HUBKII HG EE MAREEXAAN KU HABSADAY (4009)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 авг 2024

Комментарии • 163

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 Месяц назад +29

    HADAANU NAHAY BEESHA MAREEXAN HUBKII JABUTI IYO GURGUURTE AY U WADEEN. IN LAGU GUMADO BESHA MAREXAN IYO BESHA LELKASE.. CAWA MAREXAN GACANTIISA AYUU GALAY.. GURGUURTE WUXUU RABAA INUU DADKA ISKU DIRO SI DOWLADA G.MUDUG LOO BURBURIYO.. GURGUURTE CAAWA AYEY HAYSATAA. MASHA ALAH❤❤❤❤❤

    • @adensaid9255
      @adensaid9255 Месяц назад +5

      Alhamdulillahi ilahay aya nalajira war wan noolanay ee Alabari iyo alakuxamdi halasameyo Rer Sadow

    • @XayaatAbdi324
      @XayaatAbdi324 Месяц назад +3

      Tolkay Mareexaan hubka ilaalsada cadowgana ku dila from Qardho

    • @Ahmed-ki3tb
      @Ahmed-ki3tb Месяц назад +1

      Garguurte,geele iyo muuse waa wada socdaan firdhiyana zuuxiso ayay ku dureen si loogu maleeyo in ay coloobeen muuse iyo xasan iyo geelle.
      Baabuurta waaweyn ee raran si fiican ha loo baaro

    • @FadumaAhmed-cn7wi
      @FadumaAhmed-cn7wi Месяц назад +1

      Hubka ilaasha oo ha isku laynina

    • @luqmanalxakiim4170
      @luqmanalxakiim4170 Месяц назад

      Hhhhhhhhhhhhhh

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Месяц назад +13

    Hubka 17 million ayaa lagu qiimaynay Hassan Sheekh Itoobiya waan la dagaalsanahy Been tiisa inay ahyd awalba waa la ogaa.

  • @HafsaFaarah-kf1zs
    @HafsaFaarah-kf1zs Месяц назад +9

    Wax kasto oo dhacay guul reer abtigey xaq baa ferta kaadi laacay❤❤❤❤❤❤

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs Месяц назад +12

    Sir maqabe Allah u sahan ah
    Masha Allah beesha mareexan guul iyo gobanimo hambalyo 🎉🎉🎉❤❤❤🦁🦁🦁

  • @saafifood6518
    @saafifood6518 Месяц назад +8

    HAWIYE XASIDNIMA DISHEY, XAASIDNA MA HORMARO WLH.

  • @teatime6853
    @teatime6853 Месяц назад +13

    Habarta habaar baakudhacay sanadka Xassan sheikh god dheer buu kuridey xamar wa kaqaxiyey galmudug dab buu kushidey 🙈👀

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Месяц назад +7

    Beentaa Mahan reer Siyaad Waa trable makers, anigaa sifiican U garanaayo😊❤️‍🩹🇸🇴👍

  • @mahamedcade6982
    @mahamedcade6982 Месяц назад +11

    marixaan caadi mahan wlllahi 😂😂

  • @abdidegan8452
    @abdidegan8452 Месяц назад +5

    Mareexanoooo guuleyta inchallah dowlad majirto

  • @FartunK
    @FartunK Месяц назад +7

    hubkaas qaran dumiskii habargidir baa laga qabsaday waxaana qabsaday beesha sade

  • @Banooda
    @Banooda Месяц назад +2

    Hariin waqti ma naga sii dhumi doonaan inshallah

  • @user-oz1em7ox4m
    @user-oz1em7ox4m Месяц назад +12

    🫡 🫡 🖖 mareexan

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar Месяц назад +1

    ❤❤❤❤mareexan awlbo illaahey baa jecelaa isgaan ilaashado kan xafidey cay yaand wareegaayo

  • @haaboali1198
    @haaboali1198 Месяц назад +1

    Asc. Allah haa dejiyo Ummadan dhibatada wadan Allah hanuniyo sida keyrka ku
    Jiro.

  • @axmedosman3666
    @axmedosman3666 Месяц назад +2

    Haday dadnimo kugu jirto dadkaga isku soo dhawee sujuuda kugu taalana Illahay uga run sheeg.😢😢😢

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Месяц назад

      Dadkiisa so kan u dooda 😂 iska celiya naagaha hiraab yeysan kgs idinka dumine

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar Месяц назад

    ❤❤❤❤mareexanoo markaad isku yaabtan Allah nii saqiro

  • @Hw15243
    @Hw15243 Месяц назад +1

    It’s not Laascaano, it’s Laasacaanood 💪♥️♥️♥️♥️🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Месяц назад

    Nin walba oo rabbi ka cabsada nabadna raba ilaah baa u hiilinaya kan dhiiga walaalkiis ku ordayana cududuu ka jabayaa Somalidu ha ogaato taas

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb Месяц назад +3

    Laasa caano mareexaan baa degan

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Месяц назад

    BAABUURTA IYO HUBKABA HAWIYAA LOO WADAY SI AY MAREEXAAN UGU DILAAN.

  • @MohamuudaadanShariif
    @MohamuudaadanShariif Месяц назад +4

    Habarta an oyee alpapka iixira aya haysato walee😂😂😂

  • @deeqzi
    @deeqzi Месяц назад

    Xaqiiq Suxufi

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Месяц назад +3

    Habar gidir isku dhereri ayey udhamaadeen.!

  • @fardosabarre8833
    @fardosabarre8833 Месяц назад

    Nin uu rabi lajiro cidna wax kama qaadayso xasan qayaanuu. Watay allase kawayn. Mareexaanow guuleysta habeen iyo maalin❤❤❤❤

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 Месяц назад +7

    MAREEXAAN DAWLO HUBKII TUUGADA AYEY GACANTA KU DHIGEEN YAA DANBE OO XAGOODA EEGAYA

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm Месяц назад +2

      HUBKA HABARDIGIR AYAA LAHAYD WAANA LAGA XOOGAY MARKA DULMIGII LOO SOO GATAY AYAA ILAAHEEY FASHILAY XASAN DHIIQO IYO JABUUTI AYUU HUBKA KA YIMID

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm Месяц назад +1

      DHULKA MAREEXAAN WAA DHUUSOMAREEB OO 1991 AY QABSADEEN HABARDIGIR WAA LAGA SOO CESHAN ILAA BARAXKEEY WAA LAGA QIXIN HABARDIGIR TURKAANO

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Месяц назад +5

    Mareexaan is not easy.

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Месяц назад +3

    Wlhi Somalia masiibo weyn ayaa ku habsadtey damal jidid waa mooryan munafiqiin ah dalka laga qabto

    • @adensaid9255
      @adensaid9255 Месяц назад +2

      Adeer masiibo majirtee madax qabiil matala aya somalia hagaamiya runtuna waa Qarar

  • @user-ug3lm7bc7e
    @user-ug3lm7bc7e Месяц назад

    ❤❤❤

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 Месяц назад +1

    ASC wll Adan. Waan u Hambalyeyna Walaladen MR❤😂😂 caawa villa Somalia Amar Alley lakiin 😂😂😂

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi Месяц назад

    Mar hadii mareexaan hub kii la la wareegay waa mahad allaah

  • @fadumodagan5279
    @fadumodagan5279 Месяц назад

    Wlh wakhoslay lugaahigariga Hadha hadh beynokhdeeen

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 Месяц назад +1

    Hubkaan waxa iska lahaa Liibaan Shuluq oo Sacad ah hub ganacsi ayuuna ahaa

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Месяц назад

      Ganacsi aaa yuu ka iibinayey so dadka iny usku laayan ma rabin

  • @ahmedhanad96
    @ahmedhanad96 Месяц назад

    ISKA HALAMSO ADIGOONAN GADAN SOO HAMBALYO MAAHA MACALIIN WAAN KU SALAMAAYAA....

  • @altappomaktappo7060
    @altappomaktappo7060 Месяц назад +1

    Marka Ogaden Iyo Habargidir ba mareexaan Iyo majeerteen Iyo Leylkase uu tashteen

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Месяц назад

      Mxa ogadeeen meesha keeny😂

    • @altappomaktappo7060
      @altappomaktappo7060 Месяц назад +1

      @@dilara-jj5yj
      Dhulalka Mareexaan bey dacaayeen Iyo dagaalo badan, Hawiyene wey ka leexanayeen

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Месяц назад

    Qoorqoor caawa jah farxad

  • @user-hr4tt2bd5u
    @user-hr4tt2bd5u Месяц назад +1

    Haa waxa daga reer dadal

  • @fadumodagan5279
    @fadumodagan5279 Месяц назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Jawi an kujiraaa

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar Месяц назад +1

    Welgey ma argan waan ku tooganaa ii qabo bastoold leys dhahaayo kkkkhb horteed kkk

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar Месяц назад

    Marka aad ilaaliso shuruucdu waa mid adag in lagu dhiirigaliyo dadka ku dhaqma dastuurka marka qofka Soomaaliga ah uu u safro dal kasta sidoo kale waa la afduubay dowladda Soomaaliya waxay awood u leedahay in muwaadinkaas Soomaaliyeed uu dib ugu celiyo dalkiisa oo uu si nabad ah ugu noolaado qasab maaha Way adag tahay in aan sharciga ka eegno hab-raaca sida ku baraarujinta dadka in ay u hoggaansamaan sharciga Soomaaliya ee haysta baasaboorka weyn oo boolis ah dawlad xoog leh oo Soomaaliya u maamusha qaab mideysan balse si wadajir ah shacabka Soomaaliyeed ay u gaari karaan guulo badan. hadafka loo dhigo manhaj aan ku xad-gudbin madax-banaanida Soomaaliya.

  • @user-en8dz2po1s
    @user-en8dz2po1s Месяц назад

    Kkkkkk Xuseen caydiid ayey ku caqli yihiin 😃😃😃😃😃

  • @ibnamir6718
    @ibnamir6718 Месяц назад +1

    Hubka gacanta u galay shacabka waa midi laba af leh
    Mar mahad salad marexaan iyo qoor qoor ayuu ku maqan yahay
    Liban shuluq waxuu mesha u jogaa French oo rabo uranium gobalka gal gaduud
    Waxan ad uga baqayaa madama uu hubkas shacab gacanta ugalay in shacab kale lagu layo
    Rabi talo ku filan

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Месяц назад

      Marexan hubka waa isku difacaya e isku layn nayo😂

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Месяц назад

    Dhal awliyo Mareexaan rabbi wax xun dinma tuso

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Месяц назад

    Mareexaanka hubka difaacaya ma horgalay ahaayeen maxaa qaldan

  • @mahamedcade6982
    @mahamedcade6982 Месяц назад +1

    waxan kuqoslayaa diyarad xitaa way begsanayaan kuahaaa

  • @Jasttina-buy
    @Jasttina-buy Месяц назад

    Hhhhhh❤❤❤❤❤

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Месяц назад +2

    adeer illaahay baa daarood lajira sirmaqabe allaa usahan ah

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Месяц назад +1

    Dumarka hg xageey ka yimadeen

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 Месяц назад

      Malaha waa kuwii marexan oo tacshiirada ku qabsatay iyagoo hubka boobaya😢

  • @Afalaa
    @Afalaa Месяц назад

    Waaaaar fiqi muxumed hub hadaad isku daydid in aad ku weerarto, walaahi way kaa furan... 2004 Mareexaan beebe yaashii laga furtay way la socdaan... Anigu Dir ma ahi, balse si fiican ayaan u aqaanaa Fiqi maxamed... Yaynan ku qaldin, tirada fiqi muxumed 1000+ galaas biyo ah uma kabanayaan... Maamada way iga qoslisiisay

    • @somdhabah6059
      @somdhabah6059 Месяц назад

      Sheeko baralay..Ma adigaa joogay dagaalka aad ka hadlayside ee 2004?

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 Месяц назад

    Mawduuca maa toos ugu hadashid macalinoow

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh Месяц назад +1

    270 bkm 170dhashiike 800oo bastooladood 2200 OO aake 180 shaamshuutaro intaas waaye

  • @IsmaaciilIbraahim-ru2ig
    @IsmaaciilIbraahim-ru2ig Месяц назад

    Haa

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 Месяц назад

    2.5. Milyan oo dolar hub ah gacanteenuu kujiraa. 10 sano difaac masha allah

    • @a.j2428
      @a.j2428 Месяц назад

      ACTUALLY HUBKA WAXAA LAGU SOO GADAY 17 MILLION

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Месяц назад +1

    Haa Laascaano waa jirtaa,Shilaabo iyo Balanbale ayey u dhaxaysa.

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Месяц назад +1

    Raga Hubkaa Soo iibiyay. Bal ka waran. AAQIRADOODA.
    HADANA EEY MASJIDKA KAAGA HOREEYAAN

    • @sedson02
      @sedson02 Месяц назад

      islaan fadhida lagdin lafudud .

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh Месяц назад

    Daarood Ismaaciil wuxuu leeyahay oo deggan yahay 19 gobol ee bariga Africa. 9 gobol waa Soomaaliya oo kala bar ah iyo min 5 gobol oo kenya iyo itoobiya ah. Nin Soomaali ah oo safri karo ma jiro ilaa dhul Daarood dhex mareyn ma jiro.

  • @fadumodagan5279
    @fadumodagan5279 Месяц назад

    Alaha kala khawoojiyo

  • @user-hl5yg7sj8b
    @user-hl5yg7sj8b Месяц назад +1

    Mareexaanow wixii dhacay waa dhaceene halkaa ku joojiya xiisada hubka MJ

    • @ubax3018
      @ubax3018 Месяц назад

      Adeer xoolo rag fara kaxisaabsa
      Xiisada ayagaa dalbadey yaan la
      eedin

    • @XayaatAbdi324
      @XayaatAbdi324 Месяц назад +2

      Kan MJ ma'aha waa cadow ka xun qaniimada tolkay Mareexaan aniga MJ ah waxaana leeyahay tolkay Mareexaan hubka ilaalsada cadowgana ku dila ilaahay hala idin jiro.

    • @ubax3018
      @ubax3018 Месяц назад

      @@XayaatAbdi324
      Hubka waa xoolo rag
      Mareexaan jifo waliba waxeey
      Qaadatey iyadaa uqoolan wlhiy
      Caabudwaaq waan ladeganaanee

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 Месяц назад

      ​@@ubax3018naayaa midgaanyahay adoonta ah ee dabada madow, xooga aad caabudwaaq kusoo hawaysanayso maxaad markii hore ugu difaacanwayday? Ma ukun baa dabada laiska galinayaa baad istiri.

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 Месяц назад

      ​@@XayaatAbdi324thanks dhiiga, mj waanku ogaa hiilka, hubkii mooryaanta waa siduu gacanteena ugalay. Wixii kadaba yimaadana sujuuda meel aan hayn laga tooganaayo.

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv Месяц назад

    Xada wuu fcnyahey macalin adan

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Месяц назад

    War Laascaano ma aha waa "Diilin caano".

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 Месяц назад

    Aden walaal xaqiiqda anagaa og intaas tel ku jirna... wagardhac. Waa 1 nin.. walaal

  • @Turtle333face
    @Turtle333face Месяц назад

    21/2 oo kuntiinar

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Месяц назад

    Nabad ninkaan rabin belaayaa u diyaar ah Daarood cid wax ka qaadaysaa ma jirto

  • @buuflebukur4098
    @buuflebukur4098 Месяц назад

    HG ayaa qalad ka is ka leh see dee in hub oo itopiya ka soo gatan ayaa hadana dhul mariixaan soo marsiyaan oo aqli xumo.

  • @MaxamedabdillahiQojo
    @MaxamedabdillahiQojo Месяц назад +1

    Doqon baathy and siyaasad aqoon aamuskaa laguu qaatay maxaafad baraxlay baa decked qaadi karta daarood dhexdii ku taala

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar Месяц назад

    ku darsoo macalinoo hb Cali xumadee intey midi soofeysate oo ninkii ey ku qali Lahey lku dhaheysaa ii qabo gunti aan xirte😂😂😂😂 mariin ma doqonaa marey muda u qabanyaa ee ita la gaado lagu birwynaayo kkkk

  • @AbdirabbiAdan
    @AbdirabbiAdan Месяц назад

    Hhhh igaarkan raxweyn wuu iya qosliyay jawi jawi kulajaa hhh

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh Месяц назад

    Laascaanood waa Dhulka Mareexaan Shilaabo & Cabudwaaq u dhaxeeysaa

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb Месяц назад

    Dagaal laba jaho ah ayay doonayaan muuse iyo xasan shiiq ,garacad iyo gaalkacayo inuu xasan dagaal adag ka bilaabo muuzena hadda uu sool ka bilaabo.
    Dhaqdhaqaaq buu muuse biixi sool durba ka bilaabay laakiin mareexaan baa banjariyey ilaahay ha barakeeyo mareexaan

  • @fadumodagan5279
    @fadumodagan5279 Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @alfagrtrading-tg9oc
    @alfagrtrading-tg9oc Месяц назад +1

    Waar ninkii saadiq joon ahaa gabadha waa laga furaa

  • @abdirahmannur5984
    @abdirahmannur5984 Месяц назад

    Nin yahow warkaagu 90% waa sida xaqiiqadu tahay, waliba adigoon sida somalidu u badantahay, caadifad iyo sidaad adigu jeclaan lahyd warka uma aadan dhigin, balse sida dhabtu ahayd baad usoo war gudbisay wariyow…

  • @Dulqusley
    @Dulqusley Месяц назад

    Abiye iyo Cagjar ba toos u hubeye Marexan

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w Месяц назад

    Kkkkkkk❤❤kkkkkķk❤kkkkkkkk❤

  • @naturere-laxationw
    @naturere-laxationw Месяц назад +2

    Maxaad kafaaide isku dirka beelaha dagen galmudug

  • @MohamudSaid-ff1vk
    @MohamudSaid-ff1vk Месяц назад +1

    War mareexan anagu nooadeegsana luuq eeynaguheeystan

    • @a.j2428
      @a.j2428 Месяц назад

      MAREEXAAN IYO RAXANWAYN WAA WIIL IYO ABTIGII WAA HESHIINAYAAN

    • @Banooda
      @Banooda Месяц назад

      Macalinka awalba hariin xun oo ilka yarta u niikiyo ahaa wecelada hariin dhan bee u raranyixiin!

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 Месяц назад

      Raxanwayn ayagaa fowdada wada hais ceshtaan , mareexaan inay idinkusoo duulaan lagamayaabo.

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 Месяц назад

      ​@@Banoodanaayaa isku dhererinta jooji mareexaan kuma yaqaan gunimana kugula tartamimaayo

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Месяц назад

      ​@@Banooda is daji hariin iyo mr waa walaalo adna gbr baad thy u ducee iny umadu heshiiyan

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 Месяц назад

    Hhhhhhhhhhhhhh

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv Месяц назад

    Cod majidho macalin adan

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Месяц назад

    Dawladdaa lahayd galmudug baana loo wadey maxay ka dhigantahay wey iska caddahay

  • @user-hr4tt2bd5u
    @user-hr4tt2bd5u Месяц назад +1

    Sidiii looda uqosol baqaratu laaxiq looking qosleysay neefnimo kuuma dhimana xitaa qofbaa qosolka ku qurxoon walihi ninkadan lugeya qof qosol kaga fool never ma arkin. Fantastic.

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 Месяц назад

    Hhhhhhhhhhh

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 Месяц назад

    Hubkan waxaa loo waday dir iyo sacad iyo afganbiga gal mudug

  • @user-hm9sl2gk5p
    @user-hm9sl2gk5p Месяц назад

    war.madhimanaysid.miyaa

  • @user-en8dz2po1s
    @user-en8dz2po1s Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂ciyaal hindi miyaa 😂😂😂

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 Месяц назад +1

    Sirmaqabe alaah ayaa u sahan ah!

  • @NimcaanSheekh
    @NimcaanSheekh Месяц назад

    Way jirtaa

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 Месяц назад

    Aad baan u qosley markuu yiri boqortooyadii raxanwey weligey ma maqlin boqortooyadii adal waa maqley ajuuraan waa maqley tan nool hadana waa maqlaa laakiin😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 Raxanwey kistoo cusbee 😂😂😂😂😂😂😂

    • @AliAlly-jr7kt
      @AliAlly-jr7kt Месяц назад

      LA QABSO INA ABTI, MAAYLAAND STATE🎉🎉

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 Месяц назад

    been badanaa eeleygaan

  • @Imraan12
    @Imraan12 Месяц назад +1

    Laba mooryaan ayaa isdilay

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 Месяц назад

      Mareexaan iyo mooryaan waaye, mareexaan mooryaan ka mid ma aha.

  • @mohamedhagyabdirisaq9061
    @mohamedhagyabdirisaq9061 Месяц назад

    Macalin Ragaas akhiro ma fasax ahaan ayaa loogu diray.....maxaase adiga kaa reebay. ?

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh Месяц назад +1

    War dadka ha isku dirin xayowan yahaow caqli yeelo.

  • @Samatalis1
    @Samatalis1 Месяц назад

    Wariyaan ahay iyo sida wararka loo soo gudbiyo wax uu ka garanayo ninkaan ma jiraan.

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Месяц назад

    Marka yaa loowadey mise niisa ayaa lahad

  • @altappomaktappo7060
    @altappomaktappo7060 Месяц назад

    Kan yuu yahay ?

  • @mahamedcade6982
    @mahamedcade6982 Месяц назад

    😅😅😅😂😂😂mcln

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Месяц назад +1

    Mareexaan 3 gaari oo hub ah waa haystaan maanta,federaalka aad sheegayso maa naqaano.

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW Месяц назад +1

      Haha.
      Adinka lee ha isku dhameeynina.
      Hub badan == dhimasho badan.
      Nasiib wanaagsan.

    • @libananoghele3395
      @libananoghele3395 Месяц назад +1

      ​@@MIDNIMOJANAQOOWyahu adi Isla hel habaarkaga beerka caaro ku gosay

  • @user-hm9sl2gk5p
    @user-hm9sl2gk5p Месяц назад

    😜

  • @Banooda
    @Banooda Месяц назад +1

    Digil aw Mirifle ku haay Adi hariin iyo madaxweynahoda ilka yarta abtiga u yixiin mar un waa la idn soo afjaraya!

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 Месяц назад

      Ilkayar waataad guryahooda kashaqayso hadaad hadalka sii badisana wixii idin hela yaa waylak

    • @Banooda
      @Banooda Месяц назад +1

      Fursad fcn heysataan ciyoow ku laabta dhulka dhagaxa ilka yar!

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar Месяц назад

    Booliis cusub ayaa dib loo soo celiyay si ay ula socdaan aagga oo ammaan u ah dadka inay u socdaan jihadaan iyagoo shuruudo badan leh

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Месяц назад

    Ninki s9 joog laga waayo
    So jiifso baa laga hela..Bisinka
    Bisinka Bisinka maalin walba waa dagaal iyo doolxumo

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Месяц назад

    😅