Abi Shuceyb
Abi Shuceyb
  • Видео 456
  • Просмотров 439 026

Видео

AFKA DUNIDA UGU FACA WEYN WAA AF SOOMAALIGA.WAA FKII ADAM CS XILIGIISI LAGU HADLI JIREY.
Просмотров 1,4 тыс.4 месяца назад
AFKA DUNIDA UGU FACA WEYN WAA AF SOOMAALIGA.WAA FKII ADAM CS XILIGIISI LAGU HADLI JIREY.
BASKU YAANU KAA TEGIN
Просмотров 5295 месяцев назад
BASKU YAANU KAA TEGIN
DEMBIYADA ABAABULAN ORGANIZED CRIMES
Просмотров 2,1 тыс.6 месяцев назад
DEMBIYADA ABAABULAN ORGANIZED CRIMES
BILOWGII AADANAHA IYO ADDUUNKA.
Просмотров 1,1 тыс.7 месяцев назад
BILOWGII AADANAHA IYO ADDUUNKA.
DEMBIYADA ABAABULAN
Просмотров 1,1 тыс.7 месяцев назад
Halkani(video gani) kuma aan soo wada gudbinin,software ahaan baa loogu gudbiyey ardeydi kuliyadda sharciga ee Jaamacadda umadda Somaliyeed. Sidaa awgeed videogani waa intii umadda Soomaaliyeed oo idil khuseysey loona baahanyahay in ay ku baraarugaan dagaalkan lagu soo qaaday jiilasha soo koraaya ee Soomaaliyeed. F.G. INTII AAN ANAGA ISKU MASHQUUL SANAYN BAA LAYNAGA FAA'IDEYSTEY...SOOMALAAY BAR...
ASALKI AADANAHA WAA ANAGA
Просмотров 8257 месяцев назад
ASALKI AADANAHA WAA ANAGA
REER WAJEER IYO NFD WAGAALA ILOWDAY OOB KA AAMUSTAY.
Просмотров 4677 месяцев назад
REER WAJEER IYO NFD WAGAALA ILOWDAY OOB KA AAMUSTAY.
FIRCOON WAA SOOMAALI
Просмотров 7387 месяцев назад
FIRCOON WAA SOOMAALI
MAXAA QALDAMAY? WHAT WAS WENT WRONG?
Просмотров 6327 месяцев назад
MAXAA QALDAMAY? WHAT WAS WENT WRONG?
Q 2aad SIRTA SHIDAALKA MUQDISHA ...
Просмотров 2 тыс.8 месяцев назад
Q 2aad SIRTA SHIDAALKA MUQDISHA ...
Q.1aad SIRTA SHIDAALKA MUQDISHA YAALA
Просмотров 2,8 тыс.8 месяцев назад
Q.1aad SIRTA SHIDAALKA MUQDISHA YAALA
ABIY AXMED OO BOOB IYO BARAKICIN KA WADA DIRI DHABA
Просмотров 6128 месяцев назад
ABIY AXMED OO BOOB IYO BARAKICIN KA WADA DIRI DHABA
DHALINYAROY WAXBARASHO
Просмотров 6299 месяцев назад
DHALINYAROY WAXBARASHO
DA'UUD CS,HAGAR IYO SOMALIA
Просмотров 1,3 тыс.9 месяцев назад
DA'UUD CS,HAGAR IYO SOMALIA
KU MEE.SOOMAALAAY KU MEE?
Просмотров 4799 месяцев назад
KU MEE.SOOMAALAAY KU MEE?
FIRCOON IYO GOLIATH(JAALUUD)IYO SOMALIA
Просмотров 8219 месяцев назад
FIRCOON IYO GOLIATH(JAALUUD)IYO SOMALIA
HURDDOW TOOS XEELADDA GUMEYSIGA CASRIGA.MOU
Просмотров 4619 месяцев назад
HURDDOW TOOS XEELADDA GUMEYSIGA CASRIGA.MOU
NEBI ADAM CS iyo SOMALIA
Просмотров 6619 месяцев назад
NEBI ADAM CS iyo SOMALIA
DAMIIR SOOMAALINIMO SOOMAALAAY KU MEE?
Просмотров 2659 месяцев назад
DAMIIR SOOMAALINIMO SOOMAALAAY KU MEE?
Buugani waxad ka heli kartaa.+252 615829147.what's up iyo +251906920224.Diri dhaba.Jig jiga.Muqdisha
Просмотров 4779 месяцев назад
Buugani waxad ka heli kartaa. 252 615829147.what's up iyo 251906920224.Diri dhaba.Jig jiga.Muqdisha
AAN KU FAANNO SOMALINIMADEENNA
Просмотров 48310 месяцев назад
AAN KU FAANNO SOMALINIMADEENNA
GARASHADA DHULKEENNA
Просмотров 22910 месяцев назад
GARASHADA DHULKEENNA
MUQDISHA WAY MUDANTAHAY.
Просмотров 16410 месяцев назад
MUQDISHA WAY MUDANTAHAY.
BARO OO OGOW
Просмотров 84010 месяцев назад
BARO OO OGOW
SYL,JIG JIGA 1947 SINCLAIR SIRTII UGU WEYNEYD EE LA QARIYEY
Просмотров 71710 месяцев назад
SYL,JIG JIGA 1947 SINCLAIR SIRTII UGU WEYNEYD EE LA QARIYEY
FRAACINADI WAA SOMALI.
Просмотров 85310 месяцев назад
FRAACINADI WAA SOMALI.
SOMALIA VS ETHIOPIA
Просмотров 42910 месяцев назад
SOMALIA VS ETHIOPIA
ADAM CS IYO SOMALIA
Просмотров 57410 месяцев назад
ADAM CS IYO SOMALIA
AMBIYADA IYO SOMALIA
Просмотров 58710 месяцев назад
AMBIYADA IYO SOMALIA

Комментарии

  • @Ayaan-v5p
    @Ayaan-v5p Час назад

    Abii shucayb aad baan ugu faraxsanahay shaqadaad wado. Runtii wax badan baan kaa faaiday ,waxaan kaa korodhsaday waxaan school iyo meel kalaba laygu dhigin.

  • @naasircismaan5000
    @naasircismaan5000 День назад

    UStaad buuga ad ka qortayyy magacii

  • @MaadC
    @MaadC 7 дней назад

    Aabo shucayb

  • @dhakoos4559
    @dhakoos4559 8 дней назад

    Ilaahow aana ku weyn

  • @mohamedalpha1644
    @mohamedalpha1644 9 дней назад

    Runtii waa xaqiiiqo aan indhah laga qarsan karin in soomalida ay kudhex jiraan dad cirqigoodu ama nasabkoodu yahay yuhuud reer bani israail kuwaso ku dhex nool aomalida lakin muslimeen ah oo allh iyo nabigeenaba qirsan.laakin qeli lagu afduubanyo magac somaali weyn aniga ayaa badhay arinkaas waxana iga soo baxay wax yaabk cajiib ah dadkaasi waa dad caqli badan wax soosar badan cilmi ito aqoonba ilahay siyey waa mahadasnatahay inshaha waxad kaso hadasha somalida amaasiq ama berber maxa kadhexeeya

  • @yahyafarah3421
    @yahyafarah3421 10 дней назад

    Prof Buugaagta iyo documents aad hayso insha Allah ma lawadaagi kartaa akhyaarta?

  • @SAIDIBRAHIM-yl1un
    @SAIDIBRAHIM-yl1un 11 дней назад

    Malasocotaan somaliyay in faraciinta ay somalida kaso jeedan

  • @Simiqurux
    @Simiqurux 13 дней назад

    C'est la meilleure chanson que je écouté de toute ma vie une realite une motivations ❤Merci de la partager formidable

  • @Myo-v1k
    @Myo-v1k 16 дней назад

    NFD belongs to Somalia 🇸🇴 never forget the Wagalla Massacre of 1984

  • @AbdiAboubaker-d1r
    @AbdiAboubaker-d1r 18 дней назад

    Asc papa Afar iyo oromo somali ayaa dhalay apahod wa ayo

  • @nuurdiinaxmed8266
    @nuurdiinaxmed8266 22 дня назад

    Adeer aad iyo aad ayaad ugumahadsantahay

  • @mohamedmohamed-oq2kn
    @mohamedmohamed-oq2kn 27 дней назад

    Sax walaahi waa run waa nala cinqilaabay

  • @BollandOr-wx4vt
    @BollandOr-wx4vt 28 дней назад

    Ustaad maxad sheekada nogudhamaystiri waxday

  • @mohakiim6718
    @mohakiim6718 29 дней назад

    Waxaan aanoo akhrinaysid xagee kasoo akhrisow walaalow

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067 10 дней назад

      MASAR DAARUL BAXAR AMA BUXEYR IYO MAKTABADA LONDON EE TAARIIKHIHII HIRE LAGU KEYDIYO

  • @Hamdi-n6u
    @Hamdi-n6u Месяц назад

    Qolo shabeelooyinka daggan oo af aanan fahmen ku hadlaya oo hay’adaha caalamiga si gooni ah uga warhayan oo dad cadcad u imaadan si gooni ah baa gabar aan aqaan ii sheegtay waanba yaabay.

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067 10 дней назад

      MUBARAK.AW DHEEGLE BARIIRE Tuulooyinkan bay degan yihiin.waxay la degan DIGIL.

  • @Hamdi-n6u
    @Hamdi-n6u Месяц назад

    Daara oowdku amuu daarood ahaay 😂😂😂 wa idin salaamay reer tolkeey

  • @Hamdi-n6u
    @Hamdi-n6u Месяц назад

    صل الله عليه وسلم❤

  • @Hamdi-n6u
    @Hamdi-n6u Месяц назад

    Thanks adeer shucayb

  • @hafsadahir1707
    @hafsadahir1707 Месяц назад

    Kud ha ku dilo iyo karood ha ku dilo aan maqli jiray, cuduro aan moodi jiray ileen waa ilaahyo ay caabudi jireen dadkii hore. Ilaahow adaa ween

  • @hasancadaawecabdihasancada2352
    @hasancadaawecabdihasancada2352 Месяц назад

    Scw

  • @Mohammed.SHaamilMuhumad-g6s
    @Mohammed.SHaamilMuhumad-g6s Месяц назад

    Abboo Umrri Dheerraa Siif Hawwaa Jira dhu(❤)?

  • @Haremon-u3k
    @Haremon-u3k Месяц назад

    Dirdhaba waa magaala gurgure kuwa kala oo dhan iskakala hoyda ha ku wareerina waxba!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @User_Gi32e5
    @User_Gi32e5 Месяц назад

    Waa run canfartu wa somali gaar ahaan labadaba way noqdaan,maxay iyo may. Ex.may taadhigtaa? Maad taqaanaa. Maxaa fadhaa.maxaa doonaysaa. Lagco.lacag. Uuri.ciyaal Dhaylo.ciyaalka yar yar. Beerra.barri

  • @AbdirahmanDhagafe
    @AbdirahmanDhagafe Месяц назад

    Kulama qabo…. Banuu qureyda iyo rer banuu qeynu qaac meel ay ku muslimeen ma maalin in ay nabiga (NNKH) ay ku wacad fureen , ninkii hal-naaskeed gaarana waa ladilay, intii hartyna ma aynan muslimin. Dib ugu laabo awoowe.

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067 10 дней назад

      KUWA INALA JOOGA WAA MUSLIMIIN.WAY ASHAHAATAAN WAYNA TUKADAAN EE ADIGU MA DILI LAHAYD RUUX AAD ARKEYSID INUU ASHAHAADANAYA SALAADDANA TUKADA?MIYAAD DILI LAHAYD?

  • @HodanAbdifitah
    @HodanAbdifitah Месяц назад

    Been kuwas walal ma nihin na dhaaf oday washa tahe

  • @Good4youX2
    @Good4youX2 Месяц назад

    Whats the name of the song ??

  • @hafsadahir1707
    @hafsadahir1707 Месяц назад

    Allah noo kaa xafido prof Shueyb

  • @Good4youX2
    @Good4youX2 Месяц назад

    Whats the song called????

  • @User_Gi32e5
    @User_Gi32e5 Месяц назад

    Wa run waxa aad sheegtay

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 2 месяца назад

    Dad badan oo soomaaliyeed ayaa cilmi uu jahligu dhaamo lasoo taagan waa kuwa yidhaah soomaalidu waa carab waa yahuud waa faraacino war beenta inaga dhaafa soomaalidu asal ahaan waa ummad cawaan ah oon diinaba.shaqo ku lahayn illaa maantadan aan joogno waa 2024 ta ee waliba baniaadmiba manihin nooc aan dad ahayn baan nahay

    • @SabirinAbdirahman-hh5jt
      @SabirinAbdirahman-hh5jt 20 дней назад

      Dad hadadan ahayn ma dubaag baa tahay xooladyahay naga amu dad manihin kulahaa adi Bas baan dad ahayn 😂

  • @AbdirabiSaid
    @AbdirabiSaid 2 месяца назад

    Absolutely ❤

  • @AbdirabiSaid
    @AbdirabiSaid 2 месяца назад

    Masha allah waa kumahadsantahay saa indhaha noogu kala qaaday🥰

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 2 месяца назад

    ADEER ISKA ILOW WAXAASI OROMO DNA JEWS AYAA KA BUUXDA IYO AMXAARO SOMALI DNA WAA SAAFI SAX AH DADKII ADUUNKA OOGU HOREEYAY EE OROMO HA NOO KEENIN HA NOO SOO DHAWAYN

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 2 месяца назад

    Adeer DNA waad ku wareertay markaad tiri ETHIOPIA Qashinka ah ayaan walaalo nahay war naga dhaafa dunta ha naga halaynina

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 2 месяца назад

    ADEER OROMO DNA MA WADAAGNO EE ISKA NASO

  • @AhmedBulshawi
    @AhmedBulshawi 2 месяца назад

    Msha allah

  • @AbdisamedAwilCirale
    @AbdisamedAwilCirale 2 месяца назад

    Prf tik tok furo plz Cilmi baa ilaahy ku siiyay

  • @AmiiratNour
    @AmiiratNour 2 месяца назад

    Adeero heestan aad kubilawdid iso sheg magacede wan waaye

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067 10 дней назад

      Waa hees copyright keeps leeyaha channelkayga abi shuceyb. Chanalkayga baad ka heli.

  • @Abucubayda-1
    @Abucubayda-1 2 месяца назад

    m.a

  • @fnw8688
    @fnw8688 2 месяца назад

    🇸🇴✅

  • @dhaynedhiqo9908
    @dhaynedhiqo9908 2 месяца назад

    Shiikhow su aal xaawa iyo aadan shiikhii isu meheryey kumuu ahaa

  • @OmerHasan-e6c
    @OmerHasan-e6c 2 месяца назад

    Halkee bay kasoo Jeedaan Dadka Somalidu. Sida ku cad taarikhda, dadkii reer Xaam ( Hamatic people ) Oo Ku abtirsada Xaaam /Ham ( Mid ka mid ah Carruurti Nabi Nuux ) Ayaa muddo ku qiyaasan dhammaadkii ••• The pluvial period '''' waxa ay usoo haajiireen Qaaraddan Madow ee Africa, kaga na yimaadeen dhinacaa iyo Ciraaq ( Mesopotamia ) iyaga oo ka soo galay dhanka Masar/ Egypt. Muddo ka bacdi,is qaabeyn iyo hayaanno joogta ah Waxa dhacay oo ay keentay : in ay dadki ( Reer Xaam) usii qaybsamaan 3 Qaybood ( Branches) oo Waaweyn. 1= kuwa Masar ku hadhay, Sida : Ancient Egyptians ( Masaaridii Hore ) 2= Xaamka reer Waqooyi. Kuwo u Qaxay dhinaca kale ee waqooyiga Africa, Sida : Barber's of Cyrenaica, Tripolitania, Tunisia, and Algeria ; the barbers of Morocco ; the Tuareg and Tibu of the Sahara ; the Fulbe of the Western Sudan, and the extinct Guanche of the Canary Islands. 3= Xaamka reer Bari. Kuwo dhinacan iyo Bariga Africa usoo Qaxay ,, Sida : Beja, the Berberines , the Oromo , the Somali , the Afar , the Danaakil , and most Ethiopians. Dhammaantoodna waxa la isku dhahaa Cushitic people. Hakaas marka aynu marayno , dadkii kushitiga ahaa ee usoo hayaamay Bariga Africa waxa ugu soo horreyay Geeskan Africa , khaasatan ,, dhulkan Soomaalidu degto dadkii``ugaadhsatadii '' qaansoleyda ahaa .. Kuwaas oo ah hormuudkii 4-ta waaxood ee ku soomaalinnimo. 1- Reeraha hadda la hayb -sooco ( ugaadhsatadii ) Iyaga ayaa ka talin jiray dhulkan kuna laha boqortooyin waawayn sida ,, boqortooyooyinkii ''Daami ,,, Yixir ,, Boon...., 2- Waxa iyana xigay oo Ka dabo yimi , Niman xoolo raacato ahaa ( Waranleyda ) oo wata xoolahoodii..kuwaas oo deegaameeyay degayna inta u badan dhulka Soomaalida. 3- Waxa iyana jiray , dad tiro yar oo iyagana Asalkoodu kasoo jeedo Carab oo degay xeebaha waqooyiga , dhulka haatan Soomaalidu degto xiliyo k beegan Islaamka hortii iyo ka bacdi ba. Una badnaa ganacsato iyo diin -fidiyaal ( Scholars ) 4- Qolodan afraad oo ah dad ka Isirren qowmiyadda Bantuuga oo aan Shaqo ku lahayn dadka kushitiga ah ee kasoo qaxay Waqooiyga Africa ahna Beeraley degayna webiyada jubba iyo shabeele jiinkooda. Marka la isku daro guud ahaan 4-tan qolo ayuu Samaysmayaa Magaca Soomaali iyo dadka uu matalaa ba. Waxa hadda ba Isweydiiin leh , Maxaa waqti xaadirkan iyo qarniyo badan horteed ba dadkii asalka u laha dhulkan ka dhigay kuwo lahayb -sooco ama la takooro?! Jabkii u horreeyay waxa u geystay. iimaanshihii uu Islaamku soo gaadhay Geeska africa kana soo galay Waqooyiga dhulka Soomaalida. ( Xeebaha ) Waaqtigaas oo ay dadku haysteen diintoodii Facaweynayd ee ay kala mid ahaayeen dhammaan dadka Geeska Africa degan. Waa weyneynta iyo Cabuditaanka ilaaha '''WAAQ' Sida ay aynu wada ogsoonahay , markasta oo ay diin cusubi timaaddo waxa ka gadooda oo garabka ku dhufta madaxda iyo waxgaradka ay leeyihiin dadka ay soo gashay diintaaasi, iyaga oo ka cabsi qaba in uu maamulka iyo taladu gacantooda ka baxaan , isla markaana ay ku firiyaan diintii ay ka dhaxleen awoowayaashood. Waxa kale oo aynu ka war qabnaa in diin kasta ay ugu hor rumeeyaan dadka taagda-darran iyo Addoonta kuwaas oo ay waxyeelo badani kasoo gaadhi jireen BOQORADDA Awoodda sheegtay iyo dabaqadda ku xeeran maamulkaas , iyaga oo naawiliya in isbeddelkan bulsheed ee cusubi uu xaqooda usoo dhicin doono. Dadkii raacatada waranleyda ahaa ( kuwa hadda sheegta LAANDHERANNIMADA ) oo waqtigaas ahaa dad u guumeysan boqortooyooyinkaa kibray ( kuwa hadda lagu suntay ( LAANGAABNIMDA ) Kuna jeerfalay xuquuqdii dadyowgii xukumaayeen waxa dhex maray dagaallo qadhaadh oo lagu jabiyay boqortooyooyinkaas , Sida tii DAAMI ee ay lahaayeen dadka hadda Tumaalka loo yaqaan iyo kuwo kale u badan Sida besha MUSE DHARIYO ee beelaha gabooy ka tirsan kuwaas oo xundhuur u ah xafada daami loo yaqaano hadda. Dadkaas guuleystay iyo Islaamkii Cusbaa ee ay qaateen ba waxa uu qabjebiyay Sharafkii iyo maamuuskii Boqoradaas kibray iyo dadyowgii hoostageeyay ba , xukunkana ka tuuray maamulkoodii iyo diintoodii WAAQ. Taarikhdu waxa ay ina bartay Casrul Jaahiligii ' Cid waloo xoog lahayd, Sida Reer , Maamul , Boqortooyo..oo jabta ba, denbiyona galay : waxa uu xukunkoodu ahaa in la takooro lana qabjebiyo si aysan mar labaad usoo hawaysan xukun iyo maamul damde. Halka kuwa guuleystana ay tiri jireen wax kasta oo wanaag ah oo ay laaheeyeen falkin jireena been abuuryo fara badan oo dil ku ah dadnimadooda iyo sumcadooda , si loo fogeeyo looga na dhigo wax baas oo aan u qalmin in xitaa lala xaalo ama lala xidhido. Waa midka labaad ee, reer walba oo jabay, Nin walba oo dakano qabiil geystay, mid baxsada ah, boqortooyooyiinkii reeraha kale ee jabay ka bacdi iyaga..cid walba oo daanta iyo duruuftu kaliftay ba waxa ay hoos tageen dalladaa ka takooran dadyowga kale, kuna suntanaadeen in aysan Gob ahayn ee aye yihiin Gun Midgo ah . Taariikhdana waxa qora uun ninkii xoog leh.Soomaalidu waxay u qeeybsantaa:- SO'MAAL (nimcooleyda hilinka leh kuwa dhaqda) SO' waa hilib. 2) BEEJAMAAL (waa beeraley) Baaji maal ayaa loo beddelay. 3) BIYOMAAL (xeebaleyda kalluumaysatada ah) 4) TUNMAAL ( waa xoogsatada cirfadleyda ah ee birta maala.) Xoola dhagatadu maadaama ay 85%tahay ayaa magacii la qaatay uu noqday SOOMAAL.

  • @cabbeydheere9827
    @cabbeydheere9827 2 месяца назад

    Kud iyo karood waa cudur ee ilaahyo ma eheen. Soomaalidu weligood ma doorsoomin oo ilaahey ayee caabudi jireen. Waaq waxaan u aqooni jirnay allah.

  • @nabadoonka6649
    @nabadoonka6649 2 месяца назад

    Waa Soomaali ha odhan soomaali maahane, wxaa tiraah daaa somalida ayay isku isir yihiin dheh ugu yaraan 😁

  • @nabadoonka6649
    @nabadoonka6649 2 месяца назад

    Suaasha Aad mawduuca ka dhigaty illaa hadda kamaad jawaabin ☝️, fircoon ma soomaali buu ahaa mise maahyn baa larabay inaad kajawaabto ka dibna cadaymahaad hayso raaciso , meeshiiba waad qasty asalka aadanaha baad nala Aaday iyo luuqada maayga 🤔😁

  • @fnw8688
    @fnw8688 3 месяца назад

    Dr guuleyso 🇸🇴✅

  • @FattyForlife-u8p
    @FattyForlife-u8p 3 месяца назад

    Rabi cimriga hakuu barakeeyo

  • @SiciidSiciid-rh8ec
    @SiciidSiciid-rh8ec 3 месяца назад

    Fircoon maaha soomaali