Masha Allah. Runtii Cinwaanka Muuqaalkan ayaan ku qoray RUclips ka aad ayaan uga helay mana islaheyn waadka heli doontaa muqaal ka hadlaaya " Sidee Buug loo qoraa"" الحمد لله waadku mahadsantahay Ustad, Waa muuqaal muhiim u ah kuwa daneynaayo in ay buugaag qoraan شكرا
Masha Allah. Runtii Cinwaanka Muuqaalkan ayaan ku qoray RUclips ka aad ayaan uga helay mana islaheyn waadka heli doontaa muqaal ka hadlaaya " Sidee Buug loo qoraa""
الحمد لله waadku mahadsantahay Ustad,
Waa muuqaal muhiim u ah kuwa daneynaayo in ay buugaag qoraan شكرا
Walhy kulamidbaa ahay anoo niyadjabsan Ayaan baadhay
anaaa enlamid ah almdulih wan waye carabik ayan kuradinayy hadanee sificn ubar ayan isdahy nasib wanag wanhelah
Wll aniga miyaa I caawisid anigaa hda ku dhip oo wareer dar alle igu garab siii adi iyo intii idhaanto
@@najmaomarmuhidin4921 wllO arınka buug qorista ana hada ku yara dhex jira e isO jwab inan is cawinO ba laga yaabaye
@@najmaomarmuhidin4921wll aniguba kula mid baan ehee macqul. Miyaa inad iso jwbto
الله يبارك فيك يا أستاذ الفاضل ❤❤❤
Shukran ustad
Qoraa miyaa tahay
Maa shaa Allah
Thnkz mcln
M,a anaaa raba inan qoraa noqdo i,a waana rajynayaa inan kuguulysan doono
Sdo kle wllhie Allah noo fududeyo😍
Walaalo kolay way fogayde talow ma nooshy iso jawb pls
@@sumayacali7729wanku salaamy walalo sumaya malaga yaaba inaad iiso jwbtid
Mshlh wlhi runtii waa wax aragti leh😍😍😍🦋🦋
Mhthsanid ustaad
mahadsanid macalin
Mahadsanid waxaan ka fahamay wax-badan
Mansha allaah
Mahadzanid aptiiiii.
Alh hku zhrfo woxoga wan kaa faidy😃😃
@@deeqamaxamed3356qoraa miyaa tahay
Macaln wllhi Adban ku tagera
M.a
Waad mahad San tahay macalin wax wayn oo luuqado badan aan ku raadiyay ayaad ii fududaysay
M.a wll si wcn bd iga jaahil saartey🎉❤in bdn baan raadinayee😊
Wanku salamay walal❤
@@KOWSAR-YAR07 ka qadey queen🫡
Inaa afsomali ku sharaxday ficyd ileen carabi qoraa kama noqonayenee
asc walayal bahi wayn ayan uqaba Inan lakulmo ustadkan xageen kaheli karaa ama ciwankee kala xiririkara
2 year kadib malagayaba inaad la kulanty
Marjac page sifaatul naajixiin baap mafaahim najaax tacriifu najaax Raqam carrabi ayuu ubadanyahay sharaxaadaadu sida kale aad bn oola dhacay Qaabka aad usharaxeyso 🙏🙏🙏
Xageen ka helaa bug laga qoray sida wax lo qoro
2 year kdib malaga yaaba inaad noqotay qoraa sax ah mise sidyda dhex dhexaad thy
gabdhaha mesha fadhiyow mid iska soo saara 😂
😂😂😂
@@fartuunmaxamuud6239 ma adigaa iska so dhexsaaray hablaha 😂
Oo hadaan 50boog akhristo oo ninkale qoray ana aanrabay inaan wax alifo say usurtobi xalkaygu coppy past sow uma eka
Concept guud ayuun baad fahmaysaa kadib adoo fahamsan ayaad si dhibyar u qoreysaa, ...
@@Masuulka_Mediawanku slmy wll
Masha Allah.
M.a