😭😭😭😭😭😭😭😭 subxanallah alla yaa raxma waxaas dhaqan somali maahan pakistaanta ayaan ku arki jiray dillkaas iyo dhaqan xumada aan bini aadam nimada aheyn 😰😰😰😰😰
Galabkaas waxaan KU sugnaa magaalada kismaayo waxaa dadka lagu qasbey iney ka soo qeebgalan dilka gawadhaas anagoo Qoox dhalanyaro ayaa kubad is ka camiraney ka dibna waana soo werararey in kastoo goobto joogey lugtiisu KU baxsadey gawadhaas Allah ha u unaxariisto
😭😭qof ee qalen Aya arka kaliya lkn wlhi Kama naxo qof alshbaab ah muda hal sano laga joogo Aya Malin lamo nin xafadena laku dilay Ka dib waxa la dhahay Lama dugayo ila 7 Malin wlhi sida film cml Aya usofirsanenay Ka dib wiil xfdena dgaan oo hooyadis Ka dilan Aya madki laga celi waye dhagax Aya Ku tura wooku is istaga Marki danbo wala dugay 7 Malin ka dib maba jeclhy dilkoda kuwas
Wlhi gawadhaas aadbaan uxasuusta aniga xeebta ayaan ayaan kubad kucayareyne kadib marka aan maqalne in ay qisaastas jirto waan uso kala cararne lkn xabada aya mesha kadhacaye mesha waan gari wayne
Bal gabadha la dilayo yaa arkay iyadoo sinaysanaysa 4 nin inay ku dhaartan waaye inay arkeen weliba farji iyo farji isku jira taa waa ta koowaad mida kale nimanka 4 ta ah inay yihiin ehlu salaad umada lagu hor dhaariyo ta labaad aaway ninki sinada la sameeyey ilaahay alshabab umada haka qabto mida kale inanta yar ilaahay ha ciqaabo kuwa saas u galay
Wa su,aal da weyne alla ha u naxariisto gabadha gabar yar bey ahayd bn maqley madaxa loga jirey aabehed oo idacad la dheho furantiya FM oo Nairobi ka hadasha bn gabari la diley galabti ka danbeysey ka dhegeysanayey aabehed oo leh madaxa loga jirey ok ama been ha ahato ama run aawey qofki la sineysanayey gabadha mxa keliged dhagaxa loogu diley ma jin ba ka sineystey walhi aaqira war jira wixi xukunka saw darada oo foosha xun ridey bey u taal maxkanada ilah ba danbeysa
Rajmiga waa xukun sharci ah oo diinta ku soo aroorey, Marka yaan hawo lagu mucaarado. Arrintaas ma bannaana Waxaaba laga yaabaa in diinta looga bixi karo
Koronto an isfahano xukunka inuu khaldana iyo inkale ima qusayso lkn waxan Ku shagi diiniyan waa inii la dilaa qofkii zinayzto isagoo Gur so maray marka koronto ugas ha isku dayin inad Ka hor imato xukunka Allah
Walaahi waa xanuun u madeena walwal iyo walbahaar ku riday.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤
Thnkz xiisaha warerka saad inogu adeegtaas aadbn idinkaga mahadcelineyna ano ku hadlayo afka dawayasha xisaha wrarka
2022.12.1
😭😭😭😭😭😭😭😭 subxanallah alla yaa raxma waxaas dhaqan somali maahan pakistaanta ayaan ku arki jiray dillkaas iyo dhaqan xumada aan bini aadam nimada aheyn 😰😰😰😰😰
Galabkaas waxaan KU sugnaa magaalada kismaayo waxaa dadka lagu qasbey iney ka soo qeebgalan dilka gawadhaas anagoo Qoox dhalanyaro ayaa kubad is ka camiraney ka dibna waana soo werararey in kastoo goobto joogey lugtiisu KU baxsadey gawadhaas Allah ha u unaxariisto
😭😭qof ee qalen Aya arka kaliya lkn wlhi Kama naxo qof alshbaab ah muda hal sano laga joogo Aya Malin lamo nin xafadena laku dilay Ka dib waxa la dhahay Lama dugayo ila 7 Malin wlhi sida film cml Aya usofirsanenay Ka dib wiil xfdena dgaan oo hooyadis Ka dilan Aya madki laga celi waye dhagax Aya Ku tura wooku is istaga Marki danbo wala dugay 7 Malin ka dib maba jeclhy dilkoda kuwas
Wlhi malinkaa aadbaan uga naxay Alle ha unaxariisto 😪😪😪😪
Xaqiiiiiq waan xasuuusta gabadhaaas kismayo ilaaa hada cuqubadiyaa samesay😭
😭😭😭insha allah alshabaab Nabad&Nolol baa ka taqalusaysa💪🙌
Wlhi waa taagnaa 2nin oo xoog badan oo cad cad ayaa god ku Riday naagihii gaariga kaso dajiyy wa xasuustaa indho shareerkii ayee daf kasiisteen ama ka qaateen intee nimaka godka ku ridin aragagax ayaaa igu dhacay xafada markaan imid aniga dhan off ayaan ahaa maxa kugu dhacay ayee igu dhaheen aabe iyo hooyo waxba ayan dhahaaa waayo markaa mesha gabadha lagu dilaayey dhagaxa waka ka dhuunty xaafada abe iyo hooyo allha unaxariisto 2badeyda waalid iyo gabadhaaba waligey niyadeyda ka ma baxeeso
😭😭😭
Abaayo ma yareed gabdha mana waalneed??
@@munaomar4587 wlhi wajigeeda ma arkin waa ka fogaaa saaid lkn sidaa uma weyneen ugu badnan 20 kama weey neen
abyo aniga jogay malinta gabadha lugu dilayay isbartiimo weykiyow lkn hadan xasuusteyda qaldanen waxa la dilay malin isnin ah
Alle ha unaxriisto
Ben badnaa xiisaha wararka marka hore tafatira barnaamijka inta aadan sogudbin al Shabaab 2012 laga saaray kismayo ninkaan 2013 kuso biiray saxafada xiligaas mamulka jubbaland mamulayay wariyaha axmed karash plz umada beenta kajooji
M.a koronto waan ku taageraa keep going noo soobadi qisooyinkaan
Asc asxabey wan idansalamay damanten marka xegto axmed wllo wan ku salamay adiga iyo waryaha
wlhi goob joog baaan ahaaa galabtaaa Isbartiibo weekiyo iskma tuurin gabadhee abuu hureyra nin la dhahaa Saa u riixay gabdhuna lugaha silsilad ooga xidhneyd way dhacday😭😭😭😭
Ustaad koronto faciis in uu tuke ka noolyhy inta ila aragtay like ii saara😂😂😂😂😂😜
Alaaha u naxsiisto Marti la jecelyahey alaaha ka dhiigo hoorey u socda Waxa fiicaan heeysin no so badiya
Allah yaa raxma waa xanuun
Tz is vgls
A
Ani waxaan xasuustaa anoo yar inan dawaday nin dhagax lagu dilayay wana argagaxay
Soomaliya ilahada dhibka kama dhamann allh kadulqaado dhibta🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Mansha allah keep going xiisaha wararka
2009kii ayaa gabar kale lagu dilay dhagax ma ahan markii ugu horeesay lkn adiga aqoontada ka hadal
Xisaab waa dambeysaa
Wlhi gawadhaas aadbaan uxasuusta aniga xeebta ayaan ayaan kubad kucayareyne kadib marka aan maqalne in ay qisaastas jirto waan uso kala cararne lkn xabada aya mesha kadhacaye mesha waan gari wayne
waxan ka codsanaya xiisaha wararka iney filim kasemeyaan dhacdoyinka wariyeyaasha ay kala kulmeen somaliya waa dhacdonyinka adunku kasemeeyo documentary
Waaan maqli jiray Axmed kaarshe Asiga miii😂
Bal gabadha la dilayo yaa arkay iyadoo sinaysanaysa 4 nin inay ku dhaartan waaye inay arkeen weliba farji iyo farji isku jira taa waa ta koowaad mida kale nimanka 4 ta ah inay yihiin ehlu salaad umada lagu hor dhaariyo ta labaad aaway ninki sinada la sameeyey ilaahay alshabab umada haka qabto mida kale inanta yar ilaahay ha ciqaabo kuwa saas u galay
Wlhi wan joogne dilka gabdhaas o lagu dilay banaanka weyn isbartiibo weke
Wlhi aniga malinti gabadhaas la dilaaye goob joog ahaa 😭😭😭😭
Gogoldhaafka ey sheegeen gabadha keligeed maa samaysay nin lama sameen miyaa?
Wlh waa su.aal is weydiis mudan gabadha kaligeed meysan sameynin gogol dhaafka ninkii lasameeyayne waxey ahayd in lala dilo
Yuusuf mohamed gabadha ma ayagaba wareystey, ninka so dhacweynayana qasab alshababta ayu ka mid yahy
Waa xaq daro weliba gabadh yar ayey aheyd 4 nin oo ehlu salada oo arkay ma jirto ninki sinaysaytay ma joogo yaab
Koranto ina adeer six bak......cml kaftan com
Wllhi malintas wan jogay kismayo gob jog na wan ka aha malin iga xanun bad need mesan jirin
Malin tas ayan goan saday hawada somaliya ina kasotago alxamdulilahi
Ale habar idinku rid nin bajun aha xita gacantay ka goyeen Ala mxay indho xumo ina tusen war ya i waresto
Msha Allah xiisaha wararka
Koronto wariyaha wakhtiga saxafada uu so galay iyo ismalahan wakhtiga gabadha dhagaxa lagu dilay
2013 waa xiligii uu TV ka shaqo bilaabay balse xiligaan websiteyo ayuu wax ku qoro jiray
Masha allah
Kismayo anaa joogay. Wariyaha wakhtigii uu soo galay iyo wakhtigii gabadha ladilay waa kaaf iyo kale dheere markas ma wuxuu ahaa wariyo qooto qooto
Bentiis waaye 2013 kuso biray markkas jubbaland jogtay kismayo
Ala wan xasuusta malinta wan diiday ani ma adin lkni sch dadki joogay dhan way adayn
Kkkkkkkkkk koronto u always funny
Waxan aad uga xumahay dadka wax tarka uleh umadeena somaliyeed iyaga gacantoida kudila
koronto waa naga daahisen barnamijyadii sxb salan sare
Xiisaha wararka
Wa su,aal da weyne alla ha u naxariisto gabadha gabar yar bey ahayd bn maqley madaxa loga jirey aabehed oo idacad la dheho furantiya FM oo Nairobi ka hadasha bn gabari la diley galabti ka danbeysey ka dhegeysanayey aabehed oo leh madaxa loga jirey ok ama been ha ahato ama run aawey qofki la sineysanayey gabadha mxa keliged dhagaxa loogu diley ma jin ba ka sineystey walhi aaqira war jira wixi xukunka saw darada oo foosha xun ridey bey u taal maxkanada ilah ba danbeysa
Hhhhh
Haa balami lkn beenta jooji dheh
Sida alshabaab aan news biina usheegay inaa kashaqeeyo
Waliba anoo meelkulanool
Beenka weeyn midas waa iidhineed
Wll koronti intrn kala soxirira wanku bahnaa
+254704995164 kaas watsapka iga Soo qabo
Oo wiilkan ma rer kismaya gabdhas dhagaxa laku dilay wan xasuusta dadkii uso dawashada tagan ahen anago yar yar lakin banankan ka tagnen
Been badanaaa anigaa kismayo ka imaaday 2012 ayay soo galeen ciidamada dowlada gabadhi ladilayna waxay ahayd 2009 ki
Subxaanallaha
Koronto anoo 2 sano jiraa ku dhageysan jiry 😂😂😂😂
Aniga xataa anoo 1 sano jir ah ayaa dhageysan jiry😜😜😜
Rukaya Khalif 😂😂😂
@@rukayakhalif8630 1 sano war madhegeeysan karo mana xasuusan karee see wax u wadaa amaad ka badneed 1 sano
1k views 2 hours
😭😭😭😭
Sieno striker karshe
Asc koronto waa ku salamy adiga iidle bes ayad in yar ka dheertahy kkkk
Rajmiga waa xukun sharci ah oo diinta ku soo aroorey, Marka yaan hawo lagu mucaarado. Arrintaas ma bannaana Waxaaba laga yaabaa in diinta looga bixi karo
Xukunka noocaas ah yaa awood u leh inuu fuliyo,maxaa looga baahan yahay marqaatiyada iyo qofka la xukumayo diinta islaamka marka shuruudahaas la buuxiyo ayaa la fulin karaa xukun balse koox aan diin islaam shaqo ku lahayn xukunkooda muxuu noqon.
Waa run waa koox dad cun ah xukun maba sameeyn karaan dhimashada ayagana weey sugee iyo xisaab insha allah
Nine ilba ka dhacday nine wu dhintay sidas bn maqlay
Hadii gabadhu Gur hore ridatay zinana Ku dacday dhib moloho hadii dhagax lagu dilo marka sas ula socda
Xukunka noocaas ah wax fudud ma ah lkn xukunkaas baadil ayuu ahaa cida fulisayna xaq Uma lahayn
Koronto an isfahano xukunka inuu khaldana iyo inkale ima qusayso lkn waxan Ku shagi diiniyan waa inii la dilaa qofkii zinayzto isagoo Gur so maray marka koronto ugas ha isku dayin inad Ka hor imato xukunka Allah
Sheekadiinu waa qabyo. Sorry you need improvement.
Ale bn oga baqay inu akhiro iwaydiyo ma adin Alow an nola cadabin
ninkii
mala
diley
habaaran
Islaamkiina ilaashada haddaad muslimiin tihiin. Xukun diini ah oo si Sharciga waafaqsan loo fuliyey haka hor imaanina.