Asc macalin hadalkqasu maahamid wanaagsan ma4ka asn runta kuu sheego lafta gareen waxaa laga rabaavinuu kuligood gutada laad ka soo geliyo haddii kale waxas leys weydiin doonaa beydhabo ma jiri jirtay mise mreshaan marbaa la dhihi jiray mershasn bey aheyd meeshii ay ku taalay baa lagu murmi doonaa er waxasn lee yahay lafta gareenowka joog intey goori goor tahay intaasi waa iga waano. Mahadsanid
Madaxweyne Cabdicasiis lafta gareen waa in Geesi ah hadana daacad u ah dadkiisa Reer koonfur galbeed waa run sheek waxaan Aqoon u lee yahay ilaa Ambagathi kenya
Laha eden caafeyo❤❤❤❤
Manshallh guul maxawayeneye
WAXMA GARATADA XABSI GURI GEE. Waa haddii aad naf iyo karti leedahay DOQONOOW.
Masha alah.rag rag dhalay
Waata iska qaabat kuga xasan sheekhi
Cabdicasiis is ilaali qofna ha aaminin yaan lagaa caqli badinin geesi baan kugu ahaa guulayso
C/casiis lafta gareen waa geesi geesi dhalay af’tahan ah noolow noolow.
Warkaan waa War hore
Biilowanadiin
Caafimaad illah haku siiyo hargabka
Aamin yaarabe ❤
In usan kudhawaaqin dooradho
Kkkkkkkkkkkhhhhhhhhh lion Abdi casiis Lafta gareen❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc macalin hadalkqasu maahamid wanaagsan ma4ka asn runta kuu sheego lafta gareen waxaa laga rabaavinuu kuligood gutada laad ka soo geliyo haddii kale waxas leys weydiin doonaa beydhabo ma jiri jirtay mise mreshaan marbaa la dhihi jiray mershasn bey aheyd meeshii ay ku taalay baa lagu murmi doonaa er waxasn lee yahay lafta gareenowka joog intey goori goor tahay intaasi waa iga waano. Mahadsanid
Mw lafta gareen wu diiday
Dawlad wax tarkeeda oo dha yahay waa shirtay way dhooftay
😮
See weekend bowe 3 miljan oo dollar xamsa kadijiya Kismaayo ama Garoowe
AH AH😂. XASAN XAMSE MARNA MA ERYAYO. XAMSE WAR IYO QORSHE DAGAAL BAA LOOSOO DHIIBEY😂
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk runtaa waye macalin lugeye wax kalana waan kaa sugeynaa
Kkkķkk war war kaan waa warhoree waayee
👋👋👋👋😮😮😮😊😊
Madaxweyne Cabdicasiis lafta gareen waa in Geesi ah hadana daacad u ah dadkiisa Reer koonfur galbeed waa run sheek waxaan Aqoon u lee yahay ilaa Ambagathi kenya
XAMSE IYO INTA KA TIRSAN XUKUUMADA WAA CIYAAL WEERO. TUUG DHEXDOODII SBAARO ISU DHIGANAYA OO IS HAYSTA😂
SAMBALOOLSHE DADBUU FEERAY OO KU WEERARAY XAFIISKA XAMSE😂.
Qaali
Hamze wa jaajus ee iska soo erya
LAFTAGARAYN SOO TUU LAHAA DOORASHO QOF IYO COD AH ANAA DIIDANAA EE GODKAAD QODAYSAY MAANTA KA DABAALO ILAYN FARAMAAJO OO FIICAN BAAD KU BEDELETEEN XASSAN DHIIQO TALO XUMADIINA ADIGA AHMED MADOOBE DANI XASSAN KHAYRLAAWE CABDIRAXMAAN CC FAALSO SHEEKH SHARIIF KULIGIINBA DAMBIILEYAAL QARAN BAAD TIHIIN UMADA LUGOOYADIINAY U DHUTIYAAN ABIYE GAALNA WUU IDINKA FAA'IIDAYSTEY ILAAHAAY MAXAAD LA HORTAGI DOONTAAN ANANA WAAN IDIN HABAARNEY MADAX MA TIHIIN MAXAAN CUNAA ONLY BAAD TIHIIN .
WAXANI WAX MAAQUUL AH MAAHA😂. HAWIYE MUUSAN CIIDAN LAHAYN⁉️. MEEYEY CIIDANKII DALKU ?
Marxuum xamsa waxaa uu rabaa in uu idinka macno idinku yeesho xoogaa waxaa waa kaalma doon isasoo dhiibay
Bal ninkan wuxuu ku shekaynayo 😅' ila dhagaysta Soomaliyee
🎉😊
Macal Rw saaraha naftiisa na dhaafi wax marmarsiiyo ah yaan laguu soo marin iska ilaali waa tuugo kuligood xitaa adeerkaa iyo aadan madoobena ku dar haddii hal qof hadalkiisa haddaad u calool jilicdid daadkaa ku qaadaye ogowj😅
Marxuum.ku..waa.shibir.weeye.xamase...maaha..in..reer..baaydhabo..maah.in..aaÿ..isku..haawlaan..maah
DAMULJADIID, AAWAY CIIDANKI DALKA DIFAACI LAHAA ❓️MA CIIDAMO BEELEED BAY ARINTII ISU BEDESHEY 😂❓️
ee hadii sir laqarinaayey adigaaba sheegayee maxaa qarsoon bal armaad macalin been sheegeysaa oo qurunsantahay
Allah ku caadiyo aw macalimow
Shame on you
Qodobka R/W aad ku tilmaamtay waa runtaa si fcn ku soco
Oo adaa fashilaye macalin