is badel | haddii u caajisku kugu bato | wax ad qabato garan laadahay | intaan joogtee

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Project 50 waa program ay so sarteey
    Som studios🇺🇸, waxana ku dhaqaaqey dhalinyar badan oo mareynkan ah kadibna caalamka ah. Marki dambey dhalin yar weyna dhafteey oo dad waweyn ayabaa naftooda la doontey programka joogtada ah. Waxaa loogu talo galey qofkii garan laa meel u noloshiisa wax u ka bilaabo, iney training u noqoto. Sii hadhow wax ula qabsado.
    Waa 50 maalmood oo is da a socda, haddi aad hal maaliin ka tagto waa inaad zero kaso bilwoda oo dib uguso celisa , inaad jarjarto looma bahna.
    50 maalmood oo isku xigga. Maalin kasta 7 arrimood baad qabaneysa.

Комментарии • 32

  • @coralinexray
    @coralinexray 3 дня назад

    Mashallah noso badi insha Allah waka helay

  • @BalqisAbdirahmaan
    @BalqisAbdirahmaan 8 дней назад +5

    Alxmdulih waxan kaca 3:50

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 5 дней назад

    Manta ayan kugu soo biiray shukri wanan ka helay qabkad wax noogu sharaxayso alleh haku daayo mawduucyo anni abahna ban kaa maqlay hore usoco from hargaysa

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 5 дней назад

    Manta ayan kugu soo biiray shukri wanan ka helay qabkad wax noogu sharaxayso alleh haku daayo mawduucyo ani anubah na baan kaa maqlay hore usoco from hargaysa

  • @Moha13j
    @Moha13j 9 дней назад +2

    0:14 Walaahi daacad ayaan u qoslay. Mahadsanid marwo.❤

  • @AsiyaAli-t8j
    @AsiyaAli-t8j 7 дней назад +1

    Waaw wll youtube leedahy hada ku arkay facebook kugu aqaanay xppty waa lagu bahanyahy

  • @asmahappy8896
    @asmahappy8896 7 дней назад +1

    waad mahadsan tahay walaal muuqaaladaan oo kale noosoo samee

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 8 дней назад +1

    Maashaa allaah walshy guulayso qaali mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 8 дней назад +1

    Mahadsanid wll shukri for your inspiration ✨️

  • @XabiboMaxamed-no5sh
    @XabiboMaxamed-no5sh 8 дней назад +1

    Mahadsaniid wll allh kubarakeeyo xigmadaaada

  • @Thedeliberate-Hani
    @Thedeliberate-Hani 7 дней назад

    As educated public health science and health and lifestyle, project 50 has some valid points although I am not for the putting all pressure on the individuals it depends on the environment and what you have access to as support system. Föresten jag tror att du bor Sverige skulle önska att träffa dig låter som riktigt vettigt tjej allahuma barek :)

  • @IbrahimHabibullah-h9o
    @IbrahimHabibullah-h9o 9 дней назад +1

    بسم الرحمن الرحيم. نصيحةالغابة عن الهاتف و عن استعمالة االسيية ثانيا:: لا تقم الساعة الثامنة بل الساعة الخامسة للصلاة حسب توقيت الصلاة
    الصلاة علي وقتها.، Follow project 50 on daily basis

  • @muharoble1234
    @muharoble1234 6 дней назад

    mahdsanid wll❤

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 8 дней назад +1

    Mahadsanid%walshy qaali mcn❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍🙏🙏🙏🙏🙏💖💖💖💖💖💖♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @RahmaIsakAden
    @RahmaIsakAden 8 дней назад +1

    Mahadsanid Gacalo

  • @mahdianuura1226
    @mahdianuura1226 9 дней назад +2

    mashaAllah❤❤❤ c'est vrai

  • @GuushaDhabtaah
    @GuushaDhabtaah 9 дней назад +2

    Walee ani iga sheekaynaysa salaad subax hadan kaco waan seexdaa

  • @SaidaHassan-d1f
    @SaidaHassan-d1f 8 дней назад

    Masha Allah ❤

  • @umii34
    @umii34 8 дней назад +1

    Thanks Abayo ❤

  • @Caliya529
    @Caliya529 9 дней назад +1

    Salada cajis iga saran yahy iso duceya

  • @umii34
    @umii34 8 дней назад +1

    Waa sax ❤❤

  • @caaishasaciid2305
    @caaishasaciid2305 8 дней назад +1

    😂😂 mahadsanid qaali

  • @abdisamadabdikarim945
    @abdisamadabdikarim945 9 дней назад +3

    aniga taleefanka layga
    kari layahy hhh

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 8 дней назад +1

    Waa la kala tegey orodse maaha😅😅😅

  • @عليغالي-م2ي
    @عليغالي-م2ي 9 дней назад +1

    ❤❤

  • @AminaIssa-q6k
    @AminaIssa-q6k 9 дней назад +1

    sax

  • @AminaAbdi-b9z
    @AminaAbdi-b9z 9 дней назад +1

    Mahadsanid❤️🫶💯

  • @Adoontialle1993
    @Adoontialle1993 4 дня назад

    Jimicsi waxa kugu filan inaad saladaha ad badiso

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 8 дней назад

    😂😂😂

  • @rahimaahmedomar6337
    @rahimaahmedomar6337 9 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ZainabMohaa
    @ZainabMohaa 8 дней назад

    ❤❤❤❤❤