Guddoomiye Maxamuud Xaashi oo ka hadlay Xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 304

  • @AAB-mo2ur
    @AAB-mo2ur 13 дней назад +5

    Somaliland said we want to be our own government from Somalia. Because Siyad Barre Government killed us and imprisoned our people. Then they force SSC and Awdal to be under their rule by force. These people sometimes don’t use their head. Once you start separatism it’s an open door. Now SSC and Awdal will say we are not part of Somaliland. So what are you going to do?

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n 14 дней назад +6

    Garoona dhan ayaa kugu maqan oo diyaradeed maa is xaasibtid horta adigu

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw
    @MohamudColaadYusuf-ki2pw 14 дней назад +13

    Runtii waa kibir waxaa lagu xidhay maxed abiib waa rabsho abuur mudo kordhin ah

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 13 дней назад

      Maxaadka kaogtahay qaran dumisyohow huwan kalkaal
      Doqon go to alshabaab
      Waran kii aad lascaanood kudubatay
      Madax Wayne miyaatahy

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 14 дней назад +1

    SHACABKA REE AWDAL TATSTS WAA IN AAN GAAADH NAA GUUL SHAA ASSS KHATUMO OOO KALE REE AWDAL TATIS OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 14 дней назад +5

    Saxaafada soomaalilaan waana calooshooda ushaqayste ah waayo daalinkan hadlaya hal suaal may waydiin

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 13 дней назад +1

      Qabyaalad ayaa qalbiga kumadoobaysay... Maxaa lawaydiin xaq buu kuhadley🙏

    • @apdihafidahmed
      @apdihafidahmed 13 дней назад

      Su.asha la waydiinayaa ma mid siilkaga coler kiisa ah baa xilibaan xasaanad leh baa la xidhay in xaqdaro lagu xidhayna wuu sheegaye

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 13 дней назад

    Garyaqaanadu ha ka hadleen xadhiga maxamed abiib

  • @ismaaciilsiciid4200
    @ismaaciilsiciid4200 13 дней назад

    Maxamuud xaashi masidaasuu ku rabaa hogaan waxbaa laka dirayaa ku lahaa raga dalka kala dirayaa waanu aragnaa anigu waxaan kasoojeedaa beesha maxamuud xaashi waana aragnaa khaladkiisa

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 14 дней назад

    TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG

  • @Man19699
    @Man19699 13 дней назад

    QURAANKII IYO DASTUUR SHEYDAAN AYUU ISU SOO HAL QABANAYAA

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 13 дней назад

    Xariga xildhibaanka waa khalaf Wana gaf

  • @MahamuudCabdi-nk7yk
    @MahamuudCabdi-nk7yk 14 дней назад +11

    inaxashi waa.kuwi qoriga tuura ee qamadiga dumarka la boobay

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 13 дней назад

    Maxamad xaashi noolow

  • @Keysek
    @Keysek 13 дней назад

    Reer borama isdajiya . Maxamed abib waxa uu uxidhanyey muuse oo doonaya inu qalalaase abuuro .
    Xildhban ku qarankisu metlaa ee reer awdal oo kaliya ma METELO. Muuse na waa inaga tegaya insha allah. 2 bil kadib insha allah

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 13 дней назад +2

    DASTUURKA iyo QARANKu xagey jiraan🙏
    Waa Jabhad Dhiig-Miirato ah oo Reer kaliya usamaystay... Kamid manihin anagu🙏

  • @KassimAre
    @KassimAre 14 дней назад +6

    Tuug. Tuug. Tuug

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 14 дней назад

    Naciima JOOKER TUUGO

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j 14 дней назад

    Inaa.xaashi

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 14 дней назад +1

    Dastuur - Diin tuuur

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 13 дней назад +1

    Cadaw somaliland waa muuse bixi bal eeg wakhtiga u ku meerayson ciyaalkii xaafadaha😢😢😢😢😢😢😢sida qaran looma hogaamiyo

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 14 дней назад

    TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG XAASHI

  • @Somali_Geologist
    @Somali_Geologist 13 дней назад

    Waxaad u hadashay in Somaliland jirto bLse SNM ayaa jirta oo kaliya isticmaasha magacaasi inaan ka tashanno

  • @loo6837
    @loo6837 13 дней назад

    Mujaahid Musse Bixi waa rageedii. via Muusse via Muusse

  • @AbdiasiizFarhaan
    @AbdiasiizFarhaan 14 дней назад

    Walaahay xukumadii muuse waxan moodaa in ay xoqayso meelkasta oo ina bugta

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 14 дней назад

    Jookarka qaranka 👏

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg 14 дней назад

    WAAR. ADIGU. LACAGTII. MADAARADA. SOMALILAND. AAD. KAGAADAY KUWAIT. IYU. LACAGTII. HAWADA. AAD. KAGAADATAY. XAMAR. TUUGYAHAOW.

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 14 дней назад +1

    Ina Xaashi

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 13 дней назад +1

    Ninka diida eesenm waa nina diiday somaliland wayo wadankan ilaahy kaskow waxa samesay gesiyadi esenam ee maha waxa ciyara lagu keenay siyasi qaldan walhi waan ka qiroda siyasi qaldan ❤❤🤍🤍🤍💚💚💚💚❤❤💚💚💯💯💯🥰🌹🌹🌹🤲🤲🤲

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 13 дней назад

    Caaaac

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 14 дней назад

    Free abiib

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o 13 дней назад

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Uhadli maayo ee waxa uu doonayaa Cod Laakiin isma qabato waa Huuno Marka bariga Somaliland lajoogo iyo codbaan ka doonayaa laba wajeele
    Waa Khayran katiiran

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 13 дней назад

    Subxanalaah Ala caawa maxaa tuug iyo shisheeye kalkaal godadka kasoo baxay ilahay umada haka qabto kuwan waal waalan

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 14 дней назад

    Bagaa. Loo. Xidhay. Huubadii. Ooyaaye. Abiib

  • @mohamedadowadan325
    @mohamedadowadan325 13 дней назад

    Alloow yasir reer walalahayo waqooyi galbeed😢😢😢

  • @SomaliaSomalia1
    @SomaliaSomalia1 13 дней назад +1

    Cssssaaaas

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 13 дней назад

    SAXAFADA SOOMALILAND WAA CADAWGA KOOBAD WAXANA KUU CADAYN AH
    BAL EEGA SU,AAL KALIYA MAWAYDIINAYAAN DAALIMIINTA HADLAYSA

  • @awalehabdiali678
    @awalehabdiali678 14 дней назад

    Waa caleykuma salam SNM

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 13 дней назад

    Sifiicanbaad masuul uhadashay

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 14 дней назад

    Ha iska ciyaane

  • @ibrahimmuhumed9840
    @ibrahimmuhumed9840 14 дней назад

    Asc Inaxaashaw maad aamusi Khaayin baad tahay Adiga qudhaadu daacd kaama aha

  • @IsmahanOmar-t9b
    @IsmahanOmar-t9b 13 дней назад

    Muuse qac uu ka yersiyey umadi😢!.

  • @ismailjama3411
    @ismailjama3411 13 дней назад

    Hala xidho maxamuud xaashi

  • @Hamza00001
    @Hamza00001 14 дней назад

    Nabaad matimado Bilaa sharci hadu dambi uu galay maxkamada sheqi

  • @shiine111
    @shiine111 13 дней назад

    Samaroon ayaan kasugaynaa waxay yeelaan ama miskiin samaroon ah ayuu noqon ama nin tol leh ayuu noqonayaa
    Hadalkii jaamac shabeel warku waa cadyahay waxan sugaynaa ficul celinta samaroon

  • @MataanMohamedMohamed
    @MataanMohamedMohamed 14 дней назад

    Muhanad Muxuu Leeyahay

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 14 дней назад

    Maxamed Abiib idinkaa galiyey, dabinka waana laydin wada ogaaday, Adaa ka xun Maxamed Abiib

  • @Asalcabdalsaciid
    @Asalcabdalsaciid 14 дней назад

    Adaa ku xiga imaanlaawoow

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 14 дней назад +2

    Maxamed abiib dadka ka wayne adiga miyu ku qabaa?????? Tuug yahaw❤❤❤❤❤.waar munaafaq yahaw quraanka dubjirkan haku matalin tuug Tuug Tuug

  • @mohamedSagal
    @mohamedSagal 13 дней назад

    ninka erayga qaranka qaranka ee prank meeqa jeer buu kusoo ciliyey😂😂😂😂😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 13 дней назад

    INA XAASHIW ADAA KEENSADEY CIIYAAL SUUQ WAKIILADA WAA LA WADA XIDHAYAA HADEY QARAN DUMIS NOQDAAN

  • @ibrahimfahal-x2d
    @ibrahimfahal-x2d 13 дней назад

    WA WAX CAADI AH IN U TUUUG DUFAACO TUUG KALE WAAYO WAY SHAQEYAAN,

  • @ibrahimibrich9566
    @ibrahimibrich9566 14 дней назад

    Tolkii ayaa xidhah ee iska amus doqon yow huwanka ah

  • @Sirad47
    @Sirad47 14 дней назад

    Dadka masuuliyadda loo dhiibo marka lala xisaabtami waayo oo dambigiisa lagu qaadi waayo waxaasoo miidhan baa ka dhasha.

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 14 дней назад

    Mmtv iyo illig ha la xidho

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 14 дней назад

    Waxba ha xiiqin reer borama cod siin maayaan doorashada e.

  • @Dophill260
    @Dophill260 13 дней назад

    Tuugoow adaa kuxiga wadanka sharcigiisa kuma ciyaari kartid

  • @mmhassan8596
    @mmhassan8596 13 дней назад

    Waa gaf in qof layska xidhaa. Sland na kama korto.
    Lakin Ina Xashi tiisu waa bar kumataal. Muse ka daran; inuu dadka iska xidho daaye waxa uu dadka shaqo kaga eryi jiray ama ku siin jiray qabiilka uu yahay. WAA XAQIIQ. Ninbaa jiray isyidhi Siilaanyo soo booqo markii uu doorashada helay’10 kii, intii aan la dhaarin Xashi horjooge ayuu ahaa access control); waxa uu weydiiyey qabiilka uu yahay.

  • @xajikhadarismacil519
    @xajikhadarismacil519 14 дней назад

    Xaarwayine

  • @ahmednuur8799
    @ahmednuur8799 14 дней назад

    Xumboweyne iyo hawadii kawaran

  • @user-kp5ip4xt4p
    @user-kp5ip4xt4p 14 дней назад

    Xidhibaanku wuxu xasaanad leeyahay marka anu dhafin sharciga waxa ukahadlikara golaha dhexdisa la kiin meelkasta wuxudoono inu kuhadlo xaq umale beeenale qur aanja beenhakashevin

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 13 дней назад

    KAAH WAA HUWAN WOF ISAAW HA U CODEYN IYO WADANIBAA

  • @IfrahMaxamed-ui9nr
    @IfrahMaxamed-ui9nr 14 дней назад

    Gaaas daqiiqooow

  • @FaysalCabdiFaarax-k8d
    @FaysalCabdiFaarax-k8d 14 дней назад +5

    Eedaysanoow waa lagu ogyahay

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 14 дней назад

    Imisa qof baa wuu isoo eegay ku xidhay Alle ka cabso xaasid M weyne jira Qaran jira SOMALILAND dheh

  • @CabdiRisaaq-pb6uy
    @CabdiRisaaq-pb6uy 14 дней назад

    awalba.kuwa.sodira.ayad.kawkatahay.markad.bobaysay.waxan.adkahadlayso.

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 14 дней назад +10

    WAR NAGA AMUS WHY QARAN KA U CA YA YA

    • @Fuad767
      @Fuad767 14 дней назад

      Democracy ha sheegan marka hadee jirin freedom of speech 😅

    • @qadrodahir7896
      @qadrodahir7896 14 дней назад

      Qaran waa maxay😅

    • @Zusan15
      @Zusan15 14 дней назад

      😂😂😂 qaranka hadi la cayo ma la is xiidha naa waligedba qarab dhafe madaxwayne la cayay oon waxa la isku reban jirin lakiin dawald muuse dadkay so caan bixisa waa xarabo muuse fanto hadad tidha jeelka dalaq 😂

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 13 дней назад

      Halkuu qaranka jiraa, qalbigaa kumadow🙏

    • @anab9951
      @anab9951 13 дней назад

      Donal trump baa la caayaa misna waa muuse

  • @abdik9002
    @abdik9002 13 дней назад +1

    Somaliland way burburtay! Waar Muse iska qabtay.

  • @Ha_samaato
    @Ha_samaato 14 дней назад

    Xukuumad fashilantay boqolkiiba boqol

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 13 дней назад

    Aduu noo soo celi hantidii qarankan maxamud xaashow

  • @hide-eye
    @hide-eye 11 дней назад

    Waxa wadanka laguwadaa Hal reer inaY kusooHadhaan Waana qoRshaha FoG e Muuse lakin reeraaha Liita halaxidhxidho HalaLaaYo iYaga JilIcsane

  • @CabdirisaaqCali-t3i
    @CabdirisaaqCali-t3i 14 дней назад

    Shaw kanna waa AKBAR MUNAAFAQ

  • @dhulgariir
    @dhulgariir 13 дней назад

    Ina xaashi isagoon waxba soo ogaan ayuu bacaaaaaacda hayaa
    Waar wax soo hubso neefow mucaaridnimada jaahilnimada ahi marbay ku hodaa walaahi

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 14 дней назад

    Tag ina xaashaw adaa kadanbeeya danbiilaha adna waad kuxigtaa

  • @IsmaaciilMuuse-ro3cp
    @IsmaaciilMuuse-ro3cp 14 дней назад

    XILDHIBAANKU MA RASUULBAA INANKA YAREE CUQDADA QABA IYO KALA DILKA DADKA

    • @MaryamMahamed-r9c
      @MaryamMahamed-r9c 13 дней назад

      Maxa idinkoo kale cuqdad la idinka qaadi .
      . dagaal iyo shaci ayaa inoo dhaxeeya cid Idinka haybaysanaysaa ma jirto xisaabta ku darso ma kartaa in maamul iyo shaci aad garanaynaysan waali mooyo waxba ma qabsan kartaan ma dad waalan ayaa wa xukuma.

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p 13 дней назад

    Ina xashi waa qaran dumisa isagana adegsada ha lagu daro isagana sharciguu ku gafayaa

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 13 дней назад

    Halkin laga doorta isagoo ku qadaynaya muse ayu xidhay mohamed abiib bal u magac bixiya

  • @aliaden771
    @aliaden771 13 дней назад

    Somaliland must free immediately med Abib.

  • @husseinaffey1780
    @husseinaffey1780 13 дней назад

    Is the parliamentarian of Somaliland above the law? This guy Habib does not believe in the nation and government of Somaliland and if the court of Somaliland finds him guilty, he should face the music.

  • @MudazirMasud
    @MudazirMasud 13 дней назад

    😮😮😮

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g 13 дней назад

    Xasaanada miyaa layskuxaaraa waarnagatag bilaayo madax cad

  • @cabdisalaan7567
    @cabdisalaan7567 13 дней назад

    War ciyaarta ka daaya masaakiinta inkastoo uu yarku is waaley isagoo aan haysan buur uu ku tiirsado

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 13 дней назад

    Bilaa danbi ku jiraa

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 14 дней назад

    Sidoonka qaranka waa inay isna uyeedhaan ina xaashi ilay danbiyo waa weeyn buugalay waxuu wareejay hawadii waxuu xaday umadii qaranka uyeedha qabta

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 14 дней назад

    Sharcigu qofkii danbi galaba uu qabtaa. Ninka dafiray ee caayay SNM waa danbiile qaran

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p 13 дней назад

    Horana wadanka wuu u hagardameyay Hawadii buu cunay oo gatay

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 14 дней назад

    HAWADAYADII IYO AIRPORT YADII LACAGTOODII KUWAIT 🇰🇼 BIXISAY AYAA KUGU MAWAN
    HARGAYSA
    BURVO

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 13 дней назад

    Eedeysanow waa lagu ogyagay eedeysanow waa lagu ogyahay.

  • @MudazirMasud
    @MudazirMasud 13 дней назад

    Maxamed xaashi wuu caqli xun yahay ileen wuu isku xaaray oday gan

  • @ismaaciilsiciid4200
    @ismaaciilsiciid4200 13 дней назад

    Maxamuud xaashi ha laxidho iyo jaamac shabeel hadii sharci daro dadka lagu xidayo

  • @user-qc1ji4mc6s
    @user-qc1ji4mc6s 14 дней назад

    hadal yaqaan

  • @AbdiHassan-ln2ed
    @AbdiHassan-ln2ed 14 дней назад

    Boorama cod kuu mahayso inaxaashow

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 14 дней назад

    Tuugo aa tihiin wadani iyo kaah waa la’idin fahmay

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 14 дней назад

    Xunbo Weyne Afkiisa iyo Dhegihiisu Isma Dhegaystaan Sababto Ah Xaaranti Baa dardartay Nin Cadow la Saftay Ayuu difaacaya oo aanba qarsan oo xitaa ciidanka qaranka ku jeesjeesay

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z 14 дней назад

    Ina abiib kanaa kaxun waa hu wan wliba nacasa

  • @fatumaalijaamac1508
    @fatumaalijaamac1508 14 дней назад

    iidoorow ciyaarta naga daaya

  • @AbdShakurHassan
    @AbdShakurHassan 13 дней назад

    Horta Muse Biixi ma ilmihii Siyaad Bare baa? Dhankasta wuu ka shaabaha marxuumkaas AUN tee

  • @ahmedali-se2im
    @ahmedali-se2im 14 дней назад

    Cayda wax laga tagey lama maciinsadee iska qabta midka hada caburinta iyo caga jugleynta idin kuhaya

  • @IfrahMaxamed-ui9nr
    @IfrahMaxamed-ui9nr 14 дней назад

    Tuuuuuug xaashi, adaa ku xiga

  • @LuulMohamoud-i7c
    @LuulMohamoud-i7c 14 дней назад

    Belo idinla cabatay had iyo jeer car bal arkay Isaaq qof hadlay oo madax ah oo hadalkooda aan ku soo darin Dowladdii Mohamed Siyaad Barre.

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 13 дней назад

    Xaq baad ku dhawaaqday muusow ka daa wixii laga dagaalamay bay rag ku faanayan manta wa nasiib darro in dib loo noqdo

  • @add-tech
    @add-tech 14 дней назад

    Uuuu. Aasas