MashaAllah TabarakaAllah, Abwaan warki oo cad cad bad dhig dhigtey Reerna Reero kale ma Af duubi karto wakhtigan MAAYLAND iyaga leh dhulkooda Ma caruur NAC NAC Loga sirsiranayoba degankooda Hello That foolish games is over waxba yaan leysku so dhuuman AL SHAYADIIN IYO XASAN SHEEKH WAA ISKU MID YAAN SIDI MASKI LOQOLAF DHACSAN MAR CIIDANKA FEDERAL KA MAR CIIDAN AL SHAYADIIN MAR CIIDAN QABIILEYSAN Aduunka uu ogyahay anagana diyaar baan nahay.
Qofka soomaaliga ah wax garad ka ah xataa ma noolaan karo (((GAF IYO AFLAGAADO LA AAN )))) . bal beesha jareer wayne maxaa loogu gafayaa ILLAAHOW XAQA U HIILI AAAAAMIN.
Maxaa god ah nimanki itoobiya tageeray aya laga soo horjiistay maxaa uga dhigee iney gar lee yahin digir iyo mirifle hadii la dulmiyay hala raali galiyo lkn xildhibaanadas waji malahan
Wariye inta aad sheegtay waxaan ku daraa 91 ka hor goboolada dhan waxayahayen googfaaf sidaas marka u markabku alaaba keeno bossaaso iyo barbara muqdisho ayaa alaabta lugu soo gubinjiray markas ayaa shacaba gobooladu ka daba imanjirayen maanta meel Waalba muqdisho walahi hadan layska den una leh iyo guryaha laysgu geelay inay muqdisho goof bay noqonaysa casimaadna waa laga reeryay ka bacdin unika leh isbaaro has isu dhigato laa hada ilaa waa laysbartaye ree reer u talinkarana maajiro midkalle waa qaylinaya meeshay ka yimaden waa dhagax aan wax soo saar lahan marka waxoodu waa ku qabso ku qadimayside
Hal mid waa is weydiin jirey abgaal unukaa leh ku hayaan Maxey dhulka u boobayan qabuuraha u qufayaan nin miyaa goof u leyahey xooga markaas is weydiyaa malaha murusade wax booba ma arag amey ayagu leyahiin
Sayidka, Cabdirashid Cali Sharmake , SiyadBare, Abdilahi Yusuf. Kuli niman Daarood e ahayen o Amxaar la dagalamay Xasan Xabsade dagaal amxaaro la dhab ma aha wayo wali qaadki a so daga dadka yan Ben lo shegin
Xataa waxaa dhibeeysa soomaali diidka sida xasan ula helay in uu kaalma weeydiisto uu cadawgiisa soo jireenka ah wixii dhibayo oo kala difaacayo dhulka meeshee joogaanbe u wacdo ilaamkana in uu tuso bada cas wax kirishtaana majoogaan waa bad dowlado muslim ah eey leeyihiin waxeey rabtaa tan soomaaliya in aay xoog ku website madaama aay tabar darantahay 33sano aay dagaal sukeeye aay ku jirtay aduunyada soomaaliya un ka waxeey ujoogaan sidee nabad ugu soo dabalaan ethoobiyana in aay bada soomaaliya xoogto ayee rabtaa haduunyada oo dhan waxaan ka codsaneeynaa in gardarada qaawan ethoopia somaliya ku heeyso in aay naga hor istaagaan waxaan nahay dad laga gardaranyahay dhulkoodii in laboobo la rabo haoolaato nabada aduunka
Shaki kuma jiro in ay Habar-Gidir caqli u tahay Abgaal.Abgaal waxaa amra Habar-Gidir oo hadba meel u jeedisa.Abgaal ayana kama fiirsadaan waxay u sheegaan Habar-Gidir.
Anaa habar girdir ah abgaal cid mudnanta ka leh ma jirto wana hogaan hawiye amba farxa amba iska dhaaf mana laga yaabo inaa abgaal naga hor keentiin wayo habar gidir iyo abgaal kalama maarman
Hassan Sheikh iyo Kheyre are not politicians waa calooshood u shaqeysta yaal ah. Allah kan naceebka HG. waa ka biskoon la'ayahy Cancer oo ku noqday. 🤮🤮🤮
Alla maxaa meeshan ciilan ka buuxdaa isks nafisa midna ogaada xildhibaanada wax raali galinaayo hal nin oo abgaal ah ama hg kuma jiro waxaa kalo igu soo dhacday ereygi ahaa anaa ka taliya halka eey ku hoydaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waar abwaan dawladu ma waxay ka adagtahay caruurta tiktok inta soo qaataan sawir la dhacaan waar odayaasha miyaan la qabin karin oo dawladu sawir la dhaci karin ileen dambiga ay galeen waa kii ciyaalka tiktok oo kale
Rabiyow Ceeb Astur, Konfurgalbeed waxan leeyahey Digtoonada Raaligelintasi Wa Irbad Suuxdin ak ❤️❤️❤️❤️❤️
Waa kuugu raacsanahay 🤣
Jumca mubaarak adiga iyo bahda Tv-ga iyo dhegaysteyaasha kugu xidhan dhamaantood
Waa runtaa murunsade kama mid aheen shirkii Digil Aw mirifle loogu dhaartay oo la dhehay Guriyaha ugu daadanaynaa thank you murunsade
Murusade Gobanimo from dhulbahante
Waad mahad santahay ❤ somalinimo from London
Walaalaheen janeer weyne hala dhaafo kabayare. Yaan wax laga sheegin ofwalva wexey leedahay cali intii Alle siiyey.
HG . Waa mahadsan tihiin sida wanaaga badan oo aadu fikirteen Maashaa Allaah Raali ayey kaa yihiin
Gool kabayre gool karanle 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
H/G it’s not easy balse murunsadow beerka idinka ogsoonin hiraab noolama mid tihiin taa waan ogaanay
Ku soco eebow run 🏃♂️ sheege
SAAKA WAXAAD QARXINAYSAA SIRTII UU XASAN SHEEKH KU WEERARAY REER K/GALBEED OO MAGAC DAWLADEED IYO MID SHACAB LABADABA, LKN DIGIL IYO MIRIF IS NOT EASY.
Koonfurgalbeed waxaan leenahey iska jira ha aaminina sheekada meesha lagu wado run kama aha ka digtoonaada 💪💪💪💪
Luuul hye warkaaga waa cadyahayeee
MashaAllah TabarakaAllah, Abwaan warki oo cad cad bad dhig dhigtey Reerna Reero kale ma
Af duubi karto wakhtigan
MAAYLAND iyaga leh dhulkooda
Ma caruur NAC NAC Loga sirsiranayoba degankooda Hello
That foolish games is over waxba yaan leysku so dhuuman
AL SHAYADIIN IYO XASAN SHEEKH WAA ISKU MID YAAN SIDI MASKI LOQOLAF DHACSAN
MAR CIIDANKA FEDERAL KA
MAR CIIDAN AL SHAYADIIN
MAR CIIDAN QABIILEYSAN
Aduunka uu ogyahay anagana diyaar baan nahay.
ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏 somalida bucad Allaha isku mariiyo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍
شكرا لك مستر عبدالرزاق الفكر الراقي لك شكرا من القلب رحوين
Hawiyoow Xassan sh iyo reerkoodu Somaali way kala geeyeen! Awalbaa tii 91 kii dadka Somaaliyeed degahooda kasii qaylinayay oo xoolihii hantidii Somaaliyeed aad wadda haysataan haddana sidan! Kala tag ayuu Xassan rabaa sida ka Jabouti inuu Hawiye ka dhigo oo Somali idinka gooyo ayuu rabbaa! Halw baa idiin taala iyo tashi walee!
Demo jadiid iyo dhul boobkeeda waa la isku fahmay sheekadaas koofur galbeed iyo lafta green isn't easy
Habargidir maraykan baa afka laga galiyay hadana Ethiopia markaa maanta waaa maaalintiii abgaaal iyo Ethiopia
Hhhhhhh mayeee maantana weerara kgs iyo itoobiya habartaay😂
Hasan Sheikh & Damuljadiid Waxaa laga yaaba ineey Weeraran Xildhibaanada KG Waa ineey iska ilaaliyan
MaSha'Allaah Mr Kabayare barnamijkaagan: Beesha'HabarGidir: Waxaan iri Mahadsanidiin. BeeshaSaaxiibadeyAbgaal iyaguba sidanoo kale ayaan uga rajeynayaaa RaalliGalinBuuxda Adinkuna Mahadsanidiin.
Xasan sheekh waqti dheereeysi 1- doorashooyinkii iyo deni 2- shirki madaxda gobolada 3- dagaalkii shaqadii qaranka ay fuleeyeen hurti 4 SNM dhulkii ay bixisay oo Dekeda itobiya 5 waqti dheereeysi 6- dagaal sokooye .
3&9 Waa Gob. Maestro Kaboyare. Keep on teaching.👏🇸🇴🐪🌍🇱🇺✍️Curadka hadii ladhageysan waayo ... ?
😂😂😂😂😂 curadoow xaal qaado
Abgaal u ukaa leh waa lagu fahmey iney kooyto yihiin marka laga reebo #######. ??? Inta kale waa sheegad . Dhulkaan murisadaa leh oo xaqiiq ah
Aqiyaar Soomaaliyeed maashallah
Qofka soomaaliga ah wax garad ka ah xataa ma noolaan karo (((GAF IYO AFLAGAADO LA AAN )))) . bal beesha jareer wayne maxaa loogu gafayaa ILLAAHOW XAQA U HIILI AAAAAMIN.
MashalaAh MashalaAh MashalaAh walaalkey ilahay ha ku xiftiiyo Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤ilahay Somaliya ha mideeyo Aamiin Aamiin Aamiin inshalaAh ❤❤❤❤
Axsan abgaal iyo madaxdoodu faaido maleh habo waanacas garguurte illaahay si dhaqsa kaaga qaad xilka qabiilleysan
😂😂😂
Amiin.amiin.amiin
Yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah
💯🙏
Viva kabayre, Viva kabayre
Maxaa god ah nimanki itoobiya tageeray aya laga soo horjiistay maxaa uga dhigee iney gar lee yahin digir iyo mirifle hadii la dulmiyay hala raali galiyo lkn xildhibaanadas waji malahan
Thanks bro ❤😊
Onokaa leh xamar waxaa yiri ninkii la haa ma wada aha hawiye waa mudulood unukaa leh garowe.waxaa yiri ninkii lahaa mawada.ah daarood waa majeerteen unukaa leh hargeeysa waxaa yiri ninkii lahaa mawada aha.isaaq waa arab nin aan wax laheen ayaa yiraa walawada leeyahay ❤❤❤❤❤❤❤
Galmudug lamawadalehe Habargidir ba leh
Jumca mubarak
Viva kabayare
Siday ila tahay xiisadaan iyo kuwa ksloo la mid ahiba waa itoobiya waxay rabtay tan kale sidaan haday soomaali kusii socota soomaali waa loo yaabaa xassan shiiqna dadkii oo dhan wuu isku diray
Boqortooyo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹🌹😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hawiye waxaa ugu caqli badan mursade lknse HG & AB waa dadka looga dani doono caasimaada that Reallaty😮
Kkk ma daale shir qolki ka fashilmay darted ha is casilo mise si deg deg ah xilka ha loga qaao
Murasade waa xalaal lamana qaldi karo
Wariye inta aad sheegtay waxaan ku daraa 91 ka hor goboolada dhan waxayahayen googfaaf sidaas marka u markabku alaaba keeno bossaaso iyo barbara muqdisho ayaa alaabta lugu soo gubinjiray markas ayaa shacaba gobooladu ka daba imanjirayen maanta meel Waalba muqdisho walahi hadan layska den una leh iyo guryaha laysgu geelay inay muqdisho goof bay noqonaysa casimaadna waa laga reeryay ka bacdin unika leh isbaaro has isu dhigato laa hada ilaa waa laysbartaye ree reer u talinkarana maajiro midkalle waa qaylinaya meeshay ka yimaden waa dhagax aan wax soo saar lahan marka waxoodu waa ku qabso ku qadimayside
Murusade awelba yaa hawiyaa hadii layiraah hiraab Waad kadaba hordi jireen laakiin markaad labinta keentaa🎉 ayaa hiraab sheegtaa laakiin Waad isdana qabiil
Xaaryare maxaad ciilantahay
Kugumaalay abwaane Kabayare,,, isiiiiiiiiiiii sisinta iimey
Abgaal hadeysan ka harin habarta waxaa u dambeyn doonta in ay ceeb lugaha u gelshaan
Mashallah nin culus oo xeer beegti rabbi iyo ragba yaqaan ayaad tahay afkaaga malab iyo caano lagu qabay abti macaane xikmada iyo indheer garashada ilaahay kaama zuuliyo aamiin 🤲 oo hakuu ziyaadiyo aamiin 🤲 khabiir xog ogaala oo loobaahanyahay runtiisa ayaad tahay aad iyo aad baad umahadsantahay 🇬🇲🇬🇶🇬🇲🇸🇴💯🍇☂️
Cuqdad ayaa ku haysa walaal dadkaas waa walaalo abagaal waa kaa laandheersan yahay
Laandherinimda iska hayso illahey dameero caqli lix sac inagama dhigin
Ayaga ayaa is ku maqan waana lagu maqan yahay somalida qabyalad eey kheer ka Alla kaqad
Walaal aheen jareer weyn hala dhaafo kabayare.
E9xsr🎉
GUUL KARANLE GUUL INSHA'ALLAAH
❤❤❤❤❤❤ guul guuu Murursade
😊😊😊😊😊😊😊 wey is dhaleen caqil raaco ayey leedahay
Hawiye wa Qabiil sharafleh xuman iyo Qabiil Qabiil U dowladaynaya xassan tuug bahane Ku raacaya khalad majiro
Kkkkkkķkkkkk shiribka ban ku qoslay minaa fakoy tiraah
Alloow na sii Soomali heshiis ah.
Guryaha loogubdaadan iyo madaxtooyadaa loogu daadan waa ka midaysan tihiin, waana dhaqan mooryaanimo oo Koonfur iyo H group kubkhaasa, waxba hays Kala saar-saarina.
Wow wow guul mayland
Jimce Mubarak walaal qaali
Abgal bah somali iyo xasan moryan bah no sheganayah somalinimoh war doqonimadah waxay ku socotah in xamar logah guroh moryantah markih horaybah Abgal caqlih malahayn unukah leh xamar futadah gashadah xamar
Caasimada Cid kali uleh majirto umada ayeey ka dhaxeesa io ninki ku dhashay
Abtiyayaasheyda xoolo aan caadi eheen waaye abgaal sorry abgaal
❤❤❤❤
MASHRUUC GESI AAN GABAN U HILIYA DEGAAN DORASHADISA
.walaahi.soomaali.inkaar.baa.ku.dhacaday.dhalin.yaradii.wadanka.difaaci.lahaay..qabiil.ayaa.sharafata.kaqaaday.abgaal.habargidir.murudae.iyo.soomaali.oo.dhan.waa.isku.mud.qabiil.qabiil.kafiican.majiro.alle.halaga.baqo
JUMCA MUBARAK Suxufiga Soomaaliyeed, Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan, Waxaa Su'aal Mudan HAWIYE MA HOGAAMIN KARAA SOOMAALIYA, MISE WAA MOORYAAN?
Asc.Eedo waad qarineysaa nimankaas waxaa ka mid ah ninkii Murursade ee Xayd oo nabadoonka idiin ahaa.
Yaaba idiin baahan
Hiraab ha guuleeysto cadawgiisa ha jabo😂😂😂😂😂
DAD BAA wejiyadooda la iibsaday ok xaar la mariyey
Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. In. Karanle. Murusade. Wanaga. Lagu raacay. Oo. Cadaatay. In. Karanle murusade. Muwaadiniin. Yihiin. Ay. Wadanka. Ka. Naxayaan. Waxiii. Sidaas. Darateed. Ay. Karanle. Murusade. Leedihiin. Muhimada. 1. Oo. Waliba. Madaxna. Ka. Yihiin. Karanle. Murusade
LLIKE
Horta kala baro caaqil abgaal waa madaxada hawiya inta kale waa xaar hawiye taa ogow taariikhada baro laangaab abgaal Uma baahno abgaal oo waa mudulood ilaaheey awood siiyay
Ilahey dameero aan caqli lahayn naga ma dhigin 😂😂😂
habo abgaal waxay umaleyan iney habargidir kacaqli badan thy garguurte meelxun madindhigay abgaalow
Kuwa ay matalaan may iyagu raali gelinaa bixiyaan
Murursade gobgobdhashay weeye
INA JILAY WAA HOGAAMIYE KASOO DHEX BAXAY REER K/GALBEED
Hal mid waa is weydiin jirey abgaal unukaa leh ku hayaan Maxey dhulka u boobayan qabuuraha u qufayaan nin miyaa goof u leyahey xooga markaas is weydiyaa malaha murusade wax booba ma arag amey ayagu leyahiin
Waxa lagu haysto waa canshuurta maxaa looga hor yimid
Waasax
WCS WR WB
Sayidka, Cabdirashid Cali Sharmake , SiyadBare, Abdilahi Yusuf. Kuli niman Daarood e ahayen o Amxaar la dagalamay
Xasan Xabsade dagaal amxaaro la dhab ma aha wayo wali qaadki a so daga dadka yan Ben lo shegin
Adiga oo mursade ah ma waxaa biloowday in labadaas reer aad ka dhex kaluumeysato...
War meesha ha ku guban ina abooto...
A s c w w jareer weyn ayaad u geftay ee raali gelin bixi hadii kale nama matashid!!!.
V. Good.
Qabiilka joojiya
Xataa waxaa dhibeeysa soomaali diidka sida xasan ula helay in uu kaalma weeydiisto uu cadawgiisa soo jireenka ah wixii dhibayo oo kala difaacayo dhulka meeshee joogaanbe u wacdo ilaamkana in uu tuso bada cas wax kirishtaana majoogaan waa bad dowlado muslim ah eey leeyihiin waxeey rabtaa tan soomaaliya in aay xoog ku website madaama aay tabar darantahay 33sano aay dagaal sukeeye aay ku jirtay aduunyada soomaaliya un ka waxeey ujoogaan sidee nabad ugu soo dabalaan ethoobiyana in aay bada soomaaliya xoogto ayee rabtaa haduunyada oo dhan waxaan ka codsaneeynaa in gardarada qaawan ethoopia somaliya ku heeyso in aay naga hor istaagaan waxaan nahay dad laga gardaranyahay dhulkoodii in laboobo la rabo haoolaato nabada aduunka
Awalba aqliga hawiye waa habargidir abgaal aqli ma laha wa xoolo
Shaki kuma jiro in ay Habar-Gidir caqli u tahay Abgaal.Abgaal waxaa amra Habar-Gidir oo hadba meel u jeedisa.Abgaal ayana kama fiirsadaan waxay u sheegaan Habar-Gidir.
Anaa habar girdir ah abgaal cid mudnanta ka leh ma jirto wana hogaan hawiye amba farxa amba iska dhaaf mana laga yaabo inaa abgaal naga hor keentiin wayo habar gidir iyo abgaal kalama maarman
LEGGETA
Cuqda heysato,wiilkan, Arka,isagaba, hadakarka,gutay,jebka kusita,marwalbo,waxowRadiya,iskudirka, hirab,jecela,warhadad,argto,habargidir,Aapgal nawad,aragtay,Ee,cuqdada,maseyrka,Hirab,qabribadlageleysa
LIKE
Hassan Sheikh iyo Kheyre are not politicians waa calooshood u shaqeysta yaal ah. Allah kan naceebka HG. waa ka biskoon la'ayahy Cancer oo ku noqday. 🤮🤮🤮
Wadagaal ma hurto cidi lagu jabiyabe shabeelada dhaxe oo uu waayo hawiye waa calooshii hooyadaa ku noqo baraawe ilaa xamar hawiye hadii.looga bato ama looga.xoolo badiyo ama looga.xook bato waxaa uga qeeyr roon in hawiye wax.layiraahdaa aayna jirin.dhukiis hoolll
Indhulka hoostiisa galo
Xassan sheikh doqon mawayo dalxaraashe maxkamada heeg aya somali saareyso hantida dalka iyo cidanka somali wu dhameeyey 🤬🥵
LIVES
SHORTS
Awrta sirisirig ladhaha
LEGETA
Alla maxaa meeshan ciilan ka buuxdaa isks nafisa midna ogaada xildhibaanada wax raali galinaayo hal nin oo abgaal ah ama hg kuma jiro waxaa kalo igu soo dhacday ereygi ahaa anaa ka taliya halka eey ku hoydaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂 dadka kalq mataqanid
🫤🙂😁GABDH⁰ INTA ÑAS00 MAREEN, SII TAGAY⁰⁰ SII S⁰CDA, Baa intey CLip'kaaga Aan DAAWANEYN⁰ ARKEEN, YIRI INEY NAGA H⁰R ARKEEN, ⁰Y ARKEEN (😁😁1NAAD DHUU- DHUUBATAY😁😁) ⁰⁰ Q0S0L &DH⁰⁰L⁰ -CADEYN BEY MIDBBA SI N⁰⁰GA KASBADEEEEN.🙂👍🙂👍ILEYN T⁰⁰SH (EYÑAAN) KUGU FIIRINEYN BEY KUGU 1FTIIMIYEENE😁😁👋😁✍🏿👋👋😁🙂
Xasan sh ☠️ xamse 😂
Waar abwaan dawladu ma waxay ka adagtahay caruurta tiktok inta soo qaataan sawir la dhacaan waar odayaasha miyaan la qabin karin oo dawladu sawir la dhaci karin ileen dambiga ay galeen waa kii ciyaalka tiktok oo kale
Adiga maxaa kaa galay Mursada Yaxarow
Kastuumo abgaalow
Dabaalnimda la idin ku sheegayay wa taas