Maxamed ow waa la noolaane yacnii ha ku talax tagin waayo waxan waa siyaasad dagaalkan cida siyaasad ka socota somaaliland dhexdeeda ah aawadeed ayuu udhacay xasuuqan ay dds ku samaysay dadkii ay dawlada u ahayd dumar caruur guryahoodii oo la gubay waa foolxumo tii u waalida casayd cida ka danbaysaana waa garaad kulmiye iyo garaad jaamac si cadaadis loo saaro sland u dabacdo yacnii argagax galin xagan kale eed leedahay askar ciidan ah ayaa xadka ka soo talaabay waa wax hore u dhacay oo liyuu boliska iyagoo maxaabiis ah ayaa la tusay itoopia oo lagu qabtay laascaanood hubka culus edd sheegtay ma jiro oo waxaad adigu ka dhigaysaa cudur daar ciidankan la jabiyey ee la cunay in waxa sidaa u galay waa hub culus waa been oo lama arag hal askari oo gubtay ama maydadka si loo garto dhamaan macaa dhaawaca waxa ku dhacay nooca rasaasta waa qoryo yaryar wbltfq😅
Walaal wax,xaqiiqa ah warkaas mayahay deegaankeena war lagama hayeee maamulka
Guuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul 💔💪🙏💪🙏💪💪🙏💔💪💪💔💪🙏💪🙏💪🙏💪🙏💪🙏🙏🙏
Eenaalayaal , ina cagjar iyo kuwa idin adoonsada Allah ayaan u dhiibnay
Salaamaad beetu waa xaaraan
Walee arintaasu waa xaqiiq intii laisu muuqmuuqday buu dhulkii faraha kabaxay
dadwaxan arkayay dhahayoo maxabisban qabanayoo wansobandhinayee away kuwad qabaten isaq waxan ushegayaa waxad ladagaleysan wadowlad sirteda an lafahminee maxabistanaa lama ogolo inladuboo mahan sidi lasocanod iyo somaliyokalee wa inad fahantan
Maxamed ow waa la noolaane yacnii ha ku talax tagin waayo waxan waa siyaasad dagaalkan cida siyaasad ka socota somaaliland dhexdeeda ah aawadeed ayuu udhacay xasuuqan ay dds ku samaysay dadkii ay dawlada u ahayd dumar caruur guryahoodii oo la gubay waa foolxumo tii u waalida casayd cida ka danbaysaana waa garaad kulmiye iyo garaad jaamac si cadaadis loo saaro sland u dabacdo yacnii argagax galin xagan kale eed leedahay askar ciidan ah ayaa xadka ka soo talaabay waa wax hore u dhacay oo liyuu boliska iyagoo maxaabiis ah ayaa la tusay itoopia oo lagu qabtay laascaanood hubka culus edd sheegtay ma jiro oo waxaad adigu ka dhigaysaa cudur daar ciidankan la jabiyey ee la cunay in waxa sidaa u galay waa hub culus waa been oo lama arag hal askari oo gubtay ama maydadka si loo garto dhamaan macaa dhaawaca waxa ku dhacay nooca rasaasta waa qoryo yaryar wbltfq😅
Bm yada ma awrbaa jiidaysay mise gawaadhi waar nimanku beenweynaa
Waar niyow qofku markuu adooon ku karo qalbigaaa dhinta waa laydin cadaabayaa walaydin gubayaa 😂😂😂😂😂 waar hadii laygubana xanuuun iguma hayso dilka waan gayaaa laakiiin haashim dagane ma aqbali karno iyo nimanka dumarka hilibka bacda ku gurts gurano
Beenta naga daa yey u qirteyn Ugaadeen
Dhaqankii haashim dagane ayaaad dadka ula tagaysaaa dumarka mydkooda bacda kugurta
Beenaalayaal cag dheer Cali it’s siyaasad toons Ma yaqaanaan
Beenaale askata aad qabatay soobandhig oonatus sida kuwiinii idii tusnay iyaga hawiye sheeganaya fulayno awgeed
Beenta joji beenale beenale