Gabadha ardayada ah ee Oyeeysa gurigeedii la burburiyay, Bahdilay Xasan sheekh uu ku hayo habargidir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 ноя 2024

Комментарии • 36

  • @aasuf119
    @aasuf119 3 часа назад +4

    Habar gidir kaligood ma aha balwaan aboowe anaga dhan buu guryaheena oo lacag farabadan ku dhisaneey buu naga bur buriyey😢 laakiin xaq soore waa allaah waan sugaynaa xaqayna🙏🏽

  • @Rashid_Ali01
    @Rashid_Ali01 3 часа назад +1

    Ilaah Xasan Sheekh umada Islam haka qabto.

  • @laylosiciid781
    @laylosiciid781 4 часа назад +2

    Waa xanuun
    Masiibo wadanka ka qabata ilaahay ha u keeno

  • @MEl-t5i
    @MEl-t5i 4 часа назад +3

    Xassan musiiibo😢

  • @zamzamsalahcilmi2413
    @zamzamsalahcilmi2413 2 часа назад

    subxaanallaaah war dadka hayskudirin

  • @aasuf119
    @aasuf119 3 часа назад +1

    Xaq soore Waa allaah

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 4 часа назад +1

    illaahay reerkaa haawgargaaro somaliteey wax halooqabto reerkaa

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 часа назад

    Lacag iyo raaxo ku noolyihiin no probleem

  • @realtalk1084
    @realtalk1084 2 часа назад +1

    Hassan shiek is not easy. Free Habar gidir waaa prank

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 4 часа назад

    Ax ax ax waan ka xumahey caruurtaa iskuulka ku maqaneyd ee guryahoodii lsga bur buriyey

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 3 часа назад +1

    Waaryaare HG MAXAMED XUSEEN ROOBLE MAXKAMAD ha soo saaraan ileen isagaa xasan u hiiliyay

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 3 часа назад

    Waa arrin murugo iyo calool xumo ah

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 часа назад +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan gabdhi arda ee had somaliyad oo gurigada la tumiyey iyo bahdilka habargidir tas ma ficna wlkn abdulahi balwan meshan waxa dowlad faderal somaliya ma jiro dowladi bahalodey fashil tay oo hogaminayo odeyga 80jrka xasan munafaq marxun xamza doqn argixisada madaxtooyada villa damajid fashil tay waxey isku badashay 1 argixso iney qaburihi meydki dadki dhintay qufanay oo cashureyso isbaro u dhiganeyso iney dadki somaliyad ee qaxootiga yurubta kah so rafeyso bey waxey la dahay dorasho qof iyo cod muddo kordhis wa tuugo mesha isku timid wlkn abdulahi balwan please farintas garsi shacabka somaliyad ee muqdisho hubkina qada iska caliya
    .

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 3 часа назад

    😡😡😡😡😭😭😭😭😭 AXXX WALAAHAY AAD BAAN UGA QIIROODAY 🇸🇴 SOOMAALIYEEY TOOSA,ISKU TIIRSADA, XASAN SHEIKH, DALKA IYO SHACABKA KAQABTA, INANTA YARNA U GARGAARA, IYO DHIBANAYAASHA LAMIDKA AH AXXX REALLY SAD 😭 😭 😭 😡

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 4 часа назад +1

    Meeday dawladi me xamse meeye wasiradii dawlada ilah ban idinku reebnay ilahaw naga qabo

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 часа назад

    Rooble baahane meeyey waa kii meelaha qaylin jiraye

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 3 часа назад

    Wanaagsan

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 2 часа назад

    Habargidir. Daarood kiliya bay ladagaalami karaan. Laakiin maatadooda malin walba. Laga laqaxinayo. Xamar kama hadli karaan.

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 4 часа назад +2

    Habargidir ma ayagaa Xamar iska leh mise Waa marti?

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 3 часа назад +1

      Nacas dhiig laabe Haashim walaalkiisa ayaad tahay dhiigyo cab. Maxaa meesha Habargidir keenay Somali badhan ayaa ku nool. Hamar waa caasimad oo Somali oo dhan ey ku noolyihiin. Haashimada Simali wey ku bateen ee Allah ha idhiin qabto. 😢😢😢😢😢

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 2 часа назад

    Ceeb waaye wallahi wadanka aan joogno gaalada ahh xataa saas uma daqmaan macneheed waa lagatay marks dismaha waa in uuu bilaabmo marks boobsiis masakiinta sidaas lo galayaah mustaqbalka wadanka wakaas jidka la digoo

  • @SomaneSomane-s1w
    @SomaneSomane-s1w 2 часа назад

    Qabiilbaakudhigey waakahumahay soomaali hakudeeqdoo rooblaakudhigey qabiilkubedeley dawladii umadaxdaka ahaa eesoomaali usineed dhalinyarada soomaaliweyd ushaqeyneysey dhinta soomaliyow kahorow qabiil hadhaco qabiil guul somaaliweyn

  • @HalimoJusuf
    @HalimoJusuf 3 часа назад

    Way ku ficantahay Markus farmaajo rw ka dhigay watey kibren

  • @mamudxun1027
    @mamudxun1027 4 часа назад

    Asc balwaan waxxaas waxakamasuul ah rouble baahane xagee kudabeey hadaa dad dhobtid saan baalaguudhibaayaa xaqiibaa soodaahiray😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 3 часа назад

    Hg 😂

  • @aasuf119
    @aasuf119 3 часа назад

    Dhuunigood u daran ma ayagaa kala jecel

  • @MaryanMaryangarad
    @MaryanMaryangarad Час назад

    Xamar dad badan ayaa lagu dulamiyay ,iyadu waxay daganeyad dhul dawaladeed ee kuwo agoon ah oo hanatidooda lagu heyasataa xamar xoogana looga heyasataa iyaguna hanati la aan ah ,nabasiga xamar ka jira ilaahay ayaa loo banadhigay

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 часа назад

    Hawiye xasan dalka ka qabta waad taqaanaan farmaajo villada ka soo bax

  • @naasirali1396
    @naasirali1396 4 часа назад

    H KINTIR TII AYAA DHAB NOQOTAY WUU KUFSADAY XASAN SORRY HG

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 3 часа назад

    Xasan munafaq hg wubaduqsadey ciil u uqabey weyna weli qadki cagarna a kutagan kkkkk

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 4 часа назад

    Waa wax lagu qoslo Gabadha Guriga ma iyada la'hayd mise waa Dhaxal Aabd,Dhulku waa Dhul Dowladed, Dowladu haday u baahato waa laga Saara,wa maxay brobleemki????? Markay soo degayen may Ogeyn inuu Hanti Dowlad yahay???? oo mar kasta laga Saaryo,waxas yaan dhib laga dhigin dhibna loo arkin,qofkii aan Caasimada Dhul ama Guri ku lahayn ama Guri ka kiraysan karin, waa khasab inuu Degankisi ku laabto,waxan ognahay Guryo dadow Oo wali xoog iyo Xeelba lagu haysto ma aha in Dowlada iyo Dadka guryahoda lagu Jiro la Dulmiyo Balwaan, Runtu waa xanuun badan tahay.

    • @Hasanali-kt2xh
      @Hasanali-kt2xh 3 часа назад +1

      Wa dhul dowladeed , lakiin Xassan dantiisa ayu ka arkay wuuna iibsaday sidii dhulalkii hore . Dowladu ma xassan sheekh dantiisa mise waa danta umadda soomaaliyeed.

  • @aasuf119
    @aasuf119 3 часа назад

    Habar gidir kaligood ma aha balwaan aboowe anaga dhan buu guryaheena oo lacag farabadan ku dhisaneey buu naga bur buriyey😢 laakiin xaq soore waa allaah waan sugaynaa xaqayna🙏🏽