ASAD HAGIO | PRANK +HAMBALYO ❤️🌷

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024

Комментарии • 240

  • @adnanmodelofficial8242
    @adnanmodelofficial8242  2 года назад +65

    ruclips.net/video/Av4cSY3aYw8/видео.html sodaawo

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 2 года назад +2

      Dhibta naga daa cadnaanow hankaaa faraxneee asad Haji na waxdka dhahdaaa fans kaaga Mid ka Midaaa salam dhubkasho ah ha wada kuso mariyy

    • @abdikariingaraad1877
      @abdikariingaraad1877 2 года назад

      ruclips.net/channel/UCH4seCkDukagbUTxdyDjU5A
      Inantaani cawi please 😢❤

    • @ayaanqurux1130
      @ayaanqurux1130 2 года назад +2

      Hablyo🤣🤣🤣🤙🤙🤙🥰💋🙏

    • @Abdifatah733
      @Abdifatah733 2 года назад

      Wallahi subscriptan ka la lapana had a denweysid prangiga🤣🤣🤣✌️

    • @sihaamyaxye5542
      @sihaamyaxye5542 2 года назад

      ẸǗŜŜèŘẸϋĮẸŴ ❤r❤Z

  • @DaarulTaqwaa1
    @DaarulTaqwaa1 2 года назад +56

    Without using social media, he has more than two billion followers. This is our Prophet Muhammad peace be upon him (SCW).

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 года назад +45

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 💞❤🕋

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +52

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

  • @zamiiradagan5968
    @zamiiradagan5968 2 года назад +16

    knowledgeable and most shy all allh created is our prophet mohamed scw صلي الله عليه وسلم

  • @nasromire1541
    @nasromire1541 2 года назад +1

    In ad dhibtaan maahan asad hagio waa waa daacad waana qof Qalbi fiican

  • @Sirtta.Qarsoon
    @Sirtta.Qarsoon 2 года назад +15

    Adanan wil qalbi wangsan Asadne 1m ugu hamabalyeyeyna. Guleysta walalaha 🎉

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 2 года назад +18

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw 🙏🙏❤❤

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 2 года назад +14

    Asad prank uma qlmo runti kdaaya dhibka asad adine hamplyo ila saka san u egyay wn daalay ugu danbeen 1M ka bdn u qalantaa 🥳🥳🥳

  • @nabiilaibrahim4351
    @nabiilaibrahim4351 2 года назад +6

    Hadi nhy reer Mogadishu howsheeena waye inaaa asad garsiimyo 1M Wana garsiinay alx ugu danbeeentiii🥺🤲

    • @wlldeeq5599
      @wlldeeq5599 2 года назад +1

      Wara muqdisho qudha miyaa somali ah anaga Tagerna muqdishona ma joogno

    • @zuhaybupdi1850
      @zuhaybupdi1850 2 года назад

      Wᴀʀ xᴏʟᴏʟʜᴀɴ ʙᴀʟ ғɪʀɪ ʀᴇʀ ᴍᴏǫᴅɪsʜᴏ ᴍᴀɪʜɪ ʙᴀʟsᴇ ɪʟᴀ ᴏᴏ 0 ᴋᴀsᴏ ʙɪʟʙᴀʏ ᴡᴀ ʟᴀᴊᴏɢᴀʏ ᴄᴜǫᴅᴀᴅᴀ ɪsᴋᴀ sᴀʀ

  • @nassteexoali
    @nassteexoali 2 года назад +25

    Prank inta maqashy soo acaraty🤣 gacanta taag

  • @madaale5465
    @madaale5465 2 года назад +14

    A legend never brings shame 🥰 😶‍🌫️

  • @hodanizha6003
    @hodanizha6003 2 года назад +3

    Ha naga dhibina wiilka aduunka u jeclahay ina arko farxadisa ASAD HAGIO farxad aan dhamaan ayn ku rajeynaa ❤️💯🔥

  • @faduminacabdi4334
    @faduminacabdi4334 2 года назад +10

    Hampalyo Hampalyo wllkay asad intaa & in ka badan ayaad u qalantaa horay u soco wll farxadada wa farxadayda congratulations 🎊 👏 💐 🥳

  • @khadarahmed4568
    @khadarahmed4568 2 года назад +11

    Congratulations 👏 asad🥰💙 big 👏congratulations 👏

  • @abshiromohamed3216
    @abshiromohamed3216 2 года назад +9

    1M subscriber hambalyo hambalyo 🎉🎉💯💓💟❣️ hambalyo hambalyo 🎉🎉 team 27 dadlkaga hory uwadno cadowgaga cagtakahoos wallken Asad HaGio hambalyo hambalyo 🎉🎉 team 27 hambalyo hambalyo

  • @eedomursal9782
    @eedomursal9782 2 года назад +8

    Congratulation mi brother 🤟🔥🎊 may God bless u

  • @ibraahimsaaboylesgo2443
    @ibraahimsaaboylesgo2443 2 года назад +3

    The best person ever the most nowledgeable and the most shine all created allah is Nabi Muhammad nnkh

  • @falisshiikhdoon3017
    @falisshiikhdoon3017 2 года назад +4

    مبروك مبروك الف مبروك اخي الغالي أسد 1مليون انشالله بخير وصحة وسعادة يا احفظ في اخي

  • @nurtoadam1972
    @nurtoadam1972 2 года назад +1

    Congratulations 1million asad hagio in kuhambelyenaayo Kama dalaayo runti congratulations 🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯

  • @mahamudaliadam6655
    @mahamudaliadam6655 2 года назад

    First Comment HANBALYO ASAD HAJIO 1M

  • @suhur400
    @suhur400 2 года назад +3

    Waraa cadnaanow arimaheena usheeg dadka waxee kasugoyin routine ka 1m ka 🤣

  • @arisaqakadirmuse7556
    @arisaqakadirmuse7556 2 года назад +7

    The best youtube of Somalia 🇸🇴 asad hajio 2m coming soon 🔜 team 27🩸💯👑

  • @hanaanhussein4966
    @hanaanhussein4966 2 года назад +3

    Asad hagio wan ku farxsanhy in u garo 1m wana sugaye

  • @munabarre4410
    @munabarre4410 2 года назад +5

    Congratulations Asad xajiyo inta Io Inka badan wad u qalanta bro ♥️👏

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 года назад +1

    Hambalyo Hambalyo
    Walal Asad hagio
    Guusha wad u qalantaa
    1million subscribers man
    Hore u soco guuleyso💞❤️🌹

  • @jamalqaysmohamedyare6970
    @jamalqaysmohamedyare6970 2 года назад +1

    Waa ku baashaalaysaan miyaa Asad hajiow

  • @ehelsanahmed7818
    @ehelsanahmed7818 2 года назад +3

    Masha allah hambalyo hno asad waan ku farax sanahay 1milyan ka aad gaafhay halkaa iyo meel kasaraysa ayaad uqalan taa hno guulayso mar walba ❤❤❤❤💯adnan adna hno waad gaadhaysaa halkaad rabto iyo meel kasii saraysa balan tiina eaad kasoo baxday alx guulaysta wiilashayadii❤🤴❤🤴❤🤴❤🤴❤💯

  • @suuindhooz2151
    @suuindhooz2151 2 года назад +5

    Congratulations🎊wll qalbi furan ASAD HAGIO 1M SUBSCRIBE🥳🥰🌺

  • @hazamiahmet7253
    @hazamiahmet7253 2 года назад

    best youtuber in somali is asad hagio, We are waiting for that
    Congratulation my bro
    still you can move on, don't come back ever 💯💯
    🧨🧨🧨🧨💥💥

  • @faatimahayaat1597
    @faatimahayaat1597 2 года назад +5

    Asxaabta adanaan yaa igu caawinaayo faafinta kheyar jazaakallahu kheyar

  • @maxamedxasanabshir3913
    @maxamedxasanabshir3913 2 года назад +2

    Hambalyo hambalyo wllkeyga asad haajiyo masha allah hambalyo wllkeyga cadnan wll mcn mahad sand wll mcn ,2000,kaba dan ayaa o rajiinaa wllkeyga asad hajiyo ok hambalyo hambalyo

  • @yasinmohamdd311
    @yasinmohamdd311 2 года назад

    What A Talent Asad Hagio Hambalyo Bro Asad Hagio for 1m

  • @nasramaxamed662
    @nasramaxamed662 2 года назад

    Hampliyo hmpliyo asad hagio wlllkey aaan jaclahay waad uqalantaa intaa iyo in kabadan zxpta klanh waa idin rajenyaa in aad gaartan huromarkina🧨🧨🧨🧨❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naazziabdallastudio4k670
    @naazziabdallastudio4k670 2 года назад +4

    Hambalyo sxp hor usoco keep going 💪 👏 👍 🙌 asad hagio the best 👌

  • @umuifraax3019
    @umuifraax3019 2 года назад +2

    Adnan guul hambliyo hambliyo 400k 500k 600k hambliyo hambliyo

  • @ismahanali503
    @ismahanali503 2 года назад +2

    Congratulations walalkey asad hagio intaas kanadan kuu rajeynaya insha allaah😍😍🌹🌹🌹❤️❤️🎁🎁🎁🎁🎁🎈🎈🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉✌️✌️

  • @choukriali4779
    @choukriali4779 2 года назад

    The best youtuber of somalian wan ku wadanaa wll qali

  • @MohamedAdam0
    @MohamedAdam0 2 года назад +3

    Bismillah
    Allah ayay usugnaatay mahad dhamaanteed walal waxa aan jeclahay inan kula wadaago habka ugu wanagsan oo lagu xifdin karo Kitaabka Allah sw ( Quraanka Kariimka)
    Walalka /walasha aan jeclahay nasiib wanaag ayay iitahay inaad aqrinayso hagahaan hadii aad raacdid aad liibanaysid aniga iyo adigana aan ajir kawada heli doono inshaaAllah
    waxa jiro 3 qaab oo aad u xifdin kartid Quraanka kariimka
    si aad ufahanto jadwalkaan hoos kuxusan waxaa muhiim ah in aad kitaab Quraanka kariimka ah Gacanta kuhaysatid;
    Qorshe Degdeg ; 4bil ( waxa uu aad u anfacayaa dadka quraanka ka kacsanyahay ama aad ugu dadaalo aqrintiisa
    Qorshe dhexdheaad ; 8bil ( waxa uu anfacaya qof walba oo quraanka kitaabka ka aqrin kara balse anan xifdisaneyn suurado )
    Qorshe Qunyar socod 1sano (qorshahan waxa uu anfacayaa dadka carabka culus ama kitaabka Alle kuyar adagyahay aqrintiisa
    Qorshe degdeg 4bil
    maalinti waxa aad xifdin 2 maqro (5bog oo kitaabka quraanka kariimka )
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    biishiina waxa ad kuxifdin 7 juz iy bar (7 juz iyo xizib)
    labadii di bil waxaad ku xifdisay 15 juz
    labadi bil kalana waxa aad kuxifdisay 15juz
    quraanka kariimka idilna waxa aad kuxifdin 4bil hadii uu Allah kula garab galo
    habkaan malahan waqti muraajaco (revision )
    waxa kasoo bixi karo qof dadaal badan ama quraanka waxbadan kayaqaan
    Qorshe dhexdhexaad 8 bil
    maalinti waxa aad xifdin 2maqro(5Bog)
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    25 maalin waxa aad kuxifdin 5 juz
    5 ta maalin ee bisha ka dhiman waxa aad ku muraajacayn (revise) 5ti juz ee aad bishaa xifdisay
    quraanka dhan waxa aad kudhamayn 6 bil (6bil*5Juz bishiiba) = 30juz
    2 da bil ee kuu hartay waxa aad kumuraajacayn quraanka oo idil.
    Qorshe qunyar socde : 1 sano
    maalintii waxa aad xifdin 2 bog
    25 maalin waxa aad kuxifdin 2juz iyo bar ( 2.5juz)
    5ta maalin ee hartay waxa aad kumuraajacayn 2.5juz ee aad xifdisay
    sanadkii waxa aad kuxifdin 30ka Juz Ee Quraanka kariimka
    qof waliba heerka uu kataaganyahay xifdinta Quraanka kariimka asaga ayaa garanaayo sidaas darteed waxa aad dooran dontaa habka ku anfacaayo kuguna haboon haduu Allah Kuu idmaayo
    halkee baad ka bilaabi xifdinta quraanka kariimka
    qof waliba marka uu gaaro guul yar waxa uu helayaa dhiiri galin uu kugaaro guulo tii hore kasii waweyn hadaba quraanka haka bilaabin meelaha kugu adag ama suuradaha dhaadheer ee aadan aqoon
    habkan ayaan filaya inu yahay midka ugu haboon xifdinta Quraanka Kariimka
    kubilow 15ka juz ee hoose
    kubilow 5ta juz ee u hooseeysa (juz 26-juz30 . kabilaw Surah Axqaaf hoos usoco)
    hoos u wad oo dhameey 5ta juz
    waxa aad heleysaa dhiir galin marka aad xifdisid 5 juz
    5ta juz ee ka koreysa ku xiji (juz 21-juz25 . kabilaw surah Jathiyah kor usoco ilaa surah ankabut)
    waxa aad heleysaa dhiiri galin marka aad xifdisid 10juz ee uhooseeya Quraanka
    Waxaa ku harsan 5 juz ( juz 16-juz20 . kabilaw surah al kahf ilaa surah ankabut)
    Hadii aad raacdid qorshaha 8bil 15 juz waxa aad kuxifdin 3 bil oo kaliya (bishiina waxa aad xifdin 5juz)
    hada waxa kuu harsan 15juz ee kore
    waxa aad ku bilabaysa ( juz 1 -juz 5 . kabilaw surah baqarah ilaa surah al nisaa)
    kabood 5ta juz dhexe
    ubood 5ta juz ee uhoseeyso 15juz ee kore : juz 11-juz15( kabilow surah al kahf ilaa surah Tawbah)
    kor usii soco 5ta juz ee xigta juz 6-juz10 ( kabilow suurah Tawbah ilaa surah Al Nisaa)
    maxaa kaa caawin kara inaad xifdisid quraanka kariimka
    akhrista oo aad joogteyso
    in aadan caajsiin ama dib dhigan
    hal musxaf isticmaal oo aad sifiican ula qabsan doonto
    dhegeyso quraanka kariimka MP3 ama MP4(badi dhageysiga quraanka xiliga xafada ama goobta shaqo)
    casharka mesha uu kumarayo dhagayso oo kucelceli
    lahaw hal sheikh oo aad dhagaystao sheikh codkiisa aad ladhacday ama kala dhigdhigaayo quraanka
    aan kuceliyo hal kitaab isticmaal hal sheikhna dhagayso (taas waxa ay kaacaawin xasuusta )
    isku day inaad samaysatid saxib kula xifdiyo quraanka (saxibka waxa uu kaa dhagaysan quraanka haben /malin kasta waxa uuna kugula subcin quraanka habeen/malin kasta.NB: Dadka aan isku magalada kunolnahay aniga aya diyaar u ah ina unoqdo saxib xaga Quraanka)
    duceyso : salaad walba kadib kuduceyso in Allah kuu fududeeyo xifdinta quraankisa
    sujuuda , qunuutka iyo marka janis heshaba kuduceyso in Allah kula garab galo xifdinta Qurankisa karimka
    waqtiga ugu wanagsan ee la xifdiyo quraanka kariimka
    salaada subax kadib ilaa laga gaarayo 11ka subaxnimo
    4ta galabnimo ilaa laga gaarayo 8da habeenimo
    halkee baad ku aqrin Quraanka kariimka
    telkaaga kushubo quran mushaf (bogaga mushafka telkaaga wa in ay lamid yihiin bogaga kitaabka aad isticmaasho , hadii kale waa kukala warareysaa
    masjidka ku aqri quraanka
    bus / train /socodka ku aqri quraanka, (arinkaaan aya ah arin aad isoo jiitay wa waqti aad dano kale soo gudan rabto quraankina aad kudartay qorshaha
    goobaha nasashada ku aqri quraanka
    guriga aad degantahay ku aqri quraanka
    marki aad guda gasho aqriska ama xifdiska
    iska xir aalada internet ka
    ka feejignow in lagu mashquuliyo
    ha daalin ilaa aad gaarto hamigaag
    kala qaybi boga aad xifdinaysid , adiga oo aanan bog xifdin haka gudbin
    qaado waqti yar oo nasasho sacad kadib
    biyo (mineral water) waa ay ficantahay in ay ku agyaalan
    ma ka maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka
    waxa aad uga maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka in aad joogteyso kutukashada quraanka kariimka xiliga habeenki
    inti aad xifdisay maanta kutuko cawa
    ama laba haben kadib kutuko Quraanka
    labada shay ee ugu muhiimsan Xifdinta Quraanka
    Subac(waxa aad ubaahantahay saxib /asxaab kugula subciyo quraanka)
    Tahajudka (in aad kutukato quraanka haben walba)
    waxyalaha larabo in aad ka dheeraato
    indhahaaga ka dabool xumaanta (haku eegin xubnaha cawrada ah rag ama dumar)
    heesaha ha dhagaysan (hadii aad dhagaysan jirtay quraankana aad bilowdid ayada ayaa iska joogsami , Quraanka isaga ayaa zuuliyo xumaanta)
    carabkaaga ilaali (dadka ha xamanin wax xun dadka haku dhihin
    waqtigaaga ha dayicin
    Nagu so bir si an kherka uwada fafino wll
    ruclips.net/video/fDbiwDpCz50/видео.html
    +254791716678
    What's aapka Aya Nagala so xarir karta wll
    Hadi aa ubahato in laga cawiyo
    Qabka qur aanka lo xafido
    Mhd sanid
    Kun jeer

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 года назад +1

    Orod af Somaliga soo baro there's no P in Somali language shame on u. HAMBALYO CONGRATULATIONS 👏 ASAD HAGIO 🤜🤛🌹🌷💞🏆

  • @zabrinalizaid7713
    @zabrinalizaid7713 2 года назад

    asad prank ga kaadaya hamplo 1million

  • @aichakoranel1635
    @aichakoranel1635 2 года назад

    Asad hambalyo Hambalyo alf mabruuk inader halka waxad kugaadhay wa shafar uu Allah kusiyay waxanad kaga duwantahy kuwakale beenta aay sameeyan adu masamaysid

  • @MohamedAli-jw6vc
    @MohamedAli-jw6vc 2 года назад +5

    M.a Faarxada Wax Laheli Kato Maaha❤❤❤

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 2 года назад +1

    Mashallah Asad congratulations. Adnan a good brother

  • @teamstatisticians5430
    @teamstatisticians5430 2 года назад

    Asad Hagio wuu uqalmaa 1m ka congratulations Congratulations sxb sare

  • @asmaaxmedjibril5199
    @asmaaxmedjibril5199 2 года назад +1

    Asad hagio the best RUclipsr of somali hore usoco wllky rer malaysia we love really

  • @dareenqanciye3359
    @dareenqanciye3359 2 года назад +2

    Hampalyo asad hagio 1milyan💯💯🙏
    Gaarnay

  • @mustafeabyan2659
    @mustafeabyan2659 2 года назад +1

    Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations
    Asad hagio. Team 27.

  • @khalidugaaska2412
    @khalidugaaska2412 2 года назад

    1m Asad xajiyo hambalyo Adnan modal Adnan horay usoco liba guleso wll

  • @mumtaazahmed2817
    @mumtaazahmed2817 2 года назад +1

    Xaflada dhar isku eeg xidha blze teamkiina cfda jooga one colour

  • @Cazmi.Cudoon
    @Cazmi.Cudoon 2 года назад +2

    Hmplyo marka hore walalken asad 1talo ayaan idin siineynaa inta aan la gaarin xaflada asad adinka dhan xirta dhar isku wada eg pls teamkiina xaafada wada jooga 1color oo qurux bdn soo gata xirta okei🥰❤❤

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 2 года назад +3

    Mansha Allaah Tabarakallah 🤣🤣🤣👍👍👍

  • @abdifatah1994
    @abdifatah1994 2 года назад

    Aad & aad ayan kaaga qaadey wll hero iamk from SANYA KA SANYA 🇰🇪 👈

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 2 года назад

    Hadaan nahay team 27 👏👏👏👏👏👏 waan faraxsanahay hambalyo

  • @aslihaannalka1178
    @aslihaannalka1178 2 года назад +6

    Masha Allah congratulations 🎉🎉🎉🥳👏

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 2 года назад +2

    Legend alweys legend

  • @namelos2963
    @namelos2963 2 года назад +1

    Ka badaan buu u qalmaa😘🎉🎉1000x hanbalyooo❤❤🎉🎉

  • @nuurofaarax6042
    @nuurofaarax6042 Год назад

    walaalaha isoo dhaweeya magaceyga waa xaawa barasho wanaagsan

  • @bushramohamed91
    @bushramohamed91 2 года назад

    Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo my abti Asad hagio ❤️❤️❤️ 1m♥️♥️💯🥰💋💋💋

  • @adaayaabaya7371
    @adaayaabaya7371 2 года назад +1

    Asad is the best youtuber

  • @dr.ahmednuur36
    @dr.ahmednuur36 2 года назад +1

    Warkaadaaya asxbta ninkaaan walaahi pranki uqalma ma ahan walaahi waa nin masha alaaah dulqaad wanaag iyo dhan walbo ah
    Hanbalyo
    Hambalyo
    Hambalyo
    Guuleeyso guuul wacan oo wanaagsan

  • @sacadyasin7124
    @sacadyasin7124 2 года назад +1

    Asc zxp habalayo habalayo habalayo 1m 💖💖👍👍👍👍👍👍💖💖

  • @munamuhiyadin1157
    @munamuhiyadin1157 2 года назад +2

    Mashaalah farxad egunolow

  • @simanfarhanhabib4471
    @simanfarhanhabib4471 2 года назад +2

    Hampalya asad🌹❤🎂👍🎓🎓😘😘

  • @Kaneki.ken112
    @Kaneki.ken112 2 года назад +1

    Hanbalyo hanbalyo asad hagio congratulations walaalkiis

  • @nelaqueen2178
    @nelaqueen2178 2 года назад +2

    Hamplyo Hamplyo wllky asad hagio 🤯🥳🥳🥳

  • @qaliyeyqurux450
    @qaliyeyqurux450 2 года назад +2

    Hambalyo wllkey congratulations 🎊 👏 💐 🥳 🙌 💖 🎊 👏 💐 🥳 🙌 💖 🎊 finally 💖 we reach our target

  • @maxameddaahir1975
    @maxameddaahir1975 2 года назад

    maasha alalaah

  • @zaraali5845
    @zaraali5845 2 года назад +4

    Prank bdanida adnanow 😂😂 waincsisay prnk

  • @MAHIRPRO121
    @MAHIRPRO121 2 года назад +1

    1M SUBSCRIBE HAMBALYO ASAD HAGIO KEEP GOING BRO HORMAR WACAN SXB GULAYSO

  • @sahra1782
    @sahra1782 2 года назад

    Illaah baa boqoreee Adnaan Waa Boqor masha Allaah walal alle ha Kugu Xafido Aduunka Akhirana Janada💞💞💞

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 года назад

    Hanbalyo legend asad hagie

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 2 года назад

    Congratulations to him 👍👏👌👍🎉🎊

  • @nasteexobintush2996
    @nasteexobintush2996 2 года назад

    Sbc from asad hagio 👍

  • @faisal.british
    @faisal.british 2 года назад +1

    Sharma boy waa inu kuso qada hees hanbaliyo aah 👍👍

  • @drszamzamabuukaraadam1636
    @drszamzamabuukaraadam1636 2 года назад

    Congratulations 👏 best RUclipsr finally Alxm

  • @raxmaxasan218
    @raxmaxasan218 2 года назад +1

    Adnaan malinta xaflada dhamaantiin hal dhar xirta nooh 🥰🥰🥰

  • @abdulhamidmohamed3791
    @abdulhamidmohamed3791 2 года назад

    Hambalyo walaal asad hajjio 🎉🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎉🎉🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎉🎉🎊🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎊🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎊🎊🎊🎊🎉🎉🎊🎉🎊

  • @xaredoomar9877
    @xaredoomar9877 2 года назад

    Masha allaah dhamaan axsaabta cadnan iyo ased hajiyow waxan leeyahay hambalyo hambalyo

  • @maryanruunshariif7815
    @maryanruunshariif7815 2 года назад +3

    Hamblyo hamblyo my brother ♥️💪

  • @abdikadirtvofficial1814
    @abdikadirtvofficial1814 2 года назад +6

    Congratulations asad finally we did it alhamdulillah 🙏🎂💯🎊

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 2 года назад +1

    Salalahu caleyhi wasalim

  • @abdifatah1994
    @abdifatah1994 2 года назад

    Congratulations my bro Asad Hagio from neriobi islii jaamka 🇰🇪

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 года назад

    Masha alaaaaaah xafidullaaahi dhamanten hamabalyo leyahay wilka

  • @deeqaahmed1031
    @deeqaahmed1031 2 года назад

    Congrate you desrve more ❤❤❤

  • @shakta869
    @shakta869 2 года назад

    WllkY Asad Hagio 27 🔥🥰
    Congratulations 🎉

  • @abdifatah1994
    @abdifatah1994 2 года назад

    Tnx my bro iamk wll jiro heesta waan kuu diyaariyy 🙏🙏🙏

  • @iftiinifka344
    @iftiinifka344 2 года назад +2

    Armaheena u kaca asxabta plz

  • @aaminoosman3512
    @aaminoosman3512 2 года назад +1

    Hamblyo Hamblyo wllkey asad hagio keep going wllkey

  • @sumayadahir1518
    @sumayadahir1518 2 года назад

    Waaw ala haku samenina ee waa farxdis 1m kalxda hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo tim dhaman 27

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 2 года назад

    Mnshlah hamblyo hamblyo 🎉🎊🎊🎊

  • @cabdicasiiseekey4966
    @cabdicasiiseekey4966 2 года назад +1

    Adnanow ilbax iska dhig microphone gado mobile cod lgu duubyo Africa loogu tagay

  • @mohamud__dobie9158
    @mohamud__dobie9158 2 года назад

    Hambalyo Hambalyo legend

  • @yartasanadka2870
    @yartasanadka2870 2 года назад

    Hambalyo hambalyo wllky mcn Asad faraxadeeyda lama soo koobi karo

  • @ayaanmahamedali4341
    @ayaanmahamedali4341 2 года назад

    Hambalyo walaalkey 👏🏻👏🏻❤️❤️

  • @amaalawees5105
    @amaalawees5105 2 года назад

    Wcs wcs masha allah ilahey haku xafiido 🤲🤲🤲🤲👑👑🌹🌹🌹

  • @iftinnuraamidiyaa5259
    @iftinnuraamidiyaa5259 2 года назад

    Kusaliyaa Nabigena Saw

  • @maryanomar7180
    @maryanomar7180 2 года назад

    Masha allah hambalyo hambalyo asad xaajow daaya walal maata wuu faraxsanyahaay ee haa waliina kadaaya dhiibkaa

  • @hanuujpea8971
    @hanuujpea8971 2 года назад +1

    Congratulations apwe mcn Asad hajiyow ❤️🙏

  • @jimmuuse8739
    @jimmuuse8739 2 года назад

    walaalahey salaan sare