ABDIFATAH ALBAKRI | NAAGTEE NAAGTEYDA GAADHA | OFFICIAL MUSIC VIDEO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 74

  • @Balanbaalis
    @Balanbaalis 3 года назад +31

    Naagtee naagteyda gaadha ninkee nuuceeda haysa axsan hees fanaan baa usoo baxay fankii soomaaliyeed abdifatah albakri waan ku wataa eeboow my brother y3a nin aan jeclahay gacantiisa baa tahay allaha kuu barakeeyo maskaxdaada muuqaalka iyo heestaba lagama sheekeyb karo

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 года назад +43

    Riyo kasto aad leedahay rabbi hakuu rumeeyo hadaad like isaarto 🙏👍🏿

    • @ubaxxasan7404
      @ubaxxasan7404 3 года назад

      Ala kanaaah kkkkkk hakaana maka tuugsaneeh

  • @anshaxphotographer8752
    @anshaxphotographer8752 3 года назад +20

    Allah ku seeyo awlaad baari hadaad ku saliso nabi maxamed scw scw swc

  • @omarw5124
    @omarw5124 3 года назад +7

    😂😂😂 nagtee nagtayda gaarta waa mya saxib taydaa ugu saraysa aday kutaal😊😊

  • @Korean-c9e
    @Korean-c9e 7 месяцев назад

    Naagtee nagteyda gaadha my fv song😂❤❤

  • @suldankasomaliya3257
    @suldankasomaliya3257 3 года назад

    Wwww masha allah heesta kala kacsan io laxanka+erayo+music beat qurxoon leh runtii sxb y3a gacan fadhido baryaa naga raagtee so rugaal celi👏👏👏👏😘💯

  • @moogemooge3836
    @moogemooge3836 3 года назад

    Waaw Abdifatah yare caleek mmmmm noolow sxb

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed2257 2 года назад

    Wuxu manaag buu so guursadey

  • @aksports956
    @aksports956 3 года назад +3

    Rug cadaagii soo rogaal celi🥰 y3a💫

  • @aliflagofficial9283
    @aliflagofficial9283 3 года назад +2

    Waa sheeko kalee
    Naagtee naagteyda gaadha
    Gbdh jawab ka bixin laheyd waa sugeynaa jah😂✅

  • @Nuurside5949
    @Nuurside5949 3 года назад +5

    Naagtee hee naagteyda gaadho best song hadaa ka heshay (like) dhac

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 3 года назад +1

    Naagtee Naagteyda Gaarta 🥺🥺🥺 Nasiib badanaa naagta ninkeeda saas dhan u sharfay oo dumar dhan laga sareysiiyay 💯💞❤️

  • @rossocade2022
    @rossocade2022 3 года назад +4

    Qofki 8 aad ahay Y3A gacan fadhiso 🙏🙏🙏🙏

  • @shariifmc
    @shariifmc 3 года назад +1

    Is xaqiraad ma fiicno videoga waa kii sanadka ugu ficnaa100%

  • @sabirseyga9230
    @sabirseyga9230 3 года назад +2

    Video iyo bar my pro y3A🔥🥰

  • @namelos2963
    @namelos2963 3 года назад +1

    Salaama from #Hosow pro👉💞👈

  • @abdull0013
    @abdull0013 3 года назад

    My bro abdifatah go up that's cool one 😎

  • @Fiza-nx3jp
    @Fiza-nx3jp 3 года назад +1

    Naagte naagteyda gaadha 😂😂 intas lee iga gadan 👍

  • @kowsarjama4317
    @kowsarjama4317 3 года назад +1

    From shucayb nure pro welcome

  • @muriidilaaki2023
    @muriidilaaki2023 3 года назад

    احسن اغاني في الصومال bro heesta caadi a han

  • @sacdiyoabanuur2949
    @sacdiyoabanuur2949 3 года назад +2

    heesaha uu qaday midan ugu fican inta kale cod ma ku lahan😂😂😂yaa ila arkay

  • @saidmohmed6025
    @saidmohmed6025 3 года назад

    One and only abdifatah bakri waanku wataa ebow

  • @cawilkoyla
    @cawilkoyla 3 года назад +6

    My bro abdi fitax keep going bro 🙏

  • @osmanmohamedali9406
    @osmanmohamedali9406 3 года назад

    Al bakri legend

  • @mariamelmiofficial7541
    @mariamelmiofficial7541 3 года назад +1

    Ana gara nagtada wliba kasreya😘

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan7689 3 года назад +1

    Ninkeyga ninkee gaaraa hello xppi replay ii soo gal

  • @fuwaascabdala9068
    @fuwaascabdala9068 3 года назад +4

    Aniga waxaan taganhy nagtyda naag gaadho lama dhalin lamana dhalayo

  • @anshaxphotographer8752
    @anshaxphotographer8752 3 года назад +1

    First one vidio

  • @nazli3465
    @nazli3465 3 года назад

    😂😂😂😂💔rer xamar wana cebesen nagtey nag ma garto hees ma noga so dhigteen

  • @meymalyrics5936
    @meymalyrics5936 3 года назад +2

    Waxaan ahay gabadha kaliya ee sameesa somali music lyrics marka so boqo channel keyga hadi aad kahesho igu xirnaaw thanks all😭.....

  • @Abdul-cl8if
    @Abdul-cl8if 3 года назад

    Boqorka codka abdifitah albakri 🙏💯

  • @Fowsi1227
    @Fowsi1227 3 года назад +1

    nagte nagtyda gaadha nastexo hodan 😍🥰😍🥰😍🥰🥰😍🥰🥰🥰😍😍😍😍😍😍😍

    • @caraweelodumar7288
      @caraweelodumar7288 3 года назад

      My ninkeyga ilahey haika daayo hajjigeyga xalasha fowsi love you 😍 ❤ wan filayay inta inad iga so horeyso xabibi alpi

    • @Fowsi1227
      @Fowsi1227 3 года назад

      @@caraweelodumar7288 xbbi la aanta abar waaye 😍🥰🤩🤩🤩🤩nasiipka ika siyay xbbii

  • @maxamedbare8377
    @maxamedbare8377 3 года назад +1

    Y3A PROTCTIONS AAD BAAD KUGU MAHAD CELINA SHAQADU HASOCOTO🤝

  • @mohamedhusseinfarey7262
    @mohamedhusseinfarey7262 3 года назад

    Wallee fanka abdifitah albakri ayaa usoo baxay walaaalka waxaa soo wadid lagama sheeken karo

  • @Aadamm436
    @Aadamm436 3 года назад

    Lama celin karo Fanankan 😍😎

  • @djroblevlogs488
    @djroblevlogs488 3 года назад

    First comment hello maqal majiraa

  • @xogsugan1842
    @xogsugan1842 3 года назад

    Musicianka reer waqooyiga iska bareejaynaya hamaada al casal

  • @xamseyare7895
    @xamseyare7895 3 года назад +1

    Masha aallah

  • @Walal_Moo
    @Walal_Moo 3 года назад

    Best song 🎵 alfanan abdifahah

  • @boojoow2
    @boojoow2 3 года назад +3

    Cidahan Cad cadka dhib bdnaa ''naagtee nagteyda gaarta`` KulaHaa 😂😂😂

  • @meymalyrics5936
    @meymalyrics5936 3 года назад

    Waxaan ahay gabadha kaliya ee sameesa somali music lyrics marka so boqo channel keyga hadi aad kahesho igu xirnaaw thanks all😭

  • @villamuxiyadiin4395
    @villamuxiyadiin4395 3 года назад +4

    Inta aan heesta aan ka helin like saara daacadii😌🥵😒

  • @najmamahamud324
    @najmamahamud324 3 года назад +1

    Waar anagaa gadhoo dhafna balaayadan mijaha sakarada leh Hana barbar dhigin

  • @umuakil2398
    @umuakil2398 3 года назад

    Bro dheesha iska soo dhis

  • @hafsafunny5841
    @hafsafunny5841 3 года назад

    Waa sheko kale naag hees imanoqde wax kale iisheg 🤣🤣🤣🤣

  • @jooqlecadeofficial630
    @jooqlecadeofficial630 3 года назад

    Waaw

  • @sahalmohamed773
    @sahalmohamed773 3 года назад

    M.a kal iyo laaap

  • @samiiralfa
    @samiiralfa 3 года назад

    Muqal laga shaqeyeey

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 3 года назад

    Kkkk nagta indhaha meka sarqansanthy kkkkk

  • @ibrahimabdirahmanadan3554
    @ibrahimabdirahmanadan3554 3 года назад

    The best🔥✌

  • @hunguridhubuq3275
    @hunguridhubuq3275 3 года назад

    hhh alamayeeey

  • @mfrproduction3540
    @mfrproduction3540 3 года назад

    ✌✌✌✌

  • @sumayocadey8512
    @sumayocadey8512 3 года назад +1

    Waxan hesa miyaaa 😡😡😂

  • @xamseyare7895
    @xamseyare7895 3 года назад

    Wwwwwwwwww

  • @fuwaascabdala9068
    @fuwaascabdala9068 3 года назад

    Nin waliba tiisa la fiican asaa iskula sareyo nin kasta

  • @zeynabhasan8197
    @zeynabhasan8197 3 года назад +1

    Wllw abdiftxow plz shatigan oo madowga ah oo kalarka leh waa kugu nacay iskama badalesid hal xabo makuso iibiya aad iskaga badasho meel kasto kuso dhigta😜😃

  • @munakeyf6192
    @munakeyf6192 3 года назад

    Wwww

  • @mumtazbeauty966
    @mumtazbeauty966 3 года назад

    chicken legs 🙄🤐🧐🤭🤦🙋🙏

  • @asalibashir5886
    @asalibashir5886 3 года назад +1

    Wxan hees miya sheeko waye🤣🤣😁nagte nagteyda gadha kulaha