HADALKII SAFIIRKA MARAYKANKA OO LA SHEEGAY IN AY CADAYN U TAHAY IN TRUMP AQONSANAYO SOMALILAND

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 дек 2024

Комментарии • 52

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 3 дня назад +5

    Waa Alle mahadi haddii kelmedii XAASIDNIMADA maanka dadka qaar si aan gabasho lahayn u qiranayaan. Alle ha gargaaro oo ha fahansiiyo dhibaatada. Xaasidnimada ! Aamiin.

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 3 дня назад +3

    Mashallah Tabarikall Jamuuriyad barakeysa Congratulations Soomaaliland guuuul ❤️❤️❤❤❤❤❤❤

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 3 дня назад +15

    Xaasid ma aflaxo maqli jirey aniga waa ka hor leexday Somaliland intaan xaasidnimo ku heeyn lahaa waa ku haayey laakiin tan waa iska dhamaatay. Somaliland hore u socda dadka iga dambeeyaana waxa ifiin sheegaa cawliga ha shaqeeyo iska fassx Somaliland. Aduunkii aa wataan maxaa iska ceebeeneenaa?

    • @Ahmed-v6g8g
      @Ahmed-v6g8g 3 дня назад +1

      Somaliya oo sheegta inay tahay walalaha Somaliland intay cagaha ku dhaganthy waxaa la arki doonaa caalamkoo ictiraafa Somaliland.

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 3 дня назад

      Doqon

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 3 дня назад +1

      Wale cida doqon ah way cadahay.​😂😂😂😂😂😂@@IHatemumafiq

  • @DeeqaFarah-vr1kg
    @DeeqaFarah-vr1kg 2 дня назад +3

    Inshalh waa malin waanu sugayno alle waa norumaynaa inu calankaygu adunka ka babaado ❤

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 3 дня назад +3

    Cadowga sland hakuqusto viva Somali land❤❤❤

  • @yasinabdalla4465
    @yasinabdalla4465 3 дня назад +3

    Somaliland is key stability of horn of the Africa.

  • @CarsaanyoFarey
    @CarsaanyoFarey 3 дня назад +1

    I love my nation SOMALILAND ❤

  • @w410921
    @w410921 3 дня назад +1

    The best of Africa- Somaliland

  • @suleimanhaji-s4h
    @suleimanhaji-s4h 2 дня назад

    Guulg.guul.guul

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 2 дня назад

    Somaliland guul ❤❤

  • @Hussein-cz6zy
    @Hussein-cz6zy 2 дня назад

    I thank you for thus program and we'll articulated information .... very informative keep the good work 😂

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 3 дня назад +1

    Viva somaliland❤❤❤❤❤

  • @AnabSaeed-m1z
    @AnabSaeed-m1z 2 дня назад

    SL guul illaahay siiyay,illaahaw noogu wad,guusha ictiraafkaa soo uraya. Kadabaa ..kadabaa.
    Cidna dhib uguma maqnin hadaan reer SL nahay , calooshayada wanaagsan ayaa illaah noo qaadayaa, illaahaw noo gargaar, wixii xuuna naga qabo. Guul guul ...

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 3 дня назад

    Somaliland Farxad haku baashaal for long time ❤

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 2 дня назад +1

    Somaliland hanoolaato ❤

  • @suleimanhaji-s4h
    @suleimanhaji-s4h 2 дня назад

    In.ad.kahba.mahaadasha

  • @nevaehshalo
    @nevaehshalo 3 дня назад

    ALXAMDULILAAH INAAD RUNTA DANTU UGU JIRTO SOMALI INAAD SI HABOON AAD DHIGTAY.
    CARABTU WAXAYKA KOOBAN YIHIIN TOBAN DAL .
    IN SHAA ALLAH SOMALI OO NABAD KU WADA NOOLAATO.

  • @w410921
    @w410921 3 дня назад

    Somalia xaasidnimo iyo wax isu quudhi la’aan ayaa dib u dhigtay

  • @sahimabdirahman8685
    @sahimabdirahman8685 3 дня назад

    Kuwan aan kaa yabay somaliland wax muhim ay ledahay majirto iney go aan somalida weyn unbaa la curyaminayo 5 somaliyeed wax muhim ah malahn arinka aad in lagu firsdo muhim ah

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 дня назад

    Wiilkaan barida weyn maalin ba been ayuu alifa hh puntland iney goado soo ma rabtid?

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 дня назад

    War afkiina usage hadla English ka aad ku hadlaysaan looma baahna soomaali aad la hadlaysan

  • @h.ethekingofgoodhope
    @h.ethekingofgoodhope 2 дня назад

    Afsoomaali kaliya inaad ku hadlo ayaa fiivan...ninkani

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 дня назад

    FAQASH IYO QADAAD WEYN BAY BY BY BY

  • @helpneedypeople5835
    @helpneedypeople5835 День назад

    Space Kan magacii aan idinku soo biirnee?

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 3 дня назад

    Gull sland❤❤❤😂

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 3 дня назад

    Somaliland hala aqoonsado waa dad bisayL siyaasadeed la yimi, shacabkaas lama cabudhinkaro

  • @JamacfanaxJamacfanax-yv3ue
    @JamacfanaxJamacfanax-yv3ue 3 дня назад

    Gabi ahaanba soomaalidu waxay u tartamaysaa Ethiopia muusena wuxuu dooxay calool buuxda Ethiopia na waycadahay ujeedkeedu waana dowlad guuna

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 3 дня назад

      Ujeedku waa in ay somalidu kala neefsato. Dowlad majirto laysku raacsanyahay wllo. Waa lakala neefsanayaa waana lakala nafisayaa

  • @suleimanhaji-s4h
    @suleimanhaji-s4h 2 дня назад

    Daarood.hada.tahay.adi.ga.ayaa.Soomaaliya.halkas.garsiye

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 3 дня назад

    War reer Soomaaliya ama reer Muqdisho, waa sida aanu idiin naqaane..
    1) Waxaan la yaabay, sida aad uuga xanaaqsan tihiin, Safiirkoo Muqdisho ka yimid ee Hargeysa ka hadlay..
    2) Horta Somaliland waxaa dhawr iyo soddon sano, hor joogat siyaasiyiin khaayimiina.
    3) Anigu uma arko in Maraykanku uu Somaliland aqoonsanayo.. waxaan qabaa in ay na maaweelinayaan
    4) Haddii Somaliland ay Dunida aqoonsi ka rabto.. waa in madaxweynaha cusub ee Cabdiraxmaan Cirro uu ka dego Russia oo uu siiyo Saldhigii Milatry ee Berbera.
    5) Anigu maan ogolaadeen in Safiirada Muqdisho fadhiyaa, ay yimaadaan Hargeysa, waayo waxaan u arkaa in ay taas macnaheedu tahay, in Somaliland ka mid tahay Federal ka Soomaaliya.

    • @raafxero527
      @raafxero527 2 дня назад

      Safiirka America ee muqdisha jooga, waxa ba weeydiin mayo dowlad Somaliya. America um bahna somaliya iyada u bahan 😂

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 3 дня назад

    Tyui

  • @maxamedcismaan1432
    @maxamedcismaan1432 2 дня назад

    Afsoomaali kuhadal

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 дня назад

    Why
    This somali man speaking 2 languages mixing English and somali. Waar afka hooyo ku hadal dad somali ah ayaa ku dhageysanayee? Hadii CNN ama bbc English kugu waraysan lahaayeen waad khalkhali lahayd😂

  • @sahimabdirahman8685
    @sahimabdirahman8685 3 дня назад

    War waxaan dhulka halakasaro madaxda mareenkanka dhulka somaliyeed in la kale jaro ma ogalin somali weyn iney kale godo waa mid somalida la curiyaminya somalida wlh muhim mahan in la kale jaro dhulka somaliyeed

    • @raafxero527
      @raafxero527 2 дня назад

      American ciidna lama tashato waxay doneeyso un bay sameeyan. Mida kale 33sano in kabada lama sugi kari koonfur.😢

    • @abdirashiidguuleed2996
      @abdirashiidguuleed2996 2 дня назад

      Darood hadan nahay dan inooguma jjrto aqoonsiga somaliland.lkn iyaga waa walaaladeen danbaa ugu jirta markaa hada iskaga hadh waa wadan soomaali usoo kordhaye

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 3 дня назад +1

    FAQASH WEY SII DHIMATAY MARKAY JUBBA LAND WEERARTAY 😂😂😂😂

  • @sahimabdirahman8685
    @sahimabdirahman8685 3 дня назад

    Somalida in lagumeysto aye jaceyl yahiin la dulfadhiyo war galadan dantood aye ka dhex arkaan markey dan idin karabaan been idinku deneystan somalida waa jahiliin gabigeed wlh

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf 3 дня назад

    it is not cirro it is Muse Biixi. You are biased and splitter/empty shell. Cirro has no credit whatsoever.

  • @IHatemumafiq
    @IHatemumafiq 3 дня назад

    Waxaan Somalia eheen walahi ma idin fasixi karto ee kibirka an qaab daran joojiya gaalo raac yahay 😂😂

    • @Ahmed-v6g8g
      @Ahmed-v6g8g 3 дня назад

      @@IHatemumafiq indhahaagoo shan ah ayaad dhawaan arki Somali xaarloow

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 3 дня назад

      Ha ooyina somaaliya Aad sheegayso waatee maba jirto .
      Viva somaliland.oohinta Nagala daba ooyaysid 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 3 дня назад +1

      Gaalku miyaanu ahayn midka XaLane kuu fadhiya ee kugu quudiya ee hablahaaga iLaaLiya Baastar

    • @abdirashiidguuleed2996
      @abdirashiidguuleed2996 2 дня назад +1

      Kkkkk konfurta sudan masudanbaa aqoo nsatay.war somalilad ayaa aqonsandoonta somaliyadan aad jeedo.sxb shinidii way guurtaye.adigu daqsigiibaad tahaye ogow