Fanka Maxamed Suleebaan iyo Xasan Aadan BBC Cabdillaahi Xaaji

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 дек 2024

Комментарии • 13

  • @MuhammedBarre-fk3go
    @MuhammedBarre-fk3go 7 дней назад +2

    Allaha Unaxariisto Deriskaygii Xalaasha Ahaa Maxamed Saleebaan Tubeec Degmada Waaberi Magaalada Muqdisho

  • @Nasirissa
    @Nasirissa 4 дня назад

    Ilaahay ha u naxariisto intii dhimatay ee muslimiinta ahba

  • @Jiniyojaan
    @Jiniyojaan 8 дней назад +2

    ❤❤❤
    Subxaanaka yaa Cadiim!

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 8 дней назад

    Ilaahay haw naxariisto mahamed saleebaan, boqorkii codka somaliya

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 8 дней назад

    Hadalka iyo gabayada iyo heesaha codkiisu waa super

  • @NACIIMA-39
    @NACIIMA-39 8 дней назад +3

    Eesh qiyaasak adduun aan soo noqonayn

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 8 дней назад

      aad & aad fan waa fankii hore 🎸🎸🎻🎻🎶🎼🎹🎹🎤🎤

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 7 дней назад +1

    Ninka heesta ayaamaha sameeyey waa cabdiqaadir aj aabihii, waxaan maqlay faynuus shiikh daahir oo qisadaa ka sheekaynaysa, hadaanan khaldanayn

  • @ali09ify
    @ali09ify 7 дней назад

    Please Magool wareeysigeeda no raaadi

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 8 дней назад +1

    Waraysi taariikhiya

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 8 дней назад

    Top waraysiga Xasan oo dhammaystiran raadiya.

  • @deeqshigshigoow9226
    @deeqshigshigoow9226 8 дней назад

    Sxb soo dhameystir wareysiga Hassan aden oo dhameystiran

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 8 дней назад

    Fanaaniintii abwaanadii iyo macal BBC dii wixiiba way isla demeen way ku daayeen dad maalaayacni ah iyo say walaahi baa bedelay