QEYBTI 1 aad. MARIN HABAABINTA TAARIIKHDA CAFARTA,SOMALIDA IYO OROMADA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • taariikhda DALKEENNA iyo dadkeenna waxaa KU SOCDA MARIN habaabin abaabulan,we swoon aan laga hor tango aan la imani inshaALLAH.

Комментарии • 33

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 Год назад +2

    Masha allah allah ku xifdiyo adeer xaqiiqda aya tabatay

  • @kulmis9970
    @kulmis9970 3 года назад +9

    Mashallah Allaha haa ku xafido
    Aniga waxan oran lahaa Haa la gaarsiyo shacabka somalida waa wax an facaayo

  • @halane6584
    @halane6584 3 года назад +9

    Awoowe mcn Allah ku xifdiyo wa no fa edaysay ❤️🙏🏾

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  3 года назад +5

      AAMIIN
      Adiguna sidoo KALE ALLAHA KU XAFIDO

  • @naeimahassan9007
    @naeimahassan9007 4 месяца назад

    Waaa runtii waayoo daad baadaan osheegaayo ayaan arkaay

  • @abdulahiyusuf4724
    @abdulahiyusuf4724 3 года назад +4

    Masha allah ustaad wad mahadsantahey waa dhaxal muhim ah

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 3 года назад +6

    ERAYGA TARIIKH WA AF CARABI.
    SOMAALIGU WAA SOOYAAL

    • @abdurahmanmohamad2300
      @abdurahmanmohamad2300 2 года назад

      Taariiq waa afsoomaali waxa aa doonto sheeg
      Sbbt waa ka soo amaahanay afcaribiga ka dibne waa soomaaliyoobay
      In erey lakala amaahdo ceeb ma ahan

    • @GahnugAddour
      @GahnugAddour 8 месяцев назад

      Background= sooyaal
      History. = Hilaad

  • @thepearlofindianocean
    @thepearlofindianocean 3 года назад +1

    Mashallah waa tariikh aad loogu baahanyahay.

  • @abdinooran67
    @abdinooran67 3 года назад +1

    Aad baad umahasantay walaal. Aad baa loog baa hanyahay asalkii iyo taariikhda Somalia.

  • @caliyashuceyb4493
    @caliyashuceyb4493 3 года назад +2

    maasha allah

  • @waddanidhaba9175
    @waddanidhaba9175 3 года назад +4

    masha allah waa parnmijyda lo bahaanyhy ... dadka dunida oodhan ayaa bariga afrika ka alkumay ... waana walaalo anfarto iyo oromda iyo somalida iyo shucuubta koonfureed ila suudan ila masar hamtic kushitik ayaa deganaa

  • @axmedyousuf1650
    @axmedyousuf1650 3 года назад +6

    Hadal ka saxnimo badan wali qof kama maqal ustaad mahdsanid

  • @siciidmaxamedaxmedbiixi6452
    @siciidmaxamedaxmedbiixi6452 3 года назад +2

    "Ninka ugu ill dheerba dadaka ugu liite:

  • @vieestbelle9423
    @vieestbelle9423 3 года назад +2

    Aad baad u mahad sanatahah @AbiShuceyb giving us a powerful and well needed information this is un enlightenment that needs to be out the! (Awoowe) sidhee dadka soomalidha ugu fafinaa arintaa?

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  3 года назад +1

      Aad iyo aad baa u mahadsantahay.
      Anigu garabkaygu waa IDINKA dhalinyarada IDINKA baan IDIIN la kaashanaya sidii aan u faafin lahayn macluumaadkani.
      Inta aanan KU sii fogaanin waxaa HABOON in number telefoonkaaga ii soo dirtid si aan si faahfaahsan u falanqayno.
      MAHADSANID mar KALE.

    • @abdirahmanmohamud1410
      @abdirahmanmohamud1410 3 года назад

      Numberkeygo waa +46720425503 oo dalka Sweden. Waxeynah sharaf noo tahay inayn aqoonyaan adigo kale ah oo an wax kabarono illahay Kheyr haku siiyo waana kugu Mahad celinayaa again

  • @mustafeabdurahman8306
    @mustafeabdurahman8306 2 года назад +1

    Anfar masoomaalibaa

  • @yaxye3599
    @yaxye3599 3 года назад +3

    Sax casharka schoolka waxa aan u bartaa uun in aan imtixaanka aan ku qoro waayo maaha taariikhdaydii

  • @abdurizakmaxamed331
    @abdurizakmaxamed331 2 года назад +1

    Prof magaciina

  • @yaxye3599
    @yaxye3599 3 года назад +4

    Buurta cir shiida mawduuc nooga soo diyaari

  • @naajarmohamud9589
    @naajarmohamud9589 9 месяцев назад

    Ustaaad kasoo hadal oromada ma dir baaa

  • @MultiMixandmatch
    @MultiMixandmatch 3 года назад +2

    سلام عليكم استاذي
    هناك ملاحطة *مهمه* عند 0.50 ثانية عند افتاحية الدعاء *الصمد و الواحد* لله فقط
    ووصفت خير خلق الله به .
    اقرا وتمعن سورة الإخلاص الاحد والصمد لله فقط.

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 Год назад

    Somaalidu nebi Ciise Ka Hor Miyay Jirtay?

    • @GahnugAddour
      @GahnugAddour 8 месяцев назад

      Haa niyow , waxaynu jirnay tan iyo waagii Nabi Aadan.

  • @abdifarhan8979
    @abdifarhan8979 2 года назад

    Soomali dhab ah

  • @yaxye3599
    @yaxye3599 3 года назад +2

    Tusaale marka lagu qoro taariikhda saylac markaa waxa kaliya uun diirada la saaraya uun magaaladaas oo kaliya kuwii kale waa la ilaawayae