Waa kan iyo waxii lamid ah kuwa aan rabno in ay dalka u horkacan ku hogaamiyan jidka saxda Qabiil ayuu taaganyahay Waa nin maskaxdiisa Dawladnimada u bisleyn
Wuxuu ka hadlayaa sida soomaalida tahay. Yaa muslim aheey qof yiraahdo wax u imaanaayo malaha. Laakiin haduu yiraahdo waryaa ii reer hebel aheey kkk waa loosoo gurmanayaa. Run sowmaaha
@@abbdllsheekada 2 Sano Ku darsaday ma jirin wuuna ka Tanaasulay lakin Qaainkan Guurgurte Wax lamid Ah dalkaan masoo Marin waana la iska qaban Guurgurte
Kuwa Ethiopia rabo in ay raacaan ha iska raaceen somali uma baahna dad laba wajiileeya cida aanan dowlada taageersaneyn in aynan waqti iyo inerji ku lumin
Hubka in laqado waa sax lkn siloqado waxyabo amniga dhankisa ah waa muhiim in laqabto Vila somaliya iyado uga dartey gud ahaan Dalka Bey leyihiin amni ban ken ney been ta cad ayaa kutuseyso meesha losocdo
Masha allaha guuleyso sax weeye ❤
Somaliya xagey usocota xasan waa in dalkan laga qabto
War hooy somaliyey kaca oo iska qabta xasan koow
Barlaman majirto maantay 😢
Alloow Xasan iyo tuugnimadiisa na dhaafsii.
Ethiopia iska raac xasan anagaa taageersan
Waa kan iyo waxii lamid ah kuwa aan rabno in ay dalka u horkacan ku hogaamiyan jidka saxda
Qabiil ayuu taaganyahay
Waa nin maskaxdiisa
Dawladnimada u bisleyn
Yes
Ninka markuu gurigiisa saxo ama hagaajiyo ayuu tankale wax kaqawan karaa ama sixikraa .somali heshiis ah ayaan rabnaa marka 1aad
Waafikirkayga ama sida aanqawo
Balo kugu dhacday war diintii ma qabiilba ka horeya
Wuxuu ka hadlayaa sida soomaalida tahay. Yaa muslim aheey qof yiraahdo wax u imaanaayo malaha. Laakiin haduu yiraahdo waryaa ii reer hebel aheey kkk waa loosoo gurmanayaa. Run sowmaaha
Asagaa qabiil iyo qabyaaladii kasoo daadanaysaa oo qarsanla hadana qabyaalad buu cid kudhaliilayaa kkkk
Banaaka yaan loo ordin gudaha haloo ordo .gudaha oohagaaga ayay waxkasata ku hagaagayaan
Xasan sh. Wuu ka duwan yahay dilaagii hore.
Waa runtaa kala duwanaashaha. Xasan waa mooryaan munaafuq dhul boobe tuug ah. Qof u dhigma Soomaaliya ma soo marin.
@@abbdllsheekada 2 Sano Ku darsaday ma jirin wuuna ka Tanaasulay lakin Qaainkan Guurgurte Wax lamid Ah dalkaan masoo Marin waana la iska qaban Guurgurte
Adiga ma Ethiopian ayaad tahay,.maadaama uu yiri. Haddii ay nagu kallifto waxaan xiriir la yeelabeynaa jabhadaha ku kacsan Ethiopia.
Haddii, aad Ethiopian noqotay sheeg. Maadaama aad ka hadashay maamulka yiri wixii danta uu isagu aaminsan yahay.
Laakin, waad qaldan tahay maadaama aanan weli lala hadlin oo go'aan lala gaarin Somaliland, taasoo aanan la dhammeynin waxaad ka hadleysid waxba kama soconaayaan.
wariyaha wa xog ogal guuleso
Kuwa Ethiopia rabo in ay raacaan ha iska raaceen somali uma baahna dad laba wajiileeya cida aanan dowlada taageersaneyn in aynan waqti iyo inerji ku lumin
Asc itoobiya hadeey maamuladi huubeneso anagana maxa diiday inan tageran itoobiya waa cadawgena waxan ukasha kara ukashanena
nimankan siyasiyinta waxan karaba inad kahadashin mamuladan ukala dhuubanayo itobiya huubka kuso dabulayo kahadla ininka lafsadina lahadla mamuulgoboldyadan hadan hada wax laga qaban wale soomaaliya bohol ayee kuridi
Hubka in laqado waa sax lkn siloqado waxyabo amniga dhankisa ah waa muhiim in laqabto Vila somaliya iyado uga dartey gud ahaan Dalka
Bey leyihiin amni ban ken ney been ta cad ayaa kutuseyso meesha losocdo
Maxakakalay rufiyanhayow siyasi. Matihit