Xawadle ma adi karo xasan wu ogyahay inu ka adkan karin.. Lakin k/g bu u maleynaya sidii hore oo ay ku qabsadeen xoog 90ki Cashar ba loo dhigi doonaa.. Inshaallah..
Isla xisaabtankii dowlada lagu kari waayey mamuladay taalaa ,waxaan talin jirin baa taladii loo dhiibtay,Somalia dhimatay,masar xassan sheikh bay lashaqaynaysaa cayrsha Ethopiankiina ku mintida inay idin joogaan,salaan from mudug/puntland
Janaraalow indha hadan arke indha jabi rabaad ledahay qofka markey musiibo ku dhici rabto waxaa lagu garta inow marwaliba dib ka shaqeyo Marka dadka rer baadiyaha ee aad horkaceyso dab haku shidin ayaan ku dhi hi lahay adiga balaayo wey ku heysaye dadka kale ha salfan ee tiimka lafta garen iskaga biir iyo inti kula socoto

Hiraan iyo Konfurgalbeed ha la mideeyo.
❤❤❤❤❤. Guul guul ❤❤❤❤
Walaahi waxaa roon inay koonfurta galbeed ku darsadaan intay Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle ay wax ku darsan lahayeen..
General xasan culusow dawlad somali marabo dastuurkiiba wuu tuuray xasan kooxdiisu yay xukumayaan
Janaraalka sxbkay keep going bro
Xawaadle guul
Hiiran state guul
Ghiiraan,,,guuul
❤❤❤❤ye ye waasidaa hadalku janaraal❤❤❤❤
Guul janaraalka
❤❤❤
A s c ader in jaliil marbaad balaayo taageerta ha difaacin kooxda godeey aaday waa qaran dumis waxayna wax udhimeen sharaftii gobolka hiiraan
Hiraab Dowlad ma noqon karee
Ha laysku tashado
General reer hiiran warkaga melfog hagaro wasad shegtey baladweyne iyo konfur galbed garab iskunoqoda bad iyo wabiyaalna wahaysatan
Sax
Xawadle ma adi karo xasan wu ogyahay inu ka adkan karin..
Lakin k/g bu u maleynaya sidii hore oo ay ku qabsadeen xoog 90ki
Cashar ba loo dhigi doonaa..
Inshaallah..
Isla xisaabtankii dowlada lagu kari waayey mamuladay taalaa ,waxaan talin jirin baa taladii loo dhiibtay,Somalia dhimatay,masar xassan sheikh bay lashaqaynaysaa cayrsha Ethopiankiina ku mintida inay idin joogaan,salaan from mudug/puntland
❤tankis
ilaahey idamkiis waad jabeysaan seneralow adiga iyo inti ku raacsan inshaa allaahu tacaalaa aminina hoog ayaa idiin sugnadey adiga iyo lafta garen iyo Dani iyo tiim farmajo dhamantiin waad jabeysaan inshaa allaahu tacala aminina idam Alla waad afjarmeysan kibirka aad wadan waad ku jabeysaan
Janaraalow indha hadan arke indha jabi rabaad ledahay qofka markey musiibo ku dhici rabto waxaa lagu garta inow marwaliba dib ka shaqeyo Marka dadka rer baadiyaha ee aad horkaceyso dab haku shidin ayaan ku dhi hi lahay adiga balaayo wey ku heysaye dadka kale ha salfan ee tiimka lafta garen iskaga biir iyo inti kula socoto
😂😂😂
Hana sheegan Boon yahoow Xawaadle adiga iyo noocaaga waxba lagaa weeydiin maayo
Boon maxaa la dhahaa cida shabaabka gabdhahooda jaabajaabeyeystaan
Waar generalka hiiraan waa kuma hogaamiyaha cusub ileen cali jeyte xasan sheekh baa fadhiid ka dhigay waayo xasan iyo shabaab waxay u shaqeeyaan ismail geele
Reerkastuu rabaa inuu kushaabadeeyo Ethopiyey dhul ka gadeen oo ku duulo awoodeediina mahaysto dhibka Somaliya haysta waa abgaal iyo xamar period
Laangaaan xawadle bari hiraan dagta hiraan 15 qabil leh buurti hg ku sarta u xistay 😂