DEG DEG TOOGASHADA SAYID CALI & AFDUUBKA LUUL AABAHEED, MUQAALO HORDHAC AH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 окт 2024
  • IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏www.instagram....

Комментарии • 52

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  3 дня назад +6

    IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 дня назад +6

    HABARGIDIR WAA QABIILKA SOMAALIYA KA DAAGII LAA DAHEEY

    • @falisa576
      @falisa576 3 дня назад +3

      Caadifada wa laga fiican yahay lkn
      Taariikhda dib u raac yaa dilay
      Cabdirashiid cali sharmaake
      Majeerteen ba dilay sababta ay ku
      Dileena maadama u ka dhashay waxay
      Ahayd marku xilka qabsaday buu
      Wuxu yiri somali anagiga way ii
      Sinan tahay somali baana ka mid tihin
      Wana sababtay ay u dileen marku
      Magalada laascaanood u tagay
      Wana kuna qaarajiyen halkas
      Wana kuwaas ilaa hada dawladnimada
      Diidan waligoodna saas bay ahayeen
      Siyaad barre mucaaradka kaliya ee uu
      Lahaa majeerteen bu ah Cabdullahi
      Yuusuf wa reerka kaliya e mar walba
      Dawladnimada iyo horumarka dalka
      Hortaagan kuwo Kale o daaroodka
      Ka mid ahna wa jiraan.Habargidir
      Wa dadka kaliya ee lugaha somaliya
      Ku taagan tahay ah hadaysan jirinna
      Mar hore ayaa dalka nalaka qaadan
      Lahaa dabadhilifna kama dhasho

    • @KuawayKuaway
      @KuawayKuaway 3 дня назад

      Naak is faanisay ri isnooktay habar gidir soomaali kuma taakna waa ebar

    • @sucaad104
      @sucaad104 2 дня назад

      ​@@falisa576Saxiix Saxiix Saxiix 😘

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 3 дня назад +2

    Allaha naga xijabo wixii cudarah yrabbii intii qbtana allaha kadulqado yrabbii aamiin aamiin😢

  • @barlinmacalin9411
    @barlinmacalin9411 2 дня назад +1

    Allaha caafiyo idle yare aan garab istakno walalkeen

  • @MaxamedCarab-wg2sj
    @MaxamedCarab-wg2sj 3 дня назад +1

    Ciidle allah ha ku caafiyo anagoo dhan ba ku garab taagan wr soomaliyeey hala caawiyo Albanian ciidle

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 2 дня назад

    Allha caafiyo walàalaheena mslmiinta anaga intiba muslin ah amiin yaarabi

  • @safiyamohammed6275
    @safiyamohammed6275 3 дня назад +3

    Walaal sokor ayaan qabaa Fadlan gabadha video ku jirta magaceeda ii soo sheeg. M

  • @abdullahihassan6223
    @abdullahihassan6223 2 дня назад

    Alxamdullillaah ❤Munnaafaqiinta Allaah sw calamka ha Qabto ❤Alxamdullillaah ❤

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 3 дня назад

    Illaahow caafi faraj halaal ah na sii ya rabi 😢

  • @ifrahelmi5330
    @ifrahelmi5330 3 дня назад

    Masha Allah tabarkallahu guuuuuuuul iyo gobanimo ❤

  • @saidosmahaji442
    @saidosmahaji442 3 дня назад

    Amiin gbdhadhan wanasan baysiiseya mnsh alh

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 14 часов назад

    Allah caafiyo wllkeen idle

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 2 дня назад

    Ilaahay ha caawiyo wiilkaa iyo inta bukta ee muslinka

  • @aasuf119
    @aasuf119 3 дня назад

    waa sideey damacsan yihiin ee allaah kuwaas haka badbaadiyo balaayada

  • @Munalalachanel
    @Munalalachanel 2 дня назад +1

    nindilay naagtiisa diinta maxaykaqabtaa Gabadha aabaheed Aya xaqa lehe reerka meher lee keenay sheeko war tiirka lasaara

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 2 дня назад

    Allaha cafiyo Amin ya rabbi

  • @irshadnor4840
    @irshadnor4840 2 дня назад +4

    Shareecada islaamka qofki qofdilaa waa ladilaa Anafsu binafsi waaye, tankale somaalia shareeco islamaam laguma dhaqo beenta jooji shareeco hadi somaalia lagu dhaqo tuugta gacmaha halajaro kuwa isbaarada dhigtana halojaro isdhaaf kuwa zinaystana qaarna dhagax halagudil qaarna 80 jeedal halagu dhufto shareecada dadgaara ayay qabataa miyaa?

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 3 дня назад

    Sheikhanaa noolasha willka maxbiis kaga dhigey xabisi ma noolalbaa murug ayey ku dilleen😢 illahow xaqa so dadaji😢

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 3 дня назад

    Kiiska dhinac ayuu u dhacay war Alle swt ka cabsada ninka hala toogto, saana xeer dhax yaal ma ahan somali

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 2 дня назад

    Aniga waxan arkay waagii aan yaraa Odey macaan qabey oo cabi jiray ,Callernta geed qaraarka ama geed hindiga lo yaqaan .
    Allow ku caafi Idilow.

  • @samiiroxiris1228
    @samiiroxiris1228 2 дня назад

    Anaa kuu heeynaayo keenya ma imaadaa

  • @mohamedibrahim-ns3mk
    @mohamedibrahim-ns3mk 3 дня назад

    wadankaan shareeco islaam laguma xukumo xoloow siid cali wa la dilaa

  • @AminaAmina-z8p
    @AminaAmina-z8p 2 дня назад

    Ascw halogumado inshallah

  • @MaryamJaamac-y8e
    @MaryamJaamac-y8e 3 дня назад

    Alaha. Saqiro

  • @farhiacabdikhabiir2554
    @farhiacabdikhabiir2554 3 дня назад

    Wlhii wn ka muru goday Eidle 😢😢😢

  • @mohamedibrahim-ns3mk
    @mohamedibrahim-ns3mk 3 дня назад

    hg shekh soo kireesteen miyaa sheko waxaas majiraan midkaan aad soo qaadataan waa mid hg sheekh kulahaa wadanka dastuur lagu xukumaa shareeco cid ku xukunto maleh waa la dilaa duliga

  • @RayanMedwabire
    @RayanMedwabire 2 дня назад





  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka 3 дня назад +1

    war iga gaarsiiya iidle yare sokorta waxaa lagu dilaa socod fara badan iyo qudaar cun qamadiga baasto iyo bariis iska daa ama wiigii hal maalin cun malaga iyo doordat cun salar fara badan iyo qudaarta cau kenya joogtaaye waa wadan barwaaqa ah naftaada ku dadaala

    • @AceyAndAzir
      @AceyAndAzir 2 дня назад

      Illaah u gargaar wllkeena. Waxaa laga yaa baa in uu og’yahay,laakiin heysan wuxuu ku gadan Lahaa.

  • @habibohussein2019
    @habibohussein2019 3 дня назад

    walafduubay

  • @Tahirismacail25gcom
    @Tahirismacail25gcom 3 дня назад

    Dahir calasow waa benaa

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 3 дня назад

    Sayid cali waa ku qafiiftey baxa waryaa Shaqo yeelo

  • @FaadumoMaxamuud-q3c
    @FaadumoMaxamuud-q3c 2 дня назад

    Labada kun ha ku furto dukaan

  • @seynabnuur6011
    @seynabnuur6011 23 часа назад

    Alaah caafiyo hane kakaafiyo munkarka wax lagama raadiyo

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 2 дня назад

    😢😢😢

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 2 дня назад

    Sheeq cusub malakeenay walayabay sheeqa qabiil alow namooti xarami atahay ninki dhalay aawakil ka ah ilmo lama dilin gabadhiisa ladilay war jooga shareecada islaamka habadalin qabil joojiya walee aaqiro war waajiraa

  • @Abdigani-h6h
    @Abdigani-h6h 3 дня назад

    Munkarkaan iyo heesahan ilaahay kaama bixiyo,
    Haddaad aaminsantahay inuu san ilaahay meel kale kaa rizaaqi karin!!!!!!!!
    Kufriga cad ee uu banaanka la,yimid ilaahayoow ka, abaal mari
    !!!!!!!!!!!!!!!!

    • @aliabdi3994
      @aliabdi3994 2 дня назад +1

      Ma fiicno munkar Iyo Heeso Waana Xaaran Lkn Adigu U Ducee Halkaad Ka habaartay in Uu ilaah Irsaaqad Xlaala ugu bedelo. Mar Waliba Qofka Wanaag U rijey Lkn Sidaanu Waa jahilnimo+Naxariis

    • @Abdigani-h6h
      @Abdigani-h6h 2 дня назад +1

      @@aliabdi3994 jazaaka laah walaal
      Waan qiirooday si qalad ahna waxbaan
      Uqoray anigoo qiiro shaydaamaysan
      Allah hayga cafiyee,
      Hadda waan u duceeyey lol

    • @aliabdi3994
      @aliabdi3994 2 дня назад

      walal Qeyrka In aan Isfarno xumantana Aan Iska Reebno wa Muhiim wana Ku Ma hadsan tahay in Aad Fahantay Ujeedkega thanks mar Labaad ❤

    • @Abdigani-h6h
      @Abdigani-h6h 2 дня назад

      @@aliabdi3994 walaal adiga ayaa mudnaan mudan Allah haku xafido❤

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 2 дня назад

    Dahir calasey wa fatal dadka islaamka ayuu afka isku galiya wa munaafaq. Wa Awoowe wuxuu madaxa isku galiya gabdho yaryar si Ay isu caayan. Qaatumo xumo

  • @kolyaxoorHaji
    @kolyaxoorHaji 3 дня назад

    Waxaas waa been Daahir Calasoow Was Qof iska Hadlaa ninkaana Waa nin la'oh

  • @c.fitaaxjojoc.fitaaxjojo
    @c.fitaaxjojoc.fitaaxjojo 23 часа назад

    War cidaas weeyka suurtoowda

  • @roodaqueen2959
    @roodaqueen2959 2 дня назад

    Sorry idle yre

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 2 дня назад

    ❤❤😂

  • @CabdifitaxGutaale
    @CabdifitaxGutaale 3 дня назад

    Shikha cadado mu jojoga hanaguso dhisin

  • @khadarramos
    @khadarramos 2 дня назад

    Wan rabo property

  • @nasramoalim820
    @nasramoalim820 2 дня назад

    Beenaalayaal