Dalmar habo waad aragtey geerida xanuun keda iyo meesha lagag sootagayo habo heesahan iska daay wax ka kheyr badan Alle kabari shaqo kale raadso xoogada ku shaqeyso Alle dartiis iskaga daay waad guuleysan inshaAllaah
War dadkan ninka maxay ka rabaan waa boqor runtii wllshii oo jeclaatay inuu arooskeeda Yimaado buu qaadi waayay diidina kari waayaye dhaafa ninka mise waxaa rabteen inuu waligiis murugsanaado xaaskiisa hadii alle ka jeclaaday muxuu sameeyaa aan duco ahayn alle ha u naxariisto wllshen farhiya🤲
Alla kacabsigibaa meesha kabaxay oo dad baa laqancinayaa Aroos kala kacsan bay dhigaty halagu dhaho weyan guri macsi iyo cadho rabbi lagu dhisay masii taagnado
@@Arafodore I’m confused someone tell me did his wife really DIE because I. Never seen someone partying 2 weeks later subhnallah runta isheega pls pls wankubareyaa macanto was it FAKE death ???!!
Hesaha wa Xaram lkin willka maxad donaysen in uu oyo inta nolashisa ka hadhay maraxumada ohin wax uma tarayso duco aya wax u tarayso illhay naxaris warto ha siyo
Dadkan dhahayano xaskiis dhimatay maxow sahalkan uku imaday maxa ka qaldan ma asiga qofka so celin karo mese qol isku xera acuudi somali mel u roon ma jirto wlhi
This proves that the degree of love between a woman and a man is different. His wife who died not even a month ago, here he is, he took up the songs and celebrated them. But , we can't know the reason that forced him
The reason is he loves this girl who is getting married leave him alone do u expect him to cry all his life everyone dies we are muslim we have to have iman
Dalmar habo waad aragtey geerida xanuun keda iyo meesha lagag sootagayo habo heesahan iska daay wax ka kheyr badan Alle kabari shaqo kale raadso xoogada ku shaqeyso Alle dartiis iskaga daay waad guuleysan inshaAllaah
Heesuhu danbi wayn maaaaha
Wlhi aniga lacgta fananin sinlaha iyo melo macsi leh iyo hutel kubixin laha wn sadaqesan oo mazakinta sin laha ❤❤
Sax waye mukar la gadanayo yaa arakney
Ha wlhi
M.a habalyo shuu shuu dumaashi wlsheen farxiyo alle ha unaxariisto dayax qalbiga alle ha uqaboojiyo ❤❤❤
Dayaxow Allaha ku gargaaro walal keep going 🎉❤
Aamiin aamiin yaarabi ❤❤😢😢
War dadkan ninka maxay ka rabaan waa boqor runtii wllshii oo jeclaatay inuu arooskeeda
Yimaado buu qaadi waayay diidina kari waayaye dhaafa ninka mise waxaa rabteen inuu waligiis murugsanaado xaaskiisa hadii alle ka jeclaaday muxuu sameeyaa aan duco ahayn alle ha u naxariisto wllshen farhiya🤲
Absolutely
Ugu yaraan inuu wax kuqaato ayay aheyd uu iskaga dhex baxo fisqiga iyo macasida wuu arkayay meeshi yaree laisgalinayo
adiga arag tiisa. Iska. Daa😂😅@@filsanahmed5395
Dayax waa legend❤❤❤❤
سبحان الله العظيم سبحان الله العظيم 😢سبحان الله العظيم سبحان الله 😭😭😭😭manta inuu Heso Mahayan
Haye heesuhu farxad masiinkaraan murugna ma ka qaadikaraan waa maya murugta waxaa fayda cibaada iyyo alle ka cabsiga
Dayax qalbi saafi noolaaw inty noll jirto 2 shuushuu hapalyo👏👏
Subxaaanalllah inu isteejka baryahan ku soo noqdo may ahaay😢
Doqomaad tihiin nin maa nagtisu dhimataa asaay ma inuu qaada rabteen afkiinh kabixiya gabadha dhimatay Allaah haunaxariisto
Wlhi blhi tlhi dayax aragtidiisa wanku farxay wlhi wayo marabo inuu murug kunolado waligiis abowe farax nolosha waligaa
Shushu guurka Allaha kubarakeyee maxaad iskaga dhafi weydey muusigada lacagaha kaga baxey hoolka iyo fananiin maxaad usadaqeysan weydey wallhi Alle wuxuu ugu nacebyahay codka fananiinta musigada tumata iyo kuwa markii masiibo ku dhacdo aan Alle xusuusan oo baroorto waliba eraya xun ku baroorta sida ba'eyey oo iska garaaco oo aan dhihin
innaa lilaahi wa inna ileyhi rajacuun kuwaas hanoqonina
plz si uu guurka idiinku barakoobo kadaya wax Alle nacebyahay
@@hooyomcn2420 waxa ay markasta ukala tagan waa saas car arg dad can ah oo wax badan is qabo waxy ukala tagan waa carada ale 🤲🤲🤲♥️😢
Alla kacabsigibaa meesha kabaxay oo dad baa laqancinayaa Aroos kala kacsan bay dhigaty halagu dhaho weyan guri macsi iyo cadho rabbi lagu dhisay masii taagnado
Hambalyoo shushu ❤🎉
King of moqdisho
Wiilka kahara ma waxaad
rabtaan in uu maanta dhan
murugoodo waxaan waa
aduun wana lawada dhiman
ilaahay waasheen farxiyo
how naxariisto amiiin
Isama lahay dayax ayaa sidaa dhakhsaha ah ugu soo noqon istajka
Me too
Subxaaaanalllah nin nafmale 😂
Bowe mcn Nolasha kuma Xumayso Rabow farxda kusocali🩸🫶🫶🫶🫶🇾🇹🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪
Hambalyo ❤❤ hambalyo 🎉🎉 shuu shuu Abdallah walaal tik tok Lee arkay iskaa jeclaaday gabar wanaagsan iyaa tahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
Aniga sidan dayax sameyay ilama qurxona abadan😢
Ma inu Kadaba Dhintaa Rabtay Mise Inu Sariirta Kudul Ooyo Caadi Iska Dhig 😂😂😂
@@Safiyalowriinta taasi rayigaga adiga kugara weye aniga teydan kahadlay👍
Ma DaYax oo kale ❤
Waraa ugooya reer qax waa uqdadee hanbalyo Hanbalyo 👋👋👋🌺🌼🌸💙🌸🌼🌺🎇🎆👋🎉🎉🫶🎇🎇🎇
Habalyo shushu abayo ❤
Maacn ❤❤❤❤❤
Dayaxow nolow ❤❤❤❤
Ma garaanayo sababta ilamada u ceshan wayaay walaaaahi wllo dayaxow illhay ha kula jiro adiga iyo Hoden yar😢❤❤❤❤❤❤
Masha alla hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 0:29
Xaskisii 1bilaa magarin intay geritoya maxa qaldan durba hesihiba bilabay xataa waxba kumaa qadan geridedaa. Calol adagaa subxanalaha 😢😢😢
Nin qalbi maleh farxia Allaha unaxristo Ameen
@Arafodore walahi kama filayin inu did heso ugusolaban waxannlaha wuiskadayin gerida xaskisa kuwano qadan mise wakan 2week majogin
Miyu Isagana Kadabadhiman Lahaay War Caadi Iska Dhiga Nolasha Wa Horusocode
@@hudarahma2465bisinka walalo hatey dhimatay ma asiga so celi karo mid kle gabdhan darteda u imaday umad dhafa
Hortaa Baan yaabay 18beri sii motan tahay
I feel sad for Hodan she just lost her mum and his already partying.💔😢
@@Arafodore I’m confused someone tell me did his wife really DIE because I. Never seen someone partying 2 weeks later subhnallah runta isheega pls pls wankubareyaa macanto was it FAKE death ???!!
Maanta inuu heso mahayn 😢
m.a dumarka badankod madaxa wey so dabooshen
Wllhi qof qalbi wngsn waaye wuxuu jaceyhy qofwalbo inuu malintiisa garabistaago
Maxa helay wiilka wan yabay sawta geeridi shalay ahayd
Oo hatey gashay ne ma inow qol isku xero ba rabtay bisinka
❤❤❤❤❤ I
Frxadu waa muhiim intuu guriga ku ooyi lahaa ha iska farxo alha ku siyaadiyo habo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤🎉❤❤
Faarax soomali naagtiisa madhimato
@@Niceone_love macniisa pls say English what u mean
@ it means when the man dies his wife can get another wife
Heartless man what ashame
Nin ta shuushu hadala keda ogidi udayaxa ku yiim waan salmayaa
Qof dhintay kaba heesa ayaa karon ayaa horay loo yire
Ma wllky dayax
🎉🎉🎉🎉❤
Hesaha wa Xaram lkin willka maxad donaysen in uu oyo inta nolashisa ka hadhay maraxumada ohin wax uma tarayso duco aya wax u tarayso illhay naxaris warto ha siyo
Qofkii dhintay waa dhintay soma labanayo adunyada wey sii socone
❤❤
Dadkan dhahayano xaskiis dhimatay maxow sahalkan uku imaday maxa ka qaldan ma asiga qofka so celin karo mese qol isku xera acuudi somali mel u roon ma jirto wlhi
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Gut
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dadyah hadow habo cadabka alaaha kaa qabdo
Heeso aroos mahan
He should have scouse himself this wedding 😢 sidee buu xitaa u soo labistey. Nimanka waa in iyagana Asey loo xiraa😢
Wabilaa damir walahi xata haduna dhafayin hesaha bal 1bilaa musugo gerideda 😢😢😢
Walalky dayax codkisi wu badalmay sorry
ruclips.net/user/shorts1f0zk6lkB_E?si=4489qWIYmbFVSDXM
Sowkii geeriyeysnaa
ruclips.net/video/RCaPr2NXa40/видео.htmlsi=59n11GpJPJA8dPDm
This proves that the degree of love between a woman and a man is different. His wife who died not even a month ago, here he is, he took up the songs and celebrated them. But , we can't know the reason that forced him
The reason is he loves this girl who is getting married leave him alone do u expect him to cry all his life everyone dies we are muslim we have to have iman
@MaryanHuseen-dl7ql there is respect for the person at least it was necessary to wait 40 days .
Exactly he shouldn’t take the stage so soon I guess men don’t have heart shame on him!
ruclips.net/video/RCaPr2NXa40/видео.htmlsi=9xJt_ilOoFr41on3
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
🎉🎉🎉🎉😊❤❤❤❤❤
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🎁
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤