Ayaney Ubax lamodyey in Dhaha u roon. Sual 😂. Walalay. Kis to subis ah mano Racisid. Saxiib. Sidaan. Sheekada. U dhageysanayno xitaa. Waan ognahay. In ay dha maad tahay. ❤❤❤❤
Ayan nura 😊 xbbti wan ko salamay walaley ina ilmo tahay walo jeda hada qamis iyo araboco macalinka doksiga aba wan so dhibay darat leynah ahet ila hadanah gogolada qar walaga dhiba xbbti cimariga Allah hako dhereyo macantey tara mesha ogo ficnet bat ko jirta ila arabacinka wa saqir kama wado arabacina jirta ee dhalasho dhafor bay ko tala inkasto calamkan manta saran nahay lawatan jirki sodonjerka kaqor xonyahay ani wan ku yaba tadka cayilka modada umudo halaka calamka riyado la sameyo anaga nah cayilki iyo dodoq nimadiyan gadanene amana Allah walaley kor usoco nag iska adak nafteda ka adak ba tahay layacan dayacan ma tihit min galabiyan kagala hadaloya mit nafateda og batahay shalay nah wa iga nixisay hogto ayan nin ki zigal ka dhigay masalanana ko fikiri walaley rere kaga Allah hako barakeyo cadow dhaxdina Allah ma keno in nolol la bor buriyanah wax sahalan maha in kasto darof ken tokala taga in lesfamiwayo iyo wax yabo kalo badan gabar jecel maleh gorigedo uwanag san inow bor boro alow inta rereha leh alow uxafit inta lahen nah alow si salam ayan nura❤
Naa ayaaneey waa kula yaabay marka dhihi jirtay nagaha nimanka iskuma quuraan.aniga saxibtay wey iga nasiib badneed Nimanka lacagta iyo quruxda naa guursa dhihi jirey wa nin fcn. Masha Allah hadda iyada Europe bey joogta hankeda nin ma ahayn.
Nya ayaney wlhi wan kuxisay Hppti love you ayan qalpi walhi 7malin kuma dawan sa id kugu xisay adi io qisoyinkaga ilahayow ayan hano weynin love you my twin ayan
Ayaaney sidee la aanta wax u qabsan laha allow cimriga iyo caafimaadkaba ku siyaadi qaliyey ❤❤❤
Ayaaneyy xili vcn baa iga soo gaadheyy qalbi hawshii adunkaa ii taaleyy adaan ku sugayey bes wyeh indha weyney hadaan hawsha qabsan thanks hpptih ilahayy haku xafidoh waad nala dadaashaye 😂❤😍🫶🏻💋
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
Love saara video ga ani idinma dhalinee 😂🔥
Ayaney Ubax lamodyey in Dhaha u roon. Sual 😂. Walalay. Kis to subis ah mano Racisid. Saxiib. Sidaan. Sheekada. U dhageysanayno xitaa. Waan ognahay. In ay dha maad tahay. ❤❤❤❤
Anas waa will kayga. Waan kusalamay. Xabti.
Allah ayeeyaďey ha ii caafiyo wllhi aduunka ayaan ugu jeclahay igu soo duceeya ayeeyadey mcn wn ku jeclhy hooyo mcn
Ayan neey gabdha Qisadaa kula waa dhaktaay isku makaac aya nahay Masha Allah
Isku makaac maxa kawadane
Gabadhaan layaabimaayo waaba ku faraxsanahay qaladkeedi ineey garatay masha allaah❤
Ayaan queen 🎉❤❤❤
Beenta haddaad ubareertay Gabaryahaay Geesinimadeedana yeelo Gaaheey Salaamullaah Ayaan Yareey❤️👏
Ayaaney waku salamey queen waa kugu cusbahay✌️🥰🙌🏼
Ayaney waika naxise atane waika far xise cimran abahis atojogo wanaka farxise allah nibarageyo abayo
Ayan nura 😊 xbbti wan ko salamay walaley ina ilmo tahay walo jeda hada qamis iyo araboco macalinka doksiga aba wan so dhibay darat leynah ahet ila hadanah gogolada qar walaga dhiba xbbti cimariga Allah hako dhereyo macantey tara mesha ogo ficnet bat ko jirta ila arabacinka wa saqir kama wado arabacina jirta ee dhalasho dhafor bay ko tala inkasto calamkan manta saran nahay lawatan jirki sodonjerka kaqor xonyahay ani wan ku yaba tadka cayilka modada umudo halaka calamka riyado la sameyo anaga nah cayilki iyo dodoq nimadiyan gadanene amana Allah walaley kor usoco nag iska adak nafteda ka adak ba tahay layacan dayacan ma tihit min galabiyan kagala hadaloya mit nafateda og batahay shalay nah wa iga nixisay hogto ayan nin ki zigal ka dhigay masalanana ko fikiri walaley rere kaga Allah hako barakeyo cadow dhaxdina Allah ma keno in nolol la bor buriyanah wax sahalan maha in kasto darof ken tokala taga in lesfamiwayo iyo wax yabo kalo badan gabar jecel maleh gorigedo uwanag san inow bor boro alow inta rereha leh alow uxafit inta lahen nah alow si salam ayan nura❤
Naa ayaaneey waa kula yaabay marka dhihi jirtay nagaha nimanka iskuma quuraan.aniga saxibtay wey iga nasiib badneed Nimanka lacagta iyo quruxda naa guursa dhihi jirey wa nin fcn. Masha Allah hadda iyada Europe bey joogta hankeda nin ma ahayn.
Thanks ayaan Gobdon 😊🎉🎉
Ayaney dar alle wn iska ka jeclhy allha noka daye
Cimri dher io cibado suban allha kusiyo io farxd badn🧕🏻❤
Ayaan ugu dambeyn waan sugayy wey iskeentay abyo waan ku salaamy
اللهم💚ﷺصل💚ﷺوسلم💚ﷺوبارك💚ﷺعلى💚ﷺنبينا💚ﷺمحمد💚ﷺوعلى💚ﷺاله💚ﷺوصحبه💚ﷺاجمعينﷺ💚
Illahay haku Xifdhiyo walasheyn mcn Insha Allah mahadsanid ayaaney Allaah haku barakeeyo Insha Allah
Aniga sheeko jacylkeyga qabyo intay tahay madhageysanayo markay sodhamato an dhageysana I.a❤
Gabdho madax shub maxa la dhaha ❤
Asc wllshey ayan indhawayd kuma daawan wan kuu xiisay allah haku sharfo rabbina haku jeclaado
Wllhi maanta waad iga qoslisy😅
Ayaaney saa Ugu qosolna Abayo Waba gabar dhib Soo Arag tey Anageena,Noofaidene qeybtan wax dhib ah kuma arag😊
Asc wrx arbacasangaley ayaladhihi jiray
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
Nya ayaney wlhi wan kuxisay Hppti love you ayan qalpi walhi 7malin kuma dawan sa id kugu xisay adi io qisoyinkaga ilahayow ayan hano weynin love you my twin ayan
Asc ayaaney qosalka wa iga dhamaysay fani aytahay waya iso xasusisay 😂😂
Ala wlhi anu nin nolishyda kama qariyeen
Thanks 😊 🫂
wlhy qosol ayad igudishe Ayaney,part 1 wa qosol keliya but part 2 murug waye ayan umalenaya.
Dadka waxa ugu kibir dadka faqriga soo galay waana arkay walaahi
Asc sister anga khamiis ayaan dhiibi jirnay sister salaan sare ❤
Wlhi manta tani qiso wa dhaaftey intii ugu horeyseyba qosol igu disey wlhi
Sheekada daan oo kale shaqada aa lisku motiyaa😂😂😂
Qandariiiiran😅😅😅😅😂😂😂😂 manta qosolka iga dhamadey
Qurux bdneyyy❤❤
Mara qoral dheer baa La i ceshty ayantena 😂😭💕
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Qiso cajiba ❤
ayan quruxay wn kusalay❤❤❤❤❤
Wala jabay wabaxar cadiya
Nayaa indhayar maadaba nadhahay ayaaneey waanba kasugayay 😂😂
Wad igaqoslisay damer noshaqeyo kulaha 😂😂
Ayaaney kumee😮😮❤
Waa iga qoslise wllhi 😂😂😂😂
😂😂😂😂😂 qosol igudishy Ayaaney
Ayaney wan kusalamaya❤🎉
Cwa ana ugu horeya😊❤
Abaayo sheekadan horey in ad nogu sheegtey an umaleyna??
Wlhi waa runta ayaney nin faqrigeyga mxaa ka galay wlhi waxaa ahy waaku faanaaa alx
Alabeerka say guriga u tilmaamayso ayaan 😂😂😂
Ma nooli😂😂😂
Hhhhhhhhhh walhi wan qoslay o caaadiyah bay gashay😢😢😢
❤❤❤❤😊😊
Ayaan anigu shaqo 8 sacdooda kaga shaqaysta sheekoyinkaga 😂😂
Ayaaney wllo waan ku zuGa habeen kazta
ASC ayaany caawa qalbigaaihuraaya wiil abtigay ah caawa gacankacaqdaran dishay iigubandhig in lAiisooducayya wll
Abyo ale haunaxristo 🥲
Xamdiyey ale ha una xaristo marxumka adi iyo qaraba dana qalbiyada ale ha idin qabo jiyo samar iyo iman ale haidin kasiyo amiin yaarabi
Aamiin
Illhy ha unaxariisto 😢😢😢😢
Rabi haunxariisti
Hadalkaad jacdaa adna
Wllhi wn qoslay ku teh guriga islamed maxad ka doonaysa hooyo heblaaya timi ayaanay saa u tidhiii😂😂😂😂😂😂
Ayaaney maanta qosol aa igu dishay 😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤
Adigoo xaladaas somarey miyaa dadkaas gumeysatey Bismilaahi 😂😂😂😂
carurta kwrn
RUclips channel kan waxa lagu baranaya luqada carabiga fadlan naso booqo
Asc ayaney😊
❤❤❤❤❤❤
Wlhi dacad uqoslay saa udhaheysid maxa gurika islameed kadoni😂😂
Wcs wllshay qurux ❤
Wcs ❤❤❤🥰🥰🥰
Wcs abayo
Naya guriga islamed maxa kadone 😂😂😂ala carurtu maxay wax na fashileen
😂😂😂😂😂ala dib bathana
Ma ficant
😂😂😂😂
Wax la cayrsho been ayaa ugu orad gaban
❤❤❤
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤
❤❤❤❤
❤❤
❤❤❤❤❤❤