Masha allah long life weriye Cabdillahi balwaan 🎉🎉walee reer khaatumo Kuma ilaawidoonaan waayo waxaad kamid tahay raga soomaali nimo iyo xaqaba isu garabtaagey reer khaatumo state Noolow walaalo ❤❤❤❤❤❤
Bidde hawiye ah oo $100 oo uu faqash ka qaatay ku shaqaynaya ...waxa aad khaatumo ku sheegayso laba bilood ka dib adigu meel gee somalland dhulkeeda way wada qabsanaysaaye
BALWAAN SEEDI SALAAN SHARAF: HORTA OGOW DHULBAHANTE GAMCO MA HOORSAN, YAA TOL AHAYNA MAY DHIHIN MANA BAROORAN WELIGOOD GURMADKII HIIL HARTI IYAGAA SOO GURMADAY, ❗️MAANTANA DAGAALKA CEERI GAABO İNAY XOOGAA GACAN SARAYN AH YEESHAAN WAXA KEENAY WAA KHALAD LOO SIMAN YAHAY OO DAWLAD IYO SHICIBA LA GALAY IYO DHAQAN SIXIDIISIINA WAY SOCOTAA KHALADKUNA WAA MUDOBA SOO SOCDAY EE SSCKH CID ALLE SWT AHAYN UMANA BAAHAN UNA BAAHAN MAYSO: Kelmada GAMCO HOORSI WAA ÇAY weligeedna ma dhicin kow Dhulbahante jaaliyad qurbe Europe iyo North America 🇺🇸 indr ma jirto
Viva khaatumo state of Somalia guuleysta inshallah
Salaan sare oo karaamaysan ku socota walaalkiis balwaan salute
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu SSSCCC guuuuuul maansha Allhaa Agbar maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu butland 👍♥️♥️♥️♥️♥️
Masha Allah guul ssck alhamdullilallah geesi gessi dhale Abdullah nolow ssck people loves you so much ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw we love you Balwaan VIVA BALWAAN
Insha allaha guul cidanka darawishta ee geesi dhalay aan gaban guulaysta ❤❤🎉🎉❤💪💪🐎🐎🐎🦁🦁🦁🐎💪💪💪💪💪
Guuuleeeyso aakhiro. Iyo aduunba ❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw Balwaan ❤ nooloow wiilka sanadka xalaasha ah salaan from London Khatumo noooooolooooow wll 😂❤
guuleeyso bro balwaan gobanimo
Manshallah inshallah guul Khatumo ❤❤❤❤❤❤❤
Dhulbahante wuu isku filan yahay, lakiin qof aan xogogaal ahayn, ama qof raba in uu harti isku diro ayaa habar wacashada ka maqalnaa
Mashaa Allaah guul guul ciidamada SSC khaatumo xaqabaa ku dagalameyesan guushana idinka iskalle❤️❤️❤️❤️💪💪🏇🏿💪
Amaa guul amaa geeri
Guul SSC khaatumo, cagta hoosteda snm
Mash allah guul guul ❤❤❤ssc ❤️👏👏👏💪
Masha allah long life weriye Cabdillahi balwaan 🎉🎉walee reer khaatumo Kuma ilaawidoonaan waayo waxaad kamid tahay raga soomaali nimo iyo xaqaba isu garabtaagey reer khaatumo state Noolow walaalo ❤❤❤❤❤❤
Allah Akbar guul iyo gobonimo guulesta abtiyal we love you D5❤❤❤❤
Wll balwaanoow xoogaga ciidanka ha keenin waa sirta ciidanka wll
Ma asiga wax sir eh sheegay wah
Thanks balwaaaan 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 ur our hero
😍💜🌹Rabiyoow guulee khaatumo Somaaliyi pure. Isaaqiyo+Gadabiirsi+Ciise+midgo =Naalaye axmed
C.balwaaaaan xaqudirir ❤❤❤
guuul ssc guuuul ssc guuuuuul guuuuul ss ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maashaaallaah. Guuul ssc.khaatumo idankaallaah ❤
Hore usco.....❤❤❤❤❤
Walaale illaahey haku xafido aniaga reer Asc ma ii laakiin waan taageeraa sida ey isugu Cuban Tonkin maansha allaaha full Asc khaatumo
SSC GUUL IYO GOBANIMO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilahaay nagu filan idoor naa kuu filnin alxamdulilaah
Guul ssc
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Cidamada balwaan hasoo bandhigin
Asc balwaanow guuleyso walagaa geesi bad tahay nabad ku noolow waligaa
Guuuuuuuul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wll wad mahadsantahay
WAA ARINA LAGU FRAXA MASHALLA
Waa war wanaagsan
Hhhhhhhhh😂😂😂😂 uuu aaa
Balwaan beerka ogsooni
Good news
ALhamdulilah Ya Allahl
Duubanyihiin Asc khaatumo
❤❤🎉🎉❤
❤❤❤❤❤
Bidde hawiye ah oo $100 oo uu faqash ka qaatay ku shaqaynaya ...waxa aad khaatumo ku sheegayso laba bilood ka dib adigu meel gee somalland dhulkeeda way wada qabsanaysaaye
BALWAAN SEEDI SALAAN SHARAF: HORTA OGOW DHULBAHANTE GAMCO MA HOORSAN, YAA TOL AHAYNA MAY DHIHIN MANA BAROORAN WELIGOOD GURMADKII HIIL HARTI IYAGAA SOO GURMADAY, ❗️MAANTANA DAGAALKA CEERI GAABO İNAY XOOGAA GACAN SARAYN AH YEESHAAN WAXA KEENAY WAA KHALAD LOO SIMAN YAHAY OO DAWLAD IYO SHICIBA LA GALAY IYO DHAQAN SIXIDIISIINA WAY SOCOTAA KHALADKUNA WAA MUDOBA SOO SOCDAY EE SSCKH CID ALLE SWT AHAYN UMANA BAAHAN UNA BAAHAN MAYSO:
Kelmada GAMCO HOORSI
WAA ÇAY weligeedna ma dhicin kow Dhulbahante jaaliyad qurbe Europe iyo North America 🇺🇸 indr ma jirto
Balwaanow canaantii bay noogu badisaa sxb iyado isku tashi ssc jiro hadana xaqiiqdu waa macluumaadkii xalay
@
that is true walaalo
Xataa naalaye xamede ma dhama waxa iidoor dhuusadoodo llaga baxaya👁️
Barwaa ha waalwaalan waxaa tahey waa la ogyahey . 3:19
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
D5 dagaalka gala ama Iidoor isu dhiib😢
Been badanaa😅😅😅
Macaac 😅😅
Dhali wayine,,
Caabad wayn a
Iga oohinta
Waxaan baa lagu leeyahay waaa suxufi war inta umadda isku direyso suxufi laguma dhihikaro
Bala ku dhacde
Dhulos wuxuu Iidoor uga hari la , yahy waa naxariista iyo jaadka maxaabiista loo gogley oo u eg baqdin snm laga qabo.😂😂
Huuraale abgaalow walaalkaa habar gidir baad naf galin lahayd markiigaalkacayo badhaxleeykaga dhigayaye eeabkaay daarood la dagaalamayay guffi yar oo habar gidir hoosbuga degtay oo sacad ceerigaabo dhamaan daarood iyo muse ismaaciil baa ku dagaalmaya ha ooyine kaal waxa ka celi oo qoriga sooqaadoreerka waad wastaaye
Balwaan walaahi waa ehelka naarta waxaad wax ka dhexraadinaysaa dhiiga dadka soomaaliyeed iskudirkooda alle hakuu soo dedejiyo xumaanta aad soomaalida kadhexwado
Idaacadahoo dhan ayaa sidaas ah ninba koox ayuu lasaftaa
thank you love you , beentada waan ku seexda 🤣🤣🤣 Guul Somaliland