At least in tiny Djibouti they are not crowded despite size. In Somalia despite being a big empty land they build so densely crowded even if they build in empty areas . Mogadishu is now the world most crowded city officially.
@@theganglagu Go and Google it! " Mogadishu most crowded " It is in the top 3 . The crowding is a choice with people building illegally over other people despite the country being empty mostly . Building apartments in villa areas is insane.
Waa sharaf dadka dhaho waa laheystaa iyo iyo balaa balaa aniga waxaan dhihi lahaa qof iyo wadan waa kala weeyn yihiin adiga wadankaaga number one hakuu ahaado mida kale pls siyaasada iyo nolosha caadiga ah kala saara I think normal living staffs you can live where ever you want but you have to be free politics and qabyaalad .
@@hassanfaisal6176 waa dhici kartaa walaalkey xassanow maadaama all wadamadii aay katalin jireen dadka kaligii talis ka ah in aay waxa dhan isla burburaan ileen dadkaan dadkii badali lahaa lama diyaarin hal mar ayuu wadanka waaga ubaryayaa may be you right there is no Plan B or C brother I hope ineysan dumin because already Somalia dii kale ayaa hawada kamaqan all of us will be nowhere’s to go wlhi ✅✅
WAAR MEESHU MIYAANAY JABUUTI AHAYN yAA LOO AMAANAYAA!! CABDISALAANA USHEEGA INUU XILIGII LOO SHAQAYN LAHAA JOOGO!! DADKAY CEEB KU TAHAY 30 SANO I DHAGEYSTA!!
Waa guryio aad u fiican laakiin jabuuti meel la isku halayn karayo maha waayo jubuuti xeer kama jiro. Hadaad haysatid cid wax kaaga rida unbaad ku noolaan jabuuti. .
Dadku markey qabiil ka koraan horumar waa imanayaa inta qabiil la yahay waxba layskuma ogola xasadkuna wuu bataa reer tusaale u noqda somalida kale ee qabiilka ku wardiyeysa afartan sano is dileysa
3mid un ama ganacsade ahaw ama cash hayso ama shaqale mushahar fican oo ka go ayso kana shaqeya shaqo dawladed ama brifad lkn shaqo rasmi ah 20 sano aya bilbao waxyar laga goyn sida ka war hayo
Le responsable a oublié parmi les raisons du choix du lieu, l fait q djibouti ville est au même niveau q la mer et q Nagad est au dessus du niveau d la mer. Les eaux usées n arrivent pas à s déverser vers la mer.
Salaam Bank sxp ninki sameyee ee lacagta ku leh waliba share ka Ah si baroo ee odaygaa kaso saree afka libaxyadaa CIA marka wu ku qasban yahe adii Aya ku yaqanaa Horta
Very funny😂Djibouti majority gu waxba ma haystan oo way dulmayihiin so u gonna afford this new city, foreigners or poor citizen. Al mubdo al reves, le monde à l'envers😢
Hadi wax laqabtona nic baad haysan hadi wax laqaban wayana waad oyaysin ee kani Maha dowlad ee waa business ee mucarid sida loma noqdo faut avoir l'esprit de la citoyenneté ou avoué que vous êtes hier Venu qui veut nuire le pays au lieu de nuire le gouvernement 😂
Dadka somalida horta aduun La,aani mahayso sida loo qanacsadona looma tilmamo Lkn wxa ka dhiman wax la Idhahdo danta guud ama Waxa la wadaago iyo sida loo Hagaajisto muunada hore ee Aduunku ka arki karo ???
Love ❤️ Djibouti🇩🇯 .......from Mogadishu
Masha Allah aad ban usoo dhaweeyna waxaa kamid ahay 3 qof ee ugu horeysay Mitir saro degaanka nagaad city 🎉
BoqorTooYada Djibouti dagTa wan ni salamaY✔️♥️❤️🌍🇩🇯
Woow super vidéo Ilike Fourn Djibouti
from somali hormar wacan djibouti
Masha Allah guul u rajeynaya Mustafe Suldan iyo team la shaqeynaya
Djabouti aan u soo guurnee, Guryahana malanaga iibinayaa
Maansha Allah. Horaa loo soconayaa
Mulkiilaha saalam group malagadaa cusub ee saalam City magacasii kuma qanciin madama nagaadh u dhowdahay waa in magaca laga badalaa fadlan ❤❤❤🎉
Machallah vive Djibouti
Masha Allah🎉😊❤
Good Idea manshalah
Your priority must be your customers, you must offer them to each of your customers they have given you their trust.
Djibouti 🎉
Machallah ❤❤❤❤ Djibouti
Visionary board ❤
Salaam city groupe hore u socda inshaalah amiin
Masha Alah
Mach Allah my home ❤
Dear Manager.
Abdisalaam asked you two times ‘at what time the salaam city will be available’ but you did not answer that question
c'est une blanchiment de l'argent qu'il faut on peut comprendre
Mashallah ❤❤❤❤
👋 Weriye C/Salaan Hereri & Mustafe Suldaan.
We must pass through the darkness to reach the light
❤❤❤❤
At least in tiny Djibouti they are not crowded despite size. In Somalia despite being a big empty land they build so densely crowded even if they build in empty areas . Mogadishu is now the world most crowded city officially.
Mogadishu is not even in the top 100 crowded city's
There is no somalia, only name it, I think you are talking only mugdisho city👏🏾
They are doing the same in Djibouti. In hot whether tiny houses with small rooms.
@@theganglagu Go and Google it! " Mogadishu most crowded " It is in the top 3 . The crowding is a choice with people building illegally over other people despite the country being empty mostly . Building apartments in villa areas is insane.
@@zouhraahmed4269 It's a very weird new phenomenon which was not the case at least In pre Mogadishu destruction by Moryan .
Ha la arko hadalku ha dambeeyo
Saaxiib Wadankeena ayey kuwani naga Rarayaan. Illahayoow dadkayga dalkooda nimcadiisa TUS.
Anaga no hareysa inabti waxan wa xolahena
Waa sharaf dadka dhaho waa laheystaa iyo iyo balaa balaa aniga waxaan dhihi lahaa qof iyo wadan waa kala weeyn yihiin adiga wadankaaga number one hakuu ahaado mida kale pls siyaasada iyo nolosha caadiga ah kala saara I think normal living staffs you can live where ever you want but you have to be free politics and qabyaalad .
waxaad doontid dheh laakiin JABUTI way dumaysaa malinkuu dhinto Ismaciil
Maxa duminaya marka@@hassanfaisal6176
@@hassanfaisal6176 maa isagaa ayaa nabadda inoo haya mise eebe?
@@hassanfaisal6176 waa dhici kartaa walaalkey xassanow maadaama all wadamadii aay katalin jireen dadka kaligii talis ka ah in aay waxa dhan isla burburaan ileen dadkaan dadkii badali lahaa lama diyaarin hal mar ayuu wadanka waaga ubaryayaa may be you right there is no Plan B or C brother I hope ineysan dumin because already Somalia dii kale ayaa hawada kamaqan all of us will be nowhere’s to go wlhi ✅✅
My sister filsan qurux
WAAR MEESHU MIYAANAY JABUUTI AHAYN yAA LOO AMAANAYAA!!
CABDISALAANA USHEEGA INUU XILIGII LOO SHAQAYN LAHAA JOOGO!!
DADKAY CEEB KU TAHAY 30 SANO I DHAGEYSTA!!
Reer balbala haloo dhiiso guuryo daadka wadaniga ah
Insha allaahu ma karo
🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
Kolay qaali upbay noqonayan
Wllo imisaa gurigiiba la siinayaa plz iisoo sheeg
Kuwii hargeisa laga nalooga dhisay sidaan isku lahayn waa gelaysaan ayuunbaa lana dhahay 500,000 dollar guri kasta😹
@@xasansiciid9816 ka ugu jaban waa 50 000 oo dollars ka ku xiga waa 60, 70, ilaa kuwo 200 ah ayay hayaan
❤❤
Shirkada (Noolays) waxaan ku bogaadibayaa wax qabadkeeda dhaxal halka ah .
Waa guryio aad u fiican laakiin jabuuti meel la isku halayn karayo maha waayo jubuuti xeer kama jiro.
Hadaad haysatid cid wax kaaga rida unbaad ku noolaan jabuuti. .
Wecel aya tahay beenale ah 😂
@rachidbarreimiiniesta2620 Ereyga wecel jabuuti lagama yaqano, tollow adigu ma sadiq Jone mooriyaan baad ka socotay ?🤣
Lol soo sheeg meel kale oo somaali dagto uu ka amni badan jabuuti 😅
Dadku markey qabiil ka koraan horumar waa imanayaa inta qabiil la yahay waxba layskuma ogola xasadkuna wuu bataa reer tusaale u noqda somalida kale ee qabiilka ku wardiyeysa afartan sano is dileysa
qofkii raba inuu guri ka iibsado maxaa shuruuda oo laga rabaa
3mid un ama ganacsade ahaw ama cash hayso ama shaqale mushahar fican oo ka go ayso kana shaqeya shaqo dawladed ama brifad lkn shaqo rasmi ah 20 sano aya bilbao waxyar laga goyn sida ka war hayo
it's best to speak directly with the agents
In aad reer Djibouti tahay yacni warqado dhaladho leedahay
@@MohamedIsmail-h2x waa 15 sannno bro
Good
Abdisalam heriri journalis independent hoore u Socon niin jiire
NAGAADH kaga ma taalo waqooyi -bari djibuuti iska sax halkaa.waa koonfurta djibuuti CABDISALAAMOW
it's best to speak directly with the agents
Le responsable a oublié parmi les raisons du choix du lieu, l fait q djibouti ville est au même niveau q la mer et q Nagad est au dessus du niveau d la mer. Les eaux usées n arrivent pas à s déverser vers la mer.
Salaam bank intay somali lacagta ka sameeyaan ayay wadamo kale investment galinayaan. Lacagaha halagalo baxo
Djibouti miyaa wadamo kale aay cajib saax haa waa wadan aminaay that's why
Salaam Bank sxp ninki sameyee ee lacagta ku leh waliba share ka Ah si baroo ee odaygaa kaso saree afka libaxyadaa CIA marka wu ku qasban yahe adii Aya ku yaqanaa Horta
@@macarverlegend9132 it's best to speak directly with the agents
Very funny😂Djibouti majority gu waxba ma haystan oo way dulmayihiin so u gonna afford this new city, foreigners or poor citizen. Al mubdo al reves, le monde à l'envers😢
it's best to speak directly with the agents
Hadi wax laqabtona nic baad haysan hadi wax laqaban wayana waad oyaysin ee kani Maha dowlad ee waa business ee mucarid sida loma noqdo faut avoir l'esprit de la citoyenneté ou avoué que vous êtes hier Venu qui veut nuire le pays au lieu de nuire le gouvernement 😂
Dadka jabuti joga waxay ku jiraan xabsi guri waxana haysta nin calooshisa uun u shaqaysta jabuti caloosha geele uun ka eega
Jealousy is a disease baby 😂
DHILADI KU DHASHAAY UU DHIIS ISMAIL
Hadi an Ku garanayno oo Ismaël na warku hayo ayad sida dhihilaheed lakin ado umada ugu hooseya oo ugu lita Miya hadlaya 0.5 ka ahow waxa 😂
@demhalladbaruoras5270 waar zxb mesha uu xabsiga idinku haysto ee islanta koobka shaaha iibinaysa lacagteeda uu kala badhka qaato ee kulka iyo kaneecada weyn horta ma jogo qabiilna nin isaaq ah ayan ahay oo duriyada barakaysan aha ee isga laftiisa hurdada udiiday qof yar oo xabsi lagu hayo ayad tahay anugu weligayba xor ayan ahyn xata xiligi gumaysiga diiwanka nugama jirto gumaysi lkn waxa nogu jirta British protocterate somaliland
war af faransis nogu turjuma hos ninkan maba fahminee wax muhiim waaye
Dadka somalida horta aduun
La,aani mahayso sida loo qanacsadona looma tilmamo
Lkn wxa ka dhiman wax la
Idhahdo danta guud ama
Waxa la wadaago iyo sida loo
Hagaajisto muunada hore ee
Aduunku ka arki karo ???
Yahuda africa aya utalinkara 😂
Mustafa-han aad waraysanaysid ma Balthazar bay ilmo-adeer yihiin :D?
400 miyad daawatay 😂
@@XaajiLadane97, mayaa 399 uun, kii 400aad miyaad ii haysaa link-iga? 🤣
Hhhhh
Magaalo bilaa jewi ah😅
waa lacagta somalida laga dhacay😢😢
Wax wanaagsan ku hadal ama iska aamus.
Tuhunka iyo wax xun sheega wa camal sheytan
Uu aaya dhacaay ?
Ma xiL ayuu kuu hayeyna
Geela iyo djabuti ma rabaan somali mid ah
Adi waxa laga dhacey, aana ku cilinaya dulufow. Hadi afkada qabso oo hormarka iska daawo madama aadan awoodin, aragtu waa bilaaash
Hereri is a propagandist working for a small elite class in djibouti
At least working not begging, you should be optimistic about it and encourage him to grow big.
Raagan tug tahay ee xaramka dalkeena jabuutti halaga Qabto. Blanchissement d'argent ayeey wadan.
Waa ganacsadayaal wll dalkana way deganyihiin dadkoodu, gurigiinu haku deeqo
Kaneeco,Kulayl iyo Koronto la’aan meel ay taalo yaa degaya😂
Cadowga Djibouti Dhiimo banu Lenahay, Wanku faraxsanahay wadangayga Djibouti Jaano
Djibouti 🎉
Masha allah