Wareysi Prof.Ahmed I Samatar

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • Waa wareysi gaar ah oo Dalmar Media la yeelatay Prof. Ahmed I Samatar oo ka sheekeynaya shakhsiyadiisa, jaceylka uu u qabo suugaanta iyo siyaasadda.
    Waxaa wareystay Ahmed Shanle oo ka tirsan warbaahinta Dalmar.

Комментарии • 13

  • @barrygolden6873
    @barrygolden6873 2 года назад

    Man shaa allah professor Axmed Ismaaiil Samatar.

  • @ahmedmohamedomer5783
    @ahmedmohamedomer5783 11 лет назад

    maansha alaaa waa prof sameter oo intuu maadigii halkii ugu danbeeyay ka gaadhay fankana ka madhnayn hadii loo baahdana heesi kara alle ha ku xafido

  • @wadani412
    @wadani412 11 лет назад +1

    Prof Samater waa aftahan wayn oo alle aqoon iyo karti ugu daray .

  • @somalilander1
    @somalilander1 11 лет назад +2

    Qofka ku dhagasytaa cilmi ayuu ka faaidayaa wayn oo ka mid yahay qaabka lo hadlo lona jawaabo, thanks wariyahaa oo nin isaguan suaal aad u fican waliab dagan,,

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs 10 лет назад

    Waa ajiib maarnaba makuu dawaqiin nabigaa Mohammed (saw) misse asahabtiisa, dadkuu fanoo, ilahi dariqaa ha tusoo.

    • @maxamedcali2259
      @maxamedcali2259 3 года назад

      Nabiga maxaad meesha kala soo doontay fan soomaaliyeedbaa laga hadlayaaye

  • @oday123abc
    @oday123abc 11 лет назад +2

    Waxaan ka helay sida loo duubay videoga . it is recorded professionally.

  • @abdulibrahim7211
    @abdulibrahim7211 10 лет назад

    Prio today is jun 1 I wana telling you my legend dont di that again hadii hargeysa iyo gabiiley lagugu soi dhaweeyey ha moodin inay ku jecelyihiin waa sheeko laguu dhigay siiraanyo waa sakhraan yaab been laguu sheegin yaan lagaa badin samatarow waa. Ju daa wanaynaa

  • @abdibasidosman6405
    @abdibasidosman6405 11 лет назад

    walee ninkaa samaroon waa nin adag halkaa kaga hay

  • @Dhegayste
    @Dhegayste 11 лет назад

    Waar iga tal gaalo raacyahow ,nin gaal ah ayuu ku leeyahay waan noqon lahaa ,sida Michel maryama iyo Charles Tilor.