Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

caasimada Hargeisa oo hormar degdega ku talaabsatay muuqaal qurux badan 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 июн 2024

Комментарии • 17

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v Месяц назад

    cunwaan qorxoon oo isoo chiitay baad soo qortay.
    I like it very much.
    Thank you brother.

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Месяц назад

    Masha allllah hargaysi wa magaaalo quruxbadan haday wadooyiin hagaagsan hesho cajiib bay noqonayasa ilaaahow u sahl wadooyiin wacan❤

  • @zahraahmed972
    @zahraahmed972 Месяц назад

    Ma Sha ALLAH

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts Месяц назад

    Halkay martaa wadada quruxda badani kiinay hor martaa malaa

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Месяц назад

    Oo xagaad jigjigana ugu darsatay hal laami oo indhohu qabtaan maleh hargaysi ilaaaahay wasooyin fican haw salo❤

    • @sabirabdi2913
      @sabirabdi2913 Месяц назад

      Wll qoraalka iska hagaaji😮

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv Месяц назад

      @@sabirabdi2913 wlllo waga xaldantay daa igaxaldantay wa ka xumay

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv Месяц назад +1

      Way iga khaldantay sorry kalmadbaa igaa khldantay wa ka xumay

  • @sabirabdi2913
    @sabirabdi2913 Месяц назад

    Hargaisa has no roads

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm Месяц назад

    Dalkaaga ku dhaado maashallah guul iyo gobanimo somaliland allaw dhawr illaahay swt haynaga ilaaliyo wixii sharwada allahuma ameen ❤❤❤❤❤❤

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv Месяц назад

      Aamiin aaamiiin aaamiin❤

    • @Hciid
      @Hciid Месяц назад

      Waxa aad ula jaabaa magalada hargeysa 1988 boqashadii siyaad bare waxaa deganaa dad lagu qiyaasay 28000 ilaa 30000 xasuuqa ay sheegana waa 1000000 qof hala is waafajiyo

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v Месяц назад

    waxaan ku waydiinaya wadada labada boqol kaalintii saarnayd ee kaalintii laas geel agteeda kaalin kale iyadoo laga dhisay baan ogaa iyo shirkad "iclaanaat" ama xayaysiisyada samaysa laga ag dhisay ee maxaa kale oo ka dhismay dhinacaas,inkastoy iska yara ahayd baadiye!

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Месяц назад

    Magaalada aad baa loo dhisay, loo nidaamiyey loo qurxiyey. Laakiin ciidan wadooyinka qarinaysa iyo dhir la'aantu wax bay u dhintay. Waxay magaaladu u baahan tahay in marmarkii pedestrian zone ka iyo dhir badan oo joojisa dabaysha iyo biyaha ciida keena iyo cagafcagafyada ciida xaadha !

  • @abdidibitati4846
    @abdidibitati4846 Месяц назад

    Qurux maxay taraysaa dadka amxaarada u niikinaya oo rabo in gaalo ehel ka dhigtaan 2024 muslin gaalo ehel kama dhigto ee gaalo miyaa tihiin?

    • @sabirabdi2913
      @sabirabdi2913 Месяц назад

      من قال لأخيه يا كافر فقد باء احدهما
      ETHOPIANku maanay kuwa gedo iyo garbahaaray jooga ahayn. Kkkk

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 9 дней назад

      Oohinta igadaa niicda waa laga balamee kuwa aad maalin walba aad diyaarada usii saarantayba muminiin maahe munaafaq yahaw