- Видео 33
- Просмотров 131 141
BulhanGroup
Швеция
Добавлен 31 дек 2023
www.bulhangroup.com
Видео
Cali Maxamed Geeddi
Просмотров 12314 часов назад
WAREYSI TAARIIKHI AH Wareysigaas oo dheer 56 qaiiqo ah halkaan ka dhageso. MAQAL GROUP: ruclips.net/video/cQqPprBnres/видео.htmlsi=Q6uhAzVmhUzYp67g
Somaliland Shilling 02 Feb 1995
Просмотров 518День назад
Somaliland oo markii ugu horreysay yeelatay lacag u gaar ah, sida uu sheegay Cali Faarax Dhahar, wasiirka gaadiidka oo BBC wareysatay 02 Feb 1995
CABDILLAAHI YUSUF AXMED 02 JUNE 1999
Просмотров 1,5 тыс.Месяц назад
Cabdillaahi Yusuf wareysi dheer uga hadlay arrimaha Puntland iyo Somaliland, BBC todobaadka iyo Afrika , London 02 June 1999
SUUGAANTA CALI QOOX 1999 QAYBTII 2AAD
Просмотров 172Месяц назад
Fanka iyo Suugaanta Maxamed Axmed Cali "Cali Qoox" 1999
Dr Cali Khaliif Gallaydh
Просмотров 1,1 тыс.Месяц назад
Wareysi dheer oo Dr Cali Khaliif Gallaydh kaga hadlayo arrimaha Soomaaliya 2002
MAHADNAQ
Просмотров 126Месяц назад
Waxaa sharaf weyn ah in aan u mahadceliyo dhammaan dadkii fara badnaa ee nala soo xiriiray dunida oo dhan.
BELEDWEYN HEES COD QUR AH
Просмотров 619Месяц назад
Heesta BELEDWEYN oo aan muusiq la socon. Waxaa tiriyey Maxamed Ibraahim Warsame HADRAAWI 1971. Codkii Xasan Aadan Samatar.
MUUSE SUUDI OO LA HADLAY BBC 20 DEC 2002
Просмотров 1,7 тыс.Месяц назад
Waa wareysi xiiso badan oo la la yeeshay Muuse Suudi
Waxaan u joogay qaybtii 6aad
Просмотров 1,4 тыс.Месяц назад
Waa wareysi dheer oo seddex (3) saac socday oo laanta af Soomaaliga BBC la yeelatay ra`iisal wasaarihii hore Soomaaliya.Cabdirisaak Xaaji Xuseen.
WAA QODOB SU AALA Hees Cod Qur ah
Просмотров 1,9 тыс.Месяц назад
Waa heestaan oo aan muusiq la socon. Waxaa tiriyey Xasan Shiikh Muumin. Codadkii Xaliimo Khaliif Magool, Axmed Mooge Liibaan, Maryan Mursal Ciise iyo Cumar Nuur Cabdulle Dhuulle.
WAAYAHA KHILAAFKA SOOMAALIYA 26 08 2001
Просмотров 678Месяц назад
Waa wareysi dheer oo lala yeeshay Cabdiqaasim Salaad Xasan sanad kadib markii lagu doortay shirkii Carta. Wuxuu ka hadlay arrimaha, Mogadishu Itoobiya, Kenya iyo ciidan u diray magaaladda Kismaayo-
SUUGAANTA CALI GOOX 1999
Просмотров 370Месяц назад
BBC Fanka iyo Suugaanta Maxamed Axmed Cali "Cali Qoox" 1999
Dood Arrimaha Soomaaliya June 1990 BBC
Просмотров 1,8 тыс.Месяц назад
Shir looga hadlaayey arrimaha Geeska Afrika oo lagu gabtay Sweden 1990.
Fanka Maxamed Suleebaan iyo Xasan Aadan BBC Cabdillaahi Xaaji
Просмотров 8 тыс.Месяц назад
Fanka Maxamed Suleebaan iyo Xasan Aadan BBC Cabdillaahi Xaaji
Dood Arrimaha Somaliland Qaybta 2aad
Просмотров 4,6 тыс.Месяц назад
Dood Arrimaha Somaliland Qaybta 2aad
BBC Somali: Cabdirisaak Xaaji Maxamed Siraad - 30 Jan 1999
Просмотров 3 тыс.Месяц назад
BBC Somali: Cabdirisaak Xaaji Maxamed Siraad - 30 Jan 1999
Dood Arrimaha Somaliland Qaybta 1aad
Просмотров 13 тыс.Месяц назад
Dood Arrimaha Somaliland Qaybta 1aad
Cabdirisaak Xaaji Xuseen: Waxaan u joogay qaybtii 2aad
Просмотров 1,5 тыс.Месяц назад
Cabdirisaak Xaaji Xuseen: Waxaan u joogay qaybtii 2aad
Cabdirisaak Xaaji Xuseen: Waxaan u joogay qaybtii 1aad
Просмотров 2,8 тыс.Месяц назад
Cabdirisaak Xaaji Xuseen: Waxaan u joogay qaybtii 1aad
🎉❤🎉
Soo hurguf kaydka
Maalmahaa wax muuqaal ah noomaad soo galin . Inaadeer duco iyo karaamo ayaad naga helaysaa ee noo deddaal . Aad iyo aadna waad u mahadsan tahay .
Maalmahaa wax muuqaal ah noomaad soo galin . Inaadeer duco iyo karaamo ayaad naga helaysaa ee noo deddaal . Aad iyo aadna waad u mahadsan tahay .
AUN RWHore ee Soomaaliyeed. Janatulfardows allaha kugeeyo adiga iyo dhamaan madaxdiiii soomaaliyeed ee dhimatay aamiin. Kuwa maanta noolna allaha noo hagaajiyo.
Taariikhdaas oo kale waa loo bahan yahay waad mahadsan tihin
Wad ka gabisen waraysiyadi bbc so badi ya
Kala soco: Maqal Group 22 Dec 2024 ruclips.net/video/4eDV5yEYNjE/видео.htmlsi=QAaqJMjMndQ4GhmZ
Mida kale barigaa hore $1 wuxuu ahaa 50 shilin imikana waa 8000 oo shilin.
BBC du barigii hore (Dalka somaliland) buu inoogu yeedhi jiray. Imikana wax khaldan buu inoogu yeedhaa waxay ku tusaysaa in barigaa dad tayo lehi joogeen idaacada.
Alaaha U Naxariiiiisto Aamin
Viva Khaatumo State of Soomaaliya
Laba shaqo oo qaaliya, fananada zaynab cige Mohamed iyo wariye c/laahi xaaji. Xog muhiim ah xaqiiq.
Ilaahey ha u naxariiso waa u xiisney .
Barnaamijyo qaali ah oo faro badan ayuu ahaa Sahan oo xitaa markii danbe iyagoo Sahan 2 loo bixiyey Radio Hargeisa uu ka bixi jirey ee inoo soo wada geli insha-ALLAH Waa xusuus fiicane.
Soo badi wll waraysiyadi hore ee bbc Somalia. AUN mudan Abdullahi yusuf
20 sano oo konteenar iyo jahawareer lagu jiray. Ilaa qiyaamaha soomaali waa Somalia
Waa barnaamijyo u mihiim ah dhalinyarada aan wakhtigaa soo gaadhin Bbc-da iyo waraysiyadan qiimaha leh
Kanaalkan shaqo fiican buu hayaa waana muhiim inuu waraysiyadii hore ee ku kaydasan BBC da fadlan soo badi arimihii hore uga baxay BBC da.
Waxaan kamid ahay dhagaystayaashii ugu horreyey ee ku xidhma bulhan group
AUN mw goboleedka Puntland Cabdillahi Yusuf Ahmed 😢
Maashallah barnaamijyadaan waa muhim ee fadlan soo kordhi
Walaahi Habeenka idaacadii 9:00pm. Ayey ahayd toos baan u dhegeysanaayey.😊
Waa gabay la yaab leh.❤❤❤
Alle mahad leh❤❤❤
Maxamed saleban boqorkii codka allaha unaxariisto cod dahabi
AUN TUBEEC IYO JIIM SH MUMIN NINBAA LAGA HAYAA , HALKA SHEY AY SOMALI ISKU RAACDAY WAA INU TUBEEC YAHAY BOQORKA CODKA SOMALIDOO DHAN,,
Adeerkey cabdullahi xaaji daahir caafimaad qab iyo cibaado suuban 🙏
maad fannaankii weynaa marxuumkana Allah dembi dhaaf u weydiisid, illeen qabyaalad waa indho iyo dhego la'dahay, aderkay adeerkay, baa ~Somali ka soo hartay
Bulhangroup❤🎉🔥🙏
❤🎉❤
Waa hees la yaab leh❤
❤🎉👏🔥👍🏽🙏
Xisbiga Dabka ❤❤❤
Saynab cige mashaAllah
Top. Erayadii Aun Hadraawi Codkii Xasan Aadan.
Boqorkii saxaafada iyo boqorkii fanka oo is helay ayay ahaayeen iyo weliba boqorkii kabanka cajaa'ib
Kkkkkkkkkkkkk xaaji muuse barigaa ma nin waalan buu ahaa? 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
2 qodob oo ah in midòwgii markii Horeba wax qaldameen sidii wax loo wada dhisanayay iyo in markii danbe suurta gali wayday in 5 somalia la mideeyo 2aad qodob marka laga yimaado mid 3xaad baa sii xoojisay oo ahayd markii dawlada la ridayay in jabhadu ku heshiiyeen marka dawlada la rido in laysu yimaado oo wax la wada qaybsado ayaa hadana waqooyi oo maqan cali Mahdi loogu dhawaaqay madaxweyne taaso markaa si guud marka loo eego mar walba xaga wax ka qaldamaayen waa somalia. Iminkana somalia ayaa dabada haysata somaliland.
Doodii 1997 ee Abdullahi yusuf, Siilaanyo iyo Qanyare ee BBC oo Yusuf Garaad daadihinayay soo daa sxb hadaad hayso.
OK Inshallah dhowaan
Alle yaraxma Dr.cali khaliif galaydh Ahmed Saleeban dafle asaga ma heli karta walal?
Allow unaxariso nin weyn bu aha
Waayo waayo xidiga BBC Cabdullahi xaaji
Ilaahay ha u naxariisto intii dhimatay ee muslimiinta ahba
Barnaamijyada taariikheed soo badiya sida waraysiyada siyaasiyiintii hore iyo doodihii hore ee wakhti hore la duubay
Yusuf garaad wuu buun buunin jiray gooni goosadka "Siilland" iyo argagixisaddii "Maxaakinta islamiga" ee noqotay "Alshabaab". Waxaan in uu mowduuc ka dhigo ma ha.
Nin walan bu ahaa o kataliya isgoysak dabka ilaa siinay super power of Hawiye 😂
😂😂😂 odeygan wuu soo jabay, Hawiyenimo buu modaa in horumar dhan kujiro. Wlh waagaasi ciyaal dugsi iska ahaa. Hda ninki wagaas sidaa uhadlijiray manta wayka taalaa. Isago gargariirayo. FG: Soomaalidu wa bulsho wanagsan lkn Odayaashii qabqablayaasha ahaa baa samen kuyeeshy, qaarna way geeryooden kuwana way noolyihin. Dhalinyerada inay is abaabulaano, qabyaalada kagudbaan ban jclan lahaa.
Sxb waad mhd sn thy
Rabi hanaxariisto
Nin wax badan og, Allah yarxamhu
Adduunka waxa aan jeclahay heesaha M.S Tubeec waxaana xusi karaa in aan 1988 Raaxeeye oo Tubeec lahaa aan heeso ka duubtay