Dagaalka Gaalkacayo kasocda iyo xaaladihii udanbeeyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 янв 2025

Комментарии • 13

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 7 дней назад

    Daarood meel uu joogaba waa Dal Balaadhsi irirkii hurdayna
    Waa toosay Guul iyo gobanimo Hawiye ❤

  • @MaxamedjamacmaxamedGalayr
    @MaxamedjamacmaxamedGalayr 12 дней назад +2

    Kuleetigaga ninkii kudhaga waxa lagu qabsadaa buumaha uuqabo

  • @mohamedali-rz5oi
    @mohamedali-rz5oi 12 дней назад

    Yaa xabad bilaabay leelkas
    Ee runta sheega
    Sacad iyo majeerteen waxay ladagaalayaan
    Shabaab iyo daacish
    Leelkas yey la dagaalayaan?
    Qawaarijta ayey la shaqeeyaan

  • @mohamedali-rz5oi
    @mohamedali-rz5oi 12 дней назад

    Dagaal ka nimanka galkacyo usoo raray hala qabto waa reer galdogob
    Iyagaa bilaabay

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 12 дней назад

    Daarooda. Mj. Ayaa. Ugu. Xuun. Deeriisa. Malaha. Imi kaana. Dhulbahanate. Iyo. Warsan. Geeli. Bay. Rabaan. Inay. Daabaka. Saaraan. Oo. Deerisakoodii. Ku. Diireen. Siay. Ugu. Diilaan. Cuusaba. Daabe. Kaala. Qaadan. Bisiinka. Afaaka. Duubo. Tuulooyiinka. Guuba. Shaaqo. Cusuub. Waxaanu. Gaaraan. Weeye. Bisiinka. Ma. Joogi. Kaaraan. Waa. Reer. Soomaali. Loo so. Diiray. Bisiinka

  • @ahmedabadulahifolay204
    @ahmedabadulahifolay204 12 дней назад

    Leelkase cidna madhagaystaan dawlada puntland waxba kamaqlimahayaan

  • @salmajaamac9034
    @salmajaamac9034 12 дней назад

    Ale hakalaqsbojiyo

  • @mohamedali-rz5oi
    @mohamedali-rz5oi 12 дней назад

    War nimanka kasoo talaabay dhinaca puntland
    Ee ku dilay dhinaca galmudug hala soo qabto
    Waa kuwa nabada galkacyo kasoo horjeeda
    Hala soo qabto hadii kale
    Reer puntland ayagaa ka baxay nabadii waa xaqiiqo
    Beenta yaan la isku sheegin
    Ninka maqaayadah iyo hotels xabada ku furay
    Reer galdogob qabto
    Adinka majeerteena ma waxaa sugaysaan inta dagaalka la idin galinayo

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 12 дней назад

    Waar dadkan meel kala ayay usocdaan kibirbaa haya dhulbahante majeerteen warsangali layidhi orod istijaabi nabada ma xajiyaan laakiin malin danbay garan

    • @a.j2428
      @a.j2428 12 дней назад

      Meesha laylkase iyo sacad baa isku hayee, maxaa dhulbahante iyo warsangeli iyo majeerteen waxaad sheegayso meesha keenay. war maalaayacni ah baad iska wadaan.

  • @Basicrights114
    @Basicrights114 12 дней назад

    Leylkase oo dhan ma aha ee waa reer Mumin Aadan kaliya.
    Wariye ayaad tahaye, wax hubso.