Inaalilaaahi waina ileyhiraajicun biinkaas baaa muqdisho dhexdeeda hotel ku yalaa lagu weeraray oo kaligii dagalamayey oo ciid u gurmataa lawayey nasiib darada iina haysata quf walbo sarkalaa wu sheegaya wacnantiisa geesinamadiisa wanagiisa hada reer ki u ka dhashaay dawladii somaliya madaxdii xataa quf tacsiiyadeeya walawayey ilahay qabriiga ha u waasiiciyo
@@Aw88-c1r ea maasiibo niinka kasoo baxaa muqdisho ama galkacaayo in. Halgankiisa ama aqontiisa kartiidiisa iyo wax qabadkiisaba la qaariiyo ama la xasoosan wayo wa ceeb kutala reer muqdiisho ku dayda somaliland oo niinkeena wax qabtay qiimeeysa oo tiirsada oo ugu magac daraa dekeeda iyo xafadaha muqdiisho
General indhacade Ayaa yiri waar Gen galaal aan ugurmano hotelkuu kujiraaye Maxaa kajirey. Allah yarxma.general galaal Nin reer waqooyi iyo reer sheikh isaxaaq aad uga hadlijirey Jeclaana ayuu ahaa
Ma Galaalki doqonka ahaa ee aan wax lagu aamini jirin buu yiri ciidan buu hogaamiyey. Balo! Cali Samatar ninkaas Waluusan ciidan u dhiibeen ee taariikhda beenta ah naga kala yareeya dibiraanu ka qaadnaye.
GENERAL MAXAMED NUUR GALAAL ILLAAHAY U NACARIISTO OO JANADII HA GEEYO WUXUU GEESI QARAN OO KA BAXAY QARAN SOOMAALIYEED. WAA IN TAALO LOOGA DHISAA BURCO AMA HARGEISA. IYO XAMARB CADOW AYAA KU DILAY MUQDISHU AAD BAAN UGA XUMAHAY SIDA YAR EE FUDUD EE LOO DILAY EE AAN LOOGA FAL CELIN.
Inay soo noqdaan looguma tala galin oo waa rag xaga rabi kanool kuwa sahanka udiidayna dhulkey yaqaaneen waana noo dowladeynayeen "baadida ninbaa kula daydayi daalna kaabade oon doonahayn inaad heshaa daa'in abidkeede" , laakiin waxay iloobeen meshay ku tashanayeen in Illaahey joogay.
Generaal Abdi samad xaaji cabdillaahi Gam Gam.ilaahada
Ninka derejo ahaan iyo khibrad ahaan Somlnd ugu Sareeya. Allah cimriga howkuu Dheereyo My brother. From Dariiqo. 👍
Mujaahid cabdi samed nin taariikh weyn leh
Cabdisamad waa khabiir ciidaan .
Nacalad haku dhacdo snm
Inaalilaaahi waina ileyhiraajicun biinkaas baaa muqdisho dhexdeeda hotel ku yalaa lagu weeraray oo kaligii dagalamayey oo ciid u gurmataa lawayey nasiib darada iina haysata quf walbo sarkalaa wu sheegaya wacnantiisa geesinamadiisa wanagiisa hada reer ki u ka dhashaay dawladii somaliya madaxdii xataa quf tacsiiyadeeya walawayey ilahay qabriiga ha u waasiiciyo
Farmaajo iyo teamkiisii ayaa loo tirinayaa ninkaas . ALLE HAW NAXARIISTEEE
Geesi Hawiye lama oggola! Generaal Daauud waxa irbad sun ku dilay Ruushka oo rabay inuu afgembi mileteri ka fuliyo Muqdisho, loona diyaariyey Siyaad Barre hoggaanka inqilaabka. Generaal Caydiid waxa dilay ciddii uu Somalia ku bahdilay. Generaal Galaal waxa dilay Farmaajo iyo xulufadiisa.
@@Aw88-c1r ea maasiibo niinka kasoo baxaa muqdisho ama galkacaayo in. Halgankiisa ama aqontiisa kartiidiisa iyo wax qabadkiisaba la qaariiyo ama la xasoosan wayo wa ceeb kutala reer muqdiisho ku dayda somaliland oo niinkeena wax qabtay qiimeeysa oo tiirsada oo ugu magac daraa dekeeda iyo xafadaha muqdiisho
@@Hallas51 wan amiinsanahay waayo waxa jiiraay ino laliidii dagalamayey oo logurmanwayey alaayo arxaamo raaxiimiin
Waa cabdi samad ragii bud dhiga u ahaa snm weeye oo faan lagu aqoon
General indhacade Ayaa yiri waar Gen galaal aan ugurmano hotelkuu kujiraaye
Maxaa kajirey. Allah yarxma.general galaal
Nin reer waqooyi iyo reer sheikh isaxaaq aad uga hadlijirey Jeclaana ayuu ahaa
Labaduba laba geesi ayi ahayeen
War bixintaa wañaagsan waa in buugaag laga qoraa si ay wax uga bartaan kuwa maanta jooga iyo kuwa bari
Ma Galaalki doqonka ahaa ee aan wax lagu aamini jirin buu yiri ciidan buu hogaamiyey. Balo! Cali Samatar ninkaas Waluusan ciidan u dhiibeen ee taariikhda beenta ah naga kala yareeya dibiraanu ka qaadnaye.
GENERAL MAXAMED NUUR GALAAL ILLAAHAY U NACARIISTO OO JANADII HA GEEYO WUXUU GEESI QARAN OO KA BAXAY QARAN SOOMAALIYEED.
WAA IN TAALO LOOGA DHISAA BURCO AMA HARGEISA.
IYO XAMARB
CADOW AYAA KU DILAY MUQDISHU AAD BAAN UGA XUMAHAY SIDA YAR EE FUDUD EE LOO DILAY EE AAN LOOGA FAL CELIN.
WUXUU AHAA DAGAAL LAGU JEBINAYO ISAAQ IYO HAWIYE UJEEDADA LAGA LAHAA WAXAY AHAYD INTAAS DAAROOD KUMA DHIMAN DAGAALA MA GALAANBA WAXAY RABAAN IN AY AF SOMALI IYO FAAN WAX KUGULA YEESHAAN
Somaliand wali saraakiil waayo araga u joogta
Alla ha noo dhowreo oo cimrikooda oo cafimaad iyo cibaado leh ha siiyo
wadani buu ahaa maxamed nuur galaal balse daayeero dhar xidhan baa helay oo u ogolaan waayay in uu sahamiyo dhulka
raga waa la jebinayay ee dal lama xoraynayn ka waran salxaan iyo ina siyaad kuwaasay ahaayeene
Jaajuus buu ahaa !!?
Waraysigu ma intaasbaaa wll
Maaya waa is daaba socon donna
Siyaad bare ciidanka wuu iska tahriibinayey
Soyalki gallal reer somaliland ina ka shekaysin gobanimo way tahay
Miskiin beenaale m n galaal waa la yaqaanay mohamed cali samatar meel uu joogo miyaa galaal macno ka lahaa galaal tuug aqoon laawe qabyaaladi calooshiisa dishay oo qudhmay buu ahaa kaasi !!?
Farmaajo waa looga aarayaa dilka galaal (halkan dhawbaad ka fikiraysaaye), nacallaa hooyadiin kuyaale. ciidankana barigaa inaad dhammaysaan baad rabteen, oo waxa dagaalka loogu qaaday itoobiya , waxay ahayd in hawiye iyo isaaq ladhammeeyo, saraakiishooda iyo ciidankoodaba. intii Ethiopia ladagaalantayna Hawiye iyo Isaaq ayay ahaayeen. Immikana doorasho hal iyo cod ah ayaa madax wayne lagu noqonayaa, immikaa idiinku danbaysa Villada. Gumaysiga Kenya iyo Ethiopia sidaa ugu jira.