labo wajiile nimaa lagu weraxaayee wacdi iyo waano maqaa taan waa is la ween,yihiin magalaan walaalnimo iyo waqaal wacdiga iyo weyso ma,dhoortaanee in leys wadaayo war laqaadi doonee oo leys war weeydihaayee may ka wareesan yihiinee waa oola yaabe nice music and beuty full voice masha allah
Masha Allah, Allah codka hakuu siyaadiyo, fannaan fannaan dhalay oo fannaan kale sii dhalay, waa qoyska ugu taariikhda dheer xagga fanka Somolida, another generation another legend born. Midhaha inta badan ma fahmin, macnaha guud iyo musiga ayan la socdaa, yaa ii sheegaya abwaanka heesta sameeyey, kollay musica waxaa saaray alfannaan Ahmed Naaji Sacad baan u malaynaya, su'aal kale, raalli idiinka oo iga ah, waxaa iskaga ka khaldan reer xamarka, ma jareer weynaa, mise waa dadka cad cadka ah?
Wajiga ay iska fiiqan oo Margarato saartan sirtooda so saarne... Iga siko suuq malihidiin Somali nin...kkkk kaftanle I love My Somali Man n I love all My ppl
maxaa dhacay ya dulmiyey walashee warda dadkaan lama goodlahaan rabshay wadaan waxaan jeclahay hestaan oy aheed waqti dhaxaa ku weydihayee wanaag badnay wahelkaa ahadee hadana loo badelay heestan labo wajiile cod heer sare ay ku qadey warda karama alle ya cizac...........
Tick tick tick♧ I don't Tik & talk like you all do but truly I am so amazed by the bat stabbers♧..may you all have a xal for you Hanukkah 🕎 cause this isn't fare to me. How on 🌎 you wanna fare me Caroono
Reer jigjiga ayn ahay walaahi heesaha banaadiriga aad ayn u jeclahay reer muqdisho aad baan idiin jeclahay walaahi Raboow xamar kusoo celi nabad iyo barwaaqo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤
maxamad Cadar Alaahuma aamiin thanks aboowe mcn ilaahay ha ku jeclaado Waxaan ahay reer muqdisho ah reer jigjiga waa asxaabtay wiil walaa gabadhooda Waan jeclahey aboowe
@@shukrihussein1043 ?8vig8?g?8v
amiin tnks walal
maxamad Cadar ameen ya Rabi
@@shukrihussein1043 sisoo kle sis from xaamr reer jigjiga waani jecalhy allaha idin xafido🥺💖
Alle ha u naxariisto Fadumo Qassim Hilowle. Warda adigane Ilaah ha kuugu deeqo cimri dheer iyo cibaado suuban. Aamiin
Fanku waa hiido waa fan faan dhalay Warda Karama coodkaan miyu ii xasusiyay mama Fadumo Qasiim😭😭😭😭😭😭😭 allah yar xamuu ya raxiim
Nuur Abe
Alle ha u naxariisto Faynuustii Fanka Fadumo Khasim Hilowle
In lays wadaayo
Wadka qaadi doonee
Oo lays war waydihaaye
Mey ka wareersanyihiin
Waa oola yaabee
Walee codka faadumo qaasim baa kugu dhashay ❤
dhalal Fanaan Anigu Waxan Ahaay Reer Somaliad Hadana Waxan ka helaay Codka Fanaan ma is qariyo Yaa Salaam Walaaal 😍😍😚😚💕💕 Wooow
Warda karaama wey buuxisey booskii hooyadeed AHU NAXARIISTO ❤❤❤
labo wajiile nimaa lagu weraxaayee wacdi iyo waano maqaa taan waa is la ween,yihiin magalaan walaalnimo iyo waqaal wacdiga iyo weyso ma,dhoortaanee in leys wadaayo war laqaadi doonee oo leys war weeydihaayee may ka wareesan yihiinee waa oola yaabe nice music and beuty full voice masha allah
Reality baad kahadashay munira
MaashaAllah Wallahi hooyadeed oo meesha taagan waaye. Faadumo Qaasim ma dhiman ee weey dhuumatay, Allaha u naxariisto!
Ninki wanaajis waranaasido waqtiga siisido waranaas kugu Taga warka wAA xumeyayee wijigey Iska fiiqan wey Soo waasheen wow axsan kalaam
Eshcalaa Cod maashaa Allaah waa Laxankii saarnaa heestii waqti dhaaxaan ku weydihaayay wanaag badaney wehel ii ahaaw Ruwaayadii Boqoradii Jeceelka Axmed Naaji iyo Faadumo qaasin
i love you Somalie Hamar i am from Djibouti walale one Day i wil see Hamar Inchallah Amine
khaireh iyan welcome Insha Allah
We love you too our brothers Jabuti❤✊🏻
We luve u y2 djouto pple walaal qaali si niyad leh kugu soo dhaweynya
khaireh iyan Insha allah welcome
khaireh iyan I love DJibouti too I will come to visit someday
Wardooy fadima qaasim wa naga dhimatey aun lakiin dhaxal bey nooga tagtey adeey nooga ka tagtey wa codki mamo fadima oo kale
safiya mohamud run aa sheegtay abbaayadiis Allaha u naxariisto mama Faadumo Qaasim Hilowle!
Wow eeshcalaa hees.
Si fiican ayaad ula heshey daalimiinta soomaalida ee aan ka dhalanay,maxaa naga dhaliyey ayaan taaganahay,
Warda Karama qalbiyey jir e joog weligaa mashaallaha allaha ha ku daayo
samiya hassan
Masha Allah, Allah codka hakuu siyaadiyo, fannaan fannaan dhalay oo fannaan kale sii dhalay, waa qoyska ugu taariikhda dheer xagga fanka Somolida, another generation another legend born. Midhaha inta badan ma fahmin, macnaha guud iyo musiga ayan la socdaa, yaa ii sheegaya abwaanka heesta sameeyey, kollay musica waxaa saaray alfannaan Ahmed Naaji Sacad baan u malaynaya, su'aal kale, raalli idiinka oo iga ah, waxaa iskaga ka khaldan reer xamarka, ma jareer weynaa, mise waa dadka cad cadka ah?
Waa ku calool xumaadey heestaan waxaa igu soo dhacday AUN Fannaanaddii Qaranka Fadumo Qasim Hilowle.
Aad u jeclahay heesaha banaadiriga
Peace loving people guuleesta 5 soomaali 💯❤
hees rer xamar wa tan oo sax eh😊👌
sowta Raxma esh calaa sowta
Warda karaama siidi xaaji aweys hussein aamin
Hadii soo booqatay 2023 ❤😂
Warda waxan ku leyahay abayo qaali bdn hore u soco
Warda Karama Sayid hore usoco waxii mucaarad faneed oo kaa hor yimaadana ha u joojinin taageera nabar 1 ayaan kuu Ahay Axsan Cod
This is truthful song!!! May Allah protect from two faces people...
Hees lomabahno oo dad lagu karbaashe somali wax laqaybsada oo bundiqiina qaata reer tolkeyoow
Heer fish iyo chips aan ahay laakin heestan waa jeclahay! Nolow dadkeyna ❤️
Bravo waa hees macaan kana hadlayso sida ay Soomaalidu noqotay shukran, runta aad ku aad ku abuurtay 🙏❤️👍
Maasha allah warda karaama ❤️🌹😍
M.a
Thank you warda abti your voice remind me your mum like mum like daughter am very proud of you
in les wadayo wadka qadi done on codka luul jeylani a u ekthy masha allah
rer banadiri asala 💙💙❤warda nolow
masha allh aayo mcn ii noolaw cadawgaga cagta hosisa
Warda karama you nailed 👏 absolutely you said right ✅️ 😢 lv you❤..and I appreciate.
Fanaan fanaan dhalay
Wardo karama
Faadumo Qasim Hilowle
Iyo Qaasim Hilowle
Heestan run ay kahadlee Warda noolow
2019 masha allaha 😍😘👌from galmudug
Fadumo qasim ma dhiman ee way dhuumatay❤💓👌💕
Heesaha goomarka
أنا من صومالي مره مره احبك 💙💙💙
الصراحه الاغنيه فضيعه جدا مع اني ما افهم الکثير من معانيها بس حلوه عجبتني الصراحه امواااح
Maasha Allah Warda Georges
wax run ah weeye baayo dadkii saas ubatay
MashaAllah codka hooyadeeda oo kale Fadumo Qasim AUN
Dhaptii Wadareen Qofba Qofkakale marka uu fiiriyo wuxuba umoodaa inee asaga kusucoto 🥲🥲🥲🥲
Waaaw wa jaawab ficn warda wad ka baxsatay
masha allah warda karaama walee laba wajiile ayaa hees loo heley
maashaa alaah tabaaraka laah warda3 karaama axsanta
Badaadir people dad tariiq facweeyn leh waaye mooriyan aa aduunyada urisay
Dacad nimadi oo hore waladuge dulmi o ladabashto oo ay kudameyan doqon ay umadan ninki darajeyee (xaqiiq)2023
the legend reborn #fadumoqasim
Rer asal warda karaama 😍😍😍
Runtaa waaye warda karama yaa naga wada oo nookeeno kuwa ilshey ka cabsado
Caadi maha Heestan.. CODKANA MANSHAALLAH
Waa hees aad,u macaan great song I am from hargeysa but warda you should visit hargeysa soon plsr
fadumo qaasin iyo axmed naaji heestii geniyeey
gefkiisameaa gadaal
ka garataa
Wajiga ay iska fiiqan oo Margarato saartan sirtooda so saarne... Iga siko suuq malihidiin Somali nin...kkkk kaftanle I love My Somali Man n I love all My ppl
inab caadi mahan laba wajile hees aa lo helay warda waa la heshay karbaash bacyada
Be Fablous waaw
Waa laleyahy heesta
Sooceli sharafkii reer banaadir adi iyo kuwakulamida aan sugeena hadiin nahay banaadiri
Masha allah warda codkaga alle haku xafido
somalida dadka ugu wanaagsan waa tilmaam wanaagsan ugu dambeyn in qof walba ay xisaab ay sugayso
maxaa dhacay ya dulmiyey walashee warda dadkaan lama goodlahaan rabshay wadaan waxaan jeclahay hestaan oy aheed waqti dhaxaa ku weydihayee wanaag badnay wahelkaa ahadee hadana loo badelay heestan labo wajiile cod heer sare ay ku qadey warda karama alle ya cizac...........
Warda karaama cudkaada xasuus ayoo leeyahy runtii
Aaaaaaaaaaaax wlhi wa se dhagesan kari wayay aaaaaaax wabay iga 😭ilmesisay
ya salaaaam warda oqti
Aaqiro war waa jiraa wallahi
2020 still listening❤️😍
Aaaaaaaal
Kafiirso warqaree
WaaaAaw waa iga gadan tahay
Walle cwa hodaa ban so xasuustay ilahay ha u naxariste cadey ilahaynah haku kalmeeyo walaashey mcnto barakow
shukri sulaymaan
.
masha Allah codkada mucjiso ayaa lajirto nooloow quruqeey
Waaa walahe hastan tanba kaga od macan faadumina
Masha allah afkada cano iyo malab lagu qabayey
Maansha alah hooyada ayaan xasuustay❤❤❤
Warda Karama xabiib
Nadifo Mohamed de v
ax yaa hees Yaa 2017 kuraxeysanoya codka #warda mcnkiisa
Horta manoow shahey hada 2019 jwb
fanka reer banadir wuu dhintay Anaga meshiis maray amaa inoo danbeyso
Abdikhadir Shariif fan oo dhan baa dhintay
Aba iska xumadee kuwa kale wuu iskaga socdaa hhh
Tick tick tick♧ I don't Tik & talk like you all do but truly I am so amazed by the bat stabbers♧..may you all have a xal for you Hanukkah 🕎 cause this isn't fare to me. How on 🌎 you wanna fare me Caroono
WARDA KARAAMA YA SALAAM😘
Waw nice song🤩😘🤩😍🇸🇴🇸🇴
❤❤❤❤❤❤😢😢😢
waaaaaaaaaaaw warda waa ka baxsatey
Wacdiyo iyo.waano.maqaataan
Waa isla.waayn yahiin
Still listening 2022
Wooow warda karama leggend ❤
Viva warda karaama
Waata dee heesihi asalka rer xamarka lagaranayey
بصراحه اغنيه جميله ووردة جمله والكلمات لها ألف 🥀🎉
شكرا انتي من فين
مو إنتى انت انا شاب ساكن في السعودية
@@muayed6581 😂😂😂😂😂لا تزعلش ترى اسمك للحين ما عرفناه ، ولد ولا بنت
Wardak arama nice song 🎵 👌
Yaa somali waqooyi galbeed kasoo jeeda
Maasha allah axsan sowt
✌️👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
Warda karaama siidi xaaji aweys
Xaqiiqad taagan bay ka hadlaysaa
maasha ala runt waa tanaahe
Mashallah
a xsani soot warda karama waxaan soo xusuutaa codkii fay qasim
استغفر الله
Like Saar hadaa dhageeysatay 2018
dalmar mohamed 2019
waaaaw masha allah
waaaw warda karama
waaaaaaw
Masha Alaha qala
Masha Allah
Warda karaama ilaah haku daysto mcnto
.
Ilove hamari song
😍😍😍😍😍
Waaaaaaaw walshe lagama gaatto fadumo
Khadraayfaraxsan yarta bahyar.