @homeofeducationandentertai9205
    @homeofeducationandentertai9205 2 года назад +6

    Saxib waxaan maalin kasta waan ku daawadaa hormarna waan ka gaari waayay

    • @Azmaupdy6
      @Azmaupdy6 2 года назад

      wll cryptada iyo google adscence wad kafaaidi hadad guider fcan hesho marka hore

    • @monnajoseph2839
      @monnajoseph2839 2 года назад

      @@Azmaupdy6 mid aaad tijabisey mjirta weli

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack 2 года назад +15

    Same here bro 😭

    • @Wayeelmedia
      @Wayeelmedia 2 года назад

      So sad pro same here bro 😎

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 года назад +1

      Insha Allah ma quusaneyno bro

    • @VENOM-xl1iy
      @VENOM-xl1iy Год назад

      is luna halal ? im unable to understand his language

  • @kamaajacade9278
    @kamaajacade9278 2 года назад +5

    Coinanka waxay kala leeyihiin kuwoo mashruucoda xalaal yihiin io kuwoo xaaraan ah maadama aan Muslim nahay kuwa xaaranka aan iska deyno LUNA waxay kamid tahy kuwa xaaranka ah, plz coinka inta aadan gadanin baaritaan ku samee mashruuca ay wataan oo waliba dhanka diinta ah hadii mashruucoda xaaran yahy iskaga har adoo xalaal quuta ah coin yar yuusan xaaran kuu sababin ALLE aan ka baqno waxii diintena naga reebtay aan ka reebtoonno

    • @fariha9470
      @fariha9470 2 года назад

      Cadayn wllo?

    • @mohamettdalnurshe1189
      @mohamettdalnurshe1189 2 года назад +1

      Mncha allah waa sidaas dadkan ma eegayaan xaaraan iyo xalaal wuxu yahay

  • @sandheeredigitall
    @sandheeredigitall 2 года назад +4

    Waxaas dhib malahan saaxiib suuqa waaba markuu ugu fiican yahay somalidu bulsho dhaqaale leh ma ahan coins ku hadda ayey ugu fiican yihiin in la maalgashto mar kasta oo coinku qiimihiisa uu hoos u dhaco yaan laga baqin hala maalgashto coinska mashruuca leh.

    • @kaafiviva
      @kaafiviva Год назад

      Sxp waxaan u bahanahay in aad I barto ma I bari kartaa wll lambarkaga ii soo dir adoo mahadsan

  • @IbrahimMomar55
    @IbrahimMomar55 2 года назад +3

    insha'allh waan adkaysanaynaa, waxaana aaminsanahay in faa.ido badan ay soo socoto

    • @kaafiviva
      @kaafiviva Год назад

      Sxp ma I caawin kartaa adoo mahadsan lambarkaga ii soo qor

  • @sharmakemohamed1196
    @sharmakemohamed1196 2 года назад +2

    Aad ayaan uga xumahay wxa nagu dhacay dhamaanteen halka dadka cusub ee maal gishan doona TERRA Luna hada maal gishanaayo ay faa iido u noqon doona mustaqbalka

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 года назад +1

      thanks bro, Insha allah wn soo laaban donaa

  • @maryanyusuf6801
    @maryanyusuf6801 2 года назад +3

    But again we should not sell anything just buy some more when it’s this cheap😍😍

    • @VENOM-xl1iy
      @VENOM-xl1iy Год назад

      is luna halal ? im unable to understand his language

  • @saeedofficial
    @saeedofficial 2 года назад +1

    Waar waxan magacii doono ha loo bixiyee waa khiyaamo reer galbeed ah waar hadaad rabto investment dhul gado ama xoolo dhaqo

  • @sharmarkesharmarke5339
    @sharmarkesharmarke5339 2 года назад +1

    Asc brother Masha Allah waxa tahay qofkii ugu horeyay Ee dadka si fiican u fahansiinayo ee aan arko
    Coins kaan thanks

    • @VENOM-xl1iy
      @VENOM-xl1iy Год назад

      is luna halal ? im unable to understand his language

  • @mahadmoudkaireh1010
    @mahadmoudkaireh1010 2 года назад +3

    From Hosow bro

  • @SalmanTifow
    @SalmanTifow 2 года назад +2

    Zxp waxaan rabaa inaan malgashado meel aan ka bilaabo na magaranayo ma i cawwin kartaa zxp

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 года назад

      video bn ka sameeyey qaabka loo maalgashto wll

    • @SalmanTifow
      @SalmanTifow 2 года назад

      @@GelleBashir mahadsanid wll

    • @suuriofficial8986
      @suuriofficial8986 2 года назад

      @@GelleBashir muuqalka aad samaysay waa mid ka hadlaayo iyadoo lacagtaada kujirto viza ama masrer card. Marka iyado lacagtada walletka kujirto qaabka loogu maal gashto nala wadaag ustaad

  • @Botanisse
    @Botanisse 2 года назад

    Walal sen ukeedsadaa yacni qaabka an ugushubto USB nososheeg

  • @Abdelaziz127
    @Abdelaziz127 2 года назад

    Insha Allah pro

  • @asadabdifatah8830
    @asadabdifatah8830 2 года назад

    So same ustaad

  • @hamzemohamed6763
    @hamzemohamed6763 2 года назад

    Maxaa u sabab ah in ay crypto dhulka gasho
    Maalgelinta danbe inaan lagu deg degina sow ma wacna wll

  • @mukhtarmohamedmukhtar7383
    @mukhtarmohamedmukhtar7383 2 года назад

    ustaad qaab kee u maal gashan karaa hadda

  • @ayaanxasan8218
    @ayaanxasan8218 7 месяцев назад

    Asc wllo sideen umal gashtaa adigoo raliya igu cawi

  • @muscabmohamed1750
    @muscabmohamed1750 2 года назад

    Waxa hadda laga faaiidikaro oo lamaalgelinkaro noosoboobsii

  • @salaxciro9281
    @salaxciro9281 2 года назад

    Hormar wcn macalimuuj

  • @SJMCRYPTO27
    @SJMCRYPTO27 Год назад

    Masuli kahadali #Luna iyo lunc

  • @xamsasalad9371
    @xamsasalad9371 2 года назад

    Asc walaal geele iisoo dir linkiga aan iska diiwaangeliyo si aan umaalgashto si deg deg ah iguana caawi
    Mahadsani geelow

  • @mohamedarab2691
    @mohamedarab2691 2 года назад

    Marka horeba idinkoon baadhin gasheen waayo waa xaaran coin kani dadkuna akhiradooda haw tudhaano wixii xalaasha ha quutan

  • @muxudiinxussenosman4953
    @muxudiinxussenosman4953 2 года назад

    Sxp adoo mahadsan inoosamee kuwa ugu fican oon mlgashano

  • @tooxowchannel9354
    @tooxowchannel9354 2 года назад

    Boss
    Malagayabaa
    In Uu soo Koco
    LUNA
    Qayaas ma jirtaa La dhihi karo
    Waay soo kici kartaa

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 2 года назад

    Bitcoin dhulku sii galayaa suga ilaa ukala wareego ha maalgashanina

  • @thehalalinvestor8978
    @thehalalinvestor8978 2 года назад

    Despite the reason bounce, still be careful everyone, it is very volatile markers right now. Thanks for the good work brother.

    • @VENOM-xl1iy
      @VENOM-xl1iy Год назад

      is luna halal ? im unable to understand his language

  • @user-Ganacsade
    @user-Ganacsade 6 месяцев назад

    Horta wll mid kaliya iga dhaadhici bas uun hadii coin aad maalgashato oo uu kor ukaco lacag fiicana uu marayo tusaale ahaan uu marayo 19,000$ ma ka wada saaran kartaaa bas wll intaa ii samee adoo rali ah

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 месяцев назад +1

      Haa wll , dhamaan lacagtada hal mar wad la bixi Karta oo coins wad iska iibineysa ama Sell bad leedahay isla 1 minutes wala iibsan.

  • @mohasoomali2209
    @mohasoomali2209 2 года назад

    Sorry teacher u will win if god say so never give up ⬆️

  • @shotiphonememe1000
    @shotiphonememe1000 2 года назад

    Insha allah macalimuu aniga xale leee galay Marka haka Quusan Luna i.a wan garenaaa halkii hore🥰🥰

    • @mohamettdalnurshe1189
      @mohamettdalnurshe1189 2 года назад

      Ma iska baadhay intaadan gelin inay xaaraan tahay iyo inay xalaal tahay. Luna shubaha ayaa ku jirta iskaga fogow

    • @VENOM-xl1iy
      @VENOM-xl1iy Год назад

      is luna halal ? im unable to understand his language

  • @Macalimoo788
    @Macalimoo788 2 года назад

    Luna side lo maal gashtaa ustad gelle

  • @soomaaliya4648
    @soomaaliya4648 2 года назад

    Sxp ipc kasoo hadal please

  • @mahamudsaid3590
    @mahamudsaid3590 2 года назад

    Ustaad bal ka soo waran qolyihii IPC

  • @Baarrionline
    @Baarrionline 2 года назад +5

    I can't wait for 100k Subscribers

  • @guledhighclass4096
    @guledhighclass4096 2 года назад

    Afkaada iyo dhagtaada isma maqlaan u maleynaa

  • @kingciiza7629
    @kingciiza7629 2 года назад

    Mid 5shanta Dollar sida lacagta loo gashto midkaas soo dhig sababtoo oo ah kaas ayaan awoodnaa

  • @anature3494
    @anature3494 2 года назад

    hadaadan aqoon waxyaabahaad maalgashaneysid lacagahaaga umbaad ku waayi doonta shiba iyo doge baa lagatay bitcoin iyo ethereum macag ahaan u gadaneysaa waad qasaaraysaaa waa inaad barataa waxyabahaad maalgashaneysid waa inaa ogaataa sideey u shaqeynayaan iyo waxey taraan mustaqbalka luna terra dad badan oo crypto ku cusub beey qalbiyadooda badashay balsa waxaa jira dad badan oo og ogaanaa algorithm stablecoinka halistiisa hadaad crypto ku cusub tahay ha isugu geyn lacagahaaga oo dhan hal coin lacago badanna haku qamaarin waxaa waayi kartid un ku qamaar iskuna day inaad baratid ood baartid projectska hormaray iyo muhiimada coinka fara badan iyo kuwa circulation supplygooda yaryahay

  • @aweysmohamed4767
    @aweysmohamed4767 2 года назад

    Sxb nabarkeega kudarso adaa iigasoobindoontid

    • @asadmohamedabdi7986
      @asadmohamedabdi7986 Год назад

      Videoga uu ustad mohamed jamac sameyay na dhawo wll inshallah ruclips.net/video/L7ctsNNmvlM/видео.html

  • @falastiinaxmed8817
    @falastiinaxmed8817 2 года назад

    Alah igasiiyo dulqaad

  • @mohamedawes6370
    @mohamedawes6370 2 года назад

    Sxb hada kahor Shiba iyo doge coin aya dhahe waa khatar 0.58 kasorace hadana waa 0.8 marle imood

  • @kaahpost
    @kaahpost 2 года назад

    Nio MetaUFO Kawaran Coin Fican waye

  • @cabdiraxmancabdi6152
    @cabdiraxmancabdi6152 2 года назад

    Terra luna ma halal baa fadlan ii soo jawaaba

  • @tutstela2344
    @tutstela2344 2 года назад

    Noceeban malgashanaa wll

  • @mohamudabdi9632
    @mohamudabdi9632 2 года назад

    Su aal aan horay kuu weydiiyay walina aadan iiga jawabin ayan markale ku weydiina tala ahaan ila.wadag wllow nin dhalinyara aan ahay lacag ma haysto balse sharci iyo wax ka yar 50 dollar aan heli karaa sharci waxan ula jeeda aan binance acount ku furto coinka ugu fiican koriimada inad ila wadaagto ayaan rabay mustaqbalka danbe inuu i anfaco 2024 kee baad adiga gadan lahed aniga igula talin laheed wll

  • @Rashidfx
    @Rashidfx 2 года назад

    Xiliga niyad jabka ama crisis ka wa xiliga lacagta lasameeeeyo

  • @pubgsquad4183
    @pubgsquad4183 2 года назад

    Hada jaanis ma ka banan yahahy

  • @cawkeyusuf3042
    @cawkeyusuf3042 2 года назад

    Doge Coin is doing great ka warhaya

  • @naturenest24
    @naturenest24 2 года назад

    86,000 coin aan heestay samir imaan

  • @mohamedabdulahi9302
    @mohamedabdulahi9302 2 года назад

    Don't sell but just do DCA

    • @VENOM-xl1iy
      @VENOM-xl1iy Год назад

      is luna halal ? im unable to understand his language

  • @saedqozta5386
    @saedqozta5386 2 года назад +3

    LUNA xalay ban malgashty 20$ haderna 85$ ban ka wata

    • @erikabdalle8772
      @erikabdalle8772 2 года назад

      Oo wllhi ahaa lpx

    • @yusufs4998
      @yusufs4998 2 года назад

      Luna sxb halaal MA ahan

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 2 года назад

      @@erikabdalle8772 haa zxp weliba korbayba usii socota

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 2 года назад

      @@yusufs4998 zxp weli war cad lagama hayo

    • @mohamettdalnurshe1189
      @mohamettdalnurshe1189 2 года назад

      @@saedqozta5386 Shubaha ayaa ku jira Luna iska baadh fadlan coinkaas

  • @omarfaroq5960
    @omarfaroq5960 2 года назад +1

    Hadda ayuuba raja leeyahay $100 xalay investment ku sameeyay hadda 100 ifuushay

  • @noormukhtar7044
    @noormukhtar7044 2 года назад

    Company laga shaqeeysto ninke rabo Aan khsaaro laheeyn ninke rabo qaab online ah

  • @nuuradiincadami9794
    @nuuradiincadami9794 2 года назад

    Luna sida loo maalgashado soo samee Shp

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 2 года назад

    Luna ma so noqonayo. The entire team quite

    • @kaafiviva
      @kaafiviva Год назад

      Sxp.ku u bahanahay ee ma icaawin kartaa adoo mahadsan whatsappkga ii soo dir adoo mahadsan

  • @SmilingBird-ks3co
    @SmilingBird-ks3co Месяц назад

    asc

  • @maahirxasan8165
    @maahirxasan8165 2 года назад

    Nunakn Tuug waa wllhi iska ilalaiaya😓😓

  • @Abdalleadam14
    @Abdalleadam14 2 года назад

    No soo diyari pro

  • @queenliiza7704
    @queenliiza7704 2 года назад

    Luna waa xaran

  • @maxamedkinaani5220
    @maxamedkinaani5220 2 года назад +1

    Sida loo maalgashto video kasoo samee

  • @seekinglight1689
    @seekinglight1689 2 года назад

    Cardano wax dhintay waaye ha maal geshan

    • @bull.run.1
      @bull.run.1 Год назад

      Haa wll sababto eh mar un ayuu kusacidayna

  • @dhorec7958
    @dhorec7958 2 года назад

    Qasaaraha ma qiimaha lacagta oo hoos aadaa mise lacagta oo lumayso miyaa?

    • @skhgamer6133
      @skhgamer6133 2 года назад

      Haa qiimaha lacagta waaye

    • @safaaabdalla5456
      @safaaabdalla5456 2 года назад

      Lacgta inta iska iibisy baa badn dad badn o iibsady aya iska iibiyy lacgta

  • @farxaanaxmedali8669
    @farxaanaxmedali8669 2 года назад

    Aad ban ugu faraxsanahay in aad kuqasarto madada aad si nacas nimo ah aad u qaldeysid dhalinyarada shaqo la antaha adoo ben ushegaya si aad views uhesho nio xishoo alle na kacabso dadka hamiga benta ah kadaa ani waxan kahadlayo crytpto ma aha waa vedio yada kale ad dadka ku qaldeyso

  • @zhatiahuzzen7667
    @zhatiahuzzen7667 2 года назад

    Sxb crybto aqoon ayey ubaahan tahay waxaadan baadhina lama galo mida kale qof muslima ayaad tahay ee waxaad ka shaqaynaysaa inuu xalaal noqdo ayaa fiican coinan badan oo xaaraana ayaa ku jira crybto ee iska badh in aadan maal gashan tera luna waa xaaraan dadkana hakula talin inay galaan danbigooda aakhiro ayaa lagu qabsan doonaa

  • @salaxciro9281
    @salaxciro9281 2 года назад

    20,000USTD ayaan shalay ilaahada kushubtay

    • @skhgamer6133
      @skhgamer6133 2 года назад

      Faido qabtaa la soco lkn hadii aad ogtahy iney xaran tahy waa qasaaro lacagtaas lkn hadan ogeen waaa caadi hada lasoco waa xaraan hadana kabax

    • @favoritevideo7263
      @favoritevideo7263 2 года назад

      Broo thats way too much money for unstable coin wallahi

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 2 года назад

    Walal use text on your videos. Graphics. Names and logos of coins. Hadeekale wa waste of time

  • @maryanyusuf6801
    @maryanyusuf6801 2 года назад

    I bought the dip but it kept on dipping😂

  • @xayleabdi44
    @xayleabdi44 2 года назад

    Waxaaga qibrad kuma dhisna Only Views raadis umada ha waalin

  • @Azmaupdy6
    @Azmaupdy6 2 года назад

    luna xaran waye ka fogaada niman yahow

  • @yasinabdirahmanahmed3487
    @yasinabdirahmanahmed3487 2 года назад

    TALDEYDA KU AADAN CRYPTO CURRENCY WAA INAAN INVESTING LAGU SAMEYN EE LAGU TRADE GAREEYO SI AAD DAILY PROFIT UGA SAMEYN KARTID SUUQAN 😉

    • @VENOM-xl1iy
      @VENOM-xl1iy Год назад

      is luna halal ? im unable to understand his language

  • @magannur9160
    @magannur9160 2 года назад

    12k aya lost gareeyay last 10 days

    • @somalionline296
      @somalionline296 2 года назад

      12k dollar miyaa walal

    • @kaafiviva
      @kaafiviva Год назад

      Sxp.ku u bahanahay ee ma icaawin kartaa adoo mahadsan whatsappkga ii soo dir adoo mahadsan

  • @cabdalenijaar5252
    @cabdalenijaar5252 2 года назад

    maad garan ee dadka ha walin ben hasheegin !

    • @asadmohamedabdi7986
      @asadmohamedabdi7986 Год назад

      Videoga uu ustad mohamed jamac sameyay na dhawo wll inshallah ruclips.net/video/L7ctsNNmvlM/видео.html

  • @maxamaddaahir8155
    @maxamaddaahir8155 2 года назад

    Luna halaga faa.iideysto wlh hawada ayuu u socdaa

    • @kaafiviva
      @kaafiviva Год назад

      Sxp.ku u bahanahay ee ma icaawin kartaa adoo mahadsan whatsappkga ii soo dir adoo mahadsan

  • @udgoontv3832
    @udgoontv3832 2 года назад

    Luna dadka ku qasaray uma badno ineey so labato luna sorry ☹️

    • @mohahosh-primalvedio7204
      @mohahosh-primalvedio7204 2 года назад

      Maanta ka waran

    • @kaafiviva
      @kaafiviva Год назад

      Sxp.ku u bahanahay ee ma icaawin kartaa adoo mahadsan whatsappkga ii soo dir adoo mahadsan

  • @emiir1234
    @emiir1234 2 года назад

    Beenta xad dhaafka ıska dhaaf,qasaaro Badan kuu rjynaa

  • @buubgacal4053
    @buubgacal4053 2 года назад

    Sxb 24.000 Euro terra Luna waaku qasaaray mana aamini doono terra Luna soo noqoshadiisa weey adag tahay 0.00003473

  • @ayaanxasan8218
    @ayaanxasan8218 7 месяцев назад

    Asc wllo sideen umal gashtaa adigoo raliya igu cawi