Hassan sheikh in uu qaadka kenya dalka ka xanibo isagaa ayaa ugu walwal badan kenya maadama uu hasan sheikh ka macaasho qaadka hlkas haasan sheikh waa musalafaya😂
Hasan sheikh titelkiisa iyo sida uu U dhaqmo ayaa sabab u ah in Kenya Ethiopia ku dhiiradaan wax waliba oo lidi ku ah qarannimada somaaliyeed iyo madax banaanida dalka Waayo taliyaha sirdoonka Ethiopia 🇪🇹 ayaa isku maray Kenya 🇰🇪 uganda 🇺🇬 Isagana waxuu ku mashquulsanyhay howla yar yar oo Gudaha
Anigo nin Darooda ku leh Hawiye wa qabil somaliyed o sharaf leh ee siyasi Tuga oo dantisa u dacada laguma coladin karo kuwa yari wx magaratada ah Qabyalada logu adegto qorigana lo dhibo Qabil walba wa qaba ee kala qad bahasha
Dhibka haysta DFS waa in aanay xukunka somalia 🇸🇴 gacanta ku haynin sidaa darteed dalalka itoobiya iyo Kenya waxay si dadban u maamulaan maamulada kala ah somaliland punthland jubaland galmudug iyo KGS,,hadaba anigoo ah muwaadin somaliyeed o reer woqooyi ah( isaaq) waxan usoo jeedin lahaa dowlada dhexe inay marada ceshadaan,arinkana seeska ka bilaabaan o bilaabaan siyaasad casriya o layskaga horkeenaayo shacabka iyo masuuliyiinta maamulada iyadoo shacabka loo tusaayo inay madaxweyneyaasha maamulada ay yihiin kuwa kursiga ugu fadhiya una shaqeeya itoobiya iyo Kenya, DFS ay raadsato awood ciidan iyo mid dhaqaale o ay hawsha ku bilowdo si marka ay isku dhacaan shacabka iyo maamuladu ay dowlada dhexe ukeensato ciidan iyo barasaabo diyaarsan o maamulada la wareega,,,lkn tamartaa iyo kartidaasi imnka iima muuqdo madxdeenuna waa kuwo Africa iyo aduunkaba ku ceebaysan walahi from hargeysa somalia 🇸🇴 ♥
Sida dad badan oo gobolka ahi ay ogyihiin, Kenya waxa ay aaminsantahay in JL & baddeedaba ay iyadu leedahay. Waxana riyadaas u fufudeeyey KDF oo maanta ka arrimiya Kismaanyo & baddeedaba. Waxa kale oo dadka u dhuundaloolaa ay ogyihiin in Kenya & Itoobiya ay leeyihiin heshiis milateri & mid istiraatiiji oo ka dhan ah jamhuuriyadda Soomaaliya (NFD & OGADEN), heshiiskaas oo UK ay musdanbeed u tahay. Marka, sidee bay Nayroobi gobolkeeda JL ee ay haysato ugala xaajoon karaa Muqdisha?! Dhinaca kale, jamhuuriyadda Soomaaliya waxa ay u jihaysatay doorasho cod & qof ee halloo diyaargaroobo. Maamulkii diidana waxaa go'aan ka gaadhaya guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka, waxaana lagu qabandoonaa Bakaaraha ama Kaaraan. Yaa ciil qabaa!!!!
Guuleyso inadeer wariye qaran ilaah haku barakeyo amiin 🤲🤲🤲✅️💯👏👏❤️🫶❤️🫶❤️🫶
Warar sugan. dhexdhexaad ah iyo xoggo muhiima oo kaa qarsoon kala soco oo ku xidhnow Gaylan midea
Walaahi dalka meel xun buu kusocdaa
Xasan sheekh hadii nin yahay
Qaadka ha joojiyo
Kenya
Qaadka sow Xasan kama faaiido in Xasan Jaadka joojiyo waxaa ka horaysa inuu shacabka aan adiga iyo Anigu ugu horayno na gado
Hassan sheikh in uu qaadka kenya dalka ka xanibo isagaa ayaa ugu walwal badan kenya maadama uu hasan sheikh ka macaasho qaadka hlkas haasan sheikh waa musalafaya😂
That's very true thanks geylan media
Maamul xumada xasan dhiiqo ayaa halkaa dhigtay inay itoobiya iyo kiiniya ay sidii caruurta u maweliyan xasan sheekh
Xasan sheekh siyaasadda arimaha debadda wuu ku fashilmay,
Xasan shikh mamul oo xoog kaga gulaysan karo ma jiro dhul walba oo darisyada siiyana raali ka noqon maayaan ee dadalka oo dowladaha dariska ah la gelinayo mamulada gudaha haa galiyo waxa la isku hayaana wala hadal haa lagu dhameeyo
Kooxda xasan kenya lama hadli karaan waayo waxay xadaan oo dhan kenya ayey ku maalgashtaan xasana waa ganacsade maaha mdwne waana nin aad u liita
Wariyaheyga gelyen media ❤❤❤
Geesiga.sama😊roon
.ganaral.riidwaan.xuseen..waa.geesiga..fadaralka.itoobiya.ugu.sareeya.siirdoonka.guulayso
Keep going brother
Carada xasan waa markaas uun hadii lala hadlo wuu dhalaalayaa oo durba wuu is bedelaya, marka maxey tareysaa caro hadaddan wax mowqif ah aadan laheyn iyo meel laguugu soo hagaagto…
Xasn guul magaadhayo waayo khaain
Dowlada Somalia 🇸🇴 hadii ay Jawaab ka bixinweeydo waa in iscasilaan.. KENYA WA CADOW..EMIRATEKA IYO ETHIOPIA WAA CADOW
Cadhow hawiye deh EEE anagu cadhow Uma aragne
maweelo mxd heysata oo cadow lagaaaga noqon idinkaaba liite hhhh
@@SOMSHE-di7hq7xt6fmaya waa cadow soomaaliyeed oo horumarka somalia diidan. Ethiopia, emiraatka iyo kenya weligood waxay ahaayeen cadowga Somalia. Qabiil kuma xirna
@countcryptonite Bada mxa losiye marka hade cadhow yihin. Shalay qalbi dagax mxa logu diwe Ethiopia
Hasan sheikh titelkiisa iyo sida uu U dhaqmo ayaa sabab u ah in Kenya Ethiopia ku dhiiradaan wax waliba oo lidi ku ah qarannimada somaaliyeed iyo madax banaanida dalka
Waayo taliyaha sirdoonka Ethiopia 🇪🇹 ayaa isku maray Kenya 🇰🇪 uganda 🇺🇬
Isagana waxuu ku mashquulsanyhay howla yar yar oo Gudaha
4sano dib udhac un ba kaga faidnay mamulkan umana qalmo masuliyada inta la eg qabto xassan shekh
May Allaah bless you just look after self sister ❤
Kenya wa in aysoqabataa hadii kale waa...
Hoo bariiska xmunaafaq teg lagu nacyee tii bisho teesteey yaa sur saar isha laah badel qeyr qabo oo daacad u ah wadan kiisa soomaali wey
Jubaland iyo Puntland iyo Somaliland ha iskaashadaan ha ku celiyaan maamul hawada dalka Kenya sababtoo ah dowlad ku sheegta Moqdisho fadhida hawadii iyo diyaaradihii waa siyaasiyadeen waxey ka dhigaan wax Hawiye leeyahay.
Hawiye lagama hadlayee dawlad baa laga hadalaya wax fahan nio
Besha hawiye iyo dawlada kala saar
@@AbdikhadairMohammedwaa runtaa. Waxaan arin qabiil ma aha laakiin waa arin dalka oo dhan ku saabsan
Anigo nin Darooda ku leh Hawiye wa qabil somaliyed o sharaf leh ee siyasi Tuga oo dantisa u dacada laguma coladin karo kuwa yari wx magaratada ah Qabyalada logu adegto qorigana lo dhibo Qabil walba wa qaba ee kala qad bahasha
@ waa runtaa sxb
Thanks wll
Dhibka haysta DFS waa in aanay xukunka somalia 🇸🇴 gacanta ku haynin sidaa darteed dalalka itoobiya iyo Kenya waxay si dadban u maamulaan maamulada kala ah somaliland punthland jubaland galmudug iyo KGS,,hadaba anigoo ah muwaadin somaliyeed o reer woqooyi ah( isaaq) waxan usoo jeedin lahaa dowlada dhexe inay marada ceshadaan,arinkana seeska ka bilaabaan o bilaabaan siyaasad casriya o layskaga horkeenaayo shacabka iyo masuuliyiinta maamulada iyadoo shacabka loo tusaayo inay madaxweyneyaasha maamulada ay yihiin kuwa kursiga ugu fadhiya una shaqeeya itoobiya iyo Kenya, DFS ay raadsato awood ciidan iyo mid dhaqaale o ay hawsha ku bilowdo si marka ay isku dhacaan shacabka iyo maamuladu ay dowlada dhexe ukeensato ciidan iyo barasaabo diyaarsan o maamulada la wareega,,,lkn tamartaa iyo kartidaasi imnka iima muuqdo madxdeenuna waa kuwo Africa iyo aduunkaba ku ceebaysan walahi from hargeysa somalia 🇸🇴 ♥
Hoyadaa ISAAQ wasye sheego qabiil kaaga oo afka nooga dhig dalkayaga somaliland, ma halkaaaay idinla maraysa Inaad shegaayaan muwadiinta somaliland...anaga iyo somalia labada dal oo kala madax banaan baanu nahay wax. Naga galay ma jirto somalia , dalkayaga somaliland marnaba gorgortan ka Gali mayno in somalia shegato, we are proud our country somaliland
Xasan shiikh isagoo aarsan kara ayuu cala calaya waa doqon
Geylan media wariye sare
Waarkani madaxwayna manoqonayo waayo waa waxliita oo kukuuyadu dhanwalba kaga adkaatay
Sida dad badan oo gobolka ahi ay ogyihiin, Kenya waxa ay aaminsantahay in JL & baddeedaba ay iyadu leedahay. Waxana riyadaas u fufudeeyey KDF oo maanta ka arrimiya Kismaanyo & baddeedaba.
Waxa kale oo dadka u dhuundaloolaa ay ogyihiin in Kenya & Itoobiya ay leeyihiin heshiis milateri & mid istiraatiiji oo ka dhan ah jamhuuriyadda Soomaaliya (NFD & OGADEN), heshiiskaas oo UK ay musdanbeed u tahay. Marka, sidee bay Nayroobi gobolkeeda JL ee ay haysato ugala xaajoon karaa Muqdisha?!
Dhinaca kale, jamhuuriyadda Soomaaliya waxa ay u jihaysatay doorasho cod & qof ee halloo diyaargaroobo. Maamulkii diidana waxaa go'aan ka gaadhaya guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka, waxaana lagu qabandoonaa Bakaaraha ama Kaaraan. Yaa ciil qabaa!!!!
Carooy Xaal qaado ma xasan wax ka caroodo arkayoo wuxuu ahaa inan gabagabo galmo ma diido daayo imaan laawa haan dhaandhaanka ah ha gurto xaaranta inta waaga ku baryaayo hada tareenka kaligibaa saaran
Xassan sheeq wufishilmay
Mooryaannimo baa dawladniimo loo maaleeyay...waan maan'quracan ...
Kenya xiriirka ha loo jaro.
Aniga kow ah❤❤❤
Kalab😂
Ninka ugu qabyaaladda badan ee laga waalay weeye kani
Nin mowqif lahayn
Dowladan ka carootay moyee..wx qabad kale umadda somaaliyet
Umaheeso miya waa su’aal isweydiin muddane?
❤
Ninkan cebtu wuu radsada ee dad qabto miyusan lahen
Sirdoonada Kenya iyo Ethiopia waa rag Somali ah.
DF waxay rabtaa inay kala xaajooto arimaheeda gudaha dowladaha dariska ah oo iyagu qaatay inay kula dagaalamaan gudaha Somalia ayagoo isticmaalaya dad Somali ah,sida JL, KG, PL iyo SL.
Somalia waxay ubaahan tahay kacaankii Joche Idea
DACWAD OOHIN AH OO GURGUURTA U GUDBIYEY KENYA
Xasan Kenya iyo itobiya isaga u baahan oo markasta isu dhiiba si fudud siyaasad la’aanta xasan sheekh ayaa soomaliya hoos u dhigtay hankeedii
Respect oneself and dignity will lead to trust otherwise !!! you will be meaningless
Calaacal uun miyuu kujiri
Dal xaraashe qorshiisa waa soomaali is dagaasha dunidana la dagaashan.
Yeah I I think madobe is saving our country from gurgurte and his goons
Kenya iyo ethiopia caadiyey xasan shiikh u aqriyeen kabina way kudheel dheleen
Lax walba meshe is dhigto kagu Bereta masuliyada ka wayn xassan shekh wllo
Xasan wa nin cidkasta u ladagalaamo ku jabaaya
Wa damiin siyasadeed
Xasan siyaasad malahan
Sharaftii Somalia Xasan baahane Dhulkii lagalay masiibo kugu dhacday
Weriheyna qeylo dhaan kusalamay sxb
Aqli maleh xasan shekh kenya iyo itopiya kama ilbaxaya
Xasan sheikh waa doqon aan waxba garanhayn
Qof duliya yaa warkiisa raba qofbaahan oo meelwalba tuugsanaya yaaqiimo siinaya duli alle kubad oo illahay nakaadhaafi shaydaankiiyow
Hassan gurgurte maogo miya sirdonka Kenya inu Ogaden yahy 😂😂😂
DOWLADA MAJORTEE MAXA LABADALI
Xasan isagaa kadhiagay kalka foodo Muxu lacabanaya SOOMALIYA ninwalan bautaliya xaqiiq mamiyrqabo waxuun buwalaqaya
War somaliyey wax fahmo markii oo gaden kanya iyo Ethiopia madaxweyneyheyna inu waxba fahmeynin wxey bilben iny kuciyaran
Mesha gafuur culusta ayaa kashaqaysta wxba maamulka xasan garguutheh mamulo dee
Sidaad u tebineysaan maaha xaalku ee waa big game dowladuna wey ogtahay safarka axmed madoobe
Hadalka aad la jiiraneyso waxba kama jiraan
Qabyaali x7n. Tahy
Runta ku dhibeyso
Bal arag munaafaqadda Gaylan Media ,cabaad iyo qaylo maxay baddalaysaa?.
Xasan sheekh, wuxuu yahay iyo wuxuu galo Aduunka oodhani wuu ogyahay. Siduu Abi Axmed ugu horqoslayo isaga oo leh Axmed madoobe ilaqabo ayaa isagana loogu qoslayaa! Marka waa
War moog Aqalkiibay Aslaysaa ismana oga!!😂
Faruurow maxa ku Geeyey Barbare, Suu yeh Faduul,Fasax yar Oo Indho indheyn Ah baan utagay Caasimada Somaliya,magalada ayaan Dhinac walba u Maray, waxa isoo baxay Xamar,inaysan ka Jirin Wax Dowlad, lagu Sheegi Karo Inaba, kuwo Nabadi kama Jirto,Oo Shacabku waa Baqayaan Qaar Shacabkuna waa kala Baqayaan,Colaad dhextaal Gudahooda,Xaga kalle waxa Ka Jira Gaajo Baahsan Oo aad iyo aad u weyn, Dhalinta 100/80 waa Shaqo laan wax ayka shaqeyan Xaga Dowlada maleh,20 Soo hartay waa Xamalato suuq iyo Bajaajlayal,Magaladu dhanka Aado waa Qashin wasakh xata dhanka Xeebta marka Rabto inaad waxka Cabto ma Fadhin kartid Biyaha bada mise Qashinka lagu shubo baa Urooyo,zoTiisa Daryeela tukala ku Dara,Birmadi Duq Xasan Shiikh Baa Ur iyo Gaajo ka Jirta,Maxa Arimaha Dibada ku Mashquliyey, Mamul gobledyadi buusan Heeshiis la'ahayn,Ninkii Talin Jiray hadow tagyo Dabcan,Duq Xasan Shiikh,Latali yayashisa iyo Guruubka Ku Xeeran baa Imaada, zo Dowladi,Ma Aha Suut iyo Futashari la'Xirto iyo Gaalo iyo Muslin Madaxa loo dhiibto Gamcahana laga Shumiyo,Dowlad laguma Maqdo,Ee Dowlad ,Kushege Duq Xasan hogamiyo,Dalka Dadka iyo Diinta Allaha ka badbadsho kana Hor wareejiyo wixii khaldan waa Naf iyo Shaydaan wabilahi towfiuq.
Xasan munafaq waxa ka goan in darood danbe.xamar md ka noqon on u helo resalwasare 3xad
BULSHADA BARIGA AFRIKA ( East African Community ). Yaa, arreey XAA TIRI?
Eebaagooow, guushii MD XASAN DALABEEY waa hal-bucaad lagu lisay!
Fal-faliir iyo suu-sac geel.
Arreeey, dey. Waan DIBIRAY biriga.
FOOGTA badar waa iga bis, MAYYA.
Qabiiliste Shisheeyo Kalkaal Geylan Waanu Kula Soconaa