AROOSYADA 40 Jirada DUMARKA iyo 30 Jirada RAGGA somalida

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 дек 2024

Комментарии • 139

  • @abdikaniahmed3609
    @abdikaniahmed3609 2 года назад +34

    Runtii gabadha markasta oo ay da’deedu sii waynaato way sii macanaataa.. ninkii fahmi karaa og. Qof dumar ah ceeb iyo cay midna maleh. Alxamdulilaah masha allah.

  • @aliyusuf466
    @aliyusuf466 2 года назад +8

    Guurkooda Allah Barkeeyo Tankale Gabadha Da Deeda Waxba Loogama Sheegikaro Waana Lasoodhaafey Xiligii Gabdhaha Hoos Loodhigijirey Gabdhaha Soomaaliyeed Waxna Wey Barteen Raggana Weyka Waxtarbadanyihiin

  • @zamzamcaalim5054
    @zamzamcaalim5054 2 года назад +5

    Caaliya quruxey galab wanaagsan xabiibti horumar wacan insha allah dumarkana waxaan leeyahay gabar walba nin uqlama haguursato raga soomaaliyeed iyagoo waaweyn ayey dhibadan yihiin oo qoyskiisa ku caaynaayaan habarta islaanta hada waxaa soo kordhay kuwa iyagoo lixdan jira ah dumarkii dhahaaya maamada yaahuu nimanka soomaalida yaràan jeclaa oo da,necbaa

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 года назад +4

    Aniguu maracsaanii in wilkayaar lagursaado wabahdiil

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 2 года назад +2

    Guurku Waa caadi laakiin Xoolo haween ninkii cuna Waa ku dhimanaya!
    ILLAHAY ima bado risiq Haween gacantiisa ku jira, geeri ayaan Ka xigaa walee.

  • @maryamagureyhussein4477
    @maryamagureyhussein4477 2 года назад +2

    Baayo waagabar aad uquruxbadan manshaa allaah weyna usle egyihiin

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 2 года назад +1

    Ma shaa Alaah Caliya shariif ku arko Somaliya iyo ciyaalkii xafada barisamaadkii leed isoo xasuusisaa saxiib ee armaan isku dugsi ama isku iskuul aheeyn hee.

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 года назад +1

      Sxbeey waa dhici kartaa🥰

    • @ubahdahraan4494
      @ubahdahraan4494 2 года назад

      @@Caaliyasharif barakalaah Xabiibatii aad baad oogu mahadsantahay wacyigalintada iyo wax shegaaga ee Alaha nagayeelo kuwo wax ku qaata.

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 2 года назад +2

    Caaliya qosalka iyo farxad qaraxad waa ku dareemoya mid khayr qaabo inshallah

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 года назад +2

    Mashallah walashaay sodhowow anauhoreya mantaa 😍😍

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 2 года назад +1

    Labadaan ilaahay ha isku barakeeyo

  • @kadhirtali5094
    @kadhirtali5094 2 года назад +7

    Calaia shariif anaa waxaan ka soo horjeedaa 40 jir Waa habar I’m 40 I’m beautiful nin San adage lacag isiinaynin marabo somalida 60 jir loofa waa afartan aduunyada kale afartan jir Waa young aniga ku lay 80 Hadaan jiro xataa nin lacag ma siiyeen

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 года назад

    Caaliya arinka africa ha ku fogaan.
    Umada alle aduunka melay ka joogo ha is guursato calaf weeye

  • @Mercury_fish
    @Mercury_fish 2 года назад +1

    That’s good advice

  • @nasragore8278
    @nasragore8278 2 года назад +1

    ABAYO CIT WALBA CITOO KA HELO LEE WAAYE DOQANE WAA CAJIIB👍🏽

  • @faizaahmed4268
    @faizaahmed4268 2 года назад +1

    Maasha alaah aaliya I love you sister your history 🌹🌹

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 года назад +1

    Maashaa allaah wll shariifada guulayso

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 года назад

    Alle wixii kala maqan ha isku keeno

  • @sharifanoor3367
    @sharifanoor3367 2 года назад

    Ega da ma qoslle Karee 😊

  • @hoodoaadan1043
    @hoodoaadan1043 2 года назад

    Alle ayaa isuqory inty dontaba ha ahatee

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama2123 2 года назад

    Aar caliyaah. Rumba raaqa iga dheeh

  • @SheikhAbdiyusuf338
    @SheikhAbdiyusuf338 2 года назад

    Salam yaanyada ghana ayey ka baxdaa

  • @deqasheikh5396
    @deqasheikh5396 2 года назад

    Masha Allah sheekadad waan jecelahy

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 2 года назад

    Caaliya sharaf shekadada jeclahay Allah ku xifdiyo adiga Family

  • @fatimaahmed1464
    @fatimaahmed1464 2 года назад

    Maha alah

  • @qunesfakhy9403
    @qunesfakhy9403 2 года назад +2

    Gabdhaha haber manoqdaan markey afartan gaartey ugu fiicanthy but rag 50tan jir ah ama 60 odey waaye

  • @asmacabdirashiid8151
    @asmacabdirashiid8151 2 года назад

    qali.nin.lama.amiino

  • @Smashe_Kartoffel132
    @Smashe_Kartoffel132 2 года назад

    Alaalacagtas mala sadaqaysto oabaraha lagu baxsho

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 2 года назад

    Caaliyo walaal af adkidaa

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 2 года назад

    Caaliya waan ku salaamayaa ,aniga mayhaysaa mid iqaada oo ineyasa England

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 года назад

    Ninkaan 30 kaweyn Bisinka

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama2123 2 года назад

    Viva caliya shariif .you are funny

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 года назад

    Oo aniga gabadhan iyo wiilkan isku midbay ila yihiine ma igayaga ila kala wayn caliya

  • @zamzamrashid626
    @zamzamrashid626 2 года назад

    huuno wathas abkaga nabarka isoo qor

  • @fariidafaraxchannel7739
    @fariidafaraxchannel7739 2 года назад +1

    Labo sheeko oo cajiib ah baa keentay ruubaa raqay iga dheh

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 года назад

    Hawaynato ama hayataato gabadha da'deedu meshu waa meeshii saxib adigu toonta kudadaaal kkkk💪
    Waxan ku qoslay nin wayi maysid laag lagu soo saaray.

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs 2 года назад

    Nagaha ugu qatarsan waa da'da 30+ 40+

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 года назад

    Caaliya funni

  • @abdiwaled8067
    @abdiwaled8067 2 года назад

    Sheekaba sheekay keentaye intee kalaso xidhidha???

  • @lxaalluul8544
    @lxaalluul8544 2 года назад +1

    Caliyah waa doobinayaa 😁😁😁qosol baad igu dishay ❤️

  • @mrsayid3640
    @mrsayid3640 2 года назад

    Haysla cadaabmaan miyaa caliyaay ,Labada somalia jooga ,walaahi dadkii way wareeriyeen kuwa somalia ku nooli si aynaan u noolayn ayay u nool yihiin ,waaa qoom curyaamay,oo dhulkii wanagsanaa ee ilaahay ku arsaaqay ka faaidaysan waayay ,nimaan dalaga beerayn ,waxna deeqin waaa doqon ,

  • @Smashe_Kartoffel132
    @Smashe_Kartoffel132 2 года назад

    Ossington 30 iyo afartan 40 maxay isdhaman solaba da od o isku mida maha

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 года назад

    wcl walalashay❤👏👏

  • @maryanmohamed611
    @maryanmohamed611 2 года назад

    2mareykan joogaan

  • @6aaaaaaario4
    @6aaaaaaario4 2 года назад

    kkkk bahalkisa wada

  • @عالممسلمين
    @عالممسلمين 2 года назад

    Kuwan ma iyaga kala weynba ilmo sugaye

  • @rashaadali7540
    @rashaadali7540 2 года назад

    Caaliya ha nugu gafin ragu isku mid maaha

  • @hodohassan6197
    @hodohassan6197 2 года назад

    ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥😍😍😍😍

  • @Amaalgelle121
    @Amaalgelle121 2 года назад +1

    30 jir miyaa wiil yar ah

  • @jamilahahmed3652
    @jamilahahmed3652 2 года назад

    Asw abaayo

  • @abdifarah9078
    @abdifarah9078 2 года назад

    Asc walaal adiga ayaaba maraaye sidee? Xagee? Goorma?

  • @haa7643
    @haa7643 2 года назад

    *Farqurxinta wan bilownay ee no kalay👍*

  • @ummukhalid3098
    @ummukhalid3098 2 года назад

    Taasa imarto abaayo hano Argonne raga gaboobay 80 jir asago ah guursada gabar 18 jir marka waa caadi ciyaartan

  • @shukrihassan2885
    @shukrihassan2885 2 года назад

    Kkk

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 года назад

    Gabdhaha maxaa laga rabaa ninkuba asagoo 90 jira ayuu guursanaa gabar 15 ama12 jir ah. Gabdhahaan wax badan kama weyna nimankaan ee cayda ha laga daayo

  • @badriyolondon4046
    @badriyolondon4046 2 года назад

    Caaliyo aad ayaan kuu taageeraa sxb

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 года назад

      🥰🥰🥰🥰🥰🥰 thank you carfoon

  • @6aaaaaaario4
    @6aaaaaaario4 2 года назад

    wiilkaas sodon wakabadan yahay

  • @fartuunalaalle9556
    @fartuunalaalle9556 2 года назад +1

    40jir weeye isaguba iyaduna 50jir

  • @ruqiyamohammed6873
    @ruqiyamohammed6873 2 года назад +1

    Wiil ka waxuu la oyay jacal uqabo gabadha xaakisa

  • @aliyusuf466
    @aliyusuf466 2 года назад

    Hada Kahor Labagabdhood OO Midi Caruur Badan Laheyd Ganacsina Wey Wadatey Wiil Dhalinyaraa Bey ugogol Fariisatey Goobtaas Waxaa Fadhiyey Isimo Waaweyn oo Reer Puntland Ah Wey Iskuliimaaneen Gabarna Nimey Isku Dhowyihiin Bey Doontey Kumey Guuleysan Balse Waxey Guursatey Mudey Xaaladu Kajajabantahey. Saan Maqashiisoonahey Wey Iskuliimaaneen

  • @sahrahaji5749
    @sahrahaji5749 2 года назад

    Asc caaliya quruxeey waan kusalaamay waad iga qosolsiisay waxaase rabaa inaa inyar kahadlo hooyooyinka shaqooyinka adag kashaqeeyo ee guriga kuheysto caruurta dhaafeen ilaayo labaatanka hooyo cunuga ha aado waxbarasho amo hashaqeeysto hadiikale adiga buu iskukaa haleynaa waligiis sida hooyada laheed shaarkiusa baan kabixinaayi 50 sabab goormo is ku filaan gaaraa

  • @kaynaancabdulaahi6465
    @kaynaancabdulaahi6465 2 года назад

    Habayar hanagu dirin nagaha hanoo yimadeene naga

  • @fatumaahmed9105
    @fatumaahmed9105 2 года назад +2

    Age is just number

  • @ruweydabashir1739
    @ruweydabashir1739 2 года назад

    inay dhoofiso ayuu u galaaa wax kale uma guursanaayo

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama2123 2 года назад

    Asc caliya shariif. Waa xarfaan. Niinkan. Waa is ka cashable.visa iga Sheeha

  • @rodabest4798
    @rodabest4798 2 года назад +1

    Yaa salaam 40+30= isgu daar waa lixdan buxa khayr lagu daar kkkk

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Год назад

    Jacaal ayuu la oynaaya uurkiisa cidna ma ku jirta nagahuu nartay u badan yihiin danbi com ragga mantana ka sii daran guurku waa caalaaf

  • @ujlaan5
    @ujlaan5 2 года назад

    Aaliya hadaa Single Tahay anaa Diyaar ku ah Germany ku Fadhiyaa ee luuqa soo gal

  • @mohamedyuur9618
    @mohamedyuur9618 2 года назад

    Waagaan fresh ahaa oo USA ku cusbaa baa mid late 30s ah oo single mum ah dhowr ciyaalana leh fariidna aheyd igu tiri waryaa naagna waad rabtaa caruurna waad rabtaaye gabaryarna nin cusub maguursadee aan mid iyo labbo kaa Reebo dhaxantana kaa xareeyo
    20 jir baan ahaa meel aan galana waa rabey ee dhaqankii iyo is adkeyn iyo xoogaa wx baro baan ku dhaayey nin qurba jooga waluusan reer la aan joogi Karin waa lagu jabey

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 года назад

    Dumarka 40+ ayey mcnadan.
    Waayo Qalad iyo sax ayey kala Taqan
    Dareenkeda wuu sara kacaa.

  • @lulali6059
    @lulali6059 2 года назад +4

    Maxaa dhacay gabadha weynatey ayada ba waa gabadh, age is only number. Maxuu Boqolaalo sano odey somali gabar yar guursanayen 🤣🤣🤣 dhaaf ha quudatee

  • @mizbahqalbi8415
    @mizbahqalbi8415 2 года назад

    Maxa la aqrinya 😅😂😂😂

  • @cabdiaadan497
    @cabdiaadan497 2 года назад

    Kor dhabay adigaaba kuleh waxaa tahay mcn bajaq ah

  • @kadijaabdi3120
    @kadijaabdi3120 2 года назад +2

    Caaliyah age is number and 40 and 30 no big deference

  • @oceansomalia6477
    @oceansomalia6477 2 года назад

    Hhhhhhhhhhhh caaaliya sharif caadi maaha

  • @fahima6186
    @fahima6186 2 года назад

    Kkkkk asc sis waxaasi waa toy boy honey moon ka markuu dhamaadana caay baa xigta illeen waa somali man e kkkkk

  • @Siuuu212
    @Siuuu212 2 года назад

    Habo gabdho yurub joga ayaba 30,000 kadhiba oo gursada oo ninkas 5 sano kadibna waba garob ninkina nagkale gursana hadana tasba lacag kabixineyso oo uu gursana nin nag iyo lacag udaran lkn nagahan ilmahoda umasafuriyano nin daradiis ilmahoda wax usheg habo 🥴😭

  • @eulalie7242
    @eulalie7242 2 года назад

    🤭🤭🤫🤫🤔🤔🤔🤫🤭🤭

  • @ahmedismail5671
    @ahmedismail5671 2 года назад

    nin guskiisa ugu kala kacdag nasiib badanaa, haddaan ku shaqo tegeyaa anna , hadaanan islaan badan jiisad kaga dhigin ha islaamina

  • @jijilemon1653
    @jijilemon1653 2 года назад

    🤣🤣wixii hore maxaad ka wadaa caaliya. 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣umadeena matihid wale😂😂😂

  • @umuarmanamiir9257
    @umuarmanamiir9257 2 года назад

    40 adigaa gaaray noosheeg xaga dareenkayaa Bata yaa gaaray 😁😁😁😁😁

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 года назад

      Adiguna waad gaari doontaa iska sug🤣🤣🤣

    • @umuarmanamiir9257
      @umuarmanamiir9257 2 года назад

      @@Caaliyasharif ilow igaarsiii in ay been tahaa moodayaahhhhhhh 11 Sano kadib

  • @bashirali8303
    @bashirali8303 2 года назад

    Kkkkkkk walee in ayna dhofine hayn nin kas haday mar labad ku soo noqoto way dadashay

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 2 года назад

    Walahi waa ca ja ib why loo ga hadli wayay nimanka 50/60/70 guursanaya 18/20 maxaa looga hadli wayay lakin kolay aniga ilaahay baan kaga magan galay mid danboo lasoo xareyo wan ogahay qaar dhahaya dad ku isku mid ma aha lakin hal ma aha 100 iyo ka badan buu ku dhacaa lugoyo weye soo xarentu marka intaa umarayso iyo markay yimadan aad bay ukala dheertHay sida khayre kuwa nalajogana badankood ways ogyihin mid baa soo cerisay ficna tuu ihayo waa maxay somali nin responsibly bay badankood ka ordaan xayawan iska nool

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 2 года назад

    Ruubaa raquhu waa inuu ruugag weynyahaye!
    Waa inuu markii wura ritaa kiilo rootihiye
    Waa inuu kareema raarta reerahae
    Waa inuu ridada geeyn karaa meesha loorabo e

  • @farhiaaddedadeed1836
    @farhiaaddedadeed1836 2 года назад

    True I am not going to Somali to get married that’s a shame to me i

  • @mrsayid3640
    @mrsayid3640 2 года назад

    Toloow maxaa ninka ka oohiyay? Hordhaca laab diiran galinta miyaa kasii waashay ninka ,hadhoow ha itaal darnaan ,Marka laysu Soo baxo

  • @SaidAdan
    @SaidAdan 2 года назад +1

    Ninku haduu 40 jir yahay oo gabadh 30 jir ah guursado waa ok laakiin gabadhu haday 40 jirto nin sodona guursato ma ceeb baa?dumaroow ha is abuse garaynina.diinteena da' kamay hadal ceeb na maaha,ha iska dhigina alaab meel taala oo la iibsado.idinkuba wax iibsada

  • @zainabmohamed4481
    @zainabmohamed4481 2 года назад +1

    dadkan maba kala yare mase makeup laisku qariyay

  • @jamilahahmed3652
    @jamilahahmed3652 2 года назад +1

    Asw abaayo caaliyah waa noo dhameysay 40 hadii meel loo waaye bal 50 ka soo waran ayagan waa kugu raacssmahay fakarkaada meeshaad joogtaba nin waa joogaa oo layaska daayo sida odayada gabdhaha yaryar ka soo guursada😂😂

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 года назад

      Naag 50 jir waaba tan ugu macan😂😂 qofkii helaa nasiib leh😂😂

  • @umuamiiromuminin1288
    @umuamiiromuminin1288 2 года назад

    Rayi ahaan waa ceeb in aad adigoo hoyaa aad wiil aad dhali karto aad islasoo ruxdo. Wiilasha bahdilada ha iska dayan hunguri xumo waye in aad nolol Adan ku qanacsanay aad mamo maskin ah xogaageda qalin shubaysato. Qiimaha nolasha aad haysata lagu wancaa.

    • @fadumohassan6511
      @fadumohassan6511 2 года назад

      Ceebtu maxeey tahay dhaqaan soomaali iska. Dhaaf lkn diinta kaa manuucaysah iin gabadho xooga weeynatay aay guursato waa teeh qofka dhiinac waalba looga deeydo waa rasuulkenah Rasuulkenah SCW baaba guursadey xaaskisah oo kaa weeyn 15 saano maarka qurafaadka soomaali Aamiin saantahay oo aah gabar kaa weeyn iin laa guursaado waa ceeb meesha haa laa iiban dhaqan soomaaliga iyo diinta kaala saar hoorta

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 года назад +1

      Naag laguursado waxaa ugu macaan 30 jir 40 jir ilaa 50 jir 😍😍

  • @HELLO-b1p
    @HELLO-b1p 2 года назад

    Marka dahdiid like no saar ku qoslaa sida oo tiiraahdid

  • @MohamedHassan-er1nk
    @MohamedHassan-er1nk 2 года назад

    Naag 40jir ah xolaheda inte lagenaa caja.ib shiekhow😅😅

  • @samsamhussein9913
    @samsamhussein9913 2 года назад

    Caliyaay isba waxba kama yara

  • @sahroali2547
    @sahroali2547 2 года назад

    Kkkkkkkk

  • @farhiaaddedadeed1836
    @farhiaaddedadeed1836 2 года назад +3

    Sad story because to go to Somali and get a man who is really behind I would rather marry a criminal in America it’s big mistake to go back never go back keep moving forward

  • @ayubdhagacade8854
    @ayubdhagacade8854 2 года назад

    30 plus waa DOOB GIRINGIR kkkk

  • @hodanabdi5352
    @hodanabdi5352 2 года назад

    Kkkkk

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 2 года назад +1

    Aaliya shariif cilmi baa kuxiray 🤣😂 halkaa bal iigu yara celi. Maxaa tiri naagaha markay 40+ noqdaan ayey 30 jir ubaahdaan.

  • @fatimahussein3762
    @fatimahussein3762 2 года назад

    Waabeen ooyinta

  • @fardus5305
    @fardus5305 2 года назад

    Fariid ina ayeyday Runtan kugu jeclahay 👍

  • @nadiamohamed3463
    @nadiamohamed3463 2 года назад

    Kkkkkkkkkk