Daawo; Garaad Jaamac Cali oo bahdilay Beesha Isaaq, Ingiris ayaad xamaali u aheyden, Dhulbahante waa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 ноя 2024

Комментарии • 29

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 3 месяца назад

    Allaahuma Aamiin Thuma Aamiin wa Jzklh kheiran jaza Mr Garad Jamac
    Guul iyo Gobanimo warta Reer SSC ❤❤❤❤❤❤

  • @TawakalBudeeye
    @TawakalBudeeye 4 месяца назад +1

    Libaax libaax waankutaageersanahay❤❤

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 4 месяца назад

    Isaaq dal maaha ee waa reer. Midnimo Somalia!!!!!

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 4 месяца назад

    Waa ilaah mahadiiiiiis in maanta oo Ah. 26 june 2024. Olaga Xoreeyey deegaanada khaatumo State odhanba oo 25. August 023 kuligoodba deg deg ah.

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 4 месяца назад +1

    aabahaa isaga oo qaawan buu burco yimi

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 4 месяца назад

    Geesi geesi dhalay xafadullah garaad jaamac walee xiniinyuu sheegtay !

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 4 месяца назад +1

    Gobolka mudug ilaa Awdel. Waa yaa waqooyi galbeed la Tiraahdaa?? Waa 🎷🎷🎺🎺🎺🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷 waa sax warka Garaad jaamac garaad Cali ---- Oo Aabihii garaad cali garaad jaamac.#### Oo ahaa garaadka maanta Nool Aabihii garaad Calioo Ninkii USP oo aheyd taariikhdii Runta Aheyd oy Axmed jaamac jingali ---- 1954. Calankii muqdisho laga taagey 1 kowda july 1960. Oo taariikhda xoriyadii dalka soomaaliya odhan.

  • @barkhadhassan4378
    @barkhadhassan4378 4 месяца назад

    26 june - 1 july
    5 maalmood ba uu dhexaysaa
    Waxa la moodaa inay uu dhigantahaay 500 saano
    Waxaa ficaan ina British iyo talyaanigi loo yeedho oo markhaati fuuraan oo la waaydiyo
    "war gaalo bal warkaa keen"
    Ila si kale ma jirto dadkaan loo kalaasaaro somali way waasheen

  • @Beru700
    @Beru700 4 месяца назад

    Garadkii dhulbahante miyaa waashay 😂.
    Taariikhdu waa qoran tahay .

  • @abdikhadarmahadale4708
    @abdikhadarmahadale4708 4 месяца назад

    Odaygii waa ceeboobay taariiqda been ayuu kasheegay

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 4 месяца назад

    kani waa midaan xaal ku dhalan aabihii buu ku sheegayaa beenaale

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 4 месяца назад

    Waxan u malaynaya hadalka wanagsan inuu facayan

  • @jamaabdirahman8511
    @jamaabdirahman8511 4 месяца назад

    Garaad saax-dheer orod geelaagii kunoqo dhoorayahow qaran dumiska ahi maatidaad qixisayna xisaabteedii way dambaysaa

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 4 месяца назад +1

    Asc ma sha alaha garad jaamac garad cali hadalka kugu malnay guuleyso qaranki barida weyna iidor dabacayun argixso snm shbb dacish qac ba ka yarday wey jaban filmki ruwayadi been 33sano been lo dhigayey so dhamaday wey fashil tay

  • @abdirashidhashi8049
    @abdirashidhashi8049 4 месяца назад

    😂😂😂Garaad laawoow taariikhdu way qorantahay😂😂😂

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy 4 месяца назад +1

      Garaadku wuu idinla hadalay ee ingriis waa kuwii awoowyadiin xanbaari jireene magac u bixiya hadii aanu idin gumaysan reer dhan oo khayaali ku nool baad tihiin ilaa qiyaamuhu ka dhacayo viva ssc khaatumo !

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 4 месяца назад

    hada boodhka ka danbeeyana waxaa ku qoran sanad guuradii 64 aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada qaateen goboladii waqooyi hadaba markee waalan yahay odaygan cudurku naanaabiyay

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 4 месяца назад

    Maxamad cabdulle Xassan wuxuu ahaa budhcad xoolaha dhaca dadkana laayaa oo welibana dumarka ka qaadi jirey ragga ee beenta jooji.

    • @abraQolkisa
      @abraQolkisa 4 месяца назад

      Sayidku ma hoyadaa buu wasijiray awawgagi xamaliga ah

  • @Yasmin-u2h
    @Yasmin-u2h 4 месяца назад

    Waar jaahil yahow taariikhdaway qoran tahay
    Beenaaleyahaw jaahilka ah

  • @CabdiLahay
    @CabdiLahay 4 месяца назад

    Bal beentaa eega

  • @Yasmin-u2h
    @Yasmin-u2h 4 месяца назад

    Waar jaahil yahow taariikhdaway qoran tahay
    Beenaaleyahaw jaahilka ahjaahil beenaale ah

    • @AhmedSaid-bz4do
      @AhmedSaid-bz4do 4 месяца назад +1

      Caydu ha kuu dambaysee, sheeg waxa aad u taqaan taarikhda saxa ah ee aad adigu hayso. Haddaanad hayn inaad cayda miciinsayo way kuu egtahaye nabaey!
      إذا لم تستحي افعل ما شءت و قل ما شءت

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 4 месяца назад +1

      ​@@AhmedSaid-bz4do waa indoor xanaaqsan hala yaabin😂😂

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 4 месяца назад

    beenaale ilaahay balaayo kugu rid

  • @Yasmin-u2h
    @Yasmin-u2h 4 месяца назад

    Beenale been abuur badan