HABEEN: waalaqabtay kii baabi'iyay madaxda xisbulaahi Basaas weyn oo lagu qabtay Lubnaan, waliba

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 окт 2024
  • HABEEN: waalaqabtay kii baabi'iyay madaxda xisbulaahi Basaas weyn oo lagu qabtay Lubnaan, waliba xaafadii lagu dilay Xasan Nasrulaahi,

Комментарии • 302

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 19 часов назад +16

    Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 19 часов назад +26

    Inay mar hore iska qabtaan bay ahayd.
    Guul Xamaas🇵🇸 guul Xisbullah🇱🇧🤲🏼🇵🇸🇵🇸🤲🏼

    • @AnabafwahIbrahim
      @AnabafwahIbrahim 18 часов назад

      Xmas guul installed.allh balse xisbullh wa shiico waxan lenahay allh ha isku babi iyo allhna ha ugargaro musliminta suniga ah Insh.allh

    • @hindiafsomaliah8541
      @hindiafsomaliah8541 18 часов назад

      😂😂​@@AnabafwahIbrahim

  • @gudcade-4267
    @gudcade-4267 20 часов назад +10

    In laqabto waan soo dhawaynayaa waanan ku faraxsanahay qabashada basaaska yuhuudigaa inta kale ee ku dhexjirta Xisbulah alle ha ka dhex qabto Insha, allaah

  • @AbdirahmanMohamed-n1o
    @AbdirahmanMohamed-n1o 20 часов назад +29

    Allow unaxariso reer Palestine 🇵🇸 iyo reer Somalia 🇸🇴 amiin amiin amiin 😢

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 19 часов назад +4

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @MaxmaadAbdilahi
    @MaxmaadAbdilahi 20 часов назад +14

    Maashaa Allaah Guul iyo Gobanimo ❤

  • @cashoshariif9585
    @cashoshariif9585 18 часов назад +1

    اللهم صل وسلم وبارك علي نبينا وحبيبنا وشفيعنا وقائدنا وقدوتنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه وسلم آجمعين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 19 часов назад +16

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️

    • @UMUABUKAR-hl1kw
      @UMUABUKAR-hl1kw 18 часов назад +2

      Scw scw SCW SCW SCW

    • @UMUABUKAR-hl1kw
      @UMUABUKAR-hl1kw 18 часов назад

      Maasha allaah tabaarak illaahow falastiin iyo caawiso guul guul sii yaa rabbi

    • @SaïdsalehsaidSaid
      @SaïdsalehsaidSaid 17 часов назад

      Scw100jir scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 4:53

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 20 часов назад +7

    Waa ka xumahay aysan nooleen sheekh xasan nasrullaah iyo ismail haniyah 😢😢😢

    • @farduusmohmud975
      @farduusmohmud975 18 часов назад +1

      Allh ayan u qadarin
      Sidii loo laayay madaxdii islaamka ee dagaalki mu ta ee uu ku dhintay jacfar bin candul mudalib
      Waxa la laayay maalintaa ilaa shan hogaamiye ama ka badan
      Nebigana waxyi baa loohu sheegayay
      Calanki islaamka waxa qaaday hebel hadana hebel ilaa ugu danbayn uu calankii qaaday khaalid binu waliid
      Markaas ayaa rasuulki scw wuxu yidhi seef ka mida seefaha illaahy ayaa qaaday calankii islaamka
      Markaa waa sune maantana guusha islaamka ayaa leh idamka illahy

  • @sf.-fm2dz
    @sf.-fm2dz 19 часов назад +3

    Ilaahey hadifaco musliminta Amin Amin

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 18 часов назад +1

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi

  • @Moliidcabdi
    @Moliidcabdi 20 часов назад +7

    Maansha..alaah...waxaa
    Faraxad .wayn..ii..ah..ilaqabatay
    Basaas..kii..uwanaa..ee
    Iraiil..la.shaqaynayy..ilaqabto

  • @BarlinHashi
    @BarlinHashi 19 часов назад +2

    Tiftifayaasha muslimiinta cadowga ushaqeeya Rabi hagashifoo Amiin Yaarabi

  • @Jacaylmohamed1
    @Jacaylmohamed1 20 часов назад +8

    Allahu Akbar ♥️
    Walilaahi xamdu

  • @Sakisa3dSakisociid
    @Sakisa3dSakisociid 20 часов назад +3

    Ilahay muslimiinta ugargaar yaa rabi yuhuudana jabi❤❤❤❤

  • @axmedAbdulkadirmohamed
    @axmedAbdulkadirmohamed 19 часов назад +3

    Yaa rabbi ugar gaar muslimka allow yahuda jabi

  • @caadilcade
    @caadilcade 20 часов назад +10

    ألله أكبر

  • @AhmedAbdi-z4e
    @AhmedAbdi-z4e 19 часов назад +2

    maan shalaah alxamdu lilaaah guul xagii nay jirtaaaa m,a

  • @SacadaCusman-j4j
    @SacadaCusman-j4j 17 часов назад +1

    Ugargar musliminta amin amin

  • @ZamzamAxmed-l5d
    @ZamzamAxmed-l5d 19 часов назад +1

    Alxamdulillah Hadii Laqabtay Basaaskii Dhameeyey Madaxdii Xisbullah

  • @SacadaCusman-j4j
    @SacadaCusman-j4j 17 часов назад +1

    Awdud alahaw adiga awodleh❤❤❤❤❤

  • @naanaayare1814
    @naanaayare1814 17 часов назад

    Ilaahoow jabi juhuudiyo wixilajira oo maraykan uhoreeyo falastin ugaragaar amiin yaarabi

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 18 часов назад

    Bismillahi raxmani raxiim kulanti wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 17 часов назад

    Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Rabbi haw hiiliyo muslimiinta dhamaan cadawga muslinka Allow jebi adigaa awood lehe falastiin Iyo xuutiyiinba Iyo xisbulaah àaaaaamiin yaa Rabbil caalamiin

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 20 часов назад +3

    Habeen wanaagsan walaalkeen

  • @OsmanIbraahim
    @OsmanIbraahim 18 часов назад +1

    Basaaaskaas weyn hilibkiisa cad cad ha ujaraano ileen waa yahuuda arxan maleh arxan daro asigana haloo dilo sheydaanka

  • @Libax962
    @Libax962 18 часов назад +1

    Gazzzzzzzaaaaaaaa 💕

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 20 часов назад +3

    Yuhuudu markay sheegaan hal qof oo dhintay anigu waxan qartaa toban qof inay ka bakhdiyeen OKI markay laba qof sheegtaan labaatan qof ayaan qortaa OKI dhaawacyada ay sheegtaana sidaas oo kale kkkk asxaabey idinkuna sidoo kale halka qof waxad qorataan 1+10=10 & 2+20=20 OKI tiro kasta oo dhimasho iyo dhaawac ah oo kufaartu sheegtaan sida korka ku xusan iskugu dhufsada OKI

  • @abbuujiilaani407
    @abbuujiilaani407 19 часов назад

    Mashaa alaah guul Islam Falastiin Lubnaan iraaq Yaman Suuriya somaliya iyo dawladaa Islaamka Iiraan Alaha quweeyo cadowgeedana hjabo

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 19 часов назад +1

    Allaha weyn oo kaliya ayaa leh Goanka Ajasha iyo wakhtigeda,Yuhudda waa quus iyo in latabiyo hatta looma bahno.Natanyahu Ayaa kahoreyn IAllah.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 18 часов назад +1

    20 GANTAAL MIYA 2 QOF DHAAWAC LA DHAAFI LA'YAHAY

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 19 часов назад

    Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 20 часов назад +2

    Dhimashada Yuhudda eey sheegto waa beyn waayo warkooda waa waa dhawac ama dhimasho tiro 2 iyo 3 Gantalada laqaban waayay iyo Muqawamada 7 da jiho Cadowga Jilibka u asstay Rabigooda talasaartay ayaa Guuleystay.

    • @FaadumoShikhmursal
      @FaadumoShikhmursal 19 часов назад

      3×10 ku dhufo markasta tirada ay shegtaan 10 aya lagu dhufta

  • @maanka4722
    @maanka4722 19 часов назад

    Ilaahoow ugargaar walaalaheen falastiin ❤

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 19 часов назад +2

    Gaza allaa caawiya illaahay ayaa u soo diri malaa iig dawaysa I shall allaah

    • @Amira_Abdalla
      @Amira_Abdalla 19 часов назад

      Insha allah Yaa rabi 🤲🏻

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 19 часов назад

    Illaahow fadhi l wayn ooynan filayn fadhi l oo baabi i kuli isreal iyo inta lajirta Aamiin

  • @hassanmohamedegue9762
    @hassanmohamedegue9762 19 часов назад

    Nadaara, grand journaliste d'investigation. Nolow Bro.

  • @fadumomahamud9176
    @fadumomahamud9176 18 часов назад

    Allaahu Akbar Illashow idagaa ka soo saari Kara Abeesooyin waaweyn baa ku dhex aasan Tin cajiin laga soo dhex bixiyay oo kale Allaha Subxaana Watacaale ha uga soo dhex saaro

  • @Faysal-x7v
    @Faysal-x7v 18 часов назад

    Yaaa allah
    Yaaa allah
    Yaaa allah
    Gurmad Awligo alle

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 17 часов назад

    Takbiir Alaahu Akbar Nadaara aboowe 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahrociise
    @sahrociise 19 часов назад

    Allaah hu Jabey yuhuudah

  • @ibrahimbare179
    @ibrahimbare179 17 часов назад

    Ilohow garab musliminta Mel walbo ey jogaan hizbulah wey gulesanaya insha allah

  • @caydaruusaxmedmaxamuud
    @caydaruusaxmedmaxamuud 19 часов назад

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر.
    لا إله إلا الله وحده، صدق وعده، ونصر عبده، وأعز جنده، وهزم الأحزاب وحده

  • @AbdulahiMabdule
    @AbdulahiMabdule 17 часов назад

    ماشاءالله somalida kuli ducadiina alaha aqabo
    Aqbalo dadki leeyag beeroow anagana dhaafaha dunidaan kufirnaye dowlad caadila yaarabi saad ujeceshihiin walaaleheen falastiin alaha idiin jeclaado

  • @qaalidabdulle9680
    @qaalidabdulle9680 20 часов назад +1

    Aad iyo aad aniga ayaa uguso horeeyo caawa☝️

  • @Mohamed-t3v3j
    @Mohamed-t3v3j 19 часов назад

    Thank you for your precious time

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 20 часов назад +1

    Kudhinto kidhamada idamka ilahay 🤲 Aamiin

  • @saidbaxar8513
    @saidbaxar8513 20 часов назад +4

    Bagaa laqabtay

  • @DekowAliMohamed
    @DekowAliMohamed 19 часов назад

    Nadaara sxb soo yaree xayeysiiska wakhti ma haynee! Thanks.

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 19 часов назад

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @fathihasan962
    @fathihasan962 19 часов назад

    Alxm waan ku faraxsanahay yuhuuda alla ha burburiyo

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 20 часов назад +1

    Allah akber Alxudulaah guul xisbullaah 🤲🤲☪️🇱🇧💪

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 19 часов назад

    Ilaahay swt ayaa wax dila waxna nooleeya xataa haday dilaan toodii baa gashay

  • @Abducubeda
    @Abducubeda 19 часов назад

    Masha Allah gul

  • @CaliJama-ee6hu
    @CaliJama-ee6hu 18 часов назад

    Scww saaxiib shalay miyaa mashquushay warkaaga shalay ma maqlin

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 19 часов назад

    Wacaleekumasalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835 19 часов назад

    Hisbullah wa in ay baaritaan kusa meysa dad weynaha ku nool dhamaan magaalooyinka wa in iska qabata Basaaska kujira ❤😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mahadali1698
    @mahadali1698 19 часов назад

    Masha allah waa War farxad leh weeye

  • @safahussen8381
    @safahussen8381 18 часов назад

    Eber allahkasiyo yahuda masibo allahkurido

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 19 часов назад

    Asc Sxb Nadaara Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 18 часов назад

    Masha alaah

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 20 часов назад

    Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 19 часов назад

    Ilaahoow guuleey islaamka

  • @MaxamedjamacmaxamedGalayr
    @MaxamedjamacmaxamedGalayr 19 часов назад

    Waa in aan jarjarnaa cadawga Allah

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 19 часов назад

    Allah caawi reer falastiin xamaas maqawinda alqsaam 😢🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲💪

  • @hibo7569
    @hibo7569 19 часов назад

    Machalla Machalla Machalla Allahu Akbar 🤲🤲🤲🤲🇵🇸🌹🇱🇧🇵🇸🌹🇵🇸🇱🇧🌹🤲🤲

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 19 часов назад

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara waan dhownahay qeyr sheeg insha allaah

  • @HamsecaliJamac
    @HamsecaliJamac 19 часов назад

    Wcs nadaaro allaaha ku xifdiyo allaahu akbar

  • @MaxamedAbdi-g2g
    @MaxamedAbdi-g2g 19 часов назад

    Gool❤xmaas❤gool❤xisbulaahi❤❤❤

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 18 часов назад

    Waa bazaas tuuga qaarkalana waa lahelayaa allahu akbar

  • @Moliidcabdi
    @Moliidcabdi 19 часов назад

    Waaa..iladilaaa
    Yuhudigaaa...cadha
    Ala..kudhacday

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 19 часов назад

    Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah

  • @cumarxogbadane6064
    @cumarxogbadane6064 19 часов назад

    ❤si aan uga gudubno qabyaalada iyo kala qaybsanaanta waa inaan qaadano qaybo kamida mabaadiida shiicada

  • @NurMohamedAli-bz2nd
    @NurMohamedAli-bz2nd 19 часов назад

    ilaahay Musliminta guul ha siiyo

  • @guuletv305
    @guuletv305 18 часов назад

    Waa from Poland.

  • @MohamedDahiyeMaalimMaalim
    @MohamedDahiyeMaalimMaalim 19 часов назад

    Guul
    Balse
    Ninka Xisbiga ama Iran xaaloogacan giliyo

  • @MustafSharif
    @MustafSharif 19 часов назад

    اللهم يا هازم الاحزاب اهزم تحالف الغرب الذي يدعم الاحتلال

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 19 часов назад

    Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda guul allha garsiiyo

  • @SheikhUna200
    @SheikhUna200 20 часов назад

    Asc Mr nadara mahayo Wayahan siyaradii

  • @Faisalhassanrabah
    @Faisalhassanrabah 19 часов назад

    Nadaara nagta afsomali wacan aad ayaan kuu taageeraa sxb

  • @ismailfaysal5639
    @ismailfaysal5639 18 часов назад

    Fashima tii aakhiro waa idin sugaysaa ..yaa huyuud nacdali haku dhacdo suxun udhints jaJuziin habar kudhac Allh ha biiciyo cadawga..

  • @ismailfaysal5639
    @ismailfaysal5639 18 часов назад

    Alla hajabiyo yuhuuda oo haka reebo mulimiinta ay dhibayann ....
    Yuhuudu madhintaa 2 bas matirsa dan cida dhimata ileen waa dhurwaa dhar xidhane

  • @SacadaCusman-j4j
    @SacadaCusman-j4j 17 часов назад +1

    Alaha lajiro muliminta

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 19 часов назад

    ❤Basaaska la qabtay waa farxad ❤😂

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 19 часов назад

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @ilyassuldan6613
    @ilyassuldan6613 19 часов назад

    Mashaa allaah guul

  • @Shxusen55
    @Shxusen55 20 часов назад

    Wacaleykum Salam guuuul waye jajuska 🤳🤲🤲🤲

  • @NimcoAided
    @NimcoAided 19 часов назад

    Alle ma jashifay basaaskii

  • @FaannaAhmed
    @FaannaAhmed 20 часов назад

    Masha allah❤❤❤

  • @Aaliyah-v7d
    @Aaliyah-v7d 19 часов назад

    Lagu qabaydhe daalimka rabi kafurtay ilahay idinkiis kuwakalana waa jiraan hala raadiyo daalimiinta.

  • @IsmaaciilGaaweeto
    @IsmaaciilGaaweeto 18 часов назад

    WAA ÌN LA DILAA WAAYO WUXUU GEYSTAY AYAA KA BADAN MARKA XISBULAAH WAA IN AY QOORTA KA GOOYAAN ALAAHU AKBAR FALASTIIN GUUL

  • @abdirashidguled6697
    @abdirashidguled6697 19 часов назад

    Waxaagoo dhami waa xayeysiis wax ka bedel mahadsanid

  • @omarsharif015
    @omarsharif015 18 часов назад

    Allah ha jebiyo israil iyo dhasheeda amerika.ingiriis.france.jarmal iyo sahaainada galbeed iyo munaafiqiinta la shaqaysta.
    rabbi dhagarta gaalada ha ka qabto muslimiinta meelay joogaanba.
    Allah ha badbaadiyo shacabka ay gumaadayaan iyo muqaawamada jihaadka ku jirta.

  • @lulahmedmoge8308
    @lulahmedmoge8308 19 часов назад

    Allahu akbar

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 19 часов назад

    ❤ basaska hal baro deg deg ah

  • @caadilcade
    @caadilcade 20 часов назад

    اول مره إسرائيل تعترف سبحان ألله اللهم لك ألحمد

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 19 часов назад

    ❤😂ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ❤😂🎉😢😮😅

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 19 часов назад

    Israel ilaahay baan baryaye Iran kubaabi.issay.
    Isxabaaladeediyo kuhele aalado qarsooni.
    Adam allaah ilayskuumabaxo iyo iftiintoona.

  • @AbdulQaadir-o8p
    @AbdulQaadir-o8p 18 часов назад

    Waa guul ayuhuud hadhimado

  • @XalanesuldaanAli
    @XalanesuldaanAli 19 часов назад

    Allahu akber jecliya jabka yahuuda 😂😂😂😂