Soomaaliya sida ay ku socoto ma waxaa loo laaban doonta Carta iyo Mbagathi? (Doodda Siciid Deni iyo.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 51

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 часа назад +2

    Walalayal an kuwada salino nabigena muxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤

  • @abdishakur5064
    @abdishakur5064 2 часа назад +1

    Hawiye dad wanagsan oo somaliya dowladnimadeda qayb lixadleh kaqatay weye, madaxweynihi somaliya uficna baaba kadhashay oo caymawada laha, laakin dowlada hada jogta oo qabilwalba uu kujiro waxa laga raba sida hada wax usocdan inay waxkabedelan oo dadka isuso dhoweyan ilaahayna wa kaalmaysanayna insha alah

  • @Abdirahimhayl
    @Abdirahimhayl 2 часа назад +2

    Shurugaa ku raac.
    Allah adiga Gacanta kalle kaa goo.
    Soomaaliya waa tagtay gadaalna uma noqonayso.

  • @burhanmohamed6666
    @burhanmohamed6666 37 секунд назад

    Walalkeyow wexey ilatahay inat siyasadda xasan sheikh atkuwarertay ama mucaratka ey lacak kuseyeen cabdulahi osmaan yaah

  • @cumaraadan4102
    @cumaraadan4102 2 часа назад

    Guulayso

  • @LibaanMyare
    @LibaanMyare 2 часа назад

    Xasan Munaafaq ilaahay Sharkiisa ha naga qabto walaalayaal

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 57 минут назад +1

    Somalia afkada kuma laabaneyso horay bay u soconeysa ilah idinkisa

  • @Ami-q9x
    @Ami-q9x Час назад +1

    Wariya ka warxun ma arkin,waxa sheegeso adoo cadeen uhyn, warkii. Manta deni lee nofasirtay

  • @MaslahMire-u7k
    @MaslahMire-u7k 2 часа назад +1

    wxee ila tahy inaa cadiifadeesanthy mar welbe xassan kudegan tahy oo aad iska laad ladiso

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 2 часа назад

    Aligned bayna dawlad noqon haynin itakibka ilaahay lagu dhaqmayo

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 37 минут назад +1

    Niyahow sidii qof weyn u hadal umada hakala qeybinine

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 Час назад

    Xasan sheekh Maxamood ma wadi Karo dawlada Soomaaliyeed markaa waa loo yaabaa in lagu kala yaaco oo dawladnimado ey burburto

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 2 часа назад

    Xasan dhiiqo xaguu somaalia uwadaa

  • @sayidaxmad3783
    @sayidaxmad3783 2 часа назад +1

    Aabahaa budlan kawas iyadoo maqnaa waxwalba lagalaaray wecel dani hunguri ku raacay dulli habaartamaayaa thy nacalad hunguri weynaa thye

  • @muhsinyusuf2689
    @muhsinyusuf2689 2 часа назад

    Qumamay ku nool xinjirta dhiiga baatahay uf uf

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 21 минуту назад

    Waxaaan aad sheegtay dhan waa runtaa

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 Час назад +1

    Mucaarad baad noqotay, warkaaduna waa fashil

  • @LudwigStolzmann
    @LudwigStolzmann 2 часа назад +1

    Ku shubo ahaa Ninkaan.

  • @kamaalnuur6871
    @kamaalnuur6871 2 часа назад

    Siciid deni

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Час назад

    Rajo Beel Dooni Meyno ee Waxa Dooneena In Fikir Walbo oo Wanaagsan La Ogyahay Iney Wanaag Keeneso oo la Isku Raaco

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 Час назад

    Puntland habu tashato sida Somaliland u tashatay, hana ku dhawaaqdo madaxbanaani.

  • @baashiabdi9882
    @baashiabdi9882 5 минут назад

    Waxay ilatahay mardhaw geeridaada ayaa lanoo sheegi doonaa

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed 58 минут назад

    Waxay ilatahey magacii somaliya ayaa loo isticmalley dana shakhsi iyo dan Rer wey AAseen oo hogdheer bey kurideen xasan sheekh iyo rerkiisu Silogasosarana wey Adagtahey Somaliya

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 часа назад

    Soomaaliya Bur bur buu dib ugu celiyey

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 2 часа назад

    Lo JOOJIN maayo iya mogadisho UNUKA LEH iyo ciyalkaygu xukuq ayey u leeyihin dowladnimada iya waxaan KEENEY

  • @AlikhadarAli
    @AlikhadarAli Час назад

    FARMAAJO WAA MAREEXAAN IYO MOORIYAANTII QABIIL UU KÀABA QABIIL UAHAA 2018 ILAA 2022 ...HADHALADIISI XANAFTA, QABIILEYSANAA, CIIDAMADA IYO DOWLADA UU KULIIDHI JIRAY BAA XASUUSANAA...HADA QARANKII DAMAA HAL REER BUU KAWADADIGAY

  • @CaliCabdi-qe1fk
    @CaliCabdi-qe1fk 3 часа назад +1

    Yaab

  • @abdirahmanadandahir4919
    @abdirahmanadandahir4919 Час назад

    Waxay ila thy in madaxweyne xasan sidaan wax ka bedelo

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 38 минут назад

    Adiga in lagu xiro ubaahan maxaa yeelay wadanka ayaa kala qeybineysaaa.

  • @djmame
    @djmame 52 минуты назад

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @AliMohajim
    @AliMohajim Час назад

    Unugaa leh bal meel ha tagaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Arabduur
    @Arabduur 25 минут назад

    Ree puntland ha dhihin, waa dani waxa raba inuusan dawlada la shaqayn.
    Horta ninkaan maxaa ka qldan

  • @yuusufgashanle
    @yuusufgashanle 2 часа назад

    Adi balaayo sheg baaad wada un maxaa carte iyo wax lamid ah

  • @AsadYare-iw6fv
    @AsadYare-iw6fv 17 минут назад

    Waxaa kuhadlaysid waa hadalka hyadaha dhaqaalaha kubixiyo dib udhaca umadaan

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 2 часа назад

    Shacabka somaliyeed waa in ee firiyan dadka dagan xafad walba madaxda ee dorteen in ee danta xafadooda ene kashaqeynayan iyo in kale waa in ee firiyan hade kadhax arki waa yan danta xafadoda waa in qofkale xafadas dahda wan ku badaleyna madaxda waxan lo dorte danta dadka iyo dalka maha family kooda iyo dantooda qaska ah

  • @adanhasan1897
    @adanhasan1897 2 часа назад

    Waarun Hassan rajabel ayu kuriday dalka

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 Час назад

    Xasan sh ☠️ xamse bye bye 😂

  • @AnCmaj
    @AnCmaj 10 минут назад

    Carabka nabiga aan Ka rumayno
    NCCW WUXUU DHAHAY.
    السَّبَّاب يأتي يوم القيامة مفلسا
    Ruuxa dadka caaya qiyaamada ajar la'aan buu imaan.
    سباب المسلم فسوق وقتاله كفر. متفق عليه
    Cayda qofka muslimka ah waa faasiqnimo dilkiisuna waa gaalnimo.
    السَّبَّاب يدخله الله النار
    Ruuxa dadka caaya naarta buugalayaa.
    Sida salaada nabiga uga raacno afkana uga raacno

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Час назад

    Waxey ila tahay hasan in dastuur kii lagu hishiiye so celiyo maamul gobeleedka dhan la hishiiye .ciidan sameeyo isku dhaf ah oo xoog leh qabiilka joojiyo umada kale celiyo cod hunguriga badan iska dhaafo qadaafi awey ? Xoolaha ma calafnaayo runtii

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 23 минуты назад

    Xoolo call box 📦 Waa haloowday

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 2 часа назад

    Kkkkkk waryaa wax hawiya ah dawlad rabo ma kaligaa baa adeer waa kala tagta somaliya hadii qarankii somaliya 1991 hawiye buurburiyay 30 sano kadib so isla hawiyihii gacantooda kuma ma bur bureyso lakiin sidii hore hada ma noqon doonto waayo nin walbo maamul gobaleet aay amxaaro iyo ajnabi maamulan yaa soo socota

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 2 часа назад

    Sax xasan dastuuurki wuu kuxaaray

  • @mahad9361
    @mahad9361 Час назад

    Galmudug 🇸🇴

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 Час назад

    Marki laftagareen uu xamar u socdo soo qeeliyey inta ka hor wuu aamusna hh munafiq

  • @mahamedqolfaa1079
    @mahamedqolfaa1079 2 часа назад +1

    Beenbaad sheegtay

    • @mohamudulusow3668
      @mohamudulusow3668 2 часа назад

      Gacamey waa Callbox dib u soo dhagayso 2021 2022 oo warkiisa isku miisaan bal inuu daacad waramayo iyo in kale oo laaluush ku shaqeeyo

  • @madkheyr8013
    @madkheyr8013 2 часа назад

    Xasan shiiq inu somali siwanagsan uhogamiyo marabo tasbedelkeda qabyalada iyo boob xoolo dadweyne ayu kucanomalaya

  • @AlikhadarAli
    @AlikhadarAli Час назад

    FARMAAJO WAA MAREEXAAN IYO MOORIYAANTII QABIIL UU KÀABA QABIIL UAHAA 2018 ILAA 2022 ...HADHALADIISI XANAFTA, QABIILEYSANAA, CIIDAMADA IYO DOWLADA UU KULIIDHI JIRAY BAA XASUUSANAA...HADA QARANKII DAMAA HAL REER BUU KAWADADIGAY

  • @AnCmaj
    @AnCmaj 10 минут назад

    Carabka nabiga aan Ka rumayno
    NCCW WUXUU DHAHAY.
    السَّبَّاب يأتي يوم القيامة مفلسا
    Ruuxa dadka caaya qiyaamada ajar la'aan buu imaan.
    سباب المسلم فسوق وقتاله كفر. متفق عليه
    Cayda qofka muslimka ah waa faasiqnimo dilkiisuna waa gaalnimo.
    السَّبَّاب يدخله الله النار
    Ruuxa dadka caaya naarta buugalayaa.
    Sida salaada nabiga uga raacno afkana uga raacno