Laba Buurood Dhexdood oo Biyo ku jiraan | Natural swimming pool | Biyo Dhacay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 91

  • @Dalmarshow1
    @Dalmarshow1 2 года назад +11

    Wiilka ukala kiciya somaliyeey ❤

  • @museadan9335
    @museadan9335 2 года назад +3

    Mashallaah Mr qasaali yare .Waxan ka so salaamaya Australia. Thank u for showing our beautiful land. I really missed it.

    • @museadan9335
      @museadan9335 2 года назад

      @@Sanito_Sen I love to support those young ppl who r using media in the right and effective way to demonstrate that they can do better with this new technology. As for Mr qasaali he is one of the new and young genius in this field 👏 . I hope he grows and do well of what he loves. Inshallah.

  • @Shaam-mc
    @Shaam-mc 2 года назад +2

    Aaryaa aaryaa tuuladayada dadka hanaga barin wllhi waan idin kuso layn hadii kale

  • @nurtureplace7404
    @nurtureplace7404 2 года назад +2

    Qays qaysar legend 🙌dhakiyarta kubaraarujiyay dhulkooda hooyo inay dalxiisan

  • @mursalmustafe
    @mursalmustafe 2 года назад +2

    Waa somalilander qliya sln iga gaadhsiii

  • @Sanito_Sen
    @Sanito_Sen 2 года назад +4

    vidoe gan waxn ka faa'iday information badan!!!🥰 mashalah #subs

  • @memosabiston6642
    @memosabiston6642 2 года назад +3

    It's wonderful video masha allah❤❤❤

  • @YoungShakur1989
    @YoungShakur1989 2 года назад +2

    Mashallah Rahma from london😍

  • @Canadian_262
    @Canadian_262 2 года назад

    Manshallaha Manshallaha Horumar Wcn Legendary Zuhayp Qasaali

  • @badhaadhoupdisamet9468
    @badhaadhoupdisamet9468 2 года назад +1

    Qays qaser mataankisee mnchllh 🥰🤗👍

  • @momahedmaasim7348
    @momahedmaasim7348 2 года назад +2

    Waan kuu hambalyaynayaa saaxiib ❤

  • @kingabdikani9517
    @kingabdikani9517 2 года назад +1

    wow keep going suhayp qasaali vlogs

  • @abdulahi252
    @abdulahi252 2 года назад +2

    qeys qeyser baa so xasuustay, m.a lets go bro hore u soco❤️

  • @redwon1
    @redwon1 2 года назад +3

    Waar sawnigaa kubda ku daalay pin pro

  • @nimcomohamed3631
    @nimcomohamed3631 2 года назад

    Zuhaip hassan keep going bro

  • @maidaxazan3529
    @maidaxazan3529 2 года назад +2

    Mash allh tabarakalaah qurux wlhi

  • @idirisahmed2409
    @idirisahmed2409 2 года назад +1

    Keep going pro
    Horumar wacanbaan kuu rajaynayaa

  • @cabdaleaskar2991
    @cabdaleaskar2991 2 года назад

    Form. Qays keep. Going. Zhp

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 2 года назад +1

    Hormar wacan mar isoo boqo wll

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 2 года назад

    Asc viva7up asiggaaa lagu dhax dhama abihii waaaaa lagu dhax dhalay malahaaaaa waaaa ReeeeeeR Muli Muli iga dheh

  • @hoodoabdi9674
    @hoodoabdi9674 2 года назад +3

    Ala wadan kii maxan uxiisay alow mar uun nabad igu celi🥺🤲💚🤍❤

  • @Mohamedmohfit
    @Mohamedmohfit 2 года назад +2

    Keep going

  • @naasirmohamed7391
    @naasirmohamed7391 Год назад

    masha allah waa muuqaal aad uqurux badan thank you

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 2 года назад

    From Finland..my city hargeysa

  • @abdifatahilmi1325
    @abdifatahilmi1325 2 года назад +2

    Ciise muuse mirqaamey baanad arag macaal dhagxanta dhexdooda biyo kaaga kaga doonaya

  • @empireshow1
    @empireshow1 2 года назад +3

    Biyaha way dhacday😂

  • @sana_qli
    @sana_qli 2 года назад +2

    mnsha allah video qrx bdn❤

  • @israguuleed2716
    @israguuleed2716 2 года назад

    M.a
    Wlloh sobadi
    Vlogs ka
    Si aad 100k ugadho

  • @maxamedabdirahmaan5424
    @maxamedabdirahmaan5424 Год назад

    Keep going pro

  • @kahinyare459
    @kahinyare459 2 года назад +1

    Guulayso sxb
    Isku na day afsoomaali buuxa inaad noogu soo tabiso muuqalada
    Kalmada so ,so,so,so,so
    Macna badan kuuma samaynayso ee iska jooji
    Nasiib wanaagsan sxb

  • @mukimaxamed8085
    @mukimaxamed8085 2 года назад +1

    So cute suhayb wllo hore u soco🥰😊

  • @youzuphapdi2171
    @youzuphapdi2171 2 года назад +2

    Rahma ali the one only sister

  • @hanahassanjamac8494
    @hanahassanjamac8494 2 года назад +1

    Keep going bro💯👏

  • @Fattahziizi
    @Fattahziizi 2 года назад +1

    Hormar wacan protherkei ❤🎉

  • @sakariyemahamoud8879
    @sakariyemahamoud8879 2 года назад +2

    Wllhi videoyadaada waan lazoccdaa padanka hore uzoco wlal

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi Год назад

    Fekrad sxb muusiga inaga yaree..ama nashiidoyin geli...ilaahay hayna wanaajiyo dhmaan

  • @caabimaxamedmuxumed6844
    @caabimaxamedmuxumed6844 Год назад +1

    Maalin Dhawayd Ayaan U Tagay Safar Dal Xiis Ah. Aadna waa'ay U quruxda badantahy ALEELAALE 0r CEEL DAWAALE 👊

  • @xisalyalona1783
    @xisalyalona1783 2 года назад +1

    M.a so wonder full

  • @xis-kaabproduction1276
    @xis-kaabproduction1276 2 года назад +4

    Kkk say wlhidu waadaacad

    • @Sanito_Sen
      @Sanito_Sen 2 года назад

      🤣🤣🤣 haa wllhi

  • @Mubarikabdiozman
    @Mubarikabdiozman 2 года назад

    hore u zoco pro xaga danbe kguma ogi zecond qaysqayser

  • @liibaandawloh5091
    @liibaandawloh5091 2 года назад +1

    Legend man qasali

  • @hanicabdiraxmaan-qh6gk
    @hanicabdiraxmaan-qh6gk Год назад

    Wllhi meeshani waa baqdin caadiya

  • @mursalmustafe
    @mursalmustafe 2 года назад +1

    Rahma ali

  • @khalidahmed799
    @khalidahmed799 2 года назад +1

    Nacam badana kkkkk

  • @ABDIRahman-vj9bt
    @ABDIRahman-vj9bt 2 года назад +1

    From Kampala

  • @yaasirqani4153
    @yaasirqani4153 2 года назад +1

    Perfect but hw many times he say so so so so 😁😁

  • @keyman6017
    @keyman6017 2 года назад +1

    Mashallah

  • @axmed-ip9im
    @axmed-ip9im 2 года назад +1

    keep going

  • @mahamedshide4655
    @mahamedshide4655 2 года назад

    War kii salaama dhiganaayey maanu ahayn

  • @LPKINDS1
    @LPKINDS1 2 года назад +5

    Kep going
    Legend 💫💯💥

  • @hoodoaadanmaxamuud3473
    @hoodoaadanmaxamuud3473 2 года назад +1

    Woooow🥰🥰

  • @abdirahmansalaan5564
    @abdirahmansalaan5564 Год назад

    Qoloma tahay legend😢

  • @abdarazakahmed3434
    @abdarazakahmed3434 2 года назад +1

    Shirkada idin gaysay wa tee

  • @abdallagurey4445
    @abdallagurey4445 2 года назад

    Go head bro

  • @dirisleabdi6660
    @dirisleabdi6660 2 года назад +3

    Zhp hadalada aan la ilaawi karin ee aad tidhaahdo waxa kamida
    1:so
    2:nacam
    3:aad aad
    😄😁
    Waxan rajaynayaa inaad reply iiso geli doonto wallkayow

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 года назад +1

    Dadka deegaanka waxbaa loo siiqaadaa ama waxoogay ayaa la siiyaa

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 2 года назад

    Asc viva7up kkkkkklll meeeeeeell kasto somaliya ka Biyo waaaaa eeeeeg wabiyal ayaaaa bixi. Kkkkkkkkk biyo laaaanta haysata foorsho war biyo dhaca

  • @amenshimbir2884
    @amenshimbir2884 2 года назад

    keep going legend

  • @hamze5225
    @hamze5225 2 года назад +1

    Walaygu dhex dhalay abahayna walagu dhex dhalay nio sowtii la lahaa af somaligu miigu ku dambeeyay😂😂😂

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 2 года назад

      They were ahead of their time water birth existed in Somaliland back then. Hollywood just figured out

  • @sahrocabdisahrocabdi5529
    @sahrocabdisahrocabdi5529 Год назад

    Ninkii askarta kabaqanjirey muuna ahayn wuxu can kuyahay ala hogay

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 года назад

    Qays qaysar waxa ka horaysay samia Hashi let’s give credit where it’s due .

  • @mursalmustafe
    @mursalmustafe 2 года назад +10

    Download ka u fur deee

    • @RIIRAASH
      @RIIRAASH 2 года назад +1

      Music copyright ba haysta heesta ahmed biif ba lagu haysta 👍

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M 2 года назад +1

      Inaas xado maarabtay 😅
      Oo Facebook soo dhigto 🥲

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M 2 года назад +1

      @@RIIRAASH muuqaalka oo idil ayuu u isticmaalay, background music camal inuu u isticmaalo eheed 😆

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 2 года назад

    Biyaha waydhacday habeenkinawaydhacaysa 🤔haah😮

  • @hibapahmed5386
    @hibapahmed5386 2 года назад +3

    Wiil kan qays qayser ayuu ku daydaa wll ma fiicna inad qof ku dayato isku day inad wax kuu gara la timado

    • @hodanahmed2674
      @hodanahmed2674 2 года назад

      Wacaadi in qofkii wanaagsan lagu daydo wax wayn mha

    • @hibapahmed5386
      @hibapahmed5386 2 года назад

      @@hodanahmed2674 Haa lkn inad waxa fiican inad samaso wax aan hore loo samayn si ay dadku kuu xiiseyan hadii ad samayso wax hore loo sameeyay dadku kuma dawanayan adna cilo ayad ku xiiqaysaa

    • @Sanito_Sen
      @Sanito_Sen 2 года назад

      ​@@hibapahmed5386 Haye markaa wllo maxa rabta inuu sameeyo marka

  • @yahyealibadiguhad2857
    @yahyealibadiguhad2857 Год назад

    Wll copy iska daa wax cusub la kalay mas kaxdaa nin horaa layimiye asc

  • @dhamme0
    @dhamme0 2 года назад

    Imisa km ayey hargeysa u jirta

  • @ayanahmed4496
    @ayanahmed4496 2 года назад

    So da badan inaga da innader de 😂

  • @ahmedabdirahman3174
    @ahmedabdirahman3174 2 года назад

    Talo muuqaladada waxad kuvsoo darts socodkaaga bar bilow dhexda waxab kula kulanteed gadiidka la kaxaysanyo wadada la marayo lkn imika biyo dhacay uunbad la soo booze marka xiiso yeelan mayo vlogaagu

  • @dollar05i45
    @dollar05i45 2 года назад +1

    hore u soc boqorw💕🫡🫡🫡

  • @mjamac5261
    @mjamac5261 2 года назад

    Naa nimanka qaawan ka dhex bax

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 2 года назад

    Thank you

  • @gulethzeath4544
    @gulethzeath4544 2 года назад +1

    Qᴀʏs ǫᴇʏsᴀʀ ᴛᴡᴏ

  • @axmedmaxamed628
    @axmedmaxamed628 2 года назад

    ciyaalo cadaawe ayaa dabaasha la yaqaana

  • @geesahaye
    @geesahaye 2 года назад

    Kan kula socda siduu isuleeyahay qurba joog iska dhig ayuu sidii dumarka isu jajabinayaa so.so.so meel aanay galin ayuu ku qasbayaa ala maxan somalida kayaabay waxanay lahayn jecelaa ha dhaw ayuu intuu TikTok galo isagoo alaabaha dumarka xidhan odhanayaa hormone ka dumarkaa igu badan waar isdaba qabo oo sidaadii hore ku joog inanta ha copy yayn oo hays odhan ayadaa naf ku haysta

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Год назад

    Waar Yar Yarow,
    Biyo Dhacay Baday u Dalooshae
    Yaanay idinliqin.

  • @hasanhusein6831
    @hasanhusein6831 2 года назад

    Copy qays Qayser

  • @mahdisergio4619
    @mahdisergio4619 2 года назад

    Keep going pro