“Hablow inan yar gidaar ha la istaagina, meel ha la marina “Sheekhad Muna Axmed.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 51

  • @HadiyaReermagaal
    @HadiyaReermagaal Месяц назад +2

    idho ku garad le hanoqon ee noqo aqli kugardle walsheyda qimaha badan ale dartiban idn jeclahay❤

  • @AmishaDahir-f1m
    @AmishaDahir-f1m Месяц назад +5

    Shikhad ka wangasan nasiibo aadan siiro wali maan arag wllhyyy😢 Alleh haku xiftiyo maamo

  • @saidmohamuudhassan3405
    @saidmohamuudhassan3405 Месяц назад +4

    hadalkan uma bogin waxa ka hor imaanaysaa diinta islaamka ah
    qof walba Waxan ka codsanaya inuu diinta bartoh bila caleylk hablo hamaasada qaaday ayaa jirah
    ( xadiiski nabiga laga waryay gabar baa u timid oo ku tiri nabi alow naftayda ayaan kuu hibeeyay nabiguna ma diidin mana aqbalin isagoo nabigaas ah ayaa asxaabi meesha fadhiyay ayaa yiri Nabi allow anigu igu hibee nabiga waxa uu yiri maxaad haysataa wax xoola ah waxa uu yiri Maya wax agab saxan ah ayuu yiri markaasu nabiga yiri diinta see ku thay waan ku fiicanahay xaafidna waan ahay waan kugu daray ayuu nabiga yiri
    qof walba Waxan ka codsanaya inuu diinta bartoh bila caleylk hablo hamaasada qaaday ayaa jirah

  • @shugriahmed3374
    @shugriahmed3374 Месяц назад +1

    ماشاءالله تبارك الرحمن جزاك الله خيرا حبيبتيات

  • @HadiyaReermagaal
    @HadiyaReermagaal Месяц назад +2

    Plz mid iga dhagesta dadow gabadan hadalkeda waxay ka wada nin faqira ha gursanina waxayka wada nin cafimad qaba oo hadana iska sexanaya isago shaqeysan kara 😭❤ wana runted

  • @user-hh8oq8vc9q
    @user-hh8oq8vc9q Месяц назад +1

    Alhamdulilaah walaahi waxaan Kuma badalanlahaa islaamimada...majirto..iyo islaamka wanaagsan .....ee waxkaste sheegtee ma kheyr ahaad ama shar ....Kula shey waadix.....

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 Месяц назад +2

    Baadadku waa xaaraan edo hana waalin😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-wc4nj8fb2m
    @user-wc4nj8fb2m Месяц назад +1

    Waa aduunyo macaan keedi dhamadayi adan siiro Allah haa oo naxaristo ee maa gabadha ayuu dhlayi waa cajiib😂

  • @user-bf7gs4lw6e
    @user-bf7gs4lw6e Месяц назад

    MashaAllah. Thanks sister👏🏻👏🏻👏🏻🌹🌹🌹

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 Месяц назад +2

    Shiikhadan hablihii waa waalaysaa ee yaa qabtay. Away Shiikh Xasaan.

    • @loveb629
      @loveb629 Месяц назад

      Runta ma ku dhibeyso

    • @AadanFarxaan-ew6nh
      @AadanFarxaan-ew6nh Месяц назад

      @@loveb629 run maaha ee daliilka ha niga saxdo

    • @abdiyusuf9419
      @abdiyusuf9419 Месяц назад

      @@loveb629 run may shiigi Rasuulkeeni Maxamed scw . Xoolo Ma Haysan . Nabi Muuse cs wax ma haysan . Aduunkuna waa waskha dunyo. Ilaahay baana Arsaaqda qora. Imisaan garanayaa waxba ahysan oo markay Guursadeena ilaahay isu barakeeyay.

  • @FatimaAbdinur-vn3sx
    @FatimaAbdinur-vn3sx Месяц назад

    Salalaahu cayhi wasalam ❤❤❤

  • @user-hh8oq8vc9q
    @user-hh8oq8vc9q Месяц назад

    Maaaasha allah.........aaabahaybaba neceb nimanka naagaha badan ee an waxba u hayn isku dul baabiyey eee sharafta ka biila.....islaaamku waa religion cad oo wanaagsan .ninkii an ku qancin qowlkii ilaahay ba sukhriyad ka doona.....

  • @Mohamedelmiabdoulah
    @Mohamedelmiabdoulah Месяц назад

    Din adon garan heyn la iskama dhigo qof din garan hayaaa

  • @khadaraidid2870
    @khadaraidid2870 Месяц назад +2

    aar gabadha dad ceshto maleh miyaa se diintiiba awoowo bilaa mashruuc ayay ka dhigtee hadii ay saas ku gabowday caruurna eebe siinin ma waxay hablaha ka jaraysaa wixii ay yarantedii soo martay eedo hadii markad yareed waxba laguu awoodi wayay kuwii 1997 ilaa 2000 dhashay nimcay ku koreene ciyaarta ka dhaaf diinta si wacan bay kaga badiyaan mana jirto meel uu nabigu ama quraanka uga taal ha guursan nin aan waxaba haysan sida aan wax ku bartay ama leysheeegay waxay ninka raga ah diintu ku tidhi guurso hadii aad guurkaa iyo aduunka waxba ka fahmi weydo ku celi hadii aad argto inaysan waxba iska badlin kuceli oo kuceli 4 goor kadib ilahay isaga ayaa meel wacan wax kaa siin balse aduu xadiis daciif ah ood hablaha daaqad xun wax ka tusaya ayaad wadataa

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w Месяц назад

    Sacabku waa maxay

  • @loveb629
    @loveb629 Месяц назад

    Ugu danbeyn shekhad runta shektay❤

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w Месяц назад

    Adiguba markaad yarayd
    ilaah baa xaal
    Kaaga ogaa

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
    @QURAN-ONLINE-SCHOOL Месяц назад

    3:34 xadiiskaasi waa daciif sheekh nabiga ma odhan

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Месяц назад +2

    Markaynu ogolaanay dumar hadalkooduba cawro yahay inay wax inoo sheegaan, wax walba way ina odhan.

    • @fardusabdi9996
      @fardusabdi9996 Месяц назад +2

      Ayaaa kuu sheegy hadalkoodu inuu yahay cawro ilaahy iyo rasuulkiisa haka been abuuranina

    • @user-ez7hb2qd5w
      @user-ez7hb2qd5w Месяц назад

      Dulaysteee iska amuuuu

    • @user-ke6vx4tj5g
      @user-ke6vx4tj5g Месяц назад

      Dulaystee😂😂 ma runta ku guubaysa

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 Месяц назад

      @@fardusabdi9996 xadiisyada soo baadh

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 Месяц назад

      @@user-ez7hb2qd5w maxan duleeyay😁

  • @saffsuff
    @saffsuff Месяц назад

    1:45 diinta ciyaarta ha laga daayo ..daliilka ay soo qabsatay waxa uu gaar u yahay gabadha kala tashatay nabiga laba nin oo hebel iyo hebel ah ..maaha qaacido guud ..waxa cadayn u ah inta nin ee faqiir ah ee uu nabigu u guuriyay ama kula taliyay inay guursadaan

  • @saidmohamuudhassan3405
    @saidmohamuudhassan3405 Месяц назад

    qof walba Waxan ka codsanaya inuu diinta bartoh bila caleylk hablo hamaasada qaaday ayaa jirah

  • @user-hh8oq8vc9q
    @user-hh8oq8vc9q Месяц назад

    Uk 😂😂😂😂😂😂igu salaam ..taburacaadkii somaliland alla run necbaa.allow sheekhyada kuwi cilmiga Kala baxa Naga yeel

  • @kinggaaldile7540
    @kinggaaldile7540 Месяц назад

    😂😂😂😂

  • @user-hh8oq8vc9q
    @user-hh8oq8vc9q Месяц назад

    Qaar ba haynu dhoofeyna ee leylaka soo bax yidhaahda ...xalaal maalinka cad ba la qashaa diidaa

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 Месяц назад

    Naagtani caqli ma laha marka naagu markay nin lacag leh wada doonaan marka somali oo wada gaaja iyaaynu ka dhalane mala naagtan somali iya lo so diray si aay uu tarmin belo ku qaadan war naagtan umada ha laga qabto waxyabo aan ku tagersanay iyan jira iyo waxyabo aay ki qaldantay oo ta ninka faqiirka ha guursanina midna afka cariboua yare ha magu yidhado ee afsomaliga iya meesha ka baxaya

  • @xadaariofficial373
    @xadaariofficial373 Месяц назад

    Wllhi Qosol iguma Hadhin Bal ina Adan siirO Eega😂😂

    • @user-hh8oq8vc9q
      @user-hh8oq8vc9q Месяц назад

      You're the only zero Ive ever seen...what a loser...walaahi aniga Ka guuleyatey .....Isla yaab oo isku xishoon....

    • @user-hh8oq8vc9q
      @user-hh8oq8vc9q Месяц назад

      Shaani I mahadnaq waayo isaga Ku hiisha oo Ku gargaara

    • @user-hh8oq8vc9q
      @user-hh8oq8vc9q Месяц назад

      Mar kaan ilaaliyo markii kufsi leydiro uunban ay baa cunto lasiiyey yidhaahda oo naagba Ku janno tagtey islaamkaaga ma sheekhi artificial Ka ah ma Ku bary...adiga jannadii taga ma Ku yidhi....caqliyoow.....

  • @leezilla9168
    @leezilla9168 Месяц назад +1

    Naag walaan 😂😂😂😂

    • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
      @QURAN-ONLINE-SCHOOL Месяц назад +1

      MAADAAMA AY TAHAY QOF DIIN GUDBINAYA WANAAGNA KAMUUQDO HA CAAYIN WLL WAA IGA TALO

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Месяц назад +1

    Ina aadan siiro , way yaaban tahay 😂 siday u eegayso waxay leeday balaayadani maxaad usoo kaxaystay , kolay sheekhad maseersan iyo camalkeed iga dheh

    • @loveb629
      @loveb629 Месяц назад +1

      Maseer maxay ah runta miya ku dhibeyso gabdh aad melaha jid jida rabta miya

  • @colaadphotography5955
    @colaadphotography5955 Месяц назад

    Ina aadan siiro way la yaabantahay wlaahi bal siday uu egayso uu fiiroso 🤣🤣🤣

  • @IsraSiciid-ku7qg
    @IsraSiciid-ku7qg Месяц назад

    Guys you are not professional
    Videowo codku anu ficnayn iska so dhiganaysan

  • @khadaraidid2870
    @khadaraidid2870 Месяц назад

    11:26 nabiga ayay mareysee ilahay maxaa u geyey waa iga su,aale 🤣🤣🤣😂😂

    • @user-hh8oq8vc9q
      @user-hh8oq8vc9q Месяц назад

      Sheekhyadu dhibey kugu yahiin soo maha

    • @loveb629
      @loveb629 Месяц назад

      Oyinta da orod shaqeso oo wax istar

    • @khadaraidid2870
      @khadaraidid2870 Месяц назад

      @@loveb629 alhm wax igu filan waan haystaa shaqo aan qof kale ugu fani doonina rabi wuu isiiyay balse runta ayaa sidaa aan hadalka u dhigay ah waxba yaan raga lagu macaneyn meel ay ka gaboobi doonto oo lala xabaal gali dooono so inta aad 40 gaadhin mid meesha tuma keenso waxba youtoub ha dhex cararine xD

    • @khadaraidid2870
      @khadaraidid2870 Месяц назад

      @@loveb629 alhm runtii 6da subaxnimo meesha aan galo 4ta galabnimo ayaan kasoo baxaa walhi wax igu filan iyo wax iga badanba ilahay wuu isiiyay qofna uguma faano ee kuwaa idinla jooga yaan leydin nacsiin islantu waxay mashruuc kusoo qadatay iney kuwaa wadankii ku hadhay kasoo saarto runtu waxay tahay raga iyo dumarka wadanka jooga iney dumarku badan yihiin so iimansada kolayba ragu idnka ayay dhib idinku qabane lacag bixi soo shaqee aan anuu jiifsadee kaloo ifuul ,,, dee ninkiiba 55 jir dhafi mayee dumarkiina 70 ama 80 aya gadhayaan ilmadrayaal dib isugu noqda oo ilahay kabaqa oo ragiina u naxa hadii kale dee idina sangadhuudhi keensada sidii kubada idin laa,laada iyaguna cadaan kaa ha racaan si u cimrigu ugu dheerado
      hhhh