Dalmar iyo Dr. Abbas Xanuunka waalida

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 26

  • @bilanahmed5816
    @bilanahmed5816 3 года назад +6

    Mahadsanid ilaahay caqliga ha ku barakeeyo

    • @Faduma-j6n
      @Faduma-j6n 11 месяцев назад

      Mllkkhuujlooihjkdftlswe es b und zu tillbcxxvvmmm

    • @Faduma-j6n
      @Faduma-j6n 11 месяцев назад

      Hop

  • @KhalidBoqorShow
    @KhalidBoqorShow 8 лет назад +3

    ma sha allaah abti cabaas I hope to see you soon in sha allaah

  • @cabdiqadirxasan-kr7kk
    @cabdiqadirxasan-kr7kk Месяц назад

    Dr waxaan ahey bukan dhibatada qabo pleas icaawi😢

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 Месяц назад

    Walaahi waan arkay dad ka cabanaaya dhibaatadan nin famliga ka mid ayaa anigoo yar igu odhan jiray saxaa ila hadlaaya amar isiinaaya is ilow siibaan ku odhan jiray modo ka dib wixii wuu iskay tusayaa ayuu odhan jiray
    Aakhirkii isagoo caadi uwaalan ayuu gaadh jiidhay ALLAAH yarxamu

  • @sahragacal5031
    @sahragacal5031 4 года назад +1

    Maashaa Allaah

  • @axmedsiciid7488
    @axmedsiciid7488 Год назад +2

    الحمدالله رب العالمين

  • @nubileahmedmahamuudlabaale6647
    @nubileahmedmahamuudlabaale6647 4 года назад

    Jazaaka llah

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 6 месяцев назад

    Asc doctor cabaas korontada Electroconvulsive ECT aad sheegtay waa halis side effects badan ayey leedahay sida in qofka xasuusta ey toos ugu lunto uuna iloowo qufka uu yahay iyo dadka uu aqaani intaba marka umada soomaaliyeed in ay ka fiirsadaan ayn ula tali lahaa.

  • @maymonyasiin2850
    @maymonyasiin2850 8 месяцев назад

    Xageee lagala xiriiraaa dr plz

  • @ahmedaraale4996
    @ahmedaraale4996 2 года назад +1

    Allow Naga haay

  • @shayaansiyad2357
    @shayaansiyad2357 3 года назад +3

    Xanuunkan Wuu igu dhacay waxuu i haaye 3bil daawo la isoo qoray,6bil cunaaye waan iska joojiye 4bil ma qadanin wax calaamad ahne ma isku arkin.hada xogaa cabsi cabsi igu soo bilaabatay

  • @nubileahmedmahamuudlabaale6647
    @nubileahmedmahamuudlabaale6647 4 года назад +1

    Ma.a

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 10 месяцев назад +1

    Qofka uu kajogsada hadalka intuu maqlayo waa qof hadlikaro qalad sax hadal midka joogsada kaqatarsan kababyo hadalka gadal unoqona gadalgdal usoco ookale wax aburka keedka sida xafidka iyo meriska meriska kuugoynaya bakadko kale aba danbil qudar lagudonta borso garab laba maskax midood meriska ookale suuxtin sojedo soconeyso

  • @muhiimhasan-qb2wl
    @muhiimhasan-qb2wl Год назад +1

    Adeer xgeen kaala so xidhiidhaa

  • @MunaMaxamed-l5r
    @MunaMaxamed-l5r 7 месяцев назад

    Dr xageen kala soo xidhidhaa

  • @AxmedCade-px8mj
    @AxmedCade-px8mj 3 месяца назад

    Xagee lagasoo xidhadhaa

  • @umurayaanyare5885
    @umurayaanyare5885 3 года назад

    Df

  • @yout301
    @yout301 Год назад

    Waad kumahad santahay

  • @AxmedCade-px8mj
    @AxmedCade-px8mj 3 месяца назад

    Xanuunka hada ayuu ihaya

  • @mahadmaxamed4998
    @mahadmaxamed4998 3 года назад

    Dhagtar xanuunkaa anuu ihayaa dhakhtar kasta oo aan utago wuu ifahmi lahay adeer xagaan kaa la Soo xidhiidhàa 4483082