Cuqubo ayaad qabtaaye maxaa sawirka sheekha u saartay sh xasan qoryoleey ilaahey ha unaxariisto inaad ku been abuurto wa ag weyn oo aad diinta ka gashay
@@naasirjaama603 doqonyahoow hadithayada dad aa qoray marka illaah ma balan qaadin in la xafido marka ubadi kuwa reero qabiil ah oo munaafiqiin ah inee kusoo Dareen illeen ahlu beytka waa banii haashim oo dhan dowlada cabaasiyiinta xataa ahlu bayt waaye waqtigood aa xadiithyada badankood la qoray xadithka waxaa laga koobiyay kan uu dhahaayo nabiga kitaabullaahi wasunnatii kaas aa caqliga iyo waaqicogaan la joogo waa faqaayo ahlu beyt aaway waqtigaan ma joogaan marka xadiith aan quranka waafaqeen u badi qabiileestayaal inee kusoo Dareen.
Subxaan allah shiikha wan dhintay wana
Sune ee Allah ka baq sawirkis ka daji yaan qiyaamo beentaas lagu qabsanin
Waa sax sheikh xasan qoryooley ayaa ladhahaa wuxuu ahaa caalim Zuni ah oo ay dileen khawaarijta
Acuudu bilaahi Mina shaydaami Rajiim Ilaahay Hanaga kaa abto shaydaan Shiiq ma aha
Shiico waa shaydaan
Sunada rasuulka raac ayaa lagu faray ee ehlu beytka been ha ka sheegin haday shiica lacag ku siisay umadda soomaaliyeed waa ehlu sunni
Imaam xusseyn waxaa dilay shiicadii karbala degganeeyd. Yaziid ma dilin. Ninkaan beentiisa waaye. Taariikhda hala akhristo. Shiicada gaala waaye , waxay caayaan saxaabada rasuulkeenna, iyo caaysha, rasuulkeenna xaaskiisa uu jeclaa.
اللهم انصر شيعه امير المؤمنين. ... عرض المزيد من شيعة أمير المؤمنين وسيد الوصيين علي بن أبي طالب " عليه السلام
Sh xasan qoryoolay sawirkiis ka daji waa sunni muslim ah .
Allaah ayaa og jidka toosan muslimiinta yana lagaleysinin
Shiicada somalia hde awood ku yeshaan waala hoogay wlhi
Dadkan oo kale lama waraysto waa shaydaan weye
Qasaaraad ku sugantihiin e allaha idin hanuniyo
War balo ha idinku dhacde sawirka shiiqa kaqaad mesha Mahan shico shiiqe
Xasbunalaah wanicma wakiilan
Shirka aakhiro miyuu ka dhacayaa adeer waayo shiikhaan dhoor sano ayuu aasanyahay balaayo kugu dhacdaye sawirka meesha ka qaad wecel bastahaye
❤allaahu,akbar❤❤😂
Waxan oo kale lama wareysto, Catoosh wax kasta war xiiso leh ayuu moodayaa!!
Subxanallah Allah ban idinka magan galnay
Subxanallh somali shiico mahan lkn ilahow naga qabo shiicada
Anaa ka mid ah
@@iamsomali5295sxb what,s maleedahay waxaa kaa kororsana shico aya ahay
sawirka shiiqa maxa lo saray wa hore ayu dhintay asago qawarij la diriraayo allaha u naxariisto
Maajid Shariif waa shiiqee sxb
Gaal
@@5soomaaliwaadadkaygi635 sh xasan qoryoolay
@@mohammeddhamac3893 ninku waa muslim sh xasan qoryoolay
Ninkaan muxuu sheekha masawir kiisa usaaray waraysigaan???
Sh.xasan waaba dhintee maxaa loo korsaara wariye catoosh waa tuug waana khawaarij maxaa yeela sh.waa hore dhinta ayow shiica sawirkiisa usooqaada
War ma ninka caynaayo saxaabada nabiga scw ayaad u doidee
Khawaarij taa Wax alle abuuray ugu xun, waana wahaabiyada, maxay shiica ka sheegi Ahlusunadiibay Qarax nafta kaga gooyeene,waa dad aduunyo ee maaha umad aakhiro wahaabiyadu
Jahanabo ala ku gali shiiq xasan sawirkiisa u saarteen ilahay ha idin qaribee shiiq mar horoow xijaabtay asagoo shiico iyo khawarij iyo waxii diinta islaamka kasoo horjeda asagoo ladagalamayo diinta ayuuw dhintay naftiisa ayuuw u huray
Abayo sheekha xaguu kudhintay
@@queennn4901 waxuu ku dhintay Gedo asagoo difaaca diinta ku jiro
سبحان الله
Xulashadamedia walaal ma sheekh xasan qoryooleey maa ahaa shiico mase ninka hadlaayo ayaa kawadaa ale uga baqo waxa aad sameeneesid in lagaa xisaabiyo
Wey dii.markaad.tukanayso.dhagax.ma.is.hordhigtaa.wey. dii
War waxu magac foolxuma 😂😂😂
Jabirte
War hedhe sawir ka video ga saran waa shikh calim ah mana aheen (shico) wuuna geeryodey ee ka saar ama sawir ka badal
Ilaahy ha hanuuniyo
Xulashada sawirka aad sartay mesha aad saartay shiica ma aha ee waa ehlusuna waljameca ee sawirka sheikha kaqad meesha
Isagaaba afkiisa ku dhagaaya ee ma dhagaha baad ka dahay walaale acuudu bilaah
أعوذ بالله من الشيطان الرجيم
subxan allha
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
انا لله وانا اليه راجعون
Oo shiiqu waayo
War ilaah kabaq sheeqa sawirkiisa kaqaad sheekhan maahan shiicee. Ma dacaayada culimada ahlussunaa meeshaa idinlagashay wahaabiyoow alaa weyn ayaa idiinka jaasindoona ee kaqaada sawirkan
duli baatahy ka qaad sawirka shiiqa waa hore ayuu dhintay
ilaahay ka cabso
Ilaahy baan idinka magan galay
Subxanallah
Mashallah
Hakaa dadka beenta daalim yahow shiiq qaad saaraty 9sano kahor ayuuw naftiisa u huray diinta islaamka asagoo dalka qawarij ka difacaya
Kumuu ahaa sheiqani wllo magacii
@@jamaadwarsame6860 sayid shiiiq xasan shiiq cabdi mucalim shiiq xasan qoryoleey ayaa ladhahaa alaha u naxariiste
Allaha haunaharisto
Aad baan ugaxumahay shiiqa marhore uu dhintay sawirkisa lagu qaraabanaayo
Am so sorry was dhibkii aan kadhaxalnay dhulalkii shisheeye aan ukalafirxanay
Yaziid ayuu u gefey reer naareedkaan
arhooy dalabka quruxsada arsaaq wa nalooqoraye
illaahay.kacabso.ahlu.baytka.haku.been.abuuran.shiico.qabri.caabudayso.diinlaaweyaal.ah.bari.bay.kayihiin.kusoo.laabo.dariiqa.xaqa.ah
Cuqubo ayaad qabtaaye maxaa sawirka sheekha u saartay sh xasan qoryoleey ilaahey ha unaxariisto inaad ku been abuurto wa ag weyn oo aad diinta ka gashay
Majunun doofara ee helanar
Shiicadu waa firqo ummad badan ay haysato. Kuwa Sunniga sheegta iyo shiicadu waxyabo way kukala duwanyihiin lkn kuwoda saxda ah lamagarankaro. Sunniyiintu waa kuwa caalamka isku qarxiya oo Xamar isku qarxiya oo dadka qoowraca. Shiicada ayaa degen oo nebedgalyo lagahelaa iyo amaan.
Aqoon umalihid shiico waxey tahay marka ilahay utowbadkeen.
Waxaba maadan aqrin waayo aayad ku oronayesa aalu beyt raac ma jirto lkin nabiga NNKH raac ayaa lagu yiri waxad tahay mid dhaqaale ku racay shiicada kalaigaana maaha oo dad badan oo markii hore suuifiyo ahaa ayaa raacay wax aan dan aduun aheyn kuuma geyn hadaad nin caayay abuu bakar iyo cumar rc iyo xaasaskiiii xabiibkeenii muxamed ahaa NNKH aad diiin uraacday aeylehe waad luntay
Xadis ayaa amraya in ehlubaytka la raaco
@@naasirjaama603 doqonyahoow hadithayada dad aa qoray marka illaah ma balan qaadin in la xafido marka ubadi kuwa reero qabiil ah oo munaafiqiin ah inee kusoo Dareen illeen ahlu beytka waa banii haashim oo dhan dowlada cabaasiyiinta xataa ahlu bayt waaye waqtigood aa xadiithyada badankood la qoray xadithka waxaa laga koobiyay kan uu dhahaayo nabiga kitaabullaahi wasunnatii kaas aa caqliga iyo waaqicogaan la joogo waa faqaayo ahlu beyt aaway waqtigaan ma joogaan marka xadiith aan quranka waafaqeen u badi qabiileestayaal inee kusoo Dareen.
@@لاحكمالالله-ش1ص hada waad danbaabtay waxaad beenisay xadiiska athaqalayn ee mutawadirka ah orod culimadaada soo waydii xadiskaa laysku waafaqay suni iyo shicoba xadiska aad soo qorrayna waa daciif waxana so wariyey ibnu malik oo maqalo kuso wariyey wax soo baro caamo ayaad tahee xadiis kuyaala imam muslim ayaad dafiraysaa
War ay ay Dale ayad tahaye sheqa mesha kaqaad
Waykaftamayane
Qabuuro xun oo fake ah intaa isku qasaarineysid illaaha awooda leh awoodiisa aad dulmi ka gashay
Xasbunalaah wanicma wakiilan