DAAWO: Hooyo umul ah oo lagu dumiye Gurigeeda dabdamiska & Shacabka Oo Xasan Sheekh..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 авг 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Комментарии • 15

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Месяц назад +2

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 Месяц назад

    Hg waa qaxooti waa cawaan bilaa caqli ah 2024 dhulka dowlada kabaxa ayaa lagu ooynayaa reerka ma xishoodaan

  • @Hared-wc7xu
    @Hared-wc7xu Месяц назад

    Xasan gurguurta yuhuudawakadaranya wali yahuud qubuurafageeyso lama arkin

  • @Asanbile
    @Asanbile Месяц назад

    Meeshaan waxaa kacad in dowladu bixisay lacag dadkaan loogu iibiyo boosas lkn waxaan dareemaa anigoo aqrinaayo hadalada haweenkaan rag jeebka udhigteen

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o Месяц назад

    Dhul maxaas u degray??

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman Месяц назад

    Inta sano aad daganeed qof canshuur kaa qaado allaha kula kulunsiiyo kuna xera wali dhaga adkaa war meel raadsada calaacalka ka baxa waaba gaajo habar gidire

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 Месяц назад

    Dhul walbo Soomaaliyed shacabka ayaa iska leh dowlada Shacabka ayaa madax ka digate, Dhul walbo banaan dowlad maa sheego karaan balse waa mid shacabka leh hadde shacab dagan yihiin kama kicid kartiid xataa haddaa tirid dad ka badan ayaa wax loo sameena, waa sida adigoo guriga lagu yimid maamulka shaley madax ka digate ayaa sheegte dhul walbo banaana kadhib ku yiri ka guur waa dhul dowladeed wana dad nii kaa badan ayaa dab damis loogu sameena, xaq uma lah meel la dagan yahay in dadkiisa laga guuriyo. Inaa ka dumisid gurigood wana dishid waa dambi nafeed iyo mid daqaalo oo Sharciga diinta laga galey. Maxaa yeelay sharciga Diintu ayaa ilaaliso Qofka naftiisa iyo hantidiisa.

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 Месяц назад

    Dhulka dowlada kabaxa no more baryo kulaabta dhulkiina iyo meeshaa ka timadeen wasaqda kamuuqata xanuunyo ayaaba laga qadayaa waxaan hala tarxiilo nijaasta urka badan

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Месяц назад

    Marhora leydin shegay inaad ka guurten maxa idin dhigay, dhaxalke abaheen matalo ee ka socda

  • @cabdulahishiimooy2775
    @cabdulahishiimooy2775 Месяц назад

    Wad ku shiiden xaqii ayana idinka sobaxey haawiyo farmajo waa daarot ka xaxabsqha xasan

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman Месяц назад

    Qoor qoor maxaa ka yaala xamar
    Madaxweyne qoor kulahaa
    Ordaha gal mugug ugu taga
    Xamar xasan tuug baa ka talya waryaada maxaa caac caac ugu haaysaan

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator Месяц назад

    Asc Gurigeeda maahan dabdamiska ee xageey degi jirtay 1991 ka hore mise meeshaas ayaalagu dhalay ku guursatay kuna ilmo dhashay??
    Caadi ahaa dadka ma degi Karaan dhulka danta Guud waa in ay guryo kireeystaan maadaama mudo 34 sano ah cashuur la,aan deganasyeen ,lacagtii ay aruursadeen Hada guryo kireeysta si ay maakada idinkugi degto
    Waad Atkeeyseen in culimada somaliyeed oo shiekh wajees ugu hireeyo ayaa fidyo diineed . Marka dowlad culimadii ufidyootay ha isaga dhiminina wakhti .
    Mahamed Abdulahi Farmaajo ha baxo waadinkii lahaa fatmaajo waa Daarood waa maker teen isagoo ku dhashay muqdisho Xafada waabari waa Nabsigii dowladii fatmaajo soo ma daahin .iska samra walaalaheey somaliyeed

  • @safiyocismaanyuusuf1898
    @safiyocismaanyuusuf1898 Месяц назад

    Weriyayaashiina waalayaabanahay waxaa layiri wadar iyo waaxid yàawaalan wardadka beenta kadhaafa waad ogtàhay dadkaan arintooda maahan kusoo boodo ee waa kugubaridayay waayo iyagaba waa ogyihiin inaan lays dhaafeeynin oomaalin uun lagaguuridoono marka haka daneeystaano sodon sano kabadan ayay kusugnaayeen intii hore alaha ku anfaco

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 Месяц назад

    dhulka.waa hanti umada ka dhaxeyso umadan muqdisho degaan aya logu adeegaya hadi la idinyiri 1991 dhulka ad qabsaatin idinka leh been aya la idin sheegay