WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | SYRIA HTS | IRAN | ISRA

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 15

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 13 часов назад +1

    Allow gargaar xaqa u dirir reer qaza guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiGuuhad
    @AbdiGuuhad 12 часов назад

    All Will do Nothing 🇸🇾 🇸🇾 Syrian is going to be peaceful land

  • @AbdiWarsame-m2p
    @AbdiWarsame-m2p 12 часов назад +1

    Xawaadle yabar madaxWayne 😊

  • @CashireyHoyo
    @CashireyHoyo 14 часов назад +3

    Dr. Faysal Rooble waraysigii Arimaha Bada waan Sugaynaa. ABDUL HAAFID

  • @MkulmeAden
    @MkulmeAden 14 часов назад

    #INSHA ALLAH WAXAAN ILAAHAY MACBUUDKA KA BARYAAYA IN DALKA HOOYO AAN LOO SOO QADHAN TUSAALE XUN.....("FIRII WAA SIDHA HADA WAXA SOMALIYA KA DACAAYO".....RUNTII ERYADHANI MA JECLI INAAN MAQLO..RABOW DALKAYGA HOOYO SOOMAALIYA KA BIXI MIDA HADA HAYSATO) AMIIN😢

    • @reemali6728
      @reemali6728 13 часов назад

      baarak laahu fiik walaal Alaahuma aamiin yaarabal caalamin ❤❤❤

  • @shukriwarsame9192
    @shukriwarsame9192 13 часов назад

    Way dili doonaan ragga aan la rabin oo dhan

  • @reemali6728
    @reemali6728 13 часов назад

    لاخالب إلاالله

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 13 часов назад

    Waaa runtiii ninkan waa lagu danaysanyaaa😂waaa ninka😂suuriya lagu burburinsyo

  • @shukriwarsame9192
    @shukriwarsame9192 13 часов назад

    Waan jeclahay iney siiriyaanku dhibka ka baxan but honestly there will be dark days ahead Syrians and I hope my understanding will be wrong but I have feelings same as Iraq like chaos not stable government and too many countries wanted their interest

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 11 часов назад

    Maya may waa burbur iyo Wadadii madoobeyad.Mar hadaadba tiri Gacano kale ay ku jiraan .Waa Alifoow Macalin ku qaad???????
    Wadadii qodxa

  • @FahmiXasan-zg5yc
    @FahmiXasan-zg5yc 13 часов назад

    Dhaman wan idinsalamay wali waxan sugayna heshiski bada soomaliua oo dib loogu laabto oo naala fahansiyo qabku ordugan u dhaxdhaxadinyo oo cadcad sababtoo ah soomali waa soomali meshudonaba hajoogo wala hajogo itoopiya hajogo kiininy hajogo djabuti waa soomali ban aminsanah anigoo jooga itoopiya garahaan dds jigjiga adiyo adaban uga damqanaa angoo waliba dawulada ushaqyina kuma farxasanin inayi heshiis lala galo wanka xunahy sababta sayilac logu hanwayiiinyahy maxay tahay waa kalqaybinta soomalida marka waa in aad iyo aad loojiliciya meesha hshiiska bad wali waxba laqarinya . cabdi xafid wakusalmay wll asc waliba waxay ahayid salanta inan xaga hore soomaryo injinerkan wansalamy asc ader horay usocda labadiinuba

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 13 часов назад

    Dariskedu wa reer galbeed ka argagaxaye islamiska caruurta
    Lagu wiiqayo oo dhiig maleh islamiska ayay badileen
    Guuli kama dhamo iran diinki loheshiyay ayay noqon xulufadu halag aya usosocda