Shirkii Burco 1991 | 'Go'itaan qoor-qabad ah' | Eng Maxamed Xasan (Qawaacid) | Q2-aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Eng Maxamed Xasan (Qawaacid) oo kamid ahaa ergadii Gobolka Sanaag ka socotay ee ka qayb-gashay Shirkii Burco ee looga dhawaaqay go'itaankii Somaliland, 18 May 1991 ayaa ka warbixinaya sidii uu dhacay shirkaasi iyo sababtii ay u tageen shirka. Waraysigan waxa qaaday Aqoonyahan Juxa waxaana lagu qabtay xarunta Juxa Video Research ee magaalada Garoowe, January, 2024.
    #Documentary #Histroy #Burco
    @Juxa Video Research

Комментарии • 3

  • @maxamuuddahir6331
    @maxamuuddahir6331 2 месяца назад

    Waa muxadaro suaalo iyo malehiyoafkar

  • @maxamuuddahir6331
    @maxamuuddahir6331 2 месяца назад

    كل يفتخربعشيرته. لااكثرولااقل.

  • @maxamuuddahir6331
    @maxamuuddahir6331 2 месяца назад

    كيف تقنع الصومال مع العض.