5ta Eray ee ay Dumarka Jecelyihiin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 апр 2020

Комментарии • 142

  • @cabdullahixasangalabey1502
    @cabdullahixasangalabey1502 2 года назад +15

    1shaqsiyadaada aya i cajab gilisay 2waad qurux badan tahay 3waxa danenaya ina no lasha kula qepsado 4waxa aad ujecelahay dhola cadentada 5 adiga aya ifahmayo

  • @crahmandahir3831
    @crahmandahir3831 2 года назад +7

    Amina mahadsanid quruxay anigu adigaan ku amanayah
    waxaa i cajab hadalkaga walaley io qaab la biskaga
    io sida wiilasha dhalin yarada ah aad u dhiri galinaysid
    Ee xageh kala soo xiriirah💖

  • @cumarmataan834
    @cumarmataan834 3 года назад +11

    Magaca waa Cali matan waad mahad santahay wax fiican ayaad kahadashay Mac luumaad fiican waan kahelnay waan Ku soo dhawaynaynaa aad ayaad uqiimabadantahay madsanid

    • @balasidani942
      @balasidani942 3 года назад

      Hh ayeeyday hooyo ayaa Xasan mataan ah CUMAR MATAAN AAD BAN KUU SALAMAYAA AWOOWO.

    • @kuwaytemaxamed2629
      @kuwaytemaxamed2629 Год назад +1

      𝖮𝗄

  • @abdikadirmacalin6823
    @abdikadirmacalin6823 3 года назад +6

    Mahadsanid erayadan 2 kamid ah wn isticmaalaa 3 saddexda kalena waan isku daji In sha Allah

  • @biggpappa2966
    @biggpappa2966 2 года назад +9

    Maashallah Aamina waa qurux badanttahay 🥰

  • @abdikadirabdijama6352
    @abdikadirabdijama6352 4 года назад +6

    Guuleyso marwo aamina ladan waa barnaamij aad muhim ah wana kaga mahad celinayaa

  • @khadarhassan711
    @khadarhassan711 3 года назад +7

    Magacayigu waa liipaan waxan u baahabahay sidii aan inana jacayilkayiga ugu sheegan lahaa

    • @alijalham1008
      @alijalham1008 2 года назад

      Waxad kutira wan ku joga ma ijogta pslewaye

  • @ENJOYLISTENINGQURAN
    @ENJOYLISTENINGQURAN 4 года назад +8

    Mansha Allah Amino Alle haku xafido

  • @tamamahmed3724
    @tamamahmed3724 4 года назад +13

    Walasheey mcn keep going waxan rajeynayaa inad guul kagaarto walasheey qaali aamino ladan ahmed ali

  • @mustafehassan1327
    @mustafehassan1327 3 года назад +4

    Aamino dhoolo cadayn taada ayaan Ka helay

  • @mohamedmoallin7967
    @mohamedmoallin7967 3 года назад +1

    waa Dr.piiccolo Amina Ladan Axmed Ali waan ku salaamay radaan Kariim

  • @C-0C0
    @C-0C0 4 года назад +11

    Horay usoco waxaad thy qof nagu qali ah abayo kuma ilaawo runtii aniga sbc ayaan kugu xasuusta amino❤️💯

  • @abdikanisaid7779
    @abdikanisaid7779 3 года назад +4

    Masha allah, keep going.

  • @akramjob5155
    @akramjob5155 2 года назад +1

    Wow mahadsanid Anigaabo amaan iyo ereyada aad sheegtay Ka sameysan🥰

  • @mohamedaliganey5844
    @mohamedaliganey5844 Год назад +1

    Ramadan, hada waxa ka dhiman 60, cisho ka yar. In-shaa Allah.

  • @C-0C0
    @C-0C0 4 года назад +15

    Amino ladan Ahmed Ali ninkii yaqaan baaa yaqaaan sbc bosaso iyo daljir ayaan ka dhegaysan jiray iyadoo hadal keliya ah waan ku farxsanahay inaan arko muqaalkaaga runtii

    • @mohamudmohamed9209
      @mohamudmohamed9209 3 года назад

      Sido kle runti waxay ahayd gabar ilahay cod u dhiibay halaasi ah waliba sbc iyo daljir melahas bosaso

  • @MohamedAli-gh9st
    @MohamedAli-gh9st 3 года назад +4

    Shaqsidaada ayaa I cajab galisay.

  • @ismaaciilabuukar1566
    @ismaaciilabuukar1566 3 года назад +5

    Waan kuufana abyo mcn keep going

  • @faarahcabdullaahi1367
    @faarahcabdullaahi1367 3 года назад +4

    Masha allah walashey horey usoco I wish you good luck

  • @salmaankaraama6372
    @salmaankaraama6372 2 года назад +1

    maan shaa allaah wallo mcn

  • @Curiousfunfactsshorts
    @Curiousfunfactsshorts 3 года назад +5

    Mahdssnid wllo👍👍👍

  • @MohamedIbrahim-ss8fb
    @MohamedIbrahim-ss8fb 4 года назад +6

    M. A keep going

  • @ciisedigfeer1401
    @ciisedigfeer1401 2 года назад

    Masha allah wll baaraka allah

  • @h0danishtifow519
    @h0danishtifow519 4 года назад +4

    Good video keep it up.

  • @amalabdi9344
    @amalabdi9344 4 года назад +9

    Naso badi nimankeena sida ku hanan leheen

  • @axmedmaxamed778
    @axmedmaxamed778 3 года назад +4

    Habo taas waxba waan ku kari waynay wax kale noosheeg hee
    Aan kufiirinee hee 🤣

  • @walaldekh2220
    @walaldekh2220 4 года назад +6

    Keep going habo qali. Infact good tought

  • @sultanqowdhan9823
    @sultanqowdhan9823 4 года назад +7

    Mashalah indhaha ayaad dhadka ufurtay

  • @osmanismail21
    @osmanismail21 3 года назад +3

    Mashalah waa barnaamij aad u wanaagsan

  • @abdidahir1498
    @abdidahir1498 3 года назад +1

    Masha Allah

  • @cabdiqadirnuuh9221
    @cabdiqadirnuuh9221 3 года назад +4

    Walaashey waad hadal macaantahay❤️🙃

  • @cabdulaahicabdulkariim6731
    @cabdulaahicabdulkariim6731 Год назад

    Masha ALLAH walashay qaali alaha ha ku dhawro

  • @mohamedjaamac327
    @mohamedjaamac327 3 года назад

    Mahadsanid wlshy

  • @idontcare1983
    @idontcare1983 4 года назад +4

    Msha allah habo qali i love you❤

  • @cabdulahimaxamud1221
    @cabdulahimaxamud1221 2 года назад

    Masha allah drs guulayso wll

  • @abdiwali8456
    @abdiwali8456 3 года назад +4

    Mashaallah keep going

  • @sakariyecaloshacalicabdula8488
    @sakariyecaloshacalicabdula8488 3 года назад

    Masha Allah masha Allah 💞💓💗💓💓💞💞

  • @mahamadmahmood4905
    @mahamadmahmood4905 4 года назад +5

    Good job

  • @MohamedAli-gh9st
    @MohamedAli-gh9st 3 года назад +4

    Waxaa I cajab galisay shaqsidaada.

  • @IbrahimMeraneh
    @IbrahimMeraneh 5 месяцев назад

    نعم صحيح يا أختي الكريمة

  • @diinowxasan9812
    @diinowxasan9812 3 года назад +3

    Shrfey ana waxan rabaa in an Ku weydiyo suaal ee maxaa ka qabtaa

  • @duceysane7248
    @duceysane7248 Год назад

    Mama Aad ayaa ugu xumahay vidogan 2020 ayaa soo dhigtay -100k Wali ma garin

  • @abdifatahamoussa
    @abdifatahamoussa 7 дней назад

    Masha allaaha ❤❤❤❤❤❤ mahadsanid

  • @sinyorsinyor6895
    @sinyorsinyor6895 2 года назад

    Mansha allaah wlllo horay usoco adeer

  • @abdifatahdayibabdirahman4987
    @abdifatahdayibabdirahman4987 2 года назад +5

    إن جميل يحب الجمال

  • @wacanmedia3793
    @wacanmedia3793 2 года назад +1

    Amazing , Abayo Waxan Rabaa Inan kula wwdaago Waxyalaha hadaanu Rag nahahay Nasoo jito , si aad Hablaha ula wadaagto

  • @MohamedAli-gh9st
    @MohamedAli-gh9st 3 года назад +3

    Waxaan jecelahay dhoolacadeen deentaada ayaan I cajabgalisay. Adiga Kaliya ayaa ifahmaya.

  • @ahmedguledibrahimahmedgule2931
    @ahmedguledibrahimahmedgule2931 2 года назад +2

    Masha allah quruxbdntii ila dhalatay

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 Год назад

    OGI OGI DHAGAX TUUJIN IYO TAABASHO WAA ISUGU MID.
    GABDHAHA SOOMAALIDU LAMA MID AHA GABDHAHA ADUUN, DHAGAXA OO AYAANAY LA MID YIHIIN.

  • @iidlemuse9333
    @iidlemuse9333 2 года назад

    Amina waana helay barnaamijka

  • @mohamedismail4020
    @mohamedismail4020 2 года назад +1

    Mshllh eedo mcn hormar wacan

  • @shamsadinmukhtaar4203
    @shamsadinmukhtaar4203 2 года назад +1

    Keep going amina ladan my zizter

  • @ismaaciilyare9648
    @ismaaciilyare9648 2 года назад

    masha allaah

  • @wllziizeyali1509
    @wllziizeyali1509 2 года назад

    M a waan ka helay soo badi cadeey

  • @ashkirsomali6432
    @ashkirsomali6432 4 года назад +4

    hora u soco

  • @mucaadcabdisataar1457
    @mucaadcabdisataar1457 Год назад

    Maashaa alaah

  • @Maahir6
    @Maahir6 Месяц назад

    Mash allah ❤

  • @axmednuur756
    @axmednuur756 3 года назад

    masha allh

  • @mursalyare7623
    @mursalyare7623 Год назад

    Maa sha allh

  • @leyladucaale3031
    @leyladucaale3031 2 года назад

    Oki wll

  • @C-0C0
    @C-0C0 4 года назад +4

    Amino ladan Ahmed Ali waxaan kugu xasuustaa xayasiiskii ahaa warsan aan ku su,aale warka yaad ka heshaaa SBC baaa wehelkaygaaa 🤣🤣🤣🤣🤣xayasiis aaad ayaan ujeclahaa wagaan bosaso joogay

    • @mohamudmohamed9209
      @mohamudmohamed9209 3 года назад

      Runti byo isku dooq ayan ahayn aniguba ad ayan u jecla xayeysintas waliba amina ladan cod ilaaahy wa ku manystay qurxon

  • @ShariiffaraxBiyow-ze1hw
    @ShariiffaraxBiyow-ze1hw 2 месяца назад

    Aad iyo aad umahadsanbtahay❤❤❤❤❤

  • @samanyare4783
    @samanyare4783 2 года назад +2

    Waan qaatay ka qadar ahaan abayo qaaliaya

  • @SacdiyoMaxamed-bh7fx
    @SacdiyoMaxamed-bh7fx 4 месяца назад

    Mashallah

  • @jwayel589
    @jwayel589 3 года назад +2

    Igadaa Amino intaasoo dhan hore Ayaan kuu dhahay wax Arinana kaama Haayo
    Hdii aadan Aduuba ku dhaqmin hanagu xukumin
    Intaas Adaan kugu waayee

    • @balasidani942
      @balasidani942 3 года назад +1

      OO ma Aamina ayaa hore I
      Ugu tidhi

  • @caamirmuxudiincamey837
    @caamirmuxudiincamey837 2 года назад

    Thaaks wll 🙏💢🔥

  • @alvanoboot5849
    @alvanoboot5849 Год назад

    Aaminoy mxaa raga 19cadara isku jabina iyo dharka ku jer badlna waxana wxa usamena ina so jida o amana ma .aqano😢😊

  • @maxamedak3213
    @maxamedak3213 7 месяцев назад

    M. Allah 🎉 r 💯/50 waa ku aamin 😂

  • @sharaawifarah9473
    @sharaawifarah9473 3 года назад +2

    M.a

  • @cabdinasir5295
    @cabdinasir5295 2 года назад

    Aamino adigaa ka daran😍😍😍😍

  • @kamaalcawil2874
    @kamaalcawil2874 Год назад

    Amina ladan shkhsiyadaada ayaa i cajab galisay😅

  • @yaasinyaasiin5268
    @yaasinyaasiin5268 2 года назад

    waasameeyay waarun,waamaadsantahay

  • @cabdiqanicumar2990
    @cabdiqanicumar2990 3 года назад +3

    Hhhh intaas aad shegtayba wan kudhahay lkn way ii bixiwayeen.
    Dee malaha anaa kuwo dhagaxa ku hagaaga😀😀

  • @khadarhaalla2223
    @khadarhaalla2223 2 года назад

    ( wxn u baahanahey hadalo aan ku idhaahdo gabadh aan ka helay saan u soo jiito ,meeshaan ka bilaabana ma garanayo
    Hadalada jacaylka macaan ee waalida ah

  • @abdilaahisead5779
    @abdilaahisead5779 2 года назад

    Very nice

  • @khabiirkhadarkhibra3029
    @khabiirkhadarkhibra3029 2 года назад

    Adiga laftaada shakhsiyadaadaa I cajab galisay waad qurux badan tahay

  • @hassanabdimohamedabdi9735
    @hassanabdimohamedabdi9735 2 года назад

    RUclips sidadban ado kala logu talo galay walal. Edab iyo asluup...go ahead 🧒

  • @khadarmohamedali
    @khadarmohamedali Год назад

    Mahadsanid lakin wll qali qof waxa tahay funny runtii

  • @mohamedsaedmohamed7791
    @mohamedsaedmohamed7791 3 года назад +3

    Ama hadhow cararta

  • @hamzakashka598
    @hamzakashka598 2 года назад

    Wa sax

  • @user-im9xp4vb3i
    @user-im9xp4vb3i 7 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @xaasanSalewan-kx1km
    @xaasanSalewan-kx1km Год назад

    Waxaa icajab galisay dhoola cadeyntaada❤❤❤

  • @mooahmed6651
    @mooahmed6651 2 года назад

    Waa runtaa👌

  • @jaabirabdalla5838
    @jaabirabdalla5838 Год назад

    Cashirkaan wax badan iiga baxay macalimada

  • @MohamedAli-gh9st
    @MohamedAli-gh9st 3 года назад +1

    Waxaan daneenayaa inaan nolosha kula qeybsado..

  • @abdirahimabdulkadir1891
    @abdirahimabdulkadir1891 2 года назад

    Aad iyo aad baad umahadsantahay

  • @HusseinRage-ju5sv
    @HusseinRage-ju5sv 5 месяцев назад

    🎉❤❤❤❤❤❤

  • @Abuyusuf7
    @Abuyusuf7 4 года назад +4

    Hadaa kusoo biiray🥰

  • @biriitishyare3257
    @biriitishyare3257 Год назад

    M.a marwoy hadalkada wuu icajibgaliyay

  • @farhiyaapdirizak4708
    @farhiyaapdirizak4708 3 года назад +2

    Ma waxaaad la shirtimi

  • @youbaby7324
    @youbaby7324 3 года назад +1

    Hhhhhh abyo taas waxba lagu waaye bal
    Balyn B noosharax

  • @cabdiladiifcawilmawliid2188
    @cabdiladiifcawilmawliid2188 Год назад

    Intay ku dhihi lahayda wa masking haku dhahdo wa wasakin faraha ka falan

  • @SANDUUQA_QISOOYINKA
    @SANDUUQA_QISOOYINKA 2 года назад

    Fun fact: dadka quruxda badan ma jecla wa quruxbadan thy in lagu dhaho, ani cml😂

    • @user-fv1bt3xd6g
      @user-fv1bt3xd6g Год назад

      Adi yaa kugu dhahaya naag miyaa thy😹😄

    • @SANDUUQA_QISOOYINKA
      @SANDUUQA_QISOOYINKA Год назад

      @@user-fv1bt3xd6g aflagaadada waa qaatay hhh bal subscribeta ha ila dhaafin laandheere 😃

  • @user-bv9rf2lw2v
    @user-bv9rf2lw2v 4 месяца назад

    macalimadeyda

  • @cawocismaan9881
    @cawocismaan9881 2 года назад

    Meeshy ugu kacsi badan yihiin

  • @anas17yannick49
    @anas17yannick49 3 года назад +4

    Anakuwaso nayaa💥💥

    • @ZakAli9904
      @ZakAli9904 3 года назад

      Subxaana Allah🤭🤭🤭🤭

    • @balasidani942
      @balasidani942 3 года назад

      @@ZakAli9904 haaa maxaa kaagalay adiga wuu wuu wasayaaye

  • @user-zc8uc4pm3r
    @user-zc8uc4pm3r 3 месяца назад

    Sobadi bls😢

  • @mubarak___12
    @mubarak___12 Год назад

    Abyo sidee gabar hada isbarateen iguursan lajeud

  • @JamalAli895-zx1xs
    @JamalAli895-zx1xs Год назад

    Arey fican 5:52 6:54 ❤9

  • @saciidcaabi4603
    @saciidcaabi4603 2 года назад

    waa saas