Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Asc ayaney abayoCawa codsi ayaan idinka wataa adiga io asxaabtada quruxda badanba.Wiil wllkey ah oo 23sano jira oo qaahira jooga ayaa aad u xanuunsan waxaa la dhahay wuu isla hadlayaa waana dhalinyar wuuna naga dheeryahay.Abayo please kumanaankaa qof ee kugu xidhan iigu sheeg ha iigu soo duceeyaan insha allah.Mahadsanid
Alaha caafiyo abaayo qurbaha waxaas waa lagu arkaa waan rajaynaa asxaabtana inay kuugu ducayn doonaan inshaa allaah caafimaad alle uga wada baryaynaaa
Aamiin
Ilaahow hanoo caafiyo abowe u sheekeya waqti badan siiya salaadana aad ha u badiyo iyo qur,aan aqriska abyo insha allah wuu caafimaadi idam alle ❤❤
Allaha caafiyo wll
Alle ha caafiyo walalo my sister wan u so duceyna insha Allah wll Adna iso duce muraad ayan le yahaye qof kasta arko qoral key gaan my brother my sister muraad ayan le yahay iso duceya please 🙏 thanks 🙏 my people
ilahayow qofkii qoralkeyga arko janada gee yarabi 😭🥺🤲🤲
آمين يارب
Amiin
@@kOKOBULLE-tis5 aaamiiin yaa rabi
Abyo codkaga waa beelo awelna macquul noso gaari jiray haddana kasii fiican ❤❤
Maashaa allaah walaal codkaaga waa fasiix siwanaagsan ayaa loo maqlaaa
Waa fasiix maashallah ❤❤❤❤
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
Masha allah ayan cadey❤
Maash'allaah tabaarakallaah codkaaga waxaa moodaay in aad i agfadhida
Allha kucafyo cafimad taam inshallah
Man'sha allah wa la maqlaa codkaga qali
Ayaney m.a marwalbo codkada fasiix uu ahaa hadana kasii fiican ❤❤❤❤
Ayaney codkaga wa fasiix abyo m.a❤
Codka waa fasiix ayaaney Illahay haku xifdhiyo mahadsanid
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
Masha allh xppti ayana jazakallh khery abyo mcn codkaga waa nadiif m.a si fcn ayu isogarayaaa❤
Masha Allah wayeh codka❤❤
Abayo nadiif waye huno❤❤🎉
Ayaaney codkaaga good❤❤
Ina goobdooneeyyy codka hadal kama taagno fasiiix wyyyy qalpi ❤❤❤
❤mashaa alaah waa nasoogaraa abaayo macaan ❤ilaahay ha ku xifdiyo
Gabadhan qisadedu way igu socota caawa dhan baan sugayey mahadsanid abayo ❤
Your voice is good abaayo macaan. Mahadsanid abaayo sharafay. Allaha ku xafido xabibti ❤❤❤
Waa fiseex ayaaney burcaawiyadi ku soo salmaameysa
Maanasha Allah sificn waaye
Si fiican ayaan kuu maqlaa xabiibti
Waa sugaaye😂😂
Masha allaa weeye qli
Waa fasiix xppti cobkaa ❤
ماشاءالله ♥100
Waasax qalii❤❤❤
Abayo codkaga nadiif waye m.a❤
Ayyyy ayaney rabi haku xfdo codka waa fasiix xale ano dhegesanayan ka hurday hadan dawanya
Codkga nadiiif wye aby❤❤❤❤
Mahadsanid wlll
Codkaaka waafasiix 100%100 M.a ayaan qurux
Wllhi m.a buno so gadha❤
Mashallh codkga mashallah jazakallah qer
Abaayo mcn Wala maqlaa codkaga ❤❤❤
Ayaan indho weyn🔥🥹💋
M.a
M.a waaye codkaade waa qatar abayo mcn ❤❤❤❤
Caadi waye.abayo❤😊
Haaa m a ayaanyey ok wllhi❤❤❤
Ayaaney waxad eheyd qofka ugu vodka fican youbarada wayo inta meel saartan dhageysan jiray Kane maxumo lkn kii hore❤❤❤❤
Ayaan😂❤
Alla qisada qisa shabahda anay igu dhacday lkn ducada walidkay ayan qatay anigu wana ku liibanay alx
Ok
Ayaanayy hbbti waa fadhiyaa codku ❤😂
Codka waa ok
Ayaneyy byo codkaga waa faseex awalna nadiif wuu noso garage hadana wuu noso gaarin ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ayaaney Sificn Lagu Maqlaa Qisadane cawa laso dhaqso yaa
❤❤❤❤❤🎉🎉
Codku waa ok
Ayaneey abyo codkaada awalneh fasiix oo ahaay hadana waa fasiix waxa tahay qofka kaliya qisadiisa meel inaa saarto hosheyda ku qabsan karo sawabtoo dheh majecli codka gaaban majecli war yar inoo idhaafo hado qof jikada igu soo galo oo hadlo wakuso ceshta sikimada😂Waxa kubartay sanadka 2024 dhaxdiida shekoyinkada neh wa jeclahay waligeey comment makuso qorin waxa rajeyna commentigaan ina aqrisatid Dar Alle kujeclahay abyo guleeso aaqiro iyo aduun😊
Codkagu waa saxdii
Gabdhoow waalidka warkiisa raaca
❤❤
Ayaney prt3 laso dhaqso
Si nadiifa waaye codkaaga taleefanka aw xaaji ayaan komanti kaaga sooqorayaa😂❤
Ayaney badarku waa maxay
Wcs abyo codkaada waa nadiif awalna waa ila wanaagsanaa kolba ani
🥺❤️
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Thanks 😊 🫂
Hada waa nadiif abayo markii horay dhibaan ku qabay cudkaaka sababtoo ah mobelka mel baan saran jiray si aan hoosha kugu qabsado lakina hada bananka hadoo isaray hay anna jikada kurt jira waan maqlaa
M.a ayaaney codkaga fasiixwaaye
Shukran xbbt
wllo codkaga wanadiif
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Asc abayo cudkatha wa diyar
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
Ayaaney cashadaan kuugu karsanooya 😂😂like tana ma ilaawin horay usoco❤
cawa intaan jikada ka dartay baan bananka ka dhagaysanaa ayaney😂
fasih.wa
Aniga awal iyi ega ba is ku si buu ii yhy mr ka m.a
kkkk alla waxan so xasuustay ayaan 2016 hbeen seeey gabdhu u carartay 😂😂😂😂😂
😂
❤❤🎉🎉
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
Asc ayaney abayo
Cawa codsi ayaan idinka wataa adiga io asxaabtada quruxda badanba.
Wiil wllkey ah oo 23sano jira oo qaahira jooga ayaa aad u xanuunsan waxaa la dhahay wuu isla hadlayaa waana dhalinyar wuuna naga dheeryahay.
Abayo please kumanaankaa qof ee kugu xidhan iigu sheeg ha iigu soo duceeyaan insha allah.
Mahadsanid
Alaha caafiyo abaayo qurbaha waxaas waa lagu arkaa waan rajaynaa asxaabtana inay kuugu ducayn doonaan inshaa allaah caafimaad alle uga wada baryaynaaa
Aamiin
Ilaahow hanoo caafiyo abowe u sheekeya waqti badan siiya salaadana aad ha u badiyo iyo qur,aan aqriska abyo insha allah wuu caafimaadi idam alle ❤❤
Allaha caafiyo wll
Alle ha caafiyo walalo my sister wan u so duceyna insha Allah wll Adna iso duce muraad ayan le yahaye qof kasta arko qoral key gaan my brother my sister muraad ayan le yahay iso duceya please 🙏 thanks 🙏 my people
ilahayow qofkii qoralkeyga arko janada gee yarabi 😭🥺🤲🤲
آمين يارب
Amiin
@@kOKOBULLE-tis5 aaamiiin yaa rabi
Abyo codkaga waa beelo awelna macquul noso gaari jiray haddana kasii fiican ❤❤
Maashaa allaah walaal codkaaga waa fasiix siwanaagsan ayaa loo maqlaaa
Waa fasiix maashallah ❤❤❤❤
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
Masha allah ayan cadey❤
Maash'allaah tabaarakallaah codkaaga waxaa moodaay in aad i agfadhida
Allha kucafyo cafimad taam inshallah
Man'sha allah wa la maqlaa codkaga qali
Ayaney m.a marwalbo codkada fasiix uu ahaa hadana kasii fiican ❤❤❤❤
Ayaney codkaga wa fasiix abyo m.a❤
Codka waa fasiix ayaaney Illahay haku xifdhiyo mahadsanid
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
Masha allh xppti ayana jazakallh khery abyo mcn codkaga waa nadiif m.a si fcn ayu isogarayaaa❤
Masha Allah wayeh codka❤❤
Abayo nadiif waye huno❤❤🎉
Ayaaney codkaaga good❤❤
Ina goobdooneeyyy codka hadal kama taagno fasiiix wyyyy qalpi ❤❤❤
❤mashaa alaah waa nasoogaraa abaayo macaan ❤ilaahay ha ku xifdiyo
Gabadhan qisadedu way igu socota caawa dhan baan sugayey mahadsanid abayo ❤
Your voice is good abaayo macaan. Mahadsanid abaayo sharafay. Allaha ku xafido xabibti ❤❤❤
Waa fiseex ayaaney burcaawiyadi ku soo salmaameysa
Maanasha Allah sificn waaye
Si fiican ayaan kuu maqlaa xabiibti
Waa sugaaye😂😂
Masha allaa weeye qli
Waa fasiix xppti cobkaa ❤
ماشاءالله ♥100
Waasax qalii❤❤❤
Abayo codkaga nadiif waye m.a❤
Ayyyy ayaney rabi haku xfdo codka waa fasiix xale ano dhegesanayan ka hurday hadan dawanya
Codkga nadiiif wye aby❤❤❤❤
Mahadsanid wlll
Codkaaka waafasiix 100%100 M.a ayaan qurux
Wllhi m.a buno so gadha❤
Mashallh codkga mashallah jazakallah qer
Abaayo mcn Wala maqlaa codkaga ❤❤❤
Ayaan indho weyn🔥🥹💋
M.a
M.a waaye codkaade waa qatar abayo mcn ❤❤❤❤
Caadi waye.abayo❤😊
Haaa m a ayaanyey ok wllhi❤❤❤
Ayaaney waxad eheyd qofka ugu vodka fican youbarada wayo inta meel saartan dhageysan jiray Kane maxumo lkn kii hore❤❤❤❤
Ayaan😂❤
Alla qisada qisa shabahda anay igu dhacday lkn ducada walidkay ayan qatay anigu wana ku liibanay alx
Ok
Ayaanayy hbbti waa fadhiyaa codku ❤😂
Codka waa ok
Ayaneyy byo codkaga waa faseex awalna nadiif wuu noso garage hadana wuu noso gaarin ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ayaaney Sificn Lagu Maqlaa Qisadane cawa laso dhaqso yaa
❤❤❤❤❤🎉🎉
Codku waa ok
Ayaneey abyo codkaada awalneh fasiix oo ahaay hadana waa fasiix waxa tahay qofka kaliya qisadiisa meel inaa saarto hosheyda ku qabsan karo sawabtoo dheh majecli codka gaaban majecli war yar inoo idhaafo hado qof jikada igu soo galo oo hadlo wakuso ceshta sikimada😂
Waxa kubartay sanadka 2024 dhaxdiida shekoyinkada neh wa jeclahay
waligeey comment makuso qorin waxa rajeyna commentigaan ina aqrisatid Dar Alle kujeclahay abyo guleeso aaqiro iyo aduun😊