Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Waa ereyadii iyo laxankii AUN abwaankii waynaa Maxamuud Cabdullahi Ciise Singub.
Aamin
Aamiin
Fadumo cali cilmi haldha waa faniintii djubuti ugu caansana inkastoo markii dambe hobalada waaberi usoo wareegtey waxeey kusoo Caan baxdey Riwayadii waa madeysi Adduunyadu dadkuna weey matalayaan u lahaa abwan maxamed cali kaariye
Waaberi ayay ahayd
Durdur bay ka tirsanayd markeedii hore WAA MAADAYS-NA KAARIYE MA LAHAYN EE SANGUB BAA LAHAA.Mahadsanid.
Maadeysna kuma aysan jirin ee waxa ay ku jirtay Riwaayadii “ Masiibada Adduna......” yaas ayeyna ku soo caan baxday ay. Laakiin hadda waxaan waa ka hartay ay.
Waa maadays maa kaariye lahaa? Dadka ha jiha wareerin haddii aadan xaqiiq u sheegeyn maadays sangub baa iska lahaa
Abdi omar sxb maadays waxaa lahaa maxamuud cabdilaahi sangub haldhaa kuma jirin waxay ku jirtay masiibada aduunayada oo uu lahaa xasan ganay
Maya may masiibada Aduun iyaaddaa u macalin Ah wxay Kaga Qayb Gashay fadumo hadhaabaa la iyidhaa
Fayadhowre jubba nca Somalia
heestan SIngub ayaa lahaa waxaayna kaga qaayb qadatay riwaayadii masiibada addunyada iyadaa umacalin ee xasan genay, sidaay sheegtay iyadu
항상 응원합니다
FANAANAD COD MACAAN AYEY AHEYD INKASTOO AY HADDA FANKA KA HADHAY
Dabaylyahay
Daylyahay
, 25millions vieuws
Pas mal
Inaan ku dirtaa raboowaa heyaa arima daadah qaad eeyaa heeyaa ugee dalabkaa jecaa heeyaa,,
Waa ereyadii iyo laxankii AUN abwaankii waynaa Maxamuud Cabdullahi Ciise Singub.
Aamin
Aamiin
Fadumo cali cilmi haldha waa faniintii djubuti ugu caansana inkastoo markii dambe hobalada waaberi usoo wareegtey waxeey kusoo Caan baxdey Riwayadii waa madeysi Adduunyadu dadkuna weey matalayaan u lahaa abwan maxamed cali kaariye
Waaberi ayay ahayd
Durdur bay ka tirsanayd markeedii hore WAA MAADAYS-NA KAARIYE MA LAHAYN EE SANGUB BAA LAHAA.
Mahadsanid.
Maadeysna kuma aysan jirin ee waxa ay ku jirtay Riwaayadii “ Masiibada Adduna......” yaas ayeyna ku soo caan baxday ay. Laakiin hadda waxaan waa ka hartay ay.
Waa maadays maa kaariye lahaa? Dadka ha jiha wareerin haddii aadan xaqiiq u sheegeyn maadays sangub baa iska lahaa
Abdi omar sxb maadays waxaa lahaa maxamuud cabdilaahi sangub haldhaa kuma jirin waxay ku jirtay masiibada aduunayada oo uu lahaa xasan ganay
Maya may masiibada Aduun iyaaddaa u macalin Ah wxay Kaga Qayb Gashay fadumo hadhaabaa la iyidhaa
Fayadhowre jubba nca Somalia
heestan SIngub ayaa lahaa waxaayna kaga qaayb qadatay riwaayadii masiibada addunyada iyadaa umacalin ee xasan genay, sidaay sheegtay iyadu
항상 응원합니다
FANAANAD COD MACAAN AYEY AHEYD INKASTOO AY HADDA FANKA KA HADHAY
Dabaylyahay
Daylyahay
, 25millions vieuws
Pas mal
Inaan ku dirtaa raboowaa heyaa arima daadah qaad eeyaa heeyaa
ugee dalabkaa jecaa heeyaa,,