HOOYO AMIIRA FAMILKA YEE UJECESHAHAY ASIM MISE…!!!😱😱😱

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 204

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 6 месяцев назад +51

    amiira iyo maamada waa isku mid runtii qabqabteena runtey sheegty naxariis gacan furnaan iyo farxad isku darsaty ❤❤❤❤amiiraqurux🎉

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 6 месяцев назад +2

      Abaa ma aragtay maamada iyo Amiira waxay iskaga mid noqdeen 1 yaa ugu miskiin san 2 yaa loogu jecel tahay 3 yaa ugu dheer 4 yaa ugu gaaban 5 yaa ugu naxariis badan 6 yaa ugu gacan furan 7 yaa subisii school aado marka laga reebo yaa ugu dheer yaa ugu gaaban iyo yaa school aado inta kale la is dheheen way isku waafaqayan
      waayo dad badan baa video gaas u fahmi karay inay Amiira iska kaftamayso oo ay is amaanayso markay isku doorabaysay naxariusta iyo gacan furnaanta
      Lkn hooyo calwiya ayaaba dadkaas u cadaysay inay run sheefaysay Amiiro

  • @CiwaadXasan
    @CiwaadXasan 6 месяцев назад +67

    Team cimrn One like ❤

  • @LeylaQurux-c4j
    @LeylaQurux-c4j 6 месяцев назад +54

    Team cimran one like❤❤❤❤❤

  • @Ahmad.shreif.team27
    @Ahmad.shreif.team27 6 месяцев назад +42

    Team cimraan one 1⃣ like ❤❤❤

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 6 месяцев назад +35

    Soomaaliyee Maxaa like iigu saar la dihiin xaasid nimo maa jirto micnaha aniga like wa idin saara idinka ma iisaareysiin maxaa waaye xaasid nimadaas micnaha wah like isaara Plz 100 LiKe 👍😢

  • @qadanmaxamed5615
    @qadanmaxamed5615 6 месяцев назад +10

    Masha alllllh Amiira waxay isku darsatay naxariis deeqsinimo farxad qurux iyo baarinimo waligaa ha mudan ciil waligaa ha mudan ceeb waliga ha mudan cadho walid ka dadan intad dunida joogtana car carafku kaa duwan ciil iyo ha mudan ceeb Amiira caday ❤❤❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 6 месяцев назад +19

    MAASHA. ALAAH.
    MAMA CAWIYO. SOODHAWOOW❤❤❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 6 месяцев назад +5

    Farxad naxaris deqsinimo mnsha allah qofkiii intaa isku leh nasiib badanaa amira qurux ale ha ku dhowro abayo hoya nah ale ha inoo siyo cimri dher cafimad iyo cibado suban ❤❤❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 6 месяцев назад +5

    Mash Allah mama Calwiyo gabadheeda Amiira way jcshahay iyo dhmntoodba mash Allah ❤

  • @AaminaSiciit
    @AaminaSiciit 6 месяцев назад +24

    Wlhy amiira waaaa qof fiican ❤❤❤

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 6 месяцев назад +6

    Alhuma aamiin aamiin aamiin yaa rabi mamo macaan ❤❤❤🎉

  • @AmranAmranaliahmed
    @AmranAmranaliahmed 6 месяцев назад +20

    M.a hooyo mcn 😢❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 6 месяцев назад +14

    waar Hooyo xaga ilmaheeda lagama maree maad Adna soo qabatid wah teeda kale Hooyo camarada badan kala tag yaah

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 6 месяцев назад +7

    Amiiro m.a naxariista iyo farxada ❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 6 месяцев назад +1

      naxariis gacan furnaan miskiinimo farxad intaa ba waan ku arki jirnay Amiira lkn markay hooyadaa kuu qirto maxa ka qurux badan ❤ waxana u dheer dulqaad samir dabeecad wanaagsan Funny nimo iyo quruxda aad u heedid ee aan la qiyaasi karin qof intaas ku kulmeen way yartahay Wllhi masha Allah

  • @HalimaSalad-z1r
    @HalimaSalad-z1r 6 месяцев назад +8

    Masha Allah Hooyo alakuhafitho hooyo carwo

  • @fadumobashiir434
    @fadumobashiir434 6 месяцев назад +6

    M.a amiiro naxariis iyo gacan furnaan

  • @Nafisa762
    @Nafisa762 6 месяцев назад +4

    Mash hooyo mcn cimri dheer cafiid taam allha kuu siiyo hooyo amiira waa isku Kirad wlh ❤❤

  • @IfraaxCabdulahi-oc6tw
    @IfraaxCabdulahi-oc6tw 6 месяцев назад +8

    Masha Allah Allah haika xafiido hooyo mcn ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimabdulkadir1215
    @ibrahimabdulkadir1215 6 месяцев назад +6

    Qoortiis aa qof ah cimraan maasha allah dhirir

  • @Samiyitamouse7
    @Samiyitamouse7 6 месяцев назад +8

    Mashllah mamo kaqadnay alle ha kuxifdiyo ❤

  • @AaminaSiciit
    @AaminaSiciit 6 месяцев назад +13

    Maaaan shaa allaah ❤❤❤❤ hooyo calwiyo ❤❤❤

  • @FardowsoIsak
    @FardowsoIsak 6 месяцев назад +4

    Masha Allah sida naxriista leh ilmaha ugu dhawaqeyso waan ka qadney hoyo macan❤❤

  • @Amiira96
    @Amiira96 6 месяцев назад +13

    M.a hooyo mcn waan kaa qaadnay allah cimri dheer cafimad tam ah cibada suban allah haku siiyo iyo dhaman hooyooyinkeena allah inta dhimatay ha unaxaristo 🤲

  • @Qu681
    @Qu681 6 месяцев назад +6

    Hooyo macan ilahey haku xafido ❤❤❤

  • @XaawocabdimaxamedHooyoxaaeo
    @XaawocabdimaxamedHooyoxaaeo 6 месяцев назад +8

    M,a mamada fani waye allha kuu xifdiyo ❤❤❤❤ wllkey

  • @mustalifafarah-rh4xs
    @mustalifafarah-rh4xs 6 месяцев назад +1

    Mashaallah amiira gacan furan iyo naxaris qurux badan ayekudarsatay mashaallah

  • @AmalIdil-ot6gf
    @AmalIdil-ot6gf 6 месяцев назад

    Cimraan 200k 🎉🎉🎉 wee so dhawdahay❤❤❤❤❤❤

  • @Engmarcadde516
    @Engmarcadde516 6 месяцев назад

    Inta la wareestey hooyo xaqiiqda 100/100 ugu dhow ❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 месяцев назад +3

    Amiin yaa rabi hooyo calwiyo manshaallah 😍🥰

  • @CeyshaQasin
    @CeyshaQasin 6 месяцев назад +1

    Aamin maama❤❤❤nabad ala ano ku dhameeyo mom

  • @SihaamXamid
    @SihaamXamid 6 месяцев назад +7

    أمي حبيبتي 🥺🥺🥺🥺🤍

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 6 месяцев назад +2

    M.a aleh haynoo daysto hoyooyinkeen😢❤

  • @zeynabmohamed7580
    @zeynabmohamed7580 6 месяцев назад +3

    Amira win 🥇 ❤

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 6 месяцев назад +2

    Mashallah Mama Calwiyo ❤

  • @MariaCisecllahi51
    @MariaCisecllahi51 6 месяцев назад +1

    Sumaya suspect soo qabo wll cimran wan ku baryaa😢😢

  • @KOWZARALI-pb8zc
    @KOWZARALI-pb8zc 6 месяцев назад +4

    Illaahay hooyo ha ino dayo❤

  • @AnisaArgsan
    @AnisaArgsan 6 месяцев назад +3

    M.sh hooyo mcn ❤❤

  • @DuniaabdiIse
    @DuniaabdiIse 6 месяцев назад

    Wallhi wax ima sarnen ciwankaga hooyo mcn madaxeda kugu sarey igu ducey hooyadey mcn wey dhimatey inu ilahey janada igeyo wa ramadan ducada wa la aqbala iso ducey wll 🙏🙏

  • @Xamdixassanshiiq
    @Xamdixassanshiiq 6 месяцев назад

    Masha Allah Allah haika xaflido hooyo mcn❤

  • @Lastprincess-o3h
    @Lastprincess-o3h 6 месяцев назад +1

    Msha Allh mamo mcn❤❤❤

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 6 месяцев назад +2

    Mohamed gacan geed😂😂😅

  • @naimocabdirahiim
    @naimocabdirahiim 6 месяцев назад +4

    Waa ka qadanay mamiina 🎉

  • @maymun1xasn2
    @maymun1xasn2 6 месяцев назад +2

    Falimka cimraan waligiin sidaan usii faraxsanda next waxaa soo qabataa adna

  • @fatimadaud5084
    @fatimadaud5084 3 месяца назад

    Asiim😂no fees

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy 6 месяцев назад +3

    Next fatma cadeey cimraan ka soo dhig❤

  • @NuurtoSundus
    @NuurtoSundus 6 месяцев назад +2

    Masha allah mom❤❤❤

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 6 месяцев назад

    Aamiin ayaa rabi ❤❤❤

  • @FardowsaAbdullahi-t6w
    @FardowsaAbdullahi-t6w 6 месяцев назад

    Hooyo mcn❤❤

  • @khadraaxmed4578
    @khadraaxmed4578 6 месяцев назад +1

    Masha Allah kuligiinba Amiira❤

  • @MaryanAli-g1t
    @MaryanAli-g1t 6 месяцев назад

    Ameen mama❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 6 месяцев назад

    Mashaallah Hooyo macaan calwiyo ❤❤ my family qurux badan Allah ha idin xifidayo aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️

  • @xamdicabdi7230
    @xamdicabdi7230 6 месяцев назад +1

    Next maxamed ❤

  • @ju4965
    @ju4965 6 месяцев назад

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AishoAYUUSH
    @AishoAYUUSH 6 месяцев назад +2

    Team hooyo calwiyo one like

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 6 месяцев назад

    Mama wanagsan mansha allah ❤❤

  • @missAmerica-cx3lz
    @missAmerica-cx3lz 6 месяцев назад

    Barnamijkan so badi dad badan keen Imran

  • @MariaCisecllahi51
    @MariaCisecllahi51 6 месяцев назад

    Ayda nhwan arkenaa qofkaay sheegeyso in uu hosha neceb yhy

  • @ZeienabZeienab
    @ZeienabZeienab 6 месяцев назад

    Masha allha Allha haika xafaIdo hooyo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MariaCisecllahi51
    @MariaCisecllahi51 6 месяцев назад

    Cimraan waa codsi sumayo susu soo qabowaan kutuuuga😢😢😢😢😢

  • @ShamsoAadan-n6m
    @ShamsoAadan-n6m 6 месяцев назад

    M..a Hooyo mcn❤❤❤❤

  • @HamdamahdiAli
    @HamdamahdiAli 6 месяцев назад

    Hooyo amiira way jeceshay m.a❤😊

  • @maymun1xasn2
    @maymun1xasn2 6 месяцев назад +1

    Hoyo calwiyo soo dhawaw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤team mamo I like 👍

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 6 месяцев назад +2

    markii la dhahay hooyo yaad isku sir qarsataan Wllhi waan sii sheegay in ay maamada Adna sawirkeeda soo bixin rabo waayo hooyo kasta oo gabdho dhashay sasn filaayo gabarta ugu wayn gabdhaha ayay isku sir yihiin sida wadkayga ayaan u hubaa taas 😂😂 waayo abaka waxaa intan noo fadhisa mid boqol iyo sagaashan iyo kow sir oo aanaan ogayn og 😂😂😂 markaa waan dareemi karaa qays kastaa sidaas cml waaye 😂

  • @missAmerica-cx3lz
    @missAmerica-cx3lz 6 месяцев назад

    Masha'Allah mama calwiya wan iska jeclahy wlh ❤

  • @ZahroCabdi-v6e
    @ZahroCabdi-v6e 3 месяца назад

    M.a.hooyo.mcn❤❤❤❤

  • @maryamabdirashiid1824
    @maryamabdirashiid1824 6 месяцев назад

    Masha allah hooyo wa kaqadnay salanta qiimaha badn❤❤

  • @suhuurabokor
    @suhuurabokor 6 месяцев назад +4

    Wn kaqadnay hooyo mcn ❤

  • @ShakiraMohamed-h3k
    @ShakiraMohamed-h3k 6 месяцев назад +4

    Team cimran one like ❤

  • @hamzahoyoo7702
    @hamzahoyoo7702 6 месяцев назад

    Manch Allah tabarkalah hafidullaah famille qurux badan illahay haydun barakeyo

  • @Queensabnaa-k4q
    @Queensabnaa-k4q 6 месяцев назад

    M.a family quruxbadan❤❤❤❤

  • @HaawaKiin-m8p
    @HaawaKiin-m8p 6 месяцев назад +2

    M.a hooyo macaan waan ka qaadnay adna soo dhawoow❤

  • @Fadumogele1533
    @Fadumogele1533 6 месяцев назад

    Mnsha allaha hoyo calawyo ❤🎉

  • @SamsamAbdi-f7k
    @SamsamAbdi-f7k 6 месяцев назад

    Cimraan saan ugartay

  • @SabirinMohamed-e4n
    @SabirinMohamed-e4n 6 месяцев назад +3

    Wow Mashallah. Mamo Calwiyo. Wan kaqadni Salantada hee Cimraan neh you tub moleyahay e Mohamed neh ufura no plzz😮😮

  • @tahliilqable9461
    @tahliilqable9461 6 месяцев назад

    M.a hooyo mcn❤❤❤

  • @RaaqiyoAbshir-fe9dc
    @RaaqiyoAbshir-fe9dc 6 месяцев назад +4

    Salamullah hoyo mcn calwiyo❤❤❤

  • @FardowsaSaciid-b9s
    @FardowsaSaciid-b9s 6 месяцев назад

    Waa kaa qaadnay salaanta Hooyo Calwiyo❤❤

  • @Siciid-z7f
    @Siciid-z7f 6 месяцев назад +1

    M.a Hooyo MCN 🎉❤

  • @AffectionateAlpineVillag-ps3gd
    @AffectionateAlpineVillag-ps3gd 6 месяцев назад

    Sumeya 😂😂😂😂

  • @NASRAMAHAMMAD567
    @NASRAMAHAMMAD567 6 месяцев назад

    Masha allah mamada allah daayo next fatima ka soo dhig ❤

  • @nihaaninasheikh
    @nihaaninasheikh 6 месяцев назад +1

    Waan kaa qaadnay hooyo salaanta ❤

  • @khadraali5225
    @khadraali5225 6 месяцев назад +2

    ma sha ALLAH hooyo ❤❤

  • @YasminAbdirizak6975
    @YasminAbdirizak6975 6 месяцев назад +1

    Ramadan mubarak

  • @faysajama6987
    @faysajama6987 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤ Ramadan Mubarak

  • @QadiijoMaxamuud-s9o
    @QadiijoMaxamuud-s9o 6 месяцев назад +2

    Hooyo mcn ❤❤❤❤

  • @SakariaAhmed-d2k
    @SakariaAhmed-d2k 6 месяцев назад +1

    Ala amiradeyda iskajecliya hah abowe chanalkadha marwalbo ha kaso muqato

  • @cashoyuusuf8772
    @cashoyuusuf8772 6 месяцев назад

    hooyo mcn ❤❤❤❤

  • @MariaCisecllahi51
    @MariaCisecllahi51 6 месяцев назад

    Cimraan waa codsi sumayo susu soo qabowaan kutuuuga😢😢😢😢😢😅

  • @FadumaAhmed-e5r
    @FadumaAhmed-e5r 6 месяцев назад

    masha Allaah hoyo ilahey haku barakeeyo❤

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 6 месяцев назад

    Masha allha

  • @ShukriyaHasan-gs8ih
    @ShukriyaHasan-gs8ih 6 месяцев назад +1

    Next maxamad plz an plz ❤

  • @Tamaatsadiq
    @Tamaatsadiq 6 месяцев назад

    Mashaa Allah

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 6 месяцев назад +1

    Mansha allah amiin amiin amiin

  • @hodan8071
    @hodan8071 6 месяцев назад +1

    Hooyo mcn💋♥️❤️‍🔥

  • @Zamzam-Ahme
    @Zamzam-Ahme 6 месяцев назад +1

    Tea cimraan one lik

  • @UmuSara
    @UmuSara 6 месяцев назад

    Samigi wikeyga curad cimran horay usoco

  • @naciimoaxmenaciimo1031
    @naciimoaxmenaciimo1031 6 месяцев назад +2

    Hooyo ❤❤❤❤❤

  • @user-zh5hl9uo6t
    @user-zh5hl9uo6t 6 месяцев назад

    Keep going cimraan

  • @madkacade9609
    @madkacade9609 6 месяцев назад

    Masha allha ❤❤

  • @AzmaLove
    @AzmaLove 6 месяцев назад

    Msh allh tabaraka raxmaan❤❤❤