Qofkaan Horta waxyaabaha qaar run waaaye qofka xita wuu fahmaa lkn magaca danyeer maaah wax sax ah. Waayo ma ixtiraamo dad hadlaya iyo kuwa dhageysana xitaa.aad buu u kibir san yahay. Dadkana u ku jaraa qadka asagoo hadlaayo. Teeeda kala maah wax xun qofka qofku jecel yahay in u wax siyo lkn se ka badbadis ma ficno sida hablaha qaar say sameyen
😂😂😂😂😂 guuleyso ustaad xaliye 🖐🖐
Walhi mcln Xaliye nago badan ayuu dhuntodii feyl ku duubay
Qofkaan Horta waxyaabaha qaar run waaaye qofka xita wuu fahmaa lkn magaca danyeer maaah wax sax ah. Waayo ma ixtiraamo dad hadlaya iyo kuwa dhageysana xitaa.aad buu u kibir san yahay. Dadkana u ku jaraa qadka asagoo hadlaayo. Teeeda kala maah wax xun qofka qofku jecel yahay in u wax siyo lkn se ka badbadis ma ficno sida hablaha qaar say sameyen
Ycc
Nin yahiw nagahii wa dayn la ahye msxan sameyaa odoga nago jecelaa
Ima lawaya yaahuu