Hoyga suugaanta adeer waan ku salaamay marka hore u soco anigo gabayo hj ah badhaya abwaanaduu waa weena ayaan beshkaga arkayo wax badan ayaan ka faa iiday inder 👍👍
@@alidoyale5043 isaaq xiligay dagaalkii haye buu gabayo naftii hafaro ah sucuudiga kasoo diri jiray nin baa udiray gabay ay ku jirtay Mar haday qabuuruhu baten quusna lagu siiyey qurbahaga joog ina xirsow waa lagu qoraye Gabaygas buu ka ficil qatay wadanku yimi dagaalki u horeyey baa isago dhawac lagu qabtay isagiyo rag kale marka abti baa loo aha Lama dilen wuu isqariyey niman dhaliyara Khalid ah aya maxabiistii layey oo uu Ader u a-ha ismaciil nin la odhan jiray oo dagaalkii haye ka bilowday ninkay isu gabyi jiren aya ka xanaqay dilkiisa meshi buu ku xile furay gabay danbe inusan dagaalka ka tirin
Hoyga suugaanta adeer waan ku salaamay marka hore u soco anigo gabayo hj ah badhaya abwaanaduu waa weena ayaan beshkaga arkayo wax badan ayaan ka faa iiday inder 👍👍
Ala ha u naxariizto maxamuud saleban
Illaahay ha unaxariistoow
Illhy haw naxariistO maxamud saleban walad
Ciil uma qabo dagaalkii uu nagula jiray buu ku dhintay lakiin wuxuu aha nin ficil codkara allah ha unaxariisto
Qollamuu ahaa Ahun
@@alidoyale5043 isaaq xiligay dagaalkii haye buu gabayo naftii hafaro ah sucuudiga kasoo diri jiray nin baa udiray gabay ay ku jirtay
Mar haday qabuuruhu baten quusna lagu siiyey
qurbahaga joog ina xirsow waa lagu qoraye
Gabaygas buu ka ficil qatay wadanku yimi dagaalki u horeyey baa isago dhawac lagu qabtay isagiyo rag kale marka abti baa loo aha Lama dilen wuu isqariyey niman dhaliyara Khalid ah aya maxabiistii layey oo uu Ader u a-ha ismaciil nin la odhan jiray oo dagaalkii haye ka bilowday ninkay isu gabyi jiren aya ka xanaqay dilkiisa meshi buu ku xile furay gabay danbe inusan dagaalka ka tirin
@@qaranmediainc5513 Waar bal ciwaamkaaga facebooka ii reeb xog badan baad haysaaye
Habarjeclo solomadaw
Lama qaban laakiin dagaalbuu ku dhintay ka dhacay kiridh iyo gaatama
Walad baas nin raga oo codkara
Ilaahay naxariisti jano ha siiyo
Alle naxariistii janno alle haku siiyo adero