FARXAD XAFLADII AMIIRA QURUX IYO NASRO ABTI DOON OO SUPRICE UGU TIMID XAFLAD AMIIRA WOW❤️😭…..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 384

  • @farihacadey1830
    @farihacadey1830 7 месяцев назад +176

    inta tiktoga kaso aragtay yutubka so aday like😢

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 7 месяцев назад +83

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤😢

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 7 месяцев назад +42

    Kusaliya nabigeena muhammad scw kadib salaada ha ilaabin wll sidu alle kugu naxriisto inshaAllaah❤🕋☝🏼

  • @hodanmohame
    @hodanmohame 7 месяцев назад +7

    Alla ilaahow amiira farxadeeda sidaan ujeclahay abayo hormar kale oo badan kuurijeynaa mcntooooo😢❤

  • @RahmaAlonge-wp4pi
    @RahmaAlonge-wp4pi 7 месяцев назад +129

    Allow team Walpah hanoowayin 😂❤🎉🎉

    • @NajaxAbdi__0773
      @NajaxAbdi__0773 7 месяцев назад +5

      Cawa nawalayan dheshooda dharka isu eg laba labad😂😂😂

    • @Sacdiya-s7q
      @Sacdiya-s7q 7 месяцев назад +4

      Caawa wax kale😂❤

    • @mumtaas420
      @mumtaas420 7 месяцев назад

      Amiin

    • @XafsaRuun-i9r
      @XafsaRuun-i9r 7 месяцев назад

      Haa ilin iga imaaty farxad cwa​@@NajaxAbdi__0773

    • @CabdiCawil-w5l
      @CabdiCawil-w5l 7 месяцев назад

      Wallhi cawa farxad😂❤❤🎉

  • @Rahimacsalan
    @Rahimacsalan 7 месяцев назад +55

    Inta markiiba soo carartay one love

  • @nasrasaid4665
    @nasrasaid4665 7 месяцев назад +27

    Ayy nasra abtidoon boqorad waye 1m aa ku tuurno❤

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 7 месяцев назад +55

    TEAM Amiira qurux kabax Amiiradeena hambaliyo hambaliyo hambaliyo

  • @XaawoMaclin-cn1nn
    @XaawoMaclin-cn1nn 7 месяцев назад +44

    Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿🤲🏻😭🙏🏻

    • @MariaXasan-t3w
      @MariaXasan-t3w 7 месяцев назад

      Sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 7 месяцев назад

      صلي الله عليه وسلم ♥️

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 месяцев назад +10

    alla tan xaflad way dhaaftay Thanks Aboowe adaa teamka dhan ugu soo hor dhigay saan u sugaynay lee

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 7 месяцев назад +16

    Ayy aman cawada farxad la oyaa amiiradeydii tixda lo tiriye nasra qurux badan sey ugu hagar baxday walashed😢😊😊😊

  • @axmadkaskeey3388
    @axmadkaskeey3388 7 месяцев назад +1

    An ku wada salino nawigeyna suban scw scw scw hadhaafin ❤❤❤

  • @Zhiliishz
    @Zhiliishz 7 месяцев назад +38

    Team halista one like❤

  • @Anzal2000
    @Anzal2000 7 месяцев назад +23

    Anaa u horeeyo team halista Yess😂😂

  • @hafsahqalby8181
    @hafsahqalby8181 7 месяцев назад +6

    Sundus outfit keda . And ladan's energy is just a lit🔥

  • @NNnnn751
    @NNnnn751 7 месяцев назад +7

    Ayyyyy waxan xaflad waa dhaafty😂😂😂 thank you alpha

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 7 месяцев назад +17

    Waa wareey Nasra amiira say uamaantay aaba la ooyy ani🥺😩

  • @AyaanBashir-y3c
    @AyaanBashir-y3c 7 месяцев назад +26

    Ar Cawa Farxad Wlhi Amira io Ceyda omg😮❤😂

    • @maryanCraxamaan
      @maryanCraxamaan 7 месяцев назад +3

      Wlhi kaligee umaleyey farxad😢😢❤❤❤

  • @JuweeriyaMuxiyadiin-cb8lh
    @JuweeriyaMuxiyadiin-cb8lh 7 месяцев назад +4

    M.a queux wllhy hanbalyo amira qurux mss one million 🎉

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 7 месяцев назад +4

    Amiira waa qof qalbi nadiif ah ❤❤😢😢

  • @rahmamacalin
    @rahmamacalin 7 месяцев назад +29

    Team ladan salax like❤

  • @idilmohamed8658
    @idilmohamed8658 7 месяцев назад +10

    Alfa legend athy😂kiwaan way ngasodahiyeeen😂🎉🎉❤

  • @fatimaabdulkadir3361
    @fatimaabdulkadir3361 7 месяцев назад +7

    I can't wait inta team welba chanelkoda laga so dhigayo

    • @suhurcaawil8777
      @suhurcaawil8777 7 месяцев назад

      Same intan waan ku sii sugayna uun😂😂

    • @fatimaabdulkadir3361
      @fatimaabdulkadir3361 7 месяцев назад

      @@suhurcaawil8777 ha wlhi ceyda io kuwas inta laga so gelinYo sugu la ahay

  • @Seynabcadey-t1t
    @Seynabcadey-t1t 7 месяцев назад +4

    Waw qof culus nasra abti don shugran qali macnto sida qurux da badan oo aad uga so muqatay xafladii amiira qurux shugran qali macnto poqorad ba tahay

  • @HaniFaizal-q9i
    @HaniFaizal-q9i 7 месяцев назад +21

    Team amiira one love😊❤

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed3317 7 месяцев назад +11

    Amiira qurux wow xaflad qurux badan m.a hore usoco 🎉✨️🦋

  • @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs
    @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs 7 месяцев назад +10

    Team walbah one like ❤

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 7 месяцев назад +1

    Eedo waa na waaloosaan😢😢😢aniga xiligi mechal jockson aan laacib ahaa 😊😊😊😊😊

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 7 месяцев назад +13

    Aroos miyaaa😂 koko away ma ujedo❤

    • @SareedoAbdirihmaan
      @SareedoAbdirihmaan 7 месяцев назад

      Wey joogtaa janelka adno soo arag

    • @Pretty-s7r
      @Pretty-s7r 7 месяцев назад

      Xafladaka qurux bdan malasia kama dhicin❤

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 7 месяцев назад +25

    Inta cawa sugeeyso xalfada🎉❤

  • @QueenNajmita
    @QueenNajmita 7 месяцев назад +10

    Team Koko like 😊❤

  • @zafabintudaahir1023
    @zafabintudaahir1023 7 месяцев назад +4

    First comment saa usugayey xaflada wllhi lee❤😊

  • @hoodoahmed5333
    @hoodoahmed5333 7 месяцев назад +5

    Deee haaa guys wlhi quruxdiina waa layaabay marka laysku dhar eekaado waa qurux alle haydn sharfee waad shideen wlhi caleyk caleyk caleyk ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @NasriinAbdullahi
    @NasriinAbdullahi 7 месяцев назад +3

    Ay m.a wey kala kiciyen ilaahey noma waayo qof nala farxa malintena team 27 ❤❤

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli 7 месяцев назад +1

    Masha allaah nasro abtidoon❤❤❤❤ congratulations Amiira qurux🎉

  • @amayaahmed8289
    @amayaahmed8289 7 месяцев назад +12

    Amiro qurux ninkeedi hore talie soo dareemooya caawa😂

    • @SaabariinMacalin-d6n
      @SaabariinMacalin-d6n 7 месяцев назад +1

      😂😂😂😂😂

    • @safakinpq2cz
      @safakinpq2cz 7 месяцев назад

      Kadaa comment ayuu dhax wareegooyaa wad naha ha gooyinee😂😂😂

    • @DeeqaFarah-vr1kg
      @DeeqaFarah-vr1kg 7 месяцев назад

      Igaad kasa baa bila caqali gabdha quruxad badan bu Nagasi dayeey guluyso amira abyo ❤

    • @amayaahmed8289
      @amayaahmed8289 7 месяцев назад

      @@safakinpq2cz inaa arko ugu tala galy beh😂

  • @QULUBTA
    @QULUBTA 7 месяцев назад +1

    Wll ilahay idinku dhaarshe 1k subscribers Basa I gaadhsiya khyr Ayan so gudbiya 😭😭😭😭😭

  • @rruweydaone2049
    @rruweydaone2049 7 месяцев назад +3

    Maasha Allah tabarakallah walahi waku farxay alle kuwi isku Durban alle haka dhigo maasha Allah tabarakallah

  • @UmuCabiir
    @UmuCabiir 7 месяцев назад +5

    Wlhi qeer allaha kusiiyo saa usugeyne lee ❤

  • @ikraam_72
    @ikraam_72 7 месяцев назад +1

    Amiira faraxsan marka arko waa faraxa🥺walashey sidan waliga u faraxsanow 🫶🏼😘❤️

  • @IqroIqriina-sq4sx
    @IqroIqriina-sq4sx 7 месяцев назад +4

    OMG wlhi waqiiroday congratulations amiira❤😭💋

  • @DeeqaAhmett
    @DeeqaAhmett 7 месяцев назад +2

    Congratulations miss 1m amira qurux ❤❤🎉

  • @NawaalAhmed-do2rb
    @NawaalAhmed-do2rb 7 месяцев назад +6

    Wow amiira iyo taemka wad shudantihiiii❤❤❤

  • @RahmoSidow
    @RahmoSidow 7 месяцев назад +7

    Koko aaway dee ani koko rabaa 🎉

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 7 месяцев назад

    Hamplya leyhy amiradena 2M onthe way 🎉👏

  • @HodanCismaan-k2s
    @HodanCismaan-k2s 7 месяцев назад +1

    Waaaaw maashaa Allah Hambalyo Hambalyo abayo Amiira qurux ❤❤❤

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle9094 7 месяцев назад +2

    Amiiro iyo ceyda waxey dharga iskuku ekeesteen hali sheego subscribed ha ila dhafina 😂

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 7 месяцев назад

    Wow masha Allah alpha legend lakin tiktok block igaqad abowe🎉❤

  • @RaxmoXuseen-ng1qb
    @RaxmoXuseen-ng1qb 7 месяцев назад +1

    Salax jj iyo ladan waa watah jah ❤❤

  • @ShamisMohamed2797
    @ShamisMohamed2797 7 месяцев назад

    War ladan waaaw waaw m.a took walahi waaw❤ nasro saan ugu farxay welcome qurux badan❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 7 месяцев назад +4

    qofkii uguhoreyay xaflada sodhigay😊🫡🥰

  • @DrsamiishaIbraahim
    @DrsamiishaIbraahim 7 месяцев назад +3

    Wow waxan xaflad lma dhihi kro oh my amiiradeen🎉❤😊

  • @FadxiyaSacad
    @FadxiyaSacad 7 месяцев назад +1

    Amiira qurux hanbalyo hore usoco iyo team 27 ❤❤❤❤❤

  • @nuuradiinmahamudmohamed9348
    @nuuradiinmahamudmohamed9348 7 месяцев назад +1

    1 k amiira waaw 🎉🎉❤

  • @Firlocaddey111
    @Firlocaddey111 7 месяцев назад

    Mnsha allaah waxaan xaflad weyba dhaaftay nasro safareey usoogashay alloow barakeee

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 7 месяцев назад +6

    Team amira qurux and king ceyda like❤❤

  • @kaafiyoabdiwali2441
    @kaafiyoabdiwali2441 7 месяцев назад +4

    Ayyy congratulations amiiradeydii🎉❤

  • @AmalAhmed-sz6my
    @AmalAhmed-sz6my 7 месяцев назад +3

    Amiiri waa boqorad ka badan u qalantaa ❤❤

  • @RidwaanUpdihamid
    @RidwaanUpdihamid 7 месяцев назад +7

    Wa zugi weyne wllHi 😂😭💕💐💐

  • @nasraali839
    @nasraali839 7 месяцев назад

    Team Walpah caawa see iyeshen🎉🎉❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 7 месяцев назад +2

    ayayyyyyyyyy jah.waxbaaa ka dhacy meeesha ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @KaadriinYuusuf
    @KaadriinYuusuf 7 месяцев назад +1

    1m saan no washeen ❤❤❤waxbaa soo socdo❤❤❤❤

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 7 месяцев назад

    Nasro Abtidoon Fans ismuujiya 👍👑❤️

  • @Riyaa998
    @Riyaa998 7 месяцев назад

    Amirdena hambalyo hambalyo kbdn ayd uqlan taa❤❤❤

  • @SeynabAli-rb3cx
    @SeynabAli-rb3cx 7 месяцев назад +4

    Team amiira one like 👍

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu1546 7 месяцев назад

    Waaw waxan xaflad kaa aha🎉🎉🎉🎉🎉❤😊

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 7 месяцев назад

    Congratulations 🎉 boqoradena Amiira Qurux farxada Adunka cawa 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @RumanMohamed-po2dv
    @RumanMohamed-po2dv 7 месяцев назад

    Team salad iyo ladan team cayda iyo amiira ❤

  • @HAATIM3
    @HAATIM3 7 месяцев назад +9

    Inta mantay dhan sugeysay❤😂

  • @naseetxonalka4236
    @naseetxonalka4236 7 месяцев назад +3

    Asiim aabihis se dareemoda😂😂😊

  • @MaryamoSuuro
    @MaryamoSuuro 7 месяцев назад +4

    Hambalyo hambalyo amiira qurux ❤❤❤❤❤

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 7 месяцев назад

    Congratulation mi Amiradeena🎉❤

  • @NasraSuleiman-qg6us
    @NasraSuleiman-qg6us 7 месяцев назад +3

    Alaa san lee usugayay lee Mahadsanid yaqey

  • @AnfacCabdi-k1s
    @AnfacCabdi-k1s 7 месяцев назад

    Ayy hanbalyo amiira🎉❤

  • @alonegirl8
    @alonegirl8 7 месяцев назад +1

    Team walpah💋nii jeclhy waa iwaasheen

  • @RahmaAlonge-wp4pi
    @RahmaAlonge-wp4pi 7 месяцев назад +8

    Intaa kusoo orady sey usuogeesey 😂❤

  • @jamiilaomerahmed
    @jamiilaomerahmed 7 месяцев назад +1

    Team walbah waana waaloysiin caawa😂❤

  • @ayaanabdisalad8359
    @ayaanabdisalad8359 7 месяцев назад +2

    Nasra abtidon anaka xita lama filanka wan ku faraxnay 😲 hambalyo Amira qurux xabibti 🎉

    • @Sacdiya-s7q
      @Sacdiya-s7q 7 месяцев назад +1

      ❤❤❤❤

    • @sowdamohamud9025
      @sowdamohamud9025 7 месяцев назад +1

      Titok mogadishu inee u socoto ayee ku soo qortay kwrn hee

  • @Amiradawalashed
    @Amiradawalashed 2 месяца назад

    Kingalfa abdiadan kushegAa❤😂

  • @mruun6114
    @mruun6114 7 месяцев назад

    HEESTA WA DAGAHADAL JACEL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Jarmo6677
    @Jarmo6677 7 месяцев назад

    Raaxa u dhimo nasraay caawa iigu kaa horraysabee waxyaroo dixiina tehee🎉

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 7 месяцев назад

    Mashallah tabarkallah ❤❤❤

  • @SuldanoMaxamad-jt9zd
    @SuldanoMaxamad-jt9zd 7 месяцев назад

    Hambalyo amiiro qurux❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 7 месяцев назад +2

    Www waxaan xaflad wee dhaftay m.a❤🎉🎉🎉

  • @RaxmaAxmed-x8g
    @RaxmaAxmed-x8g 7 месяцев назад

    Ayyyy m.a xafladan San usugayey😢🎉❤

  • @RaaxoAliAbdulle
    @RaaxoAliAbdulle 7 месяцев назад +4

    Anaa ugu horeeyo😂🎉🎉🎉🎉

  • @XaawoIbraahim-cc8fo
    @XaawoIbraahim-cc8fo 7 месяцев назад

    Hambaliyo hambaliyo macanteyda wlhi wad uqalantaa markale hambaliyo ❤❤❤❤ intan inkabadan uqalantaa❤

  • @emariamabdi4243
    @emariamabdi4243 7 месяцев назад +1

    Waxa fcn in xalada dadka leh ee qarashka ku baxay aadan videoga kala hormin, ayaga marke soo dhigtan kadiba vlogaga la so dhigta😢

  • @MarwanTraore-fe1yz
    @MarwanTraore-fe1yz 7 месяцев назад +1

    Ladan alpha❤❤❤❤ Djibouti

  • @Aishastylqueen
    @Aishastylqueen 7 месяцев назад +1

    Sundus iyo macalimow qosol igu dilay dance dhan wayku cayaareen😂😂😂

  • @SacdiyoOsmaan-fn2ev
    @SacdiyoOsmaan-fn2ev 7 месяцев назад

    ilin farxadeed iga imaday wlhi hampalyo amiiro qurux farxada wan kula daremaya wlhi abayooy😢❤🎉🎉🎉

  • @ABDIRAHMAN5558
    @ABDIRAHMAN5558 7 месяцев назад

    Atattattatatata ❤
    Axyaa Xaflad❤🎉 congratulations

  • @Marwahassan-hb7dp
    @Marwahassan-hb7dp 7 месяцев назад

    team guryaha saan xalmaahee live rabnaa😢

  • @NimcoBarud
    @NimcoBarud 7 месяцев назад +1

    Masha Allah habalyo habalyo amiira qurux🎉🎉🎉🎉🎉

  • @haniisthebest6157
    @haniisthebest6157 7 месяцев назад +2

    Aroos dadban mise Ana umeelayay sabbto ah arooska iyo aroosad isku dhar malxiisyadana isku mid yaab bdanaa❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😂😂😂😅

    • @Sacdush761
      @Sacdush761 7 месяцев назад +1

      War maheesid coming soon arooska😂❤

    • @haniisthebest6157
      @haniisthebest6157 7 месяцев назад

      @@Sacdush761 illah hano rumeeyo 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abucammaar8155
    @abucammaar8155 7 месяцев назад

    Àmiiro qurux ❤❤ hanbalyo hanbalyo hanbalyo ❤

  • @Jjjjkhfdfgijkkljcx
    @Jjjjkhfdfgijkkljcx 7 месяцев назад +2

    Caymir waa nawalayaan omg ❤😱💃💋

  • @Habiibohassanmohamed-pt8bm
    @Habiibohassanmohamed-pt8bm 7 месяцев назад

    Team walbah ciyaartooda caadi maahan❤❤🎉🎉

  • @hamdiabdullahi1437
    @hamdiabdullahi1437 7 месяцев назад

    Amira she is amazing woman ❤❤

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs 7 месяцев назад +5

    Koko baaan rabnaaaa deeee❤❤

    • @Pretty-s7r
      @Pretty-s7r 7 месяцев назад

      Channelkeda aad niic baad hysaye😂

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs 7 месяцев назад

      @@Pretty-s7r waaaxay deeee chanelkeeda ma arkayno baaalagu yidhi. Fahan ha iska hadlineeee vidiogan aaaa jeeeedaaaa. Reeer miiiiiii

    • @Pretty-s7r
      @Pretty-s7r 7 месяцев назад

      @@ShahadSaad-lh4fs mxa naga glya marka hdadan arkayn xaflada ma iyada leh marka

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs 7 месяцев назад

      @@Pretty-s7r hay adi waankaaa shakiyeeee koko maad ka hinaaaastaaaa bisinkeeeeeee